Taariikhdii Labaad 20:26 SOM Bible Verse Picture Image

Inspirational bible verses with beautiful images and backgrounds. Download Taariikhdii Labaad 20:26 SOM Bible verse images and share with your friends and family on social media. Bible verse pictures were created based on verses from the Somali Bible (SOM). The Holy Bible in the Somali language of Somalia, Adan Jim'ale Version.

Copyright © 1979, 2008 Society for International Ministries -- Kenya
Language: Somali
Translation by: SIM International

Somali, Kitaablka Quduuska Ah - This translation, published by the SIM, was published in 2008. If you are interested in obtaining a printed copy, please contact the SIM at PO Box 72983, Nairobi, Kenya. This translation text is made available to you under the terms of the Creative Commons License: Attribution-Noncommercial-No Derivative Works. (http://creativecommons.org/licenses/by-nc-nd/3.0/) In addition, you have permission to port the text to different file formats, as long as you do not change any of the text or punctuation of the Bible.

You may share, copy, distribute, transmit, and extract portions or quotations from this work, provided that you include the above copyright information:

  • You must give Attribution to the work.
  • You do not sell this work for a profit.
  • You do not make any derivative works that change any of the actual words or punctuation of the Scriptures.

Permissions beyond the scope of this license may be available if you contact SIM International with your request.

This translation is made available to you under the terms of the Creative Commons Attribution-Noncommercial-No Derivatives license 4.0. You may share and redistribute this Bible translation or extracts from it in any format, provided that:

  • You include the above copyright and source information.
  • You do not sell this work for a profit.
  • You do not change any of the words or punctuation of the Scriptures

Credits: In addition, we would like to give very special thanks to eBible.org for making Holy Bible in the Somali language available in MySQL format.

Taariikhdii Labaad 20:26 SOM - Oo maalintii afraad ayay ku shireen dooxada - Bible Verse Picture

Taariikhdii Labaad 20:26 SOM

Oo maalintii afraad ayay ku shireen dooxada Barako, waayo, halkaasay Rabbiga ku ammaaneen, sidaas daraaddeed meeshaas magaceedii waxaa loo bixiyey Dooxadii Barako, oo ilaa maantadanna waa loo yaqaan.

View New Tab


Social Share Icons

Share on Tumblr
Share on Pinterest
Share on LinkedIn
Share on WhatsApp

Taariikhdii Labaad 20:26 SOM Bible verse pictures with quotes are generated using nature backgrounds and scenic photos.

Additional Bible Verse Images

Picture 02 - Taariikhdii Labaad 20:26 SOM - Oo maalintii afraad ayay ku shireen dooxada - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 03 - Taariikhdii Labaad 20:26 SOM - Oo maalintii afraad ayay ku shireen dooxada - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 04 - Taariikhdii Labaad 20:26 SOM - Oo maalintii afraad ayay ku shireen dooxada - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 05 - Taariikhdii Labaad 20:26 SOM - Oo maalintii afraad ayay ku shireen dooxada - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 06 - Taariikhdii Labaad 20:26 SOM - Oo maalintii afraad ayay ku shireen dooxada - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 07 - Taariikhdii Labaad 20:26 SOM - Oo maalintii afraad ayay ku shireen dooxada - Bible Verse Picture
View New Tab

Taariikhdii Labaad 20:26 Bible Cross References

This cross-reference page section has been added with the hope of bringing in-depth meaning and understanding to the Scriptures. The cross references below can help identify similarities between Bible passages. The verses below have been identified in our system as verses related to Taariikhdii Labaad 20:26 SOM. Please click on any image below to navigate to that specific Bible verse page.

Taariikhdii Labaad 5:9 SOM Bible Verse Image
Taariikhdii Labaad 5:9 (SOM) »
Oo uluhuna aad bay u dhaadheeraayeen, sidaas daraaddeed dabadooda waxaa laga arki jiray sanduuqii ka horreeya meesha ugu wada quduusan, laakiinse dibadda kama ay muuqan; oo halkaasuu yaal ilaa maantadan.

Bilowgii 32:20 SOM Bible Verse Image
Bilowgii 32:20 (SOM) »
oo waxaad ku tidhaahdaan, Weliba addoonkaagii Yacquub waa naga dambeeyaa. Oo wuxuu yidhi, Hadiyadda iga horraysa ayaan ku cadho tirayaa isaga, dabadeedna wejigiisaan arki doonaa; oo mindhaa wuu i aqbali doonaa.

Baxniintii 17:15 SOM Bible Verse Image
Baxniintii 17:15 (SOM) »
Markaasaa Muuse wuxuu dhisay meel allabari, oo magaceedii wuxuu u bixiyey Yehowah Nisii,

Luukos 1:68 SOM Bible Verse Image
Luukos 1:68 (SOM) »
Ha ammaanmo Rabbiga ah Ilaaha Israa'iil, Waayo, dadkiisii ayuu soo booqday oo furtay.

Ishacyaah 62:4 SOM Bible Verse Image
Ishacyaah 62:4 (SOM) »
Mar dambe laguuguma yeedhi doono Tii la dayriyey, oo dalkaagana mar dambe looguma yeedhi doono Dhulka baabba'a ah, laakiinse waxaa lagugu magacaabi doonaa Xefsiibaah, oo dalkaagana waxaa lagu magacaabi doonaaBecuulaah, waayo, Rabbigu waa kugu farxaa, oo dalkaagana waa la guursan doonaa.

