Boqorradii Labaad 21:14 SOM Bible Verse Picture Image

Inspirational bible verses with beautiful images and backgrounds. Download Boqorradii Labaad 21:14 SOM Bible verse images and share with your friends and family on social media. Bible verse pictures were created based on verses from the Somali Bible (SOM). The Holy Bible in the Somali language of Somalia, Adan Jim'ale Version.

Copyright © 1979, 2008 Society for International Ministries -- Kenya
Language: Somali
Translation by: SIM International

Somali, Kitaablka Quduuska Ah - This translation, published by the SIM, was published in 2008. If you are interested in obtaining a printed copy, please contact the SIM at PO Box 72983, Nairobi, Kenya. This translation text is made available to you under the terms of the Creative Commons License: Attribution-Noncommercial-No Derivative Works. (http://creativecommons.org/licenses/by-nc-nd/3.0/) In addition, you have permission to port the text to different file formats, as long as you do not change any of the text or punctuation of the Bible.

You may share, copy, distribute, transmit, and extract portions or quotations from this work, provided that you include the above copyright information:

  • You must give Attribution to the work.
  • You do not sell this work for a profit.
  • You do not make any derivative works that change any of the actual words or punctuation of the Scriptures.

Permissions beyond the scope of this license may be available if you contact SIM International with your request.

This translation is made available to you under the terms of the Creative Commons Attribution-Noncommercial-No Derivatives license 4.0. You may share and redistribute this Bible translation or extracts from it in any format, provided that:

  • You include the above copyright and source information.
  • You do not sell this work for a profit.
  • You do not change any of the words or punctuation of the Scriptures

Credits: In addition, we would like to give very special thanks to eBible.org for making Holy Bible in the Somali language available in MySQL format.

Boqorradii Labaad 21:14 SOM - Oo waan xoorayaa kuwa dhaxalkayga ka hadha, oo - Bible Verse Picture

Boqorradii Labaad 21:14 SOM

Oo waan xoorayaa kuwa dhaxalkayga ka hadha, oo waxaan u gacangelinayaa cadaawayaashooda, oo iyana waxay cadaawayaashooda oo dhan u noqon doonaan dhac iyo wax la boobo;

View New Tab


Social Share Icons

X
Tumblr
Pinterest
LinkedIn
WhatsApp
Threads

Boqorradii Labaad 21:14 SOM Bible verse pictures with quotes are generated using nature backgrounds and scenic photos.

Additional Bible Verse Images

Picture 02 - Boqorradii Labaad 21:14 SOM - Oo waan xoorayaa kuwa dhaxalkayga ka hadha, oo - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 03 - Boqorradii Labaad 21:14 SOM - Oo waan xoorayaa kuwa dhaxalkayga ka hadha, oo - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 04 - Boqorradii Labaad 21:14 SOM - Oo waan xoorayaa kuwa dhaxalkayga ka hadha, oo - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 05 - Boqorradii Labaad 21:14 SOM - Oo waan xoorayaa kuwa dhaxalkayga ka hadha, oo - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 06 - Boqorradii Labaad 21:14 SOM - Oo waan xoorayaa kuwa dhaxalkayga ka hadha, oo - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 07 - Boqorradii Labaad 21:14 SOM - Oo waan xoorayaa kuwa dhaxalkayga ka hadha, oo - Bible Verse Picture
View New Tab

Boqorradii Labaad 21:14 Bible Cross References

This cross-reference page section has been added with the hope of bringing in-depth meaning and understanding to the Scriptures. The cross references below can help identify similarities between Bible passages. The verses below have been identified in our system as verses related to Boqorradii Labaad 21:14 SOM. Please click on any image below to navigate to that specific Bible verse page.

Yeremyaah 23:33 SOM Bible Verse Image
Yeremyaah 23:33 (SOM) »
Oo markii dadkan ama nebi ama wadaad uu ku weyddiiyo, oo uu kugu yidhaahdo, Rabbiga warkiisa culus waa maxay? Waxaad iyaga ku tidhaahdaa, Waa war maxay ah? Waan idin xoorayaa, ayaa Rabbigu leeyahay.

