Boqorradii Kowaad 17:12 SOM Bible Verse Picture Image

Inspirational bible verses with beautiful images and backgrounds. Download Boqorradii Kowaad 17:12 SOM Bible verse images and share with your friends and family on social media. Bible verse pictures were created based on verses from the Somali Bible (SOM). The Holy Bible in the Somali language of Somalia, Adan Jim'ale Version.

Copyright © 1979, 2008 Society for International Ministries -- Kenya
Language: Somali
Translation by: SIM International

Somali, Kitaablka Quduuska Ah - This translation, published by the SIM, was published in 2008. If you are interested in obtaining a printed copy, please contact the SIM at PO Box 72983, Nairobi, Kenya. This translation text is made available to you under the terms of the Creative Commons License: Attribution-Noncommercial-No Derivative Works. (http://creativecommons.org/licenses/by-nc-nd/3.0/) In addition, you have permission to port the text to different file formats, as long as you do not change any of the text or punctuation of the Bible.

You may share, copy, distribute, transmit, and extract portions or quotations from this work, provided that you include the above copyright information:

  • You must give Attribution to the work.
  • You do not sell this work for a profit.
  • You do not make any derivative works that change any of the actual words or punctuation of the Scriptures.

Permissions beyond the scope of this license may be available if you contact SIM International with your request.

This translation is made available to you under the terms of the Creative Commons Attribution-Noncommercial-No Derivatives license 4.0. You may share and redistribute this Bible translation or extracts from it in any format, provided that:

  • You include the above copyright and source information.
  • You do not sell this work for a profit.
  • You do not change any of the words or punctuation of the Scriptures

Credits: In addition, we would like to give very special thanks to eBible.org for making Holy Bible in the Somali language available in MySQL format.

Boqorradii Kowaad 17:12 SOM - Iyana waxay tidhi, Waxaan Rabbiga Ilaahaaga ah - Bible Verse Picture

Boqorradii Kowaad 17:12 SOM

Iyana waxay tidhi, Waxaan Rabbiga Ilaahaaga ah noloshiisa ugu dhaartay inaanan kibis haysan innaba, laakiinse waxaan haystaa sacab muggiis oo jidhiidh ah oo weel ku jira, iyo in yar oo saliid ah oo kusad ku jirta, oo bal eeg, laba qori baan u guranayaa si aan intaan gurigayga galo ugu diyaariyo aniga iyo wiilkayga, dabadeedna aan cunno oo aan dhimannee.

View New Tab


Social Share Icons

X
Tumblr
Pinterest
LinkedIn
WhatsApp
Threads

Boqorradii Kowaad 17:12 SOM Bible verse pictures with quotes are generated using nature backgrounds and scenic photos.

Additional Bible Verse Images

Picture 02 - Boqorradii Kowaad 17:12 SOM - Iyana waxay tidhi, Waxaan Rabbiga Ilaahaaga ah - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 03 - Boqorradii Kowaad 17:12 SOM - Iyana waxay tidhi, Waxaan Rabbiga Ilaahaaga ah - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 04 - Boqorradii Kowaad 17:12 SOM - Iyana waxay tidhi, Waxaan Rabbiga Ilaahaaga ah - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 05 - Boqorradii Kowaad 17:12 SOM - Iyana waxay tidhi, Waxaan Rabbiga Ilaahaaga ah - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 06 - Boqorradii Kowaad 17:12 SOM - Iyana waxay tidhi, Waxaan Rabbiga Ilaahaaga ah - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 07 - Boqorradii Kowaad 17:12 SOM - Iyana waxay tidhi, Waxaan Rabbiga Ilaahaaga ah - Bible Verse Picture
View New Tab

Boqorradii Kowaad 17:12 Bible Cross References

This cross-reference page section has been added with the hope of bringing in-depth meaning and understanding to the Scriptures. The cross references below can help identify similarities between Bible passages. The verses below have been identified in our system as verses related to Boqorradii Kowaad 17:12 SOM. Please click on any image below to navigate to that specific Bible verse page.

