Taariikhdii Labaad 31:1 SOM Bible Verse Picture Image

Inspirational bible verses with beautiful images and backgrounds. Download Taariikhdii Labaad 31:1 SOM Bible verse images and share with your friends and family on social media. Bible verse pictures were created based on verses from the Somali Bible (SOM). The Holy Bible in the Somali language of Somalia, Adan Jim'ale Version.

Copyright © 1979, 2008 Society for International Ministries -- Kenya
Language: Somali
Translation by: SIM International

Somali, Kitaablka Quduuska Ah - This translation, published by the SIM, was published in 2008. If you are interested in obtaining a printed copy, please contact the SIM at PO Box 72983, Nairobi, Kenya. This translation text is made available to you under the terms of the Creative Commons License: Attribution-Noncommercial-No Derivative Works. (http://creativecommons.org/licenses/by-nc-nd/3.0/) In addition, you have permission to port the text to different file formats, as long as you do not change any of the text or punctuation of the Bible.

You may share, copy, distribute, transmit, and extract portions or quotations from this work, provided that you include the above copyright information:

  • You must give Attribution to the work.
  • You do not sell this work for a profit.
  • You do not make any derivative works that change any of the actual words or punctuation of the Scriptures.

Permissions beyond the scope of this license may be available if you contact SIM International with your request.

This translation is made available to you under the terms of the Creative Commons Attribution-Noncommercial-No Derivatives license 4.0. You may share and redistribute this Bible translation or extracts from it in any format, provided that:

  • You include the above copyright and source information.
  • You do not sell this work for a profit.
  • You do not change any of the words or punctuation of the Scriptures

Credits: In addition, we would like to give very special thanks to eBible.org for making Holy Bible in the Somali language available in MySQL format.

Taariikhdii Labaad 31:1 SOM - Haddaba markii waxyaalahaasu wada dhammaadeen - Bible Verse Picture

Taariikhdii Labaad 31:1 SOM

Haddaba markii waxyaalahaasu wada dhammaadeen ayaa reer binu Israa'iilkii joogay oo dhammu tegey magaalooyinkii dalka Yahuudah, oo waxay burburiyeen tiirarkii, geedihii Asheeraahna way jareen, oo meelihii sarsare iyo meelihii allabarigaba way ka dundumiyeen kulli dalkii reer Yahuudah iyo reer Benyaamiin iyo reer Efrayim iyo xataa kii reer Manasehba, ilaa ay wada baabbi'iyeen dhammaantood. Markaasaa reer binu Israa'iil oo dhammu wada noqdeen oo nin kastaaba wuxuu ku laabtay hantidiisii, waxayna galeen magaalooyinkoodii.

View New Tab


Social Share Icons

Share on Tumblr
Share on Pinterest
Share on LinkedIn
Share on WhatsApp

Taariikhdii Labaad 31:1 SOM Bible verse pictures with quotes are generated using nature backgrounds and scenic photos.

Additional Bible Verse Images

Picture 02 - Taariikhdii Labaad 31:1 SOM - Haddaba markii waxyaalahaasu wada dhammaadeen - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 03 - Taariikhdii Labaad 31:1 SOM - Haddaba markii waxyaalahaasu wada dhammaadeen - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 04 - Taariikhdii Labaad 31:1 SOM - Haddaba markii waxyaalahaasu wada dhammaadeen - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 05 - Taariikhdii Labaad 31:1 SOM - Haddaba markii waxyaalahaasu wada dhammaadeen - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 06 - Taariikhdii Labaad 31:1 SOM - Haddaba markii waxyaalahaasu wada dhammaadeen - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 07 - Taariikhdii Labaad 31:1 SOM - Haddaba markii waxyaalahaasu wada dhammaadeen - Bible Verse Picture
View New Tab

Taariikhdii Labaad 31:1 Bible Cross References

This cross-reference page section has been added with the hope of bringing in-depth meaning and understanding to the Scriptures. The cross references below can help identify similarities between Bible passages. The verses below have been identified in our system as verses related to Taariikhdii Labaad 31:1 SOM. Please click on any image below to navigate to that specific Bible verse page.

