Taariikhdii Labaad 26:7 SOM Bible Verse Picture Image

Inspirational bible verses with beautiful images and backgrounds. Download Taariikhdii Labaad 26:7 SOM Bible verse images and share with your friends and family on social media. Bible verse pictures were created based on verses from the Somali Bible (SOM). The Holy Bible in the Somali language of Somalia, Adan Jim'ale Version.

Copyright © 1979, 2008 Society for International Ministries -- Kenya
Language: Somali
Translation by: SIM International

Somali, Kitaablka Quduuska Ah - This translation, published by the SIM, was published in 2008. If you are interested in obtaining a printed copy, please contact the SIM at PO Box 72983, Nairobi, Kenya. This translation text is made available to you under the terms of the Creative Commons License: Attribution-Noncommercial-No Derivative Works. (http://creativecommons.org/licenses/by-nc-nd/3.0/) In addition, you have permission to port the text to different file formats, as long as you do not change any of the text or punctuation of the Bible.

You may share, copy, distribute, transmit, and extract portions or quotations from this work, provided that you include the above copyright information:

  • You must give Attribution to the work.
  • You do not sell this work for a profit.
  • You do not make any derivative works that change any of the actual words or punctuation of the Scriptures.

Permissions beyond the scope of this license may be available if you contact SIM International with your request.

This translation is made available to you under the terms of the Creative Commons Attribution-Noncommercial-No Derivatives license 4.0. You may share and redistribute this Bible translation or extracts from it in any format, provided that:

  • You include the above copyright and source information.
  • You do not sell this work for a profit.
  • You do not change any of the words or punctuation of the Scriptures

Credits: In addition, we would like to give very special thanks to eBible.org for making Holy Bible in the Somali language available in MySQL format.

Taariikhdii Labaad 26:7 SOM - Oo Ilaah baa isaga uga hiiliyey reer Falastiin, - Bible Verse Picture

Taariikhdii Labaad 26:7 SOM

Oo Ilaah baa isaga uga hiiliyey reer Falastiin, iyo kuwii reer Carbeed ee Guur Bacal degganaa, iyo reer Mecuuniimba.

View New Tab


Social Share Icons

Share on Tumblr
Share on Pinterest
Share on LinkedIn
Share on WhatsApp

Taariikhdii Labaad 26:7 SOM Bible verse pictures with quotes are generated using nature backgrounds and scenic photos.

Additional Bible Verse Images

Picture 02 - Taariikhdii Labaad 26:7 SOM - Oo Ilaah baa isaga uga hiiliyey reer Falastiin, - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 03 - Taariikhdii Labaad 26:7 SOM - Oo Ilaah baa isaga uga hiiliyey reer Falastiin, - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 04 - Taariikhdii Labaad 26:7 SOM - Oo Ilaah baa isaga uga hiiliyey reer Falastiin, - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 05 - Taariikhdii Labaad 26:7 SOM - Oo Ilaah baa isaga uga hiiliyey reer Falastiin, - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 06 - Taariikhdii Labaad 26:7 SOM - Oo Ilaah baa isaga uga hiiliyey reer Falastiin, - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 07 - Taariikhdii Labaad 26:7 SOM - Oo Ilaah baa isaga uga hiiliyey reer Falastiin, - Bible Verse Picture
View New Tab

Taariikhdii Labaad 26:7 Bible Cross References

This cross-reference page section has been added with the hope of bringing in-depth meaning and understanding to the Scriptures. The cross references below can help identify similarities between Bible passages. The verses below have been identified in our system as verses related to Taariikhdii Labaad 26:7 SOM. Please click on any image below to navigate to that specific Bible verse page.

Taariikhdii Labaad 21:16 SOM Bible Verse Image
Taariikhdii Labaad 21:16 (SOM) »
Markaasaa Rabbigu wuxuu Yehooraam ku soo kiciyey reer Falastiin iyo reer Carabta oo ag joogay reer Itoobiya.

Taariikhdii Kowaad 5:20 SOM Bible Verse Image
Taariikhdii Kowaad 5:20 (SOM) »
Oo iyagiina waa looga hiiliyey, markaasaa reer Hagrii'iim waxaa la soo geliyey gacantoodii, iyagii iyo kuwii kale oo la jiray oo dhanba, waayo, intay dagaalka ku jireen ayay Ilaah u qayshadeen, wuuna aqbalay, maxaa yeelay, isagay isku halleeyeen.

Ishacyaah 14:29 SOM Bible Verse Image
Ishacyaah 14:29 (SOM) »
Reer Falastiin oo dhammow, ha ku farxin in ushii lagugu garaacay jabtay, maxaa yeelay, abeesada xididkeeda waxaa ka soo bixi doona jilbis, oo farcankiisuna wuxuu noqon doonaa masduulaa dab leh.

Sabuurradii 18:29 SOM Bible Verse Image
Sabuurradii 18:29 (SOM) »
Waayo, adaan col kuugu dhex ordaa, Oo Ilaahay caawimaaddiisa ayaan derbi kaga boodaa.

Sabuurradii 18:34 SOM Bible Verse Image
Sabuurradii 18:34 (SOM) »
Gacmahaygana wuxuu baraa dagaalka, Oo sidaas daraaddeed gacmahaygu waxay xoodaan qaanso naxaas ah.

Taariikhdii Labaad 20:1 SOM Bible Verse Image
Taariikhdii Labaad 20:1 (SOM) »
Oo taas dabadeedna waxaa Yehooshaafaad ku soo kacay inay la diriraan reer Moo'aab iyo reer Cammoon iyo qaar kale oo reer Cammoon ahaa.

