Taariikhdii Labaad 5:13 SOM Bible Verse Picture Image

Inspirational bible verses with beautiful images and backgrounds. Download Taariikhdii Labaad 5:13 SOM Bible verse images and share with your friends and family on social media. Bible verse pictures were created based on verses from the Somali Bible (SOM). The Holy Bible in the Somali language of Somalia, Adan Jim'ale Version.

Copyright © 1979, 2008 Society for International Ministries -- Kenya
Language: Somali
Translation by: SIM International

Somali, Kitaablka Quduuska Ah - This translation, published by the SIM, was published in 2008. If you are interested in obtaining a printed copy, please contact the SIM at PO Box 72983, Nairobi, Kenya. This translation text is made available to you under the terms of the Creative Commons License: Attribution-Noncommercial-No Derivative Works. (http://creativecommons.org/licenses/by-nc-nd/3.0/) In addition, you have permission to port the text to different file formats, as long as you do not change any of the text or punctuation of the Bible.

You may share, copy, distribute, transmit, and extract portions or quotations from this work, provided that you include the above copyright information:

  • You must give Attribution to the work.
  • You do not sell this work for a profit.
  • You do not make any derivative works that change any of the actual words or punctuation of the Scriptures.

Permissions beyond the scope of this license may be available if you contact SIM International with your request.

This translation is made available to you under the terms of the Creative Commons Attribution-Noncommercial-No Derivatives license 4.0. You may share and redistribute this Bible translation or extracts from it in any format, provided that:

  • You include the above copyright and source information.
  • You do not sell this work for a profit.
  • You do not change any of the words or punctuation of the Scriptures

Credits: In addition, we would like to give very special thanks to eBible.org for making Holy Bible in the Somali language available in MySQL format.

Taariikhdii Labaad 5:13 SOM - oo haddana markii kuwii turumbada afuufayay iyo - Bible Verse Picture

Taariikhdii Labaad 5:13 SOM

oo haddana markii kuwii turumbada afuufayay iyo kuwii gabayaaga ahaaba ay luuqdii isla heleen sidii iyagoo ah isku nin, si ay u sameeyaan cod keliya oo laga maqlo Rabbiga ammaaniddiisa iyo ku-mahadnaqiddiisa, oo markay codkoodii kor u qaadeen oo ay ka dhawaajiyeen turumbooyinkii iyo suxuuntii laysku garaacayay iyo alaabtii muusikada, oo ay Rabbiga ammaaneen iyagoo leh, Wuu wanaagsan yahay, waayo, naxariistiisu way raagtaa weligeedba, ayaa daruuri ka buuxsantay gurigii Rabbiga,

View New Tab


Social Share Icons

Share on Tumblr
Share on Pinterest
Share on LinkedIn
Share on WhatsApp

Taariikhdii Labaad 5:13 SOM Bible verse pictures with quotes are generated using nature backgrounds and scenic photos.

Additional Bible Verse Images

Picture 02 - Taariikhdii Labaad 5:13 SOM - oo haddana markii kuwii turumbada afuufayay iyo - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 03 - Taariikhdii Labaad 5:13 SOM - oo haddana markii kuwii turumbada afuufayay iyo - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 04 - Taariikhdii Labaad 5:13 SOM - oo haddana markii kuwii turumbada afuufayay iyo - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 05 - Taariikhdii Labaad 5:13 SOM - oo haddana markii kuwii turumbada afuufayay iyo - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 06 - Taariikhdii Labaad 5:13 SOM - oo haddana markii kuwii turumbada afuufayay iyo - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 07 - Taariikhdii Labaad 5:13 SOM - oo haddana markii kuwii turumbada afuufayay iyo - Bible Verse Picture
View New Tab

Taariikhdii Labaad 5:13 Bible Cross References

This cross-reference page section has been added with the hope of bringing in-depth meaning and understanding to the Scriptures. The cross references below can help identify similarities between Bible passages. The verses below have been identified in our system as verses related to Taariikhdii Labaad 5:13 SOM. Please click on any image below to navigate to that specific Bible verse page.