Boqorradii Kowaad 17:1 SOM Bible Verse Image
Boqorradii Kowaad 17:1 (SOM) »
Oo Eliiyaah oo ahaa reer Tishbii, oo ka mid ahaa kuwii Gilecaad degganaa ayaa Axaab ku yidhi, Waxaan Rabbiga ah Ilaaha reer binu Israa'iil ee aan hortiisa taaganahay noloshiisa ugu dhaartay inaan dharab iyo roob midna sannadahan la arki doonin, sidaan leeyahay mooyaane.

Bilowgii 21:16 SOM Bible Verse Image
Bilowgii 21:16 (SOM) »
Wayna tagtay oo waxay fadhiisatay meel ku soo jeedda oo ka fog, oo qiyaastii ah intii fallaadh la ganay gaadho, waxayna tidhi, Yaanan eegin dhimashada wiilka. Iyadoo fadhida meel ku soo jeedda ayay codkeedii kor u qaadday oo ooyday.

Matayos 15:33 SOM Bible Verse Image
Matayos 15:33 (SOM) »
Xertiisii waxay ku yidhaahdeen, Innagoo meel cidla ah joogna, xaggee baynu ka helaynaa kibis intaa le'eg in dad sida u badanu ka dhergaan?

Boqorradii Labaad 4:2 SOM Bible Verse Image
Boqorradii Labaad 4:2 (SOM) »
Markaasaa Eliishaa wuxuu iyadii ku yidhi, Bal ii sheeg, maxaan kuu sameeyaa? Oo maxaad guriga ku haysataa? Iyana waxay tidhi, Anigoo addoontaada ah guriga waxba iima yaalliin dheri saliid ah mooyaane.

Yeremyaah 4:2 SOM Bible Verse Image
Yeremyaah 4:2 (SOM) »
Oo haddaad si run iyo caddaalad iyo xaqnimo ah ugu dhaarataan, Rabbigu waa nool yahay, de markaas quruumuhu isagay ku ducaysan doonaan, oo isagay ku faani doonaan.

Yeremyaah 14:18 SOM Bible Verse Image
Yeremyaah 14:18 (SOM) »
Haddaan duurka tago waxaan arkaa kuwa seef lagu laayay, oo haddaan magaalada galona waxaa arkaa kuwa gaajo la buka, waayo, nebiyadii iyo wadaaddadiiba dalkay ku dhex warwareegaan iyagoo aan aqoon lahayn.

Samuu'eel Labaad 15:21 SOM Bible Verse Image
Samuu'eel Labaad 15:21 (SOM) »
Markaasaa Itay wuxuu boqorkii ugu jawaabay, Waxaan ku dhaartay Rabbiga noloshiisa, iyo noloshaada, boqorow, sayidkaygiiyow, sida runtaa meel alla meeshii aad joogtid, ama aan noolaado ama aan dhintee, anoo addoonkaaga ahuna halkaasaan joogayaa.

Samuu'eel Kowaad 26:10 SOM Bible Verse Image
Samuu'eel Kowaad 26:10 (SOM) »
Oo Daa'uudna wuxuu yidhi, Rabbiga noloshiisaan ku dhaartaye, waxaa isaga dili doona Rabbiga, ama maalintiisii baa iska iman doonta, amase dagaal buu geli doonaa markaasaa la dili doonaa.

Samuu'eel Kowaad 14:39 SOM Bible Verse Image
Samuu'eel Kowaad 14:39 (SOM) »
Waayo, Rabbiga reer binu Israa'iil badbaadiya noloshiisaan ku dhaartaye, xataa hadduu ku jiray wiilkayga Yoonaataan, hubaal kaasu wuu dhiman doonaa. Laakiinse dadkii oo dhan laguma arag nin u jawaabay.

Samuu'eel Kowaad 20:21 SOM Bible Verse Image
Samuu'eel Kowaad 20:21 (SOM) »
Oo bal eeg, wiil yar baan u soo diri doonaa, oo waxaan ku odhan doonaa, Tag oo fallaadhihii soo doondoon. Haddaba haddaan yarka ku idhaahdo, War fallaadhihii waa kaa sokeeyaan, soo qaad oo kaalay; waayo, nabad baa kuu jirta oo waxyeello lama arko, Rabbiga noloshiisaan ku dhaartaye.

