Boqorradii Kowaad 11:26 SOM Bible Verse Picture Image

Inspirational bible verses with beautiful images and backgrounds. Download Boqorradii Kowaad 11:26 SOM Bible verse images and share with your friends and family on social media. Bible verse pictures were created based on verses from the Somali Bible (SOM). The Holy Bible in the Somali language of Somalia, Adan Jim'ale Version.

Copyright © 1979, 2008 Society for International Ministries -- Kenya
Language: Somali
Translation by: SIM International

Somali, Kitaablka Quduuska Ah - This translation, published by the SIM, was published in 2008. If you are interested in obtaining a printed copy, please contact the SIM at PO Box 72983, Nairobi, Kenya. This translation text is made available to you under the terms of the Creative Commons License: Attribution-Noncommercial-No Derivative Works. (http://creativecommons.org/licenses/by-nc-nd/3.0/) In addition, you have permission to port the text to different file formats, as long as you do not change any of the text or punctuation of the Bible.

You may share, copy, distribute, transmit, and extract portions or quotations from this work, provided that you include the above copyright information:

  • You must give Attribution to the work.
  • You do not sell this work for a profit.
  • You do not make any derivative works that change any of the actual words or punctuation of the Scriptures.

Permissions beyond the scope of this license may be available if you contact SIM International with your request.

This translation is made available to you under the terms of the Creative Commons Attribution-Noncommercial-No Derivatives license 4.0. You may share and redistribute this Bible translation or extracts from it in any format, provided that:

  • You include the above copyright and source information.
  • You do not sell this work for a profit.
  • You do not change any of the words or punctuation of the Scriptures

Credits: In addition, we would like to give very special thanks to eBible.org for making Holy Bible in the Somali language available in MySQL format.

Boqorradii Kowaad 11:26 SOM - Oo waxaa kaloo jiray Yaaraabcaam ina Nebaad oo - Bible Verse Picture

Boqorradii Kowaad 11:26 SOM

Oo waxaa kaloo jiray Yaaraabcaam ina Nebaad oo ahaa reer Efraad oo Sereedaah degganaa, kaasu wuxuu ahaa Sulaymaan addoonkiisa, oo hooyadiis magaceeda waxaa la odhan jiray Seruucaah, waxayna ahayd naag carmal ah, oo isna gacantuu boqorka u qaaday.

View New Tab


Social Share Icons

Share on Tumblr
Share on Pinterest
Share on LinkedIn
Share on WhatsApp

Boqorradii Kowaad 11:26 SOM Bible verse pictures with quotes are generated using nature backgrounds and scenic photos.

Additional Bible Verse Images

Picture 02 - Boqorradii Kowaad 11:26 SOM - Oo waxaa kaloo jiray Yaaraabcaam ina Nebaad oo - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 03 - Boqorradii Kowaad 11:26 SOM - Oo waxaa kaloo jiray Yaaraabcaam ina Nebaad oo - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 04 - Boqorradii Kowaad 11:26 SOM - Oo waxaa kaloo jiray Yaaraabcaam ina Nebaad oo - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 05 - Boqorradii Kowaad 11:26 SOM - Oo waxaa kaloo jiray Yaaraabcaam ina Nebaad oo - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 06 - Boqorradii Kowaad 11:26 SOM - Oo waxaa kaloo jiray Yaaraabcaam ina Nebaad oo - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 07 - Boqorradii Kowaad 11:26 SOM - Oo waxaa kaloo jiray Yaaraabcaam ina Nebaad oo - Bible Verse Picture
View New Tab

Boqorradii Kowaad 11:26 Bible Cross References

This cross-reference page section has been added with the hope of bringing in-depth meaning and understanding to the Scriptures. The cross references below can help identify similarities between Bible passages. The verses below have been identified in our system as verses related to Boqorradii Kowaad 11:26 SOM. Please click on any image below to navigate to that specific Bible verse page.

Taariikhdii Labaad 13:6 SOM Bible Verse Image
Taariikhdii Labaad 13:6 (SOM) »
Laakiin Yaaraabcaam ina Nebaad oo ahaa addoonkii Sulaymaan ina Daa'uud ayaa kacay oo ka fallaagoobay sayidkiisii.

