Taariikhdii Labaad 1:2 SOM Bible Verse Picture Image

Inspirational bible verses with beautiful images and backgrounds. Download Taariikhdii Labaad 1:2 SOM Bible verse images and share with your friends and family on social media. Bible verse pictures were created based on verses from the Somali Bible (SOM). The Holy Bible in the Somali language of Somalia, Adan Jim'ale Version.

Copyright © 1979, 2008 Society for International Ministries -- Kenya
Language: Somali
Translation by: SIM International

Somali, Kitaablka Quduuska Ah - This translation, published by the SIM, was published in 2008. If you are interested in obtaining a printed copy, please contact the SIM at PO Box 72983, Nairobi, Kenya. This translation text is made available to you under the terms of the Creative Commons License: Attribution-Noncommercial-No Derivative Works. (http://creativecommons.org/licenses/by-nc-nd/3.0/) In addition, you have permission to port the text to different file formats, as long as you do not change any of the text or punctuation of the Bible.

You may share, copy, distribute, transmit, and extract portions or quotations from this work, provided that you include the above copyright information:

  • You must give Attribution to the work.
  • You do not sell this work for a profit.
  • You do not make any derivative works that change any of the actual words or punctuation of the Scriptures.

Permissions beyond the scope of this license may be available if you contact SIM International with your request.

This translation is made available to you under the terms of the Creative Commons Attribution-Noncommercial-No Derivatives license 4.0. You may share and redistribute this Bible translation or extracts from it in any format, provided that:

  • You include the above copyright and source information.
  • You do not sell this work for a profit.
  • You do not change any of the words or punctuation of the Scriptures

Credits: In addition, we would like to give very special thanks to eBible.org for making Holy Bible in the Somali language available in MySQL format.

Taariikhdii Labaad 1:2 SOM - Oo Sulaymaan baa la hadlay reer binu Israa'iil oo - Bible Verse Picture

Taariikhdii Labaad 1:2 SOM

Oo Sulaymaan baa la hadlay reer binu Israa'iil oo dhan oo ahaa kuwii kun kun u talin jiray, iyo kuwii boqol boqol u talin jiray, iyo xaakinnadii, iyo amiir kasta oo dalka reer binu Israa'iil joogay kuwaasoo ahaa madaxdii reeraha.

View New Tab


Social Share Icons

Share on Tumblr
Share on Pinterest
Share on LinkedIn
Share on WhatsApp

Taariikhdii Labaad 1:2 SOM Bible verse pictures with quotes are generated using nature backgrounds and scenic photos.

Additional Bible Verse Images

Picture 02 - Taariikhdii Labaad 1:2 SOM - Oo Sulaymaan baa la hadlay reer binu Israa'iil oo - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 03 - Taariikhdii Labaad 1:2 SOM - Oo Sulaymaan baa la hadlay reer binu Israa'iil oo - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 04 - Taariikhdii Labaad 1:2 SOM - Oo Sulaymaan baa la hadlay reer binu Israa'iil oo - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 05 - Taariikhdii Labaad 1:2 SOM - Oo Sulaymaan baa la hadlay reer binu Israa'iil oo - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 06 - Taariikhdii Labaad 1:2 SOM - Oo Sulaymaan baa la hadlay reer binu Israa'iil oo - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 07 - Taariikhdii Labaad 1:2 SOM - Oo Sulaymaan baa la hadlay reer binu Israa'iil oo - Bible Verse Picture
View New Tab

Taariikhdii Labaad 1:2 Bible Cross References

This cross-reference page section has been added with the hope of bringing in-depth meaning and understanding to the Scriptures. The cross references below can help identify similarities between Bible passages. The verses below have been identified in our system as verses related to Taariikhdii Labaad 1:2 SOM. Please click on any image below to navigate to that specific Bible verse page.

