Taariikhdii Labaad 19:6 SOM Bible Verse Picture Image

Inspirational bible verses with beautiful images and backgrounds. Download Taariikhdii Labaad 19:6 SOM Bible verse images and share with your friends and family on social media. Bible verse pictures were created based on verses from the Somali Bible (SOM). The Holy Bible in the Somali language of Somalia, Adan Jim'ale Version.

Copyright © 1979, 2008 Society for International Ministries -- Kenya
Language: Somali
Translation by: SIM International

Somali, Kitaablka Quduuska Ah - This translation, published by the SIM, was published in 2008. If you are interested in obtaining a printed copy, please contact the SIM at PO Box 72983, Nairobi, Kenya. This translation text is made available to you under the terms of the Creative Commons License: Attribution-Noncommercial-No Derivative Works. (http://creativecommons.org/licenses/by-nc-nd/3.0/) In addition, you have permission to port the text to different file formats, as long as you do not change any of the text or punctuation of the Bible.

You may share, copy, distribute, transmit, and extract portions or quotations from this work, provided that you include the above copyright information:

  • You must give Attribution to the work.
  • You do not sell this work for a profit.
  • You do not make any derivative works that change any of the actual words or punctuation of the Scriptures.

Permissions beyond the scope of this license may be available if you contact SIM International with your request.

This translation is made available to you under the terms of the Creative Commons Attribution-Noncommercial-No Derivatives license 4.0. You may share and redistribute this Bible translation or extracts from it in any format, provided that:

  • You include the above copyright and source information.
  • You do not sell this work for a profit.
  • You do not change any of the words or punctuation of the Scriptures

Credits: In addition, we would like to give very special thanks to eBible.org for making Holy Bible in the Somali language available in MySQL format.

Taariikhdii Labaad 19:6 SOM - Oo xaakinnadiina wuxuu ku yidhi, Waxa aad - Bible Verse Picture

Taariikhdii Labaad 19:6 SOM

Oo xaakinnadiina wuxuu ku yidhi, Waxa aad samaynaysaan ka fiirsada, waayo, idinku garsoorid dad u samayn maysaan, laakiinse waxaad u samaynaysaan Rabbiga, oo weliba isaguna garsooridda wuu idinla weheliyaa.

View New Tab


Social Share Icons

Share on Tumblr
Share on Pinterest
Share on LinkedIn
Share on WhatsApp

Taariikhdii Labaad 19:6 SOM Bible verse pictures with quotes are generated using nature backgrounds and scenic photos.

Additional Bible Verse Images

Picture 02 - Taariikhdii Labaad 19:6 SOM - Oo xaakinnadiina wuxuu ku yidhi, Waxa aad - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 03 - Taariikhdii Labaad 19:6 SOM - Oo xaakinnadiina wuxuu ku yidhi, Waxa aad - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 04 - Taariikhdii Labaad 19:6 SOM - Oo xaakinnadiina wuxuu ku yidhi, Waxa aad - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 05 - Taariikhdii Labaad 19:6 SOM - Oo xaakinnadiina wuxuu ku yidhi, Waxa aad - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 06 - Taariikhdii Labaad 19:6 SOM - Oo xaakinnadiina wuxuu ku yidhi, Waxa aad - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 07 - Taariikhdii Labaad 19:6 SOM - Oo xaakinnadiina wuxuu ku yidhi, Waxa aad - Bible Verse Picture
View New Tab

Taariikhdii Labaad 19:6 Bible Cross References

This cross-reference page section has been added with the hope of bringing in-depth meaning and understanding to the Scriptures. The cross references below can help identify similarities between Bible passages. The verses below have been identified in our system as verses related to Taariikhdii Labaad 19:6 SOM. Please click on any image below to navigate to that specific Bible verse page.

Sharciga Kunoqoshadiisa 1:17 SOM Bible Verse Image
Sharciga Kunoqoshadiisa 1:17 (SOM) »
Oo xagga garsooridda dadka ha u kala eexanina. Kii yar iyo kii weynba waa inaad isku si u maqashaan, oo ninna wejigiisa ha ka cabsanina, waayo, garsooridda Ilaah baa iska leh, oo dacwaddii idinku adagna ii keena, oo anna taas waan maqli doonaa.

Laawiyiintii 19:15 SOM Bible Verse Image
Laawiyiintii 19:15 (SOM) »
Waa inaydaan garsooridda caddaaladdarro ku samayn, oo waa inaadan miskiinka u eexan, ama aadan cisayn qofka weyn, laakiinse deriskaaga waxaad ugu garsoortaa si caddaalad ah.

Luukos 12:15 SOM Bible Verse Image
Luukos 12:15 (SOM) »
Wuxuu iyaga ku yidhi, Fiiriya oo iska ilaaliya damacnimada oo dhan, waayo, qof goortuu maal badnaado, noloshiisu kama timaado maalkuu leeyahay.

Wacdiyahii 5:8 SOM Bible Verse Image
Wacdiyahii 5:8 (SOM) »
Haddaad gobol ku aragtid masaakiin la dulmayo, iyo garsoorid iyo caddaalad si xoog leh loo qalloocinayo, waxaas ha la yaabin, waayo, kan sare mid ka sii sarreeya ayaa eegaya, oo weliba waxaa jira kuwa ka sii sarreeya iyaga.