Samuu'eel Kowaad 20:3 SOM Bible Verse Image
Samuu'eel Kowaad 20:3 (SOM) »
Oo haddana Daa'uud wuu dhaartay oo yidhi, Aabbahaa aad buu u og yahay inaad raalli iga tahay; oo wuxuu isyidhaahdaa, Yuusan Yoonaataan tan ogaanin waaba intaasoo uu ka calool xumaadaaye; laakiinse sida runta ah, waxaan ku dhaartay Rabbiga noloshiisa iyo adiga naftaada inaan aniga iyo dhimasho waxba noo dhaxayn tallaabo mooyaane.

Samuu'eel Kowaad 14:45 SOM Bible Verse Image
Samuu'eel Kowaad 14:45 (SOM) »
Oo dadkii waxay Saa'uul ku yidhaahdeen, Yoonaataan oo badbaadadan weyn ku dhex sameeyey reer binu Israa'iil, ma inuu dhintaa? Yaanay noqon; Rabbiga noloshiisaan ku dhaarannay ee waa inaan tin keliya oo madaxiisu dhulka ku dhicin; waayo, isagu wuxuu maanta la shaqeeyey Ilaah. Sidaasay dadkii u samatabbixiyeen Yoonaataan inuusan dhiman.

Available Bible Translations

American Standard Version
1 Kings 17:12 (ASV) »
King James Version
1 Kings 17:12 (KJV) »
GOD’S WORD® (GW)
1 Kings 17:12 (GW) »
World English Bible
1 Kings 17:12 (WEB) »
Louis Segond 1910
1 Rois 17:12 (LSG) »
इंडियन रिवाइज्ड वर्जन - हिंदी
1 राजाओं 17:12 (HINIRV) »
ਭਾਰਤੀ ਸੋਧਿਆ ਹੋਇਆ ਸੰਸਕਰਣ - ਪੰਜਾਬੀ
1 ਰਾਜਿਆਂ 17:12 (PANIRV) »
ভারতীয় সংশোধিত সংস্করণ - বাংলা
1 ৰাজাৱলী 17:12 (BENIRV) »
இந்தியன் ரீவைஸ்டு வேர்ஷன் - தமிழ்
1 இராஜாக்கள் 17:12 (TAMIRV) »
इंडियन रिवाइज्ड वर्जन - मराठी
1 राजे 17:12 (MARIRV) »
ఇండియన్ రేవిజ్డ్ వెర్షన్ - తెలుగు
1 రాజులు 17:12 (TELIRV) »
ઇન્ડિયન રિવાયઝ્ડ વર્ઝન - ગુજરાતી
1 રાજાઓ 17:12 (GUJIRV) »
ಭಾರತೀಯ ಪರಿಷ್ಕೃತ ಆವೃತ್ತಿ - ಕನ್ನಡ
1 ಅರಸುಗಳು 17:12 (KANIRV) »
الكتاب المقدس باللغة العربية، فان دايك
اَلْمُلُوكِ ٱلْأَوَّلُ 17:12 (AVD) »
תנ ך עברי מודרני
מלכים א 17:12 (HEB) »
Kinh Thánh: Tiếng Việt
1 Các Vua 17:12 (VIE) »
Reina Valera Antigua
1 Reyes 17:12 (RVA) »
La Sacra Bibbia
1 Re 17:12 (RIV) »
圣 经 简体中文和合本
列 王 记 上 17:12 (CUVS) »
聖 經 繁體中文和合本
列 王 紀 上 17:12 (CUVT) »
Библия на русском
3 Царств 17:12 (RUSV) »
Українська Біблія
1 царів 17:12 (UKR) »
Szent Biblia - Magyar
1 Királyok 17:12 (KAR) »
Българска Библия
3 Царе 17:12 (BULG) »
De Heilige Schrift
1 Koningen 17:12 (NLD) »

SOM Bible Book Selection List

View full list of SOM Bible Books and Chapters

Popular Bible Verses by Topic

Searching for the most powerful Bible verses? We offer beautiful, inspirational Bible verse pictures and images by topic. Choose from popular Bible verse topics. Select any popular Bible topic below or you can view the complete list: Bible Verse Pictures by Topic

Abundance Blessed Comfort Courage Enemies Eternal Life Fear God Grace Heart Help Hope Jesus Joy Life Light Longsuffering Love Patience Peace Power Purpose Redeemer Salvation Sanctification Strength Temptation Trust Unrighteousness Word

View All Bible Topics »