Sabuurradii 103:1 SOM Bible Verse Image
Sabuurradii 103:1 (SOM) »
Naftaydoy, Rabbiga ammaan, Oo inta igu jirta oo dhammay, ammaana magiciisa quduuska ah.

Sabuurradii 107:21 SOM Bible Verse Image
Sabuurradii 107:21 (SOM) »
Dadku muu Rabbiga ku ammaano wanaaggiisa, Iyo shuqulladiisa yaabka badan oo uu binu-aadmiga u sameeyo!

Falimaha Rasuullada 1:19 SOM Bible Verse Image
Falimaha Rasuullada 1:19 (SOM) »
Kolkaasaa kuwii Yeruusaalem joogay oo dhammu ay wada ogaadeen; sidaas daraaddeed meeshaas waxaa afkooda loogu bixiyey Akeldama, taas oo micneheedu yahay, meeshii dhiigga.

Bilowgii 28:19 SOM Bible Verse Image
Bilowgii 28:19 (SOM) »
Meeshaas magaceediina wuxuu u bixiyey Beytel: laakiinse markii hore magaalada magaceedu wuxuu ahaa Luus.

Samuu'eel Labaad 22:1 SOM Bible Verse Image
Samuu'eel Labaad 22:1 (SOM) »
Daa'uud wuxuu Rabbiga kula hadlay erayadii gabaygan maalintii Rabbigu ka samatabbixiyey gacantii cadaawayaashiisa oo dhan, iyo gacantii Saa'uulba:

Samuu'eel Kowaad 7:12 SOM Bible Verse Image
Samuu'eel Kowaad 7:12 (SOM) »
Markaasaa Samuu'eel dhagax qaaday oo qotomiyey Misfaah iyo Sheen dhexdooda, oo wuxuu magiciisiina u bixiyey Ebenceser, oo yidhi, Ilaa haatan Rabbigu waa ina caawiyey.

Baxniintii 15:1 SOM Bible Verse Image
Baxniintii 15:1 (SOM) »
Markaasaa Muuse iyo reer binu Israa'iil waxay Rabbiga ugu gabyeen gabaygan, oo intay qaadeen, bay yidhaahdeen, Anigu Rabbiga waan u gabyi doonaa, waayo, ammaan buu ku guulaystay; Faraskii iyo kii fuushanaaba wuxuu ku tuuray badda.

Available Bible Translations

American Standard Version
2 Chronicles 20:26 (ASV) »
GOD’S WORD® (GW)
2 Chronicles 20:26 (GW) »
World English Bible
2 Chronicles 20:26 (WEB) »
इंडियन रिवाइज्ड वर्जन - हिंदी
2 इतिहास 20:26 (HINIRV) »
ਭਾਰਤੀ ਸੋਧਿਆ ਹੋਇਆ ਸੰਸਕਰਣ - ਪੰਜਾਬੀ
2 ਇਤਿਹਾਸ 20:26 (PANIRV) »
ভারতীয় সংশোধিত সংস্করণ - বাংলা
2 বংশাৱলি 20:26 (BENIRV) »
இந்தியன் ரீவைஸ்டு வேர்ஷன் - தமிழ்
2 நாளாகமம் 20:26 (TAMIRV) »
इंडियन रिवाइज्ड वर्जन - मराठी
2 इतिहास 20:26 (MARIRV) »
ఇండియన్ రేవిజ్డ్ వెర్షన్ - తెలుగు
2 దినవృత్తాంతాలు 20:26 (TELIRV) »
ઇન્ડિયન રિવાયઝ્ડ વર્ઝન - ગુજરાતી
2 કાળવૃતાંત 20:26 (GUJIRV) »
ಭಾರತೀಯ ಪರಿಷ್ಕೃತ ಆವೃತ್ತಿ - ಕನ್ನಡ
2 ಪೂರ್ವಕಾಲವೃತ್ತಾಂತ 20:26 (KANIRV) »
الكتاب المقدس باللغة العربية، فان دايك
٢ أخبار 20:26 (AVD) »
תנ ך עברי מודרני
דברי הימים ב 20:26 (HEB) »
Bíblia Sagrada Português
2 Crônicas 20:26 (BSL) »
Kinh Thánh: Tiếng Việt
2 Sử Ký 20:26 (VIE) »
Reina Valera Antigua
2 Crónicas 20:26 (RVA) »
圣 经 简体中文和合本
历 代 志 下 20:26 (CUVS) »
聖 經 繁體中文和合本
歷 代 志 下 20:26 (CUVT) »
Библия на русском
2 Паралипоменон 20:26 (RUSV) »
Українська Біблія
2 хроніки 20:26 (UKR) »
Szent Biblia - Magyar
2 Krónika 20:26 (KAR) »
Българска Библия
2 Летописи 20:26 (BULG) »
De Heilige Schrift
2 Kronieken 20:26 (NLD) »

SOM Bible Book Selection List

View full list of SOM Bible Books and Chapters

Popular Bible Verses by Topic

Searching for the most powerful Bible verses? We offer beautiful, inspirational Bible verse pictures and images by topic. Choose from popular Bible verse topics. Select any popular Bible topic below or you can view the complete list: Bible Verse Pictures by Topic

Abundance Blessed Comfort Courage Enemies Eternal Life Fear God Grace Heart Help Hope Jesus Joy Life Light Longsuffering Love Patience Peace Power Purpose Redeemer Salvation Sanctification Strength Temptation Trust Unrighteousness Word

View All Bible Topics »