Sabuurradii 82:1 SOM Bible Verse Image
Sabuurradii 82:1 (SOM) »
Ilaah wuxuu dhex istaagaa ururka Ilaah, Oo wuxuu wax ku xukumaa ilaahyada dhexdooda,

Taariikhdii Kowaad 28:10 SOM Bible Verse Image
Taariikhdii Kowaad 28:10 (SOM) »
Haddaba iska jir, waayo, Rabbigu wuxuu kuu doortay inaad meesha quduuska ah guri u dhistid. Xoog yeelo oo samee.

Yashuuca 22:5 SOM Bible Verse Image
Yashuuca 22:5 (SOM) »
Laakiinse aad iyo aad u dadaala inaad yeeshaan amarkii iyo sharcigii uu addoonkii Rabbiga ee Muuse ahaa idinku amray, kuwaasoo ah inaad Rabbiga Ilaahiinna ah jeclaataan, oo aad ku socotaan jidadkiisa oo dhan, oo aad amarradiisa xajisaan, oo aad isaga aad u sii xajisataan, oo aad qalbigiinna oo dhan iyo naftiinna oo dhan ugu adeegtaan.

Luukos 21:8 SOM Bible Verse Image
Luukos 21:8 (SOM) »
Markaasuu yidhi, Iska eega yaan laydin khiyaanayn, waayo, qaar badan ayaa magacayga ku iman doona, oo waxay odhan doonaan, Anigu waxaan ahay isaga; iyo, Wakhtigu waa soo dhowaaday. Ha raacina.

Falimaha Rasuullada 22:26 SOM Bible Verse Image
Falimaha Rasuullada 22:26 (SOM) »
Markii boqol-u-taliyihii taas maqlayna, wuxuu u tegey sirkaalkii sare oo u sheegay, isagoo leh, Maxaad samaynaysaa? Waayo, ninkanu waa nin reer Rooma ah.

Falimaha Rasuullada 5:35 SOM Bible Verse Image
Falimaha Rasuullada 5:35 (SOM) »
Markaasuu iyagii ku yidhi, Niman yahow reer binu Israa'iil, iska jira waxaad la damacsan tihiin inaad nimankaas ku samaysaan.

Available Bible Translations

American Standard Version
2 Chronicles 19:6 (ASV) »
King James Version
2 Chronicles 19:6 (KJV) »
GOD’S WORD® (GW)
2 Chronicles 19:6 (GW) »
World English Bible
2 Chronicles 19:6 (WEB) »
इंडियन रिवाइज्ड वर्जन - हिंदी
2 इतिहास 19:6 (HINIRV) »
ਭਾਰਤੀ ਸੋਧਿਆ ਹੋਇਆ ਸੰਸਕਰਣ - ਪੰਜਾਬੀ
2 ਇਤਿਹਾਸ 19:6 (PANIRV) »
ভারতীয় সংশোধিত সংস্করণ - বাংলা
2 বংশাৱলি 19:6 (BENIRV) »
இந்தியன் ரீவைஸ்டு வேர்ஷன் - தமிழ்
2 நாளாகமம் 19:6 (TAMIRV) »
इंडियन रिवाइज्ड वर्जन - मराठी
2 इतिहास 19:6 (MARIRV) »
ఇండియన్ రేవిజ్డ్ వెర్షన్ - తెలుగు
2 దినవృత్తాంతాలు 19:6 (TELIRV) »
ઇન્ડિયન રિવાયઝ્ડ વર્ઝન - ગુજરાતી
2 કાળવૃતાંત 19:6 (GUJIRV) »
ಭಾರತೀಯ ಪರಿಷ್ಕೃತ ಆವೃತ್ತಿ - ಕನ್ನಡ
2 ಪೂರ್ವಕಾಲವೃತ್ತಾಂತ 19:6 (KANIRV) »
الكتاب المقدس باللغة العربية، فان دايك
٢ أخبار 19:6 (AVD) »
תנ ך עברי מודרני
דברי הימים ב 19:6 (HEB) »
Bíblia Sagrada Português
2 Crônicas 19:6 (BSL) »
Kinh Thánh: Tiếng Việt
2 Sử Ký 19:6 (VIE) »
Reina Valera Antigua
2 Crónicas 19:6 (RVA) »
圣 经 简体中文和合本
历 代 志 下 19:6 (CUVS) »
聖 經 繁體中文和合本
歷 代 志 下 19:6 (CUVT) »
Библия на русском
2 Паралипоменон 19:6 (RUSV) »
Українська Біблія
2 хроніки 19:6 (UKR) »
Szent Biblia - Magyar
2 Krónika 19:6 (KAR) »
Българска Библия
2 Летописи 19:6 (BULG) »
De Heilige Schrift
2 Kronieken 19:6 (NLD) »

SOM Bible Book Selection List

View full list of SOM Bible Books and Chapters

Popular Bible Verses by Topic

Searching for the most powerful Bible verses? We offer beautiful, inspirational Bible verse pictures and images by topic. Choose from popular Bible verse topics. Select any popular Bible topic below or you can view the complete list: Bible Verse Pictures by Topic

Abundance Blessed Comfort Courage Enemies Eternal Life Fear God Grace Heart Help Hope Jesus Joy Life Light Longsuffering Love Patience Peace Power Purpose Redeemer Salvation Sanctification Strength Temptation Trust Unrighteousness Word

View All Bible Topics »