Sharciga Kunoqoshadiisa 31:17 SOM Bible Verse Picture Image

Inspirational bible verses with beautiful images and backgrounds. Download Sharciga Kunoqoshadiisa 31:17 SOM Bible verse images and share with your friends and family on social media. Bible verse pictures were created based on verses from the Somali Bible (SOM). The Holy Bible in the Somali language of Somalia, Adan Jim'ale Version.

Copyright © 1979, 2008 Society for International Ministries -- Kenya
Language: Somali
Translation by: SIM International

Somali, Kitaablka Quduuska Ah - This translation, published by the SIM, was published in 2008. If you are interested in obtaining a printed copy, please contact the SIM at PO Box 72983, Nairobi, Kenya. This translation text is made available to you under the terms of the Creative Commons License: Attribution-Noncommercial-No Derivative Works. (http://creativecommons.org/licenses/by-nc-nd/3.0/) In addition, you have permission to port the text to different file formats, as long as you do not change any of the text or punctuation of the Bible.

You may share, copy, distribute, transmit, and extract portions or quotations from this work, provided that you include the above copyright information:

  • You must give Attribution to the work.
  • You do not sell this work for a profit.
  • You do not make any derivative works that change any of the actual words or punctuation of the Scriptures.

Permissions beyond the scope of this license may be available if you contact SIM International with your request.

This translation is made available to you under the terms of the Creative Commons Attribution-Noncommercial-No Derivatives license 4.0. You may share and redistribute this Bible translation or extracts from it in any format, provided that:

  • You include the above copyright and source information.
  • You do not sell this work for a profit.
  • You do not change any of the words or punctuation of the Scriptures

Credits: In addition, we would like to give very special thanks to eBible.org for making Holy Bible in the Somali language available in MySQL format.

Sharciga Kunoqoshadiisa 31:17 SOM - Oo kolkaasaa cadhadaydu ku kululaan doontaa - Bible Verse Picture

Sharciga Kunoqoshadiisa 31:17 SOM

Oo kolkaasaa cadhadaydu ku kululaan doontaa iyaga, waanan ka tegi doonaa, oo wejigaygana waan ka qarin doonaa, oo iyaga waa la baabbi'in doonaa, oo waxaa ku soo degi doona masiibo iyo dhibaatooyin badan, oo waxay maalintaas odhan doonaan, Ilaaheenna aan ina dhex joogin aawadiis sow masiibadanu inooguma soo degin?

View New Tab


Social Share Icons

Share on Tumblr
Share on Pinterest
Share on LinkedIn
Share on WhatsApp

Sharciga Kunoqoshadiisa 31:17 SOM Bible verse pictures with quotes are generated using nature backgrounds and scenic photos.

Additional Bible Verse Images

Picture 02 - Sharciga Kunoqoshadiisa 31:17 SOM - Oo kolkaasaa cadhadaydu ku kululaan doontaa - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 03 - Sharciga Kunoqoshadiisa 31:17 SOM - Oo kolkaasaa cadhadaydu ku kululaan doontaa - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 04 - Sharciga Kunoqoshadiisa 31:17 SOM - Oo kolkaasaa cadhadaydu ku kululaan doontaa - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 05 - Sharciga Kunoqoshadiisa 31:17 SOM - Oo kolkaasaa cadhadaydu ku kululaan doontaa - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 06 - Sharciga Kunoqoshadiisa 31:17 SOM - Oo kolkaasaa cadhadaydu ku kululaan doontaa - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 07 - Sharciga Kunoqoshadiisa 31:17 SOM - Oo kolkaasaa cadhadaydu ku kululaan doontaa - Bible Verse Picture
View New Tab

Sharciga Kunoqoshadiisa 31:17 Bible Cross References

This cross-reference page section has been added with the hope of bringing in-depth meaning and understanding to the Scriptures. The cross references below can help identify similarities between Bible passages. The verses below have been identified in our system as verses related to Sharciga Kunoqoshadiisa 31:17 SOM. Please click on any image below to navigate to that specific Bible verse page.

