Boqorradii Labaad 18:12 SOM Bible Verse Picture Image

Inspirational bible verses with beautiful images and backgrounds. Download Boqorradii Labaad 18:12 SOM Bible verse images and share with your friends and family on social media. Bible verse pictures were created based on verses from the Somali Bible (SOM). The Holy Bible in the Somali language of Somalia, Adan Jim'ale Version.

Copyright © 1979, 2008 Society for International Ministries -- Kenya
Language: Somali
Translation by: SIM International

Somali, Kitaablka Quduuska Ah - This translation, published by the SIM, was published in 2008. If you are interested in obtaining a printed copy, please contact the SIM at PO Box 72983, Nairobi, Kenya. This translation text is made available to you under the terms of the Creative Commons License: Attribution-Noncommercial-No Derivative Works. (http://creativecommons.org/licenses/by-nc-nd/3.0/) In addition, you have permission to port the text to different file formats, as long as you do not change any of the text or punctuation of the Bible.

You may share, copy, distribute, transmit, and extract portions or quotations from this work, provided that you include the above copyright information:

  • You must give Attribution to the work.
  • You do not sell this work for a profit.
  • You do not make any derivative works that change any of the actual words or punctuation of the Scriptures.

Permissions beyond the scope of this license may be available if you contact SIM International with your request.

This translation is made available to you under the terms of the Creative Commons Attribution-Noncommercial-No Derivatives license 4.0. You may share and redistribute this Bible translation or extracts from it in any format, provided that:

  • You include the above copyright and source information.
  • You do not sell this work for a profit.
  • You do not change any of the words or punctuation of the Scriptures

Credits: In addition, we would like to give very special thanks to eBible.org for making Holy Bible in the Somali language available in MySQL format.

Boqorradii Labaad 18:12 SOM - maxaa yeelay, ma ay addeecin codkii Rabbiga - Bible Verse Picture

Boqorradii Labaad 18:12 SOM

maxaa yeelay, ma ay addeecin codkii Rabbiga Ilaahooda ahaa, laakiinse way ku xadgudbeen axdigiisii iyo dhammaan wixii uu midiidinkii Rabbiga oo Muuse ahaa ku amray; ma ay maqlin, mana ay samayn.

View New Tab


Social Share Icons

X
Tumblr
Pinterest
LinkedIn
WhatsApp
Threads

Boqorradii Labaad 18:12 SOM Bible verse pictures with quotes are generated using nature backgrounds and scenic photos.

Additional Bible Verse Images

Picture 02 - Boqorradii Labaad 18:12 SOM - maxaa yeelay, ma ay addeecin codkii Rabbiga - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 03 - Boqorradii Labaad 18:12 SOM - maxaa yeelay, ma ay addeecin codkii Rabbiga - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 04 - Boqorradii Labaad 18:12 SOM - maxaa yeelay, ma ay addeecin codkii Rabbiga - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 05 - Boqorradii Labaad 18:12 SOM - maxaa yeelay, ma ay addeecin codkii Rabbiga - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 06 - Boqorradii Labaad 18:12 SOM - maxaa yeelay, ma ay addeecin codkii Rabbiga - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 07 - Boqorradii Labaad 18:12 SOM - maxaa yeelay, ma ay addeecin codkii Rabbiga - Bible Verse Picture
View New Tab

Boqorradii Labaad 18:12 Bible Cross References

This cross-reference page section has been added with the hope of bringing in-depth meaning and understanding to the Scriptures. The cross references below can help identify similarities between Bible passages. The verses below have been identified in our system as verses related to Boqorradii Labaad 18:12 SOM. Please click on any image below to navigate to that specific Bible verse page.

1 Butros 2:8 SOM Bible Verse Image
1 Butros 2:8 (SOM) »
iyo Dhagax lagu turunturoodo oo ah dhadhaab lagu xumaado; waayo, waxay ku turunturoodaan ereyga, maxaa yeelay, ma addeecsana; taas oo ah wixii loo xugmay.