Boqorradii Kowaad 12:2 SOM Bible Verse Image
Boqorradii Kowaad 12:2 (SOM) »
Oo markii Yaaraabcaam ina Nebaad taas maqlay ayaa Yaaraabcaam iyo shirkii reer binu Israa'iil oo dhammu u yimaadeen,

Boqorradii Kowaad 11:11 SOM Bible Verse Image
Boqorradii Kowaad 11:11 (SOM) »
Sidaas daraaddeed Rabbigu wuxuu Sulaymaan ku yidhi, Waxan aad samaysay aawadiis ayaan boqortooyada kaaga xoogayaa, oo waxaan siinayaa addoonkaaga, maxaa yeelay, ma aadan xajin axdigaygii iyo qaynuunnadaydii aan kugu amray.

Boqorradii Kowaad 11:28 SOM Bible Verse Image
Boqorradii Kowaad 11:28 (SOM) »
Oo ninkii Yaaraabcaamna wuxuu ahaa nin xoog leh; markaasaa Sulaymaan wuxuu arkay in ninka dhallintayaru yahay nin aad u shaqeeya, kolkaasuu madax uga dhigay hawshii reer Yuusuf oo dhan.

Samuu'eel Labaad 20:21 SOM Bible Verse Image
Samuu'eel Labaad 20:21 (SOM) »
Laakiinse xaaladdu saas ma aha. Nin ka yimid dalka buuraha leh oo reer Efrayim, oo magiciisa la yidhaahdo Shebac ina Bikrii ayaa gacanta u qaaday boqorka Daa'uud ah. Haddaba isaga keliya ii soo gacangeliya, oo anna magaalada waan ka tegayaa. Markaasaa naagtii waxay Yoo'aab ku tidhi, Bal eeg, madaxiisii ayaa derbiga lagaaga soo tuurayaa.

Samuu'eel Kowaad 1:1 SOM Bible Verse Image
Samuu'eel Kowaad 1:1 (SOM) »
Waxaa jiray nin reer Raamaatayim Soofiim ahaa oo degganaa dalkii buuraha lahaa ee reer Efrayim, magiciisana waxaa la odhan jiray Elqaanaah, oo wuxuu ahaa ina Yeroxaam, ina Eliihuu, ina Toohuu, ina Suuf, wuxuuna ahaa reer Efraad;

Boqorradii Kowaad 9:22 SOM Bible Verse Image
Boqorradii Kowaad 9:22 (SOM) »
Laakiinse reer binu Israa'iil Sulaymaan addoommo kama dhigan, waxayse ahaayeen raggii dagaalyahannada ahaa, iyo midiidinnadiisii, iyo amiirradiisii, iyo saraakiishiisii, iyo taliyayaashii gaadhifardoodkiisa, iyo fardooleydiisaba.

Taariikhdii Kowaad 2:19 SOM Bible Verse Image
Taariikhdii Kowaad 2:19 (SOM) »
Oo Casuubaahna way dhimatay, oo Kaaleeb wuxuu guursaday Efraad, oo iyana isagay u dhashay Xuur.

Ruud 1:2 SOM Bible Verse Image
Ruud 1:2 (SOM) »
Oo ninkaas magiciisu wuxuu ahaa Eliimeleg, naagtiisana waxaa la odhan jiray Nimco, labadiisa wiil magacyadooduna waxay ahaayeen Maxloon iyo Kilyoon, oo qoladooduna waxay ahayd reer Efraad oo Beytlaxam Yahuudah ka yimid. Oo waxay soo galeen waddankii Moo'aab, oo halkaasay iska degeen.

Samuu'eel Kowaad 17:12 SOM Bible Verse Image
Samuu'eel Kowaad 17:12 (SOM) »
Haddaba Daa'uud wuxuu ahaa wiil uu dhalay nin reer Efraad ah oo deggan Beytlaxamta reer Yahuudah, oo magiciisana la yidhaahdo Yesay; oo isna wuxuu lahaa siddeed wiil; oo ninkaasuna wuxuu ahaa nin duq ah oo joogay wakhtigii Saa'uul, oo dadkana aad buu ugu dhex gaboobay.

