Taariikhdii Labaad 31:14 SOM Bible Verse Picture Image

Inspirational bible verses with beautiful images and backgrounds. Download Taariikhdii Labaad 31:14 SOM Bible verse images and share with your friends and family on social media. Bible verse pictures were created based on verses from the Somali Bible (SOM). The Holy Bible in the Somali language of Somalia, Adan Jim'ale Version.

Copyright © 1979, 2008 Society for International Ministries -- Kenya
Language: Somali
Translation by: SIM International

Somali, Kitaablka Quduuska Ah - This translation, published by the SIM, was published in 2008. If you are interested in obtaining a printed copy, please contact the SIM at PO Box 72983, Nairobi, Kenya. This translation text is made available to you under the terms of the Creative Commons License: Attribution-Noncommercial-No Derivative Works. (http://creativecommons.org/licenses/by-nc-nd/3.0/) In addition, you have permission to port the text to different file formats, as long as you do not change any of the text or punctuation of the Bible.

You may share, copy, distribute, transmit, and extract portions or quotations from this work, provided that you include the above copyright information:

  • You must give Attribution to the work.
  • You do not sell this work for a profit.
  • You do not make any derivative works that change any of the actual words or punctuation of the Scriptures.

Permissions beyond the scope of this license may be available if you contact SIM International with your request.

This translation is made available to you under the terms of the Creative Commons Attribution-Noncommercial-No Derivatives license 4.0. You may share and redistribute this Bible translation or extracts from it in any format, provided that:

  • You include the above copyright and source information.
  • You do not sell this work for a profit.
  • You do not change any of the words or punctuation of the Scriptures

Credits: In addition, we would like to give very special thanks to eBible.org for making Holy Bible in the Somali language available in MySQL format.

Taariikhdii Labaad 31:14 SOM - Oo Qore ina Yimnaah oo ahaa reer Laawi, oo ahaa - Bible Verse Picture

Taariikhdii Labaad 31:14 SOM

Oo Qore ina Yimnaah oo ahaa reer Laawi, oo ahaa iridjoogihii joogay iridda bari, isna wuxuu u talin jiray qurbaannada ikhtiyaarka loogu bixiyo Ilaah inuu qaybiyo qurbaannada Rabbiga iyo waxyaalaha ugu wada quduusan.

View New Tab


Social Share Icons

Share on Tumblr
Share on Pinterest
Share on LinkedIn
Share on WhatsApp

Taariikhdii Labaad 31:14 SOM Bible verse pictures with quotes are generated using nature backgrounds and scenic photos.

Additional Bible Verse Images

Picture 02 - Taariikhdii Labaad 31:14 SOM - Oo Qore ina Yimnaah oo ahaa reer Laawi, oo ahaa - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 03 - Taariikhdii Labaad 31:14 SOM - Oo Qore ina Yimnaah oo ahaa reer Laawi, oo ahaa - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 04 - Taariikhdii Labaad 31:14 SOM - Oo Qore ina Yimnaah oo ahaa reer Laawi, oo ahaa - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 05 - Taariikhdii Labaad 31:14 SOM - Oo Qore ina Yimnaah oo ahaa reer Laawi, oo ahaa - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 06 - Taariikhdii Labaad 31:14 SOM - Oo Qore ina Yimnaah oo ahaa reer Laawi, oo ahaa - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 07 - Taariikhdii Labaad 31:14 SOM - Oo Qore ina Yimnaah oo ahaa reer Laawi, oo ahaa - Bible Verse Picture
View New Tab

Taariikhdii Labaad 31:14 Bible Cross References

This cross-reference page section has been added with the hope of bringing in-depth meaning and understanding to the Scriptures. The cross references below can help identify similarities between Bible passages. The verses below have been identified in our system as verses related to Taariikhdii Labaad 31:14 SOM. Please click on any image below to navigate to that specific Bible verse page.

Laawiyiintii 7:1 SOM Bible Verse Image
Laawiyiintii 7:1 (SOM) »
Oo kanuna waa sharciga ku saabsan qurbaanka xadgudubka. Kaasu waa kan ugu wada quduusan.