Tirintii 14:42 SOM Bible Verse Image
Tirintii 14:42 (SOM) »
Halkaas ha u kicina, waayo, Rabbigu idinma dhex joogo ee yaan cadaawayaashiinnu idin layn.

Sabuurradii 104:29 SOM Bible Verse Image
Sabuurradii 104:29 (SOM) »
Wejigaagaad qarisaa, oo way dhibtoodaan, Naftoodaad ka qaaddaa oo way dhintaan, Oo waxay ku noqdaan ciiddoodii.

Ishacyaah 8:17 SOM Bible Verse Image
Ishacyaah 8:17 (SOM) »
Anigu waxaan sugi doonaa Rabbiga wejigiisa dadka Yacquub ka qariya, oo isagaan filan doonaa.

Taariikhdii Labaad 15:2 SOM Bible Verse Image
Taariikhdii Labaad 15:2 (SOM) »
oo intuu u soo baxay inuu Aasaa ka hor tago ayuu ku yidhi, Aasaa, iyo dadkii Yahuudah iyo Benyaamiin oo dhammow, i maqla. Rabbigu wuu idinla jiraa intaad isaga la jirtaan, oo haddaad isaga doondoontaanna waad heli doontaan, laakiinse haddaad isaga ka tagtaan, isna wuu idinka tegi doonaa.

Xaakinnada 6:13 SOM Bible Verse Image
Xaakinnada 6:13 (SOM) »
Oo markaasaa Gidcoon malaggii ku yidhi, Sayidkaygiiyow, haddii Rabbigu nala jiro, de maxaa waxyaalahan oo dhammu noogu dhaceen? Oo meeye kulli shuqulladiisii yaabka lahaa oo ay awowayaashayo noo sheegeen, oo ay nagu yidhaahdeen, Miyaanu Rabbigu naga soo bixin dalkii Masar? Laakiinse haatan Rabbigu waa na xooray, oo wuxuu gacanta noo geliyey reer Midyaan.

Ishacyaah 64:7 SOM Bible Verse Image
Ishacyaah 64:7 (SOM) »
Oo innaba lama arko mid magacaaga ku baryootama, ama niyadiisa u kiciya inuu ku xagsado, waayo, wejigaagii waad naga qarisay, oo xumaatooyinkayagii aawadood waad na wada baabbi'isay.

Taariikhdii Kowaad 28:9 SOM Bible Verse Image
Taariikhdii Kowaad 28:9 (SOM) »
Haddaba Sulaymaanow, wiilkaygiiyow, Ilaahii aabbahaa garo, oo ugu adeeg qalbi qumman iyo maan raalli ah, waayo, Rabbigu wuxuu baadhaa qalbiyada oo dhan, wuuna wada gartaa malayaasha fikirrada oo dhan, oo haddaad isaga doondoontid waad heli doontaa, laakiinse haddaad isaga ka tagtid wuu ku xoori doonaa weligaaba.

Yeremyaah 23:33 SOM Bible Verse Image
Yeremyaah 23:33 (SOM) »
Oo markii dadkan ama nebi ama wadaad uu ku weyddiiyo, oo uu kugu yidhaahdo, Rabbiga warkiisa culus waa maxay? Waxaad iyaga ku tidhaahdaa, Waa war maxay ah? Waan idin xoorayaa, ayaa Rabbigu leeyahay.

Sabuurradii 30:7 SOM Bible Verse Image
Sabuurradii 30:7 (SOM) »
Rabbiyow, raallinimadaada aawadeed ayaad buurtayda ka dhigtay inay si adag u taagnaato, Wejigaagaad qarisay, oo anna waan argaggaxay.

Yeremyaah 23:39 SOM Bible Verse Image
Yeremyaah 23:39 (SOM) »
Sidaas daraaddeed bal ogaada, Aniga qudhayda ayaa giddigiin idin illoobi doona, waanan idin xoori doonaa idinka iyo magaaladii aan idinka iyo awowayaashiinba siiyey, oo hortaydana waan idinka fogayn doonaa.