Sabuurradii 107:17 SOM Bible Verse Image
Sabuurradii 107:17 (SOM) »
Nacasyadu waxay u dhibban yihiin xadgudubkooda aawadiis, Iyo xumaatooyinkooda aawadood.

Nexemyaah 9:17 SOM Bible Verse Image
Nexemyaah 9:17 (SOM) »
wayna diideen inay addeecaan, kamana ay fiirsan yaababkaagii aad dhexdooda ku samaysay, laakiinse luquntay adkeeyeen, oo iyagoo caasi ah ayay sirkaal doorteen inay addoonnimadoodii ku noqdaan; laakiinse adigu waxaad tahay Ilaah diyaar u ah inuu wax cafiyo, waxaanad tahay nimco miidhan, oo waxaa kaa buuxda raxmad, cadho waad u gaabisaa, naxariisna hodan baad ka tahay, oo iyagiina ma aadan dayrin.

Nexemyaah 9:26 SOM Bible Verse Image
Nexemyaah 9:26 (SOM) »
Habase yeeshee way dhega adkaadeen oo kaa caasiyoobeen; sharcigaagiina gadaashooday ku tuureen, oo waxay dileen nebiyadaadii iyaga ku markhaati furay oo doonayay inay mar kale kuu soo celiyaan, oo aad bay kaaga dhirfiyeen.

Boqorradii Labaad 17:7 SOM Bible Verse Image
Boqorradii Labaad 17:7 (SOM) »
Oo taasu way dhacday, maxaa yeelay, dadkii Israa'iil waxay ku dembaabi jireen Rabbiga Ilaahooda ah oo iyaga ka soo bixiyey dalkii Masar oo ka soo hoos bixiyey gacantii Fircoon oo ahaa boqorkii Masar, oo waxay ka cabsan jireen ilaahyo kale,

Boqorradii Kowaad 9:6 SOM Bible Verse Image
Boqorradii Kowaad 9:6 (SOM) »
Laakiinse idinka ama carruurtiinnu haddaad lasocodkayga ka leexataan oo aydnaan dhawrin amarradayda iyo qaynuunnadayda aan idin hor dhigay, laakiinse aad intaad tagtaan ilaahyo kale u adeegtaan oo caabuddaan,

Yashuuca 1:1 SOM Bible Verse Image
Yashuuca 1:1 (SOM) »
Addoonkii Rabbiga oo Muuse ahaa markuu dhintay dabadeed, Rabbigu wuxuu la hadlay Yashuuca ina Nuun, oo Muuse midiidin u ahaa, oo wuxuu ku yidhi,

Sharciga Kunoqoshadiisa 8:20 SOM Bible Verse Image
Sharciga Kunoqoshadiisa 8:20 (SOM) »
Sidii quruumihii Rabbigu hortiinna ka baabbi'iyey oo kale ayaad idinkuna baabba'aysaan, maxaa yeelay, waad diiddeen inaad codkii Rabbiga Ilaahiinna ah maqashaan.

Sharciga Kunoqoshadiisa 34:5 SOM Bible Verse Image
Sharciga Kunoqoshadiisa 34:5 (SOM) »
Sidaas daraaddeed Muuse oo ahaa addoonkii Rabbigu meeshaasoo ahayd dalkii reer Moo'aab ayuu ku dhintay, sida erayga Rabbigu ahaa.

Sharciga Kunoqoshadiisa 11:28 SOM Bible Verse Image
Sharciga Kunoqoshadiisa 11:28 (SOM) »
habaarkuna wuxuu idinku dhacayaa haddaydnan dhegaysan amarrada Rabbiga Ilaahiinna ah, laakiin aad gees uga leexataan jidka aan maanta idinku amrayo, oo aad ilaahyo kale oo aydnan aqoon raacdaan.