Nexemyaah 13:13 SOM Bible Verse Image
Nexemyaah 13:13 (SOM) »
Oo qolalkii khasnadaha waxaan madax uga dhigay khasnajiyo, oo waxay ahaayeen wadaadkii Shelemyaah ahaa, iyo karraanigii Saadooq ahaa, oo reer Laawina waxaa kaga jiray Fedaayaah, oo waxaa ku xigay Xaanaan ina Sakuur, oo ahaa ina Matanyaah, waayo, waxaa lagu tiriyey inay aamin yihiin, oo shaqadooduna waxay ahayd inay walaalahood wax u qaybiyaan.

Cesraa 3:5 SOM Bible Verse Image
Cesraa 3:5 (SOM) »
dabadeedna qurbaankii joogtada ahaa, iyo kuwii bilaha cusub, iyo iidihii Rabbiga oo quduuska ahaa, iyo kii qof waluba Rabbiga ikhtiyaarkiisa ugu bixiyey.

Cesraa 1:4 SOM Bible Verse Image
Cesraa 1:4 (SOM) »
Oo ku alla kii ku hadha meesha uu deggan yahay, dadka ay isku degmada yihiin ha ku caawiyaan lacag iyo dahab, iyo xoolo mood iyo noolba ah, oo ayan ku jirin qurbaanka ay ikhtiyaarkooda ugu bixiyaan guriga Ilaah oo Yeruusaalem ku yaal.

Cesraa 7:16 SOM Bible Verse Image
Cesraa 7:16 (SOM) »
iyo kulli lacagta iyo dahabka aad ka heli doonto gobolka Baabuloon oo dhan, iyo qurbaanka dadku ikhtiyaarka u bixiyo, iyo kan wadaaddadu ay ikhtiyaarkooda ugu bixiyaan guriga Ilaahooda oo Yeruusaalem ku yaal aawadiis,

Taariikhdii Kowaad 26:14 SOM Bible Verse Image
Taariikhdii Kowaad 26:14 (SOM) »
Oo saamigii dhanka bari wuxuu u soo baxay Shelemyaah. Oo haddana waxay saami u rideen wiilkiisii Sekaryaah, oo ahaa lataliye xigmad badan, oo saamigiisiina wuxuu ku helay dhankii woqooyi.

Taariikhdii Kowaad 26:12 SOM Bible Verse Image
Taariikhdii Kowaad 26:12 (SOM) »
Oo iridjoogayaasha kooxahooduna intaasay ka koobnaayeen, waxayna ahaayeen rag madax ah, oo sida walaalahood hawl madax ka ah inay guriga Rabbiga ka dhex adeegaan.

Taariikhdii Kowaad 26:17 SOM Bible Verse Image
Taariikhdii Kowaad 26:17 (SOM) »
Dhanka bari waxaa joogi jiray lix reer Laawi ah, dhanka woqooyina maalintiiba waxaa dhawri jiray afar nin, dhanka koonfureedna maalintiiba waxaa dhawri jiray afar nin, oo guryaha wax lagu kaydiyana waxaa dhawri jiray laba laba nin.

Sharciga Kunoqoshadiisa 12:6 SOM Bible Verse Image
Sharciga Kunoqoshadiisa 12:6 (SOM) »
Oo waa inaad halkaas keentaan qurbaannadiinna la gubo, iyo allabaryadiinna, iyo meel tobnaadyadiinna, iyo qurbaanka aad gacanta sare ugu qaaddaan, iyo waxyaalaha aad nidartaan, iyo qurbaannada aad ikhtiyaarka u bixisaan, iyo curadyada lo'diinna iyo adhigiinna.

Sharciga Kunoqoshadiisa 12:17 SOM Bible Verse Image
Sharciga Kunoqoshadiisa 12:17 (SOM) »
Laakiin idiinma bannaana inaad irdihiinna gudahooda ku cuntaan meeltobnaadka hadhuudhkiinna, ama kan khamrigiinna, ama kan saliiddiinna, ama curadyada lo'diinna iyo adhigiinna, ama wax alla wixii aad nidartaan, amase qurbaannada aad ikhtiyaarkiinna u bixisaan, amase qurbaanka aad gacanta sare ugu qaaddaan,

Sharciga Kunoqoshadiisa 16:10 SOM Bible Verse Image
Sharciga Kunoqoshadiisa 16:10 (SOM) »
Oo Iiddii Toddobaadyada ee Rabbiga Ilaahiinna ah waa inaad ugu samaysaan waxyaalaha aad ikhtiyaarkiinna gacmaha ugu bixisaan, oo taas waxaad u bixisaan sida Rabbiga Ilaahiinna ahu idiin barakeeyo.

