Boqorradii Kowaad Chapter 13 Verse 18 SOM
Boqorradii Kowaad 13:18 SOM Bible Verse Picture Image
Inspirational bible verses with beautiful images and backgrounds. Download Boqorradii Kowaad 13:18 SOM Bible verse images and share with your friends and family on social media. Bible verse pictures were created based on verses from the Somali Bible (SOM). The Holy Bible in the Somali language of Somalia, Adan Jim'ale Version.
Copyright © 1979, 2008 Society for International Ministries -- Kenya
Language: Somali
Translation by: SIM International
Somali, Kitaablka Quduuska Ah - This translation, published by the SIM, was published in 2008. If you are interested in obtaining a printed copy, please contact the SIM at PO Box 72983, Nairobi, Kenya. This translation text is made available to you under the terms of the Creative Commons License: Attribution-Noncommercial-No Derivative Works. (http://creativecommons.org/licenses/by-nc-nd/3.0/) In addition, you have permission to port the text to different file formats, as long as you do not change any of the text or punctuation of the Bible.
You may share, copy, distribute, transmit, and extract portions or quotations from this work, provided that you include the above copyright information:
- You must give Attribution to the work.
- You do not sell this work for a profit.
- You do not make any derivative works that change any of the actual words or punctuation of the Scriptures.
Permissions beyond the scope of this license may be available if you contact SIM International with your request.
This translation is made available to you under the terms of the Creative Commons Attribution-Noncommercial-No Derivatives license 4.0. You may share and redistribute this Bible translation or extracts from it in any format, provided that:
- You include the above copyright and source information.
- You do not sell this work for a profit.
- You do not change any of the words or punctuation of the Scriptures
Credits: In addition, we would like to give very special thanks to eBible.org for making Holy Bible in the Somali language available in MySQL format.
Boqorradii Kowaad 13:18 SOM
Isna wuxuu ku yidhi, War anba waxaan ahay nebi kula mid ah, oo malaa'ig baa Eraygii Rabbiga igula hadashay oo igu tidhi, Isaga soo celi oo gurigaaga keen inuu kibis cuno oo biyo cabbo. Laakiinse been buu u sheegay.
View New TabSocial Share Icons
Boqorradii Kowaad 13:18 SOM Bible verse pictures with quotes are generated using nature backgrounds and scenic photos.
Boqorradii Kowaad 13:18 Bible Cross References
This cross-reference page section has been added with the hope of bringing in-depth meaning and understanding to the Scriptures. The cross references below can help identify similarities between Bible passages. The verses below have been identified in our system as verses related to Boqorradii Kowaad 13:18 SOM. Please click on any image below to navigate to that specific Bible verse page.

1 Yooxanaa 4:1 (SOM) »
Gacaliyayaalow, ha rumaysanina ruux walba, laakiin ruuxyada tijaabiya si aad u hubsataan inay kuwa Ilaah yihiin; waayo, nebiyo badan oo been ah ayaa u soo baxay dunida.

Matayos 7:15 (SOM) »
Iska jira nebiyada beenta ah, kuwa idiinku imanaya iyagoo qaba dharka idaad, laakiin hoosta ka ah yeey wax boobaysa.

Tirintii 22:35 (SOM) »
Markaasaa malaa'igtii Rabbigu Balcaam ku tidhi, Orod oo nimanka raac; laakiinse hadalkii aan kula hadlo oo keliya waa inaad ku hadashaa. Sidaas daraaddeed Balcaam wuxuu raacay amiirradii Baalaaq soo diray.

2 Butros 2:1 (SOM) »
Laakiinse waxaa dadkii ka dhex kacay nebiyo been ah, oo idinkana sidaas oo kale waxaa idinku dhex jiri doona macallimiin been ah, oo qarsoodi idinku keeni doona bidcinimo wax halligaysa, iyagoo diidaya xataa Sayidkii soo iibsaday, oo dushooda ku soo dejinaya halligaad dhaqso ah.

Yexesqeel 13:9 (SOM) »
Oo gacantayduna waxay col ku noqon doontaa nebiyada waxa aan waxba ahayn arka, oo waxyaalaha beenta ah ka faaliya. Iyagu dadkayga shirkiisa ma ay dhex joogi doonaan, oo qorniinka reer binu Israa'iilna laguma qori doono, oo dalka reer binu Israa'iilna ma ay geli doonaan, oo idinkuna waxaad ogaan doontaan inaan anigu ahay Sayidka Rabbiga ah.