Boqorradii Labaad 18:4 SOM Bible Verse Image
Boqorradii Labaad 18:4 (SOM) »
Wuxuu dumiyey meelihii sarsare, tiirarkiina wuu jejebiyey, geedihii Asheeraahna wuu jaray; oo wuxuu kaloo burburiyey abeesadii naxaasta ahayd oo Muuse sameeyey, waayo, ilaa wakhtigaas dadkii Israa'iil foox bay u shidi jireen, oo isna wuxuu magaceedii u bixiyey Nexushtaan.

Taariikhdii Labaad 32:12 SOM Bible Verse Image
Taariikhdii Labaad 32:12 (SOM) »
War Xisqiyaahaasu sow ma ahaa kii wada baabbi'iyey meelihiisii sarsare iyo meelihiisii allabarigaba, oo dadkii Yahuudah iyo Yeruusaalemna sow kuma uu amrin oo kuma odhan, Idinku waa inaad meel allabari oo keliya horteeda Ilaah ku caabuddaan, oo isla taas korkeedana waa inaad fooxa ku shiddaan?

Taariikhdii Labaad 34:3 SOM Bible Verse Image
Taariikhdii Labaad 34:3 (SOM) »
Waayo, sannaddii siddeedaad oo boqornimadiisa intuu weli dhallinyaraa ayuu bilaabay inuu doondoono Ilaahii awowgiis Daa'uud, oo sannaddii laba iyo tobnaad ayuu bilaabay inuu reer Yahuudah iyo reer Yeruusaalem ka nadiifiyo meelihii sarsare, iyo geedihii Asheeraah, iyo sanamyadii xardhanaa, iyo sanamyadii shubka ahaaba.

Taariikhdii Labaad 14:3 SOM Bible Verse Image
Taariikhdii Labaad 14:3 (SOM) »
maxaa yeelay, isagu wuxuu baabbi'iyey meelihii allabariga ee qalaadaa iyo meelihii sarsare, oo tiirarkiina wuu wada jejebiyey, geedihii Asheeraahna wuu wada jaray,

Taariikhdii Labaad 23:17 SOM Bible Verse Image
Taariikhdii Labaad 23:17 (SOM) »
Dabadeedna dadkii oo dhammu waxay tageen gurigii Bacal, oo way dumiyeen, oo meelihiisii allabariga iyo sanamyadiisiiba way wada burburiyeen, oo Mataan oo ahaa Bacal wadaadkiisiina waxay ku dileen meelihii allabariga hortooda.

Taariikhdii Labaad 30:1 SOM Bible Verse Image
Taariikhdii Labaad 30:1 (SOM) »
Markaasaa Xisqiyaah u cid diray dadka Israa'iil oo dhan iyo dadka Yahuudah, oo haddana wuxuu warqado u qoray reer Efrayim iyo reer Manaseh, inay dhammaantood wada yimaadaan guriga Rabbiga oo Yeruusaalem ku yaal, si ay Iiddii Kormaridda ugu sameeyaan Rabbiga ah Ilaaha reer binu Israa'iil.

Bilowgii 19:15 SOM Bible Verse Image
Bilowgii 19:15 (SOM) »
Oo markii waagii beryay ayaa malaa'igihii Luud deddejiyeen, iyagoo leh, Kac, oo la tag naagtaada iyo labadaada gabdhood oo halkan jooga; waaba intaasoo aad dembiga magaalada ku baabba'daane.

Boqorradii Labaad 23:2 SOM Bible Verse Image
Boqorradii Labaad 23:2 (SOM) »
Oo boqorkiina wuxuu u kacay gurigii Rabbiga, oo waxaa isagii la socday raggii dalka Yahuudah oo dhan, iyo dadkii Yeruusaalem degganaa oo dhan, iyo wadaaddadii, iyo nebiyadii, iyo dadkii oo dhan yar iyo weynba; oo isna wuxuu hortooda ku akhriyey dhammaan erayadii kitaabkii axdiga oo gurigii Rabbiga laga dhex helay.

Boqorradii Labaad 17:2 SOM Bible Verse Image
Boqorradii Labaad 17:2 (SOM) »
Oo wuxuu sameeyey wax shar ku ah Rabbiga hortiisa, laakiinse uma uu samayn sidii boqorradii dalka Israa'iil oo isaga ka horreeyey.