Tirintii 29:39 SOM Bible Verse Image
Tirintii 29:39 (SOM) »
Kuwaas waa inaad Rabbiga u bixisaan iidihiinna xilligooda, kuwaasoo ayan ku jirin nidarradiinna iyo qurbaannadiinna ikhtiyaarka ah, kuwaasu waa qurbaannadiinna la gubo, iyo qurbaannadiinna hadhuudhka ah, iyo qurbaannadiinna cabniinka ah, iyo qurbaannadiinna nabaadiinada.

Available Bible Translations

American Standard Version
2 Chronicles 31:14 (ASV) »
GOD’S WORD® (GW)
2 Chronicles 31:14 (GW) »
World English Bible
2 Chronicles 31:14 (WEB) »
इंडियन रिवाइज्ड वर्जन - हिंदी
2 इतिहास 31:14 (HINIRV) »
ਭਾਰਤੀ ਸੋਧਿਆ ਹੋਇਆ ਸੰਸਕਰਣ - ਪੰਜਾਬੀ
2 ਇਤਿਹਾਸ 31:14 (PANIRV) »
ভারতীয় সংশোধিত সংস্করণ - বাংলা
2 বংশাৱলি 31:14 (BENIRV) »
இந்தியன் ரீவைஸ்டு வேர்ஷன் - தமிழ்
2 நாளாகமம் 31:14 (TAMIRV) »
इंडियन रिवाइज्ड वर्जन - मराठी
2 इतिहास 31:14 (MARIRV) »
ఇండియన్ రేవిజ్డ్ వెర్షన్ - తెలుగు
2 దినవృత్తాంతాలు 31:14 (TELIRV) »
ઇન્ડિયન રિવાયઝ્ડ વર્ઝન - ગુજરાતી
2 કાળવૃતાંત 31:14 (GUJIRV) »
ಭಾರತೀಯ ಪರಿಷ್ಕೃತ ಆವೃತ್ತಿ - ಕನ್ನಡ
2 ಪೂರ್ವಕಾಲವೃತ್ತಾಂತ 31:14 (KANIRV) »
الكتاب المقدس باللغة العربية، فان دايك
٢ أخبار 31:14 (AVD) »
תנ ך עברי מודרני
דברי הימים ב 31:14 (HEB) »
Bíblia Sagrada Português
2 Crônicas 31:14 (BSL) »
Kinh Thánh: Tiếng Việt
2 Sử Ký 31:14 (VIE) »
Reina Valera Antigua
2 Crónicas 31:14 (RVA) »
圣 经 简体中文和合本
历 代 志 下 31:14 (CUVS) »
聖 經 繁體中文和合本
歷 代 志 下 31:14 (CUVT) »
Библия на русском
2 Паралипоменон 31:14 (RUSV) »
Українська Біблія
2 хроніки 31:14 (UKR) »
Szent Biblia - Magyar
2 Krónika 31:14 (KAR) »
Българска Библия
2 Летописи 31:14 (BULG) »
De Heilige Schrift
2 Kronieken 31:14 (NLD) »

SOM Bible Book Selection List

View full list of SOM Bible Books and Chapters

Popular Bible Verses by Topic

Searching for the most powerful Bible verses? We offer beautiful, inspirational Bible verse pictures and images by topic. Choose from popular Bible verse topics. Select any popular Bible topic below or you can view the complete list: Bible Verse Pictures by Topic

Abundance Blessed Comfort Courage Enemies Eternal Life Fear God Grace Heart Help Hope Jesus Joy Life Light Longsuffering Love Patience Peace Power Purpose Redeemer Salvation Sanctification Strength Temptation Trust Unrighteousness Word

View All Bible Topics »