Cesraa 3:11 SOM Bible Verse Image
Cesraa 3:11 (SOM) »
Oo markaasay darandoorri u gabyeen iyagoo Rabbiga ammaanaya oo u mahadnaqaya, oo leh, Isagu wuu wanaagsan yahay, reer binu Israa'iilna weligiisba wuu u naxariistaa. Oo markay Rabbiga ammaaneen ayaa dadkii oo dhammu dhawaaq weyn ku dhawaaqay, maxaa yeelay, waxaa la dhigay aasaaskii gurigii Rabbiga.

Taariikhdii Labaad 7:3 SOM Bible Verse Image
Taariikhdii Labaad 7:3 (SOM) »
Oo reer binu Israa'iil oo dhammuna way wada eegeen markii dabku samada ka yimid, oo ammaantii Rabbiguna ay guriga kor joogtay, markaasay wada sujuudeen oo wejigooda dhulka sallaxa ah saareen, oo Rabbigay caabudeen oo ku mahadnaqeen, waxayna yidhaahdeen, Isagu wuu wanaagsan yahay, waayo, naxariistiisu weligeedba way raagtaa.

Ishacyaah 52:8 SOM Bible Verse Image
Ishacyaah 52:8 (SOM) »
Waa ka codka waardiyayaashaadu! Codkooday kor u qaadayaan, oo dhammaantood way wada heesayaan, waayo, indhahooday ku arki doonaan markii Rabbigu Siyoon ku soo noqonayo.

Yeremyaah 33:11 SOM Bible Verse Image
Yeremyaah 33:11 (SOM) »
codka farxadda, iyo codka rayraynta, iyo codka arooska, iyo codka aroosadda, iyo codka kuwa leh, Rabbiga ciidammada u mahadnaqa, waayo, Rabbigu waa wanaagsan yahay, oo naxariistiisuna weligeedba way waartaa, iyo kuwa guriga Rabbiga allabaryo mahadnaqid ah keena. Waayo, maxaabiista dalka waan soo celin doonaa sidii markii hore oo kale, ayaa Rabbigu leeyahay.

Sabuurradii 100:5 SOM Bible Verse Image
Sabuurradii 100:5 (SOM) »
Waayo, Rabbigu waa wanaagsan yahay, naxariistiisuna weligeed way sii waartaa, Aaminnimadiisuna tan iyo ka ab ka ab.

Muujintii 5:8 SOM Bible Verse Image
Muujintii 5:8 (SOM) »
Oo markuu kitaabkii qaatay ayaa afartii xayawaan iyo afar iyo labaatankii odayba waxay ku dhaceen Wankii hortiisa iyagoo midkood waluba wato kataarad iyo fijaanno dahab ah oo foox ka buuxo oo ah baryadii quduusiinta.

Taariikhdii Labaad 20:21 SOM Bible Verse Image
Taariikhdii Labaad 20:21 (SOM) »
Oo markuu dadkii la tashaday ayuu doortay kuwii Rabbiga u gabyi lahaa oo ammaani lahaa iyagoo dhar quduus ah qaba oo ciidanka hor socda oo leh, Rabbiga ku mahadnaqa, waayo, naxariistiisu weligeedba way waartaa.

Sabuurradii 95:1 SOM Bible Verse Image
Sabuurradii 95:1 (SOM) »
Kaalaya, aynu Rabbiga u gabaynee, Oo aynu farxad ugu qaylinno dhagaxa badbaadadeenna.

Sabuurradii 136:1 SOM Bible Verse Image
Sabuurradii 136:1 (SOM) »
Rabbiga ku mahadnaqa, waayo, isagu waa wanaagsan yahay, Waayo, naxariistiisu weligeedba way sii waartaa.