Sabuurradii 89:38 SOM Bible Verse Image
Sabuurradii 89:38 (SOM) »
Laakiinse adigu waad xoortay oo waad nacday, Oo waxaad u cadhootay kaaga subkan.

Boqorradii Labaad 19:4 SOM Bible Verse Image
Boqorradii Labaad 19:4 (SOM) »
Waxaa laga yaabaa in Rabbiga Ilaahaaga ahu uu wada maqlo erayadii Rabshaaqeeh oo dhan, kaasoo sayidkiisii ahaa boqorka Ashuur uu u soo diray inuu caayo Ilaaha nool; waana suurtowdaa inuu Rabbiga Ilaahaaga ahu canaanto kan uu erayadiisii maqlay; haddaba sidaas daraaddeed u ducee kuwa hadhay.

Taariikhdii Labaad 15:2 SOM Bible Verse Image
Taariikhdii Labaad 15:2 (SOM) »
oo intuu u soo baxay inuu Aasaa ka hor tago ayuu ku yidhi, Aasaa, iyo dadkii Yahuudah iyo Benyaamiin oo dhammow, i maqla. Rabbigu wuu idinla jiraa intaad isaga la jirtaan, oo haddaad isaga doondoontaanna waad heli doontaan, laakiinse haddaad isaga ka tagtaan, isna wuu idinka tegi doonaa.

Boqorradii Labaad 24:2 SOM Bible Verse Image
Boqorradii Labaad 24:2 (SOM) »
Markaasaa Rabbigu u soo diray guutooyin reer Kaldayiin ah, iyo guutooyin reer Suuriya ah, iyo guutooyin reer Moo'aab ah, iyo guutooyin reer Cammoon ah, oo wuxuu iyaga u soo diray inay dalka Yahuudah baabbi'iyaan sidii Rabbigu uga hadlay nebiyadii addoommadiisa ahaa.

Boqorradii Labaad 19:30 SOM Bible Verse Image
Boqorradii Labaad 19:30 (SOM) »
Markaasaa kuwii hadhay oo reer Yahuudah ah oo baxsaday mar kalay xididdo hoos u bixin doonaan, midhona kor bay u dhali doonaan.

Xaakinnada 2:14 SOM Bible Verse Image
Xaakinnada 2:14 (SOM) »
Markaasaa cadhadii Rabbigu aad ugu kululaatay reer binu Israa'iil, oo wuxuu iyagii ku riday kuwii iyaga dhacay gacmahoodii, oo wuxuu ka iibiyey gacmihii cadaawayaashoodii ku wareegsanaa, sidaas daraaddeed mar dambe ma ay hor istaagi karin cadaawayaashooda.

Sharciga Kunoqoshadiisa 31:17 SOM Bible Verse Image
Sharciga Kunoqoshadiisa 31:17 (SOM) »
Oo kolkaasaa cadhadaydu ku kululaan doontaa iyaga, waanan ka tegi doonaa, oo wejigaygana waan ka qarin doonaa, oo iyaga waa la baabbi'in doonaa, oo waxaa ku soo degi doona masiibo iyo dhibaatooyin badan, oo waxay maalintaas odhan doonaan, Ilaaheenna aan ina dhex joogin aawadiis sow masiibadanu inooguma soo degin?

Sharciga Kunoqoshadiisa 28:48 SOM Bible Verse Image
Sharciga Kunoqoshadiisa 28:48 (SOM) »
Haddaba sidaas daraaddeed cadaawayaashiinna Rabbigu idiin soo diri doono ayaad ugu adeegi doontaan gaajo iyo harraad iyo qaawanaan, idinkoo wax kasta u baahan, oo wuxuu qoorta idinka saari doonaa harqood bir ah, ilaa uu idin