Sharciga Kunoqoshadiisa 29:24 SOM Bible Verse Image
Sharciga Kunoqoshadiisa 29:24 (SOM) »
markaasay quruumaha oo dhammu odhan doonaan, Rabbigu muxuu dalkan sidaas ugu galay? Oo kulaylka xanaaqan weyn micnihiisu waa maxay?

Sharciga Kunoqoshadiisa 31:17 SOM Bible Verse Image
Sharciga Kunoqoshadiisa 31:17 (SOM) »
Oo kolkaasaa cadhadaydu ku kululaan doontaa iyaga, waanan ka tegi doonaa, oo wejigaygana waan ka qarin doonaa, oo iyaga waa la baabbi'in doonaa, oo waxaa ku soo degi doona masiibo iyo dhibaatooyin badan, oo waxay maalintaas odhan doonaan, Ilaaheenna aan ina dhex joogin aawadiis sow masiibadanu inooguma soo degin?

Available Bible Translations

American Standard Version
2 Kings 18:12 (ASV) »
King James Version
2 Kings 18:12 (KJV) »
GOD’S WORD® (GW)
2 Kings 18:12 (GW) »
World English Bible
2 Kings 18:12 (WEB) »
Louis Segond 1910
2 Rois 18:12 (LSG) »
इंडियन रिवाइज्ड वर्जन - हिंदी
2 राजाओं 18:12 (HINIRV) »
ਭਾਰਤੀ ਸੋਧਿਆ ਹੋਇਆ ਸੰਸਕਰਣ - ਪੰਜਾਬੀ
2 ਰਾਜਿਆਂ 18:12 (PANIRV) »
ভারতীয় সংশোধিত সংস্করণ - বাংলা
2 ৰাজাৱলি 18:12 (BENIRV) »
இந்தியன் ரீவைஸ்டு வேர்ஷன் - தமிழ்
2 இராஜாக்கள் 18:12 (TAMIRV) »
इंडियन रिवाइज्ड वर्जन - मराठी
2 राजे 18:12 (MARIRV) »
ఇండియన్ రేవిజ్డ్ వెర్షన్ - తెలుగు
2 రాజులు 18:12 (TELIRV) »
ઇન્ડિયન રિવાયઝ્ડ વર્ઝન - ગુજરાતી
2 રાજાઓ 18:12 (GUJIRV) »
ಭಾರತೀಯ ಪರಿಷ್ಕೃತ ಆವೃತ್ತಿ - ಕನ್ನಡ
2 ಅರಸುಗಳು 18:12 (KANIRV) »
الكتاب المقدس باللغة العربية، فان دايك
اَلْمُلُوكِ ٱلثَّانِي 18:12 (AVD) »
תנ ך עברי מודרני
מלכים ב 18:12 (HEB) »
Kinh Thánh: Tiếng Việt
2 Các Vua 18:12 (VIE) »
Reina Valera Antigua
2 Reyes 18:12 (RVA) »
La Sacra Bibbia
2 Re 18:12 (RIV) »
圣 经 简体中文和合本
列 王 记 下 18:12 (CUVS) »
聖 經 繁體中文和合本
列 王 紀 下 18:12 (CUVT) »
Библия на русском
4 Царств 18:12 (RUSV) »
Українська Біблія
2 царів 18:12 (UKR) »
Szent Biblia - Magyar
2 Királyok 18:12 (KAR) »
Българска Библия
4 Царе 18:12 (BULG) »
De Heilige Schrift
2 Koningen 18:12 (NLD) »

SOM Bible Book Selection List

View full list of SOM Bible Books and Chapters

Popular Bible Verses by Topic

Searching for the most powerful Bible verses? We offer beautiful, inspirational Bible verse pictures and images by topic. Choose from popular Bible verse topics. Select any popular Bible topic below or you can view the complete list: Bible Verse Pictures by Topic

Abundance Blessed Comfort Courage Enemies Eternal Life Fear God Grace Heart Help Hope Jesus Joy Life Light Longsuffering Love Patience Peace Power Purpose Redeemer Salvation Sanctification Strength Temptation Trust Unrighteousness Word

View All Bible Topics »