Ishacyaah 63:17 SOM Bible Verse Image
Ishacyaah 63:17 (SOM) »
Rabbiyow, bal maxaad nooga dhigtay inaannu jidkaaga ka qaldanno, maxaadse qalbigayaga u qallafisay si aannan kaaga cabsan? U soo noqo addoommadaada aawadood iyo qabiilooyinkii dhaxalkaaga aawadood?

Yexesqeel 39:29 SOM Bible Verse Image
Yexesqeel 39:29 (SOM) »
Oo wejigaygana innaba mar dambe iyaga kama aan qarin doono, waayo, Sayidka Rabbiga ahu wuxuu leeyahay, Ruuxaygii ayaan reer binu Israa'iil ku dul shubay.

Available Bible Translations

American Standard Version
Deuteronomy 31:17 (ASV) »
King James Version
Deuteronomy 31:17 (KJV) »
GOD’S WORD® (GW)
Deuteronomy 31:17 (GW) »
World English Bible
Deuteronomy 31:17 (WEB) »
इंडियन रिवाइज्ड वर्जन - हिंदी
व्यवस्थाविवरण 31:17 (HINIRV) »
ਭਾਰਤੀ ਸੋਧਿਆ ਹੋਇਆ ਸੰਸਕਰਣ - ਪੰਜਾਬੀ
ਅਸਤਸਨਾ 31:17 (PANIRV) »
ভারতীয় সংশোধিত সংস্করণ - বাংলা
দ্বিতীয় বিৱৰণ 31:17 (BENIRV) »
இந்தியன் ரீவைஸ்டு வேர்ஷன் - தமிழ்
உபாகமம் 31:17 (TAMIRV) »
इंडियन रिवाइज्ड वर्जन - मराठी
अनुवाद 31:17 (MARIRV) »
ఇండియన్ రేవిజ్డ్ వెర్షన్ - తెలుగు
ద్వితీయోపదేశ కాండము 31:17 (TELIRV) »
ઇન્ડિયન રિવાયઝ્ડ વર્ઝન - ગુજરાતી
પુનર્નિયમ 31:17 (GUJIRV) »
ಭಾರತೀಯ ಪರಿಷ್ಕೃತ ಆವೃತ್ತಿ - ಕನ್ನಡ
ಧರ್ಮೋಪದೇಶಕಾಂಡ 31:17 (KANIRV) »
الكتاب المقدس باللغة العربية، فان دايك
اَلتَّثْنِيَة 31:17 (AVD) »
תנ ך עברי מודרני
דברים 31:17 (HEB) »
Bíblia Sagrada Português
Deuteronômio 31:17 (BSL) »
Reina Valera Antigua
Deuteronomio 31:17 (RVA) »
圣 经 简体中文和合本
申 命 记 31:17 (CUVS) »
聖 經 繁體中文和合本
申 命 記 31:17 (CUVT) »
Svenska Bibeln 1917
5 Mosebok 31:17 (SV1917) »
Библия на русском
Второзаконие 31:17 (RUSV) »
Українська Біблія
Повторення Закону 31:17 (UKR) »
Szent Biblia - Magyar
5 Mózes 31:17 (KAR) »
Българска Библия
Второзаконие 31:17 (BULG) »

SOM Bible Book Selection List

View full list of SOM Bible Books and Chapters

Popular Bible Verses by Topic

Searching for the most powerful Bible verses? We offer beautiful, inspirational Bible verse pictures and images by topic. Choose from popular Bible verse topics. Select any popular Bible topic below or you can view the complete list: Bible Verse Pictures by Topic

Abundance Blessed Comfort Courage Enemies Eternal Life Fear God Grace Heart Help Hope Jesus Joy Life Light Longsuffering Love Patience Peace Power Purpose Redeemer Salvation Sanctification Strength Temptation Trust Unrighteousness Word

View All Bible Topics »