Taariikhdii Kowaad 28:1 SOM Bible Verse Image
Taariikhdii Kowaad 28:1 (SOM) »
Markaasaa Daa'uud wuxuu Yeruusaalem ku soo wada shiriyey amiirradii reer binu Israa'iil oo dhan, iyo amiirradii qabiilooyinka, iyo saraakiishii kooxihii boqorka mile milaha ugu adeegi jiray, iyo kuwii kun kun u talin jiray iyo kuwii boqol boqol u talin jiray, iyo taliyayaashii xukumi jiray maalka iyo hantidii boqorka iyo tii wiilashiisaba, iyo saraakiishii iyo raggii xoogga badnaa, xataa kulli raggii xoogga badnaa oo dhanba.

Taariikhdii Kowaad 27:1 SOM Bible Verse Image
Taariikhdii Kowaad 27:1 (SOM) »
Haddaba waa tan reer binu Israa'iil sidii tiradoodu ay ahayd, waxayna ahaayeen madaxdii qolooyinka, iyo kuwii kun kun u taliyey, iyo kuwii boqol boqol u taliyey, iyo saraakiishoodii boqorka uga adeegi jiray wax kasta oo ku saabsan kooxihii soo geli jiray oo bixi jiray bil kasta oo ah bilaha sannadda oo dhan; koox kasta tiradeedu waxay ahayd afar iyo labaatan kun oo nin.

Taariikhdii Kowaad 15:12 SOM Bible Verse Image
Taariikhdii Kowaad 15:12 (SOM) »
oo wuxuu ku yidhi, Idinku waxaad tihiin madaxdii qolooyinka reer Laawi, haddaba idinka iyo walaalihiinba isdaahiriya si aad sanduuqii Rabbiga ah Ilaaha reer binu Israa'iil ugu soo qaaddaan meeshii aan u hagaajiyey.

Taariikhdii Labaad 29:20 SOM Bible Verse Image
Taariikhdii Labaad 29:20 (SOM) »
Markaasaa Boqor Xisqiyaah wakhti hore kacay oo intuu soo wada urursaday amiirradii magaalada ayuu kor ugu baxay gurigii Rabbiga.

Taariikhdii Labaad 34:29 SOM Bible Verse Image
Taariikhdii Labaad 34:29 (SOM) »
Markaasaa boqorkii cid diray oo waxaa loo soo ururiyey odayaashii dalka Yahuudah iyo kuwii Yeruusaalem oo dhan.

Taariikhdii Kowaad 24:31 SOM Bible Verse Image
Taariikhdii Kowaad 24:31 (SOM) »
Oo kuwanu iyana waxay riteen saami sidii walaalahood reer Haaruun ay yeeleen oo kale, oo waxay ku hor riteen Boqor Daa'uud, iyo Saadooq, iyo Axiimeleg, iyo kuwii madaxda u ahaa qolooyinkii wadaaddada iyo reer Laawi. Kan qolooyinkii madaxda u ahaa waxaa lagala mid dhigay sida kuwa walaalkiisa yar.

Taariikhdii Kowaad 15:3 SOM Bible Verse Image
Taariikhdii Kowaad 15:3 (SOM) »
Oo Daa'uud reer binu Israa'iil oo dhan wuxuu ku soo wada ururiyey Yeruusaalem in sanduuqii Rabbiga la keeno meeshiisii uu u hagaajiyey.

Taariikhdii Kowaad 29:1 SOM Bible Verse Image
Taariikhdii Kowaad 29:1 (SOM) »
Markaasaa Boqor Daa'uud shirkii oo dhan ku yidhi, Wiilkayga Sulaymaan oo Ilaahu keligiis doortay, weli wuu yar yahay, waana tabar daranyahay, oo shuqulkuna waa weyn yahay, waayo, guriga nin loo dhisi maayo, laakiinse waxaa loo dhisayaa Rabbiga Ilaaha ah.

Taariikhdii Kowaad 13:1 SOM Bible Verse Image
Taariikhdii Kowaad 13:1 (SOM) »
Markaasaa Daa'uud wuxuu la arrinsaday saraakiishii kun kun u taliyey iyo kuwii boqol boqol u taliyey iyo xataa hoggaamiye kasta.