Yeremyaah 23:32 (SOM) »
Rabbigu wuxuu leeyahay, Bal ogaada, col baan ku ahay kuwa wax ku sii sheega riyooyin been ah, oo intay u warramaan dadkayga ku qalda beentooda iyo faankooda aan waxtarka lahayn. Rabbigu waxaa kaluu leeyahay, Anigu iyaga ma soo dirin, oo innaba mana amrin, oo iyagu dadkan waxba kuma tari doonaan.

Yeremyaah 5:12 (SOM) »
Rabbiga way dafireen, oo waxay yidhaahdeen, Isagu ma jiro. Masiibo nagu dhici mayso, oo seef iyo abaar midna arki mayno.

Muujintii 19:20 (SOM) »
Markaasaa la qabtay bahalkii iyo nebigii beenta ahaa oo calaamooyinka hortiisa ku samayn jiray, kuwaasoo uu ku khiyaanayn jiray kuwii aqbalay sumaddii bahalka iyo kuwii u sujuuday sanamkiisii, oo labadoodii iyagoo nool ayaa waxaa lagu dhex tuuray baddii dabka ahayd, oo baaruuddu ka ololaysay;

Yeremyaah 23:17 (SOM) »
Oo waxay had iyo goorba kuwa i quudhsada ku yidhaahdaan, Rabbigu wuxuu yidhi, Nabad baad helaysaan. Oo waxay mid kasta oo caasinimada qalbigiisa daba galana ku yidhaahdaan, Wax masiibo ahu innaba kugu dhici maayaan.

Yeremyaah 5:31 (SOM) »
Nebiyadii waxay sii sheegaan wax been ah, oo wadaaddadiina waxay wax ku xukumaan iyaga taladooda, oo dadkaygiina saasay jecel yihiin, laakiinse bal maxaad ugudambaysta samayn doontaan?

Ishacyaah 9:15 (SOM) »
Odayga iyo kan sharafta lahu waa madaxa, oo nebiga dadka beenta baraana waa dabada.

Xaakinnada 6:11 (SOM) »
Markaasaa waxaa yimid malaggii Rabbiga, oo wuxuu hoos fadhiistay geedkii ku yiil Cofraah, oo uu lahaa Yoo'aash kii reer Abiiceser; oo wiilkiisii Gidcoon ahaa ayaa sarreen ku tumayay meeshii macsaradda inuu ka qariyo reer Midyaan.
Available Bible Translations
1 Kings 13:18 (ASV) »
1 Kings 13:18 (KJV) »
1 Kings 13:18 (GW) »
1 Kings 13:18 (BSB) »
1 Kings 13:18 (WEB) »
1 Rois 13:18 (LSG) »
1 Könige 13:18 (LUTH1912) »
1 राजाओं 13:18 (HINIRV) »
1 ਰਾਜਿਆਂ 13:18 (PANIRV) »
1 ৰাজাৱলী 13:18 (BENIRV) »
1 இராஜாக்கள் 13:18 (TAMIRV) »
1 राजे 13:18 (MARIRV) »
1 రాజులు 13:18 (TELIRV) »
1 રાજાઓ 13:18 (GUJIRV) »
1 ಅರಸುಗಳು 13:18 (KANIRV) »
اَلْمُلُوكِ ٱلْأَوَّلُ 13:18 (AVD) »
מלכים א 13:18 (HEB) »
1 Các Vua 13:18 (VIE) »
1 Reyes 13:18 (RVA) »
1 Re 13:18 (RIV) »
列 王 记 上 13:18 (CUVS) »
列 王 紀 上 13:18 (CUVT) »
1 Mbretërve 13:18 (ALB) »
1 Kungaboken 13:18 (SV1917) »
3 Царств 13:18 (RUSV) »
1 царів 13:18 (UKR) »
1 Királyok 13:18 (KAR) »
3 Царе 13:18 (BULG) »
列王紀上 13:18 (JPN) »
1 Kongebok 13:18 (NORSK) »
1 Wafalme 13:18 (SWHULB) »
1 Królewska 13:18 (POLUBG) »
1 Koningen 13:18 (NLD) »
1 Kongebog 13:18 (DA1871) »
Boqorradii Kowaad 13 (SOM) Verse Selection
SOM Bible Book Selection List
Popular Bible Verses by Topic
Searching for the most powerful Bible verses? We offer beautiful, inspirational Bible verse pictures and images by topic. Choose from popular Bible verse topics. Select any popular Bible topic below or you can view the complete list: Bible Verse Pictures by Topic
Abundance Blessed Comfort Courage Enemies Eternal Life Fear God Grace Heart Help Hope Jesus Joy Life Light Longsuffering Love Patience Peace Power Purpose Redeemer Salvation Sanctification Strength Temptation Trust Unrighteousness WordView All Bible Topics »