Boqorradii Kowaad 18:38 SOM Bible Verse Image
Boqorradii Kowaad 18:38 (SOM) »
Markaasaa Rabbiga dabkiisii soo dhacay oo wuxuu gubay allabariga la gubo, iyo qoryihii, iyo dhagxantii, iyo boodhkii, oo xataa biyihii godka ku jirayna ololkii baa leefay.

Sharciga Kunoqoshadiisa 7:5 SOM Bible Verse Image
Sharciga Kunoqoshadiisa 7:5 (SOM) »
Laakiinse iyaga waa inaad sidan kula macaamilootaan, meelahooda allabariga waa inaad dumisaan, oo aad tiirarkoodana burburisaan, oo aad geedahooda Asheeraahna gooysaan, oo aad sanamyadooda xardhanna gubtaan.

Baxniintii 23:24 SOM Bible Verse Image
Baxniintii 23:24 (SOM) »
Waa inaadan u sujuudin ilaahyadooda, hana u adeegin, shuqulkooda oo kalena ha samayn; laakiinse waa inaad wada afgembidaa, oo aad sanamyadoodana jejebisaa.

Available Bible Translations

American Standard Version
2 Chronicles 31:1 (ASV) »
King James Version
2 Chronicles 31:1 (KJV) »
GOD’S WORD® (GW)
2 Chronicles 31:1 (GW) »
World English Bible
2 Chronicles 31:1 (WEB) »
इंडियन रिवाइज्ड वर्जन - हिंदी
2 इतिहास 31:1 (HINIRV) »
ਭਾਰਤੀ ਸੋਧਿਆ ਹੋਇਆ ਸੰਸਕਰਣ - ਪੰਜਾਬੀ
2 ਇਤਿਹਾਸ 31:1 (PANIRV) »
ভারতীয় সংশোধিত সংস্করণ - বাংলা
2 বংশাৱলি 31:1 (BENIRV) »
இந்தியன் ரீவைஸ்டு வேர்ஷன் - தமிழ்
2 நாளாகமம் 31:1 (TAMIRV) »
इंडियन रिवाइज्ड वर्जन - मराठी
2 इतिहास 31:1 (MARIRV) »
ఇండియన్ రేవిజ్డ్ వెర్షన్ - తెలుగు
2 దినవృత్తాంతాలు 31:1 (TELIRV) »
ઇન્ડિયન રિવાયઝ્ડ વર્ઝન - ગુજરાતી
2 કાળવૃતાંત 31:1 (GUJIRV) »
ಭಾರತೀಯ ಪರಿಷ್ಕೃತ ಆವೃತ್ತಿ - ಕನ್ನಡ
2 ಪೂರ್ವಕಾಲವೃತ್ತಾಂತ 31:1 (KANIRV) »
الكتاب المقدس باللغة العربية، فان دايك
٢ أخبار 31:1 (AVD) »
תנ ך עברי מודרני
דברי הימים ב 31:1 (HEB) »
Bíblia Sagrada Português
2 Crônicas 31:1 (BSL) »
Kinh Thánh: Tiếng Việt
2 Sử Ký 31:1 (VIE) »
Reina Valera Antigua
2 Crónicas 31:1 (RVA) »
圣 经 简体中文和合本
历 代 志 下 31:1 (CUVS) »
聖 經 繁體中文和合本
歷 代 志 下 31:1 (CUVT) »
Библия на русском
2 Паралипоменон 31:1 (RUSV) »
Українська Біблія
2 хроніки 31:1 (UKR) »
Szent Biblia - Magyar
2 Krónika 31:1 (KAR) »
Българска Библия
2 Летописи 31:1 (BULG) »
De Heilige Schrift
2 Kronieken 31:1 (NLD) »

SOM Bible Book Selection List

View full list of SOM Bible Books and Chapters

Popular Bible Verses by Topic

Searching for the most powerful Bible verses? We offer beautiful, inspirational Bible verse pictures and images by topic. Choose from popular Bible verse topics. Select any popular Bible topic below or you can view the complete list: Bible Verse Pictures by Topic

Abundance Blessed Comfort Courage Enemies Eternal Life Fear God Grace Heart Help Hope Jesus Joy Life Light Longsuffering Love Patience Peace Power Purpose Redeemer Salvation Sanctification Strength Temptation Trust Unrighteousness Word

View All Bible Topics »