Taariikhdii Labaad 17:11 SOM Bible Verse Image
Taariikhdii Labaad 17:11 (SOM) »
Oo reer Falastiin qaarkood ayaa Yehooshaafaad u keenay gabbaro iyo lacag baad ah, oo weliba Carabtiina waxay u keeneen adhi badan oo ah toddoba kun iyo toddoba boqol oo wan iyo toddoba kun iyo toddoba boqol oo orgi.

Taariikhdii Labaad 14:11 SOM Bible Verse Image
Taariikhdii Labaad 14:11 (SOM) »
Markaasaa Aasaa u qayshaday Rabbiga Ilaahiisa ah oo yidhi, Rabbiyow, adiga mooyaane ma jiro mid u kala hiilin kara kan itaalka badan iyo kan aan xoogga lahayn. Rabbiyow Ilaahayagow, na caawi, waayo, waannu isku kaa hallaynaynaa, oo magacaaga ayaannu dadkan badan ugu soo baxnay. Rabbiyow, waxaad tahay Ilaahayaga, haddaba ninna yuusan kaa adkaan.

Taariikhdii Kowaad 12:18 SOM Bible Verse Image
Taariikhdii Kowaad 12:18 (SOM) »
Markaasaa ruuxii ku soo degay Camaasay oo soddonkii nin madax u ahaa, oo wuxuu yidhi, Daa'uudow, ina Yesayow, annagu waxaannu nahay kuwaagii, waannuna ku garab taagan nahay. Nabad. Nabad ha kula jirto, oo kaalmeeyayaashaadana nabad ha la jirto, waayo, waxaa ku caawiya Ilaahaaga. Markaasaa Daa'uud iyagii soo dhoweeyey oo wuxuu ka dhigay saraakiishii guutada.

Falimaha Rasuullada 26:22 SOM Bible Verse Image
Falimaha Rasuullada 26:22 (SOM) »
Haddaba anigoo caawimaad ka helay xag Ilaah ayaan waxaan ilaa maanta u taaganahay inaan marag furo oo aan u sheego yar iyo weynba, anigoo aan innaba wax kale sheegayn wixii nebiyadii iyo Muuse ay sii sheegeen inay ahaan doonaan mooyaane;

Available Bible Translations

American Standard Version
2 Chronicles 26:7 (ASV) »
King James Version
2 Chronicles 26:7 (KJV) »
GOD’S WORD® (GW)
2 Chronicles 26:7 (GW) »
World English Bible
2 Chronicles 26:7 (WEB) »
इंडियन रिवाइज्ड वर्जन - हिंदी
2 इतिहास 26:7 (HINIRV) »
ਭਾਰਤੀ ਸੋਧਿਆ ਹੋਇਆ ਸੰਸਕਰਣ - ਪੰਜਾਬੀ
2 ਇਤਿਹਾਸ 26:7 (PANIRV) »
ভারতীয় সংশোধিত সংস্করণ - বাংলা
2 বংশাৱলি 26:7 (BENIRV) »
இந்தியன் ரீவைஸ்டு வேர்ஷன் - தமிழ்
2 நாளாகமம் 26:7 (TAMIRV) »
इंडियन रिवाइज्ड वर्जन - मराठी
2 इतिहास 26:7 (MARIRV) »
ఇండియన్ రేవిజ్డ్ వెర్షన్ - తెలుగు
2 దినవృత్తాంతాలు 26:7 (TELIRV) »
ઇન્ડિયન રિવાયઝ્ડ વર્ઝન - ગુજરાતી
2 કાળવૃતાંત 26:7 (GUJIRV) »
ಭಾರತೀಯ ಪರಿಷ್ಕೃತ ಆವೃತ್ತಿ - ಕನ್ನಡ
2 ಪೂರ್ವಕಾಲವೃತ್ತಾಂತ 26:7 (KANIRV) »
الكتاب المقدس باللغة العربية، فان دايك
٢ أخبار 26:7 (AVD) »
תנ ך עברי מודרני
דברי הימים ב 26:7 (HEB) »
Bíblia Sagrada Português
2 Crônicas 26:7 (BSL) »
Kinh Thánh: Tiếng Việt
2 Sử Ký 26:7 (VIE) »
Reina Valera Antigua
2 Crónicas 26:7 (RVA) »
圣 经 简体中文和合本
历 代 志 下 26:7 (CUVS) »
聖 經 繁體中文和合本
歷 代 志 下 26:7 (CUVT) »
Библия на русском
2 Паралипоменон 26:7 (RUSV) »
Українська Біблія
2 хроніки 26:7 (UKR) »
Szent Biblia - Magyar
2 Krónika 26:7 (KAR) »
Българска Библия
2 Летописи 26:7 (BULG) »
De Heilige Schrift
2 Kronieken 26:7 (NLD) »

SOM Bible Book Selection List

View full list of SOM Bible Books and Chapters

Popular Bible Verses by Topic

Searching for the most powerful Bible verses? We offer beautiful, inspirational Bible verse pictures and images by topic. Choose from popular Bible verse topics. Select any popular Bible topic below or you can view the complete list: Bible Verse Pictures by Topic

Abundance Blessed Comfort Courage Enemies Eternal Life Fear God Grace Heart Help Hope Jesus Joy Life Light Longsuffering Love Patience Peace Power Purpose Redeemer Salvation Sanctification Strength Temptation Trust Unrighteousness Word

View All Bible Topics »