Taariikhdii Kowaad 24:4 SOM Bible Verse Image
Taariikhdii Kowaad 24:4 (SOM) »
Oo reer Elecaasaar waxaa laga dhex helay niman madax ah oo ka badan intii reer Iitaamaar laga helay, oo iyagii sidanaa loo kala qaybiyey, reer Elecaasaar waxaa ku jiray lix iyo toban nin, oo qolooyin madax u ah, oo reer Iitaamaarna waxaa ku jiray siddeed, sidii qolooyinkoodu kala ahaayeen.

Taariikhdii Labaad 30:2 SOM Bible Verse Image
Taariikhdii Labaad 30:2 (SOM) »
Waayo, boqorka, iyo amiirradiisii, iyo shirkii Yeruusaalem joogay oo dhammu waxay ku arrinsadeen inay Iiddii Kormaridda sameeyaan bishii labaad.

Available Bible Translations

American Standard Version
2 Chronicles 1:2 (ASV) »
King James Version
2 Chronicles 1:2 (KJV) »
GOD’S WORD® (GW)
2 Chronicles 1:2 (GW) »
World English Bible
2 Chronicles 1:2 (WEB) »
इंडियन रिवाइज्ड वर्जन - हिंदी
2 इतिहास 1:2 (HINIRV) »
ਭਾਰਤੀ ਸੋਧਿਆ ਹੋਇਆ ਸੰਸਕਰਣ - ਪੰਜਾਬੀ
2 ਇਤਿਹਾਸ 1:2 (PANIRV) »
ভারতীয় সংশোধিত সংস্করণ - বাংলা
2 বংশাৱলি 1:2 (BENIRV) »
இந்தியன் ரீவைஸ்டு வேர்ஷன் - தமிழ்
2 நாளாகமம் 1:2 (TAMIRV) »
इंडियन रिवाइज्ड वर्जन - मराठी
2 इतिहास 1:2 (MARIRV) »
ఇండియన్ రేవిజ్డ్ వెర్షన్ - తెలుగు
2 దినవృత్తాంతాలు 1:2 (TELIRV) »
ઇન્ડિયન રિવાયઝ્ડ વર્ઝન - ગુજરાતી
2 કાળવૃતાંત 1:2 (GUJIRV) »
ಭಾರತೀಯ ಪರಿಷ್ಕೃತ ಆವೃತ್ತಿ - ಕನ್ನಡ
2 ಪೂರ್ವಕಾಲವೃತ್ತಾಂತ 1:2 (KANIRV) »
الكتاب المقدس باللغة العربية، فان دايك
٢ أخبار 1:2 (AVD) »
תנ ך עברי מודרני
דברי הימים ב 1:2 (HEB) »
Bíblia Sagrada Português
2 Crônicas 1:2 (BSL) »
Kinh Thánh: Tiếng Việt
2 Sử Ký 1:2 (VIE) »
Reina Valera Antigua
2 Crónicas 1:2 (RVA) »
圣 经 简体中文和合本
历 代 志 下 1:2 (CUVS) »
聖 經 繁體中文和合本
歷 代 志 下 1:2 (CUVT) »
Библия на русском
2 Паралипоменон 1:2 (RUSV) »
Українська Біблія
2 хроніки 1:2 (UKR) »
Szent Biblia - Magyar
2 Krónika 1:2 (KAR) »
Българска Библия
2 Летописи 1:2 (BULG) »
De Heilige Schrift
2 Kronieken 1:2 (NLD) »

SOM Bible Book Selection List

View full list of SOM Bible Books and Chapters

Popular Bible Verses by Topic

Searching for the most powerful Bible verses? We offer beautiful, inspirational Bible verse pictures and images by topic. Choose from popular Bible verse topics. Select any popular Bible topic below or you can view the complete list: Bible Verse Pictures by Topic

Abundance Blessed Comfort Courage Enemies Eternal Life Fear God Grace Heart Help Hope Jesus Joy Life Light Longsuffering Love Patience Peace Power Purpose Redeemer Salvation Sanctification Strength Temptation Trust Unrighteousness Word

View All Bible Topics »