Falimaha Rasuullada 4:32 SOM Bible Verse Image
Falimaha Rasuullada 4:32 (SOM) »
Oo intoodii badnayd oo rumaysatay isku qalbi iyo naf bay ahaayeen; midkoodna ma odhan, Waxaan leeyahay waa waxaygii, laakiin wax waluba waa ka dhexeeyeen.

Rooma 15:6 SOM Bible Verse Image
Rooma 15:6 (SOM) »
inaad isku qalbi iyo isku af ku ammaantaan Ilaaha ah Aabbaha Rabbigeenna Ciise Masiix.

Yeremyaah 32:39 SOM Bible Verse Image
Yeremyaah 32:39 (SOM) »
Oo waxaan iyaga siin doonaa qalbi qudha iyo jid qudha, si ay weligoodba iiga cabsadaan, waana inay iyaga iyo carruurtooda ka dambaysaba wanaag helaan.

Available Bible Translations

American Standard Version
2 Chronicles 5:13 (ASV) »
King James Version
2 Chronicles 5:13 (KJV) »
GOD’S WORD® (GW)
2 Chronicles 5:13 (GW) »
World English Bible
2 Chronicles 5:13 (WEB) »
इंडियन रिवाइज्ड वर्जन - हिंदी
2 इतिहास 5:13 (HINIRV) »
ਭਾਰਤੀ ਸੋਧਿਆ ਹੋਇਆ ਸੰਸਕਰਣ - ਪੰਜਾਬੀ
2 ਇਤਿਹਾਸ 5:13 (PANIRV) »
ভারতীয় সংশোধিত সংস্করণ - বাংলা
2 বংশাৱলি 5:13 (BENIRV) »
இந்தியன் ரீவைஸ்டு வேர்ஷன் - தமிழ்
2 நாளாகமம் 5:13 (TAMIRV) »
इंडियन रिवाइज्ड वर्जन - मराठी
2 इतिहास 5:13 (MARIRV) »
ఇండియన్ రేవిజ్డ్ వెర్షన్ - తెలుగు
2 దినవృత్తాంతాలు 5:13 (TELIRV) »
ઇન્ડિયન રિવાયઝ્ડ વર્ઝન - ગુજરાતી
2 કાળવૃતાંત 5:13 (GUJIRV) »
ಭಾರತೀಯ ಪರಿಷ್ಕೃತ ಆವೃತ್ತಿ - ಕನ್ನಡ
2 ಪೂರ್ವಕಾಲವೃತ್ತಾಂತ 5:13 (KANIRV) »
الكتاب المقدس باللغة العربية، فان دايك
٢ أخبار 5:13 (AVD) »
תנ ך עברי מודרני
דברי הימים ב 5:13 (HEB) »
Bíblia Sagrada Português
2 Crônicas 5:13 (BSL) »
Kinh Thánh: Tiếng Việt
2 Sử Ký 5:13 (VIE) »
Reina Valera Antigua
2 Crónicas 5:13 (RVA) »
圣 经 简体中文和合本
历 代 志 下 5:13 (CUVS) »
聖 經 繁體中文和合本
歷 代 志 下 5:13 (CUVT) »
Библия на русском
2 Паралипоменон 5:13 (RUSV) »
Українська Біблія
2 хроніки 5:13 (UKR) »
Szent Biblia - Magyar
2 Krónika 5:13 (KAR) »
Българска Библия
2 Летописи 5:13 (BULG) »
De Heilige Schrift
2 Kronieken 5:13 (NLD) »

SOM Bible Book Selection List

View full list of SOM Bible Books and Chapters

Popular Bible Verses by Topic

Searching for the most powerful Bible verses? We offer beautiful, inspirational Bible verse pictures and images by topic. Choose from popular Bible verse topics. Select any popular Bible topic below or you can view the complete list: Bible Verse Pictures by Topic

Abundance Blessed Comfort Courage Enemies Eternal Life Fear God Grace Heart Help Hope Jesus Joy Life Light Longsuffering Love Patience Peace Power Purpose Redeemer Salvation Sanctification Strength Temptation Trust Unrighteousness Word

View All Bible Topics »