Boqorradii Kowaad 13:1 SOM Bible Verse Image
Boqorradii Kowaad 13:1 (SOM) »
Markaasaa waxaa Yahuudah ka yimid nin Ilaah oo Eraygii Rabbiga ku yimid Beytel; oo Yaaraabcaamna wuxuu ag taagnaa meeshii allabariga inuu foox shido aawadeed.

Boqorradii Kowaad 12:20 SOM Bible Verse Image
Boqorradii Kowaad 12:20 (SOM) »
Oo markii dadkii Israa'iil maqleen in Yaaraabcaam soo noqday ayay u cid direen oo shirkii ugu yeedheen, oo waxay ka dhigteen boqor u taliya dadkii Israa'iil oo dhan; oo reerkii Daa'uudna nin qudha ma raacin, qabiilkii reer Yahuudah mooyaane.

Available Bible Translations

American Standard Version
1 Kings 11:26 (ASV) »
King James Version
1 Kings 11:26 (KJV) »
GOD’S WORD® (GW)
1 Kings 11:26 (GW) »
World English Bible
1 Kings 11:26 (WEB) »
Louis Segond 1910
1 Rois 11:26 (LSG) »
इंडियन रिवाइज्ड वर्जन - हिंदी
1 राजाओं 11:26 (HINIRV) »
ਭਾਰਤੀ ਸੋਧਿਆ ਹੋਇਆ ਸੰਸਕਰਣ - ਪੰਜਾਬੀ
1 ਰਾਜਿਆਂ 11:26 (PANIRV) »
ভারতীয় সংশোধিত সংস্করণ - বাংলা
1 ৰাজাৱলী 11:26 (BENIRV) »
இந்தியன் ரீவைஸ்டு வேர்ஷன் - தமிழ்
1 இராஜாக்கள் 11:26 (TAMIRV) »
इंडियन रिवाइज्ड वर्जन - मराठी
1 राजे 11:26 (MARIRV) »
ఇండియన్ రేవిజ్డ్ వెర్షన్ - తెలుగు
1 రాజులు 11:26 (TELIRV) »
ઇન્ડિયન રિવાયઝ્ડ વર્ઝન - ગુજરાતી
1 રાજાઓ 11:26 (GUJIRV) »
ಭಾರತೀಯ ಪರಿಷ್ಕೃತ ಆವೃತ್ತಿ - ಕನ್ನಡ
1 ಅರಸುಗಳು 11:26 (KANIRV) »
الكتاب المقدس باللغة العربية، فان دايك
اَلْمُلُوكِ ٱلْأَوَّلُ 11:26 (AVD) »
תנ ך עברי מודרני
מלכים א 11:26 (HEB) »
Bíblia Sagrada Português
1 Reis 11:26 (BSL) »
Kinh Thánh: Tiếng Việt
1 Các Vua 11:26 (VIE) »
Reina Valera Antigua
1 Reyes 11:26 (RVA) »
La Sacra Bibbia
1 Re 11:26 (RIV) »
圣 经 简体中文和合本
列 王 记 上 11:26 (CUVS) »
聖 經 繁體中文和合本
列 王 紀 上 11:26 (CUVT) »
Библия на русском
3 Царств 11:26 (RUSV) »
Українська Біблія
1 царів 11:26 (UKR) »
Szent Biblia - Magyar
1 Királyok 11:26 (KAR) »
Българска Библия
3 Царе 11:26 (BULG) »
De Heilige Schrift
1 Koningen 11:26 (NLD) »

SOM Bible Book Selection List

View full list of SOM Bible Books and Chapters

Popular Bible Verses by Topic

Searching for the most powerful Bible verses? We offer beautiful, inspirational Bible verse pictures and images by topic. Choose from popular Bible verse topics. Select any popular Bible topic below or you can view the complete list: Bible Verse Pictures by Topic

Abundance Blessed Comfort Courage Enemies Eternal Life Fear God Grace Heart Help Hope Jesus Joy Life Light Longsuffering Love Patience Peace Power Purpose Redeemer Salvation Sanctification Strength Temptation Trust Unrighteousness Word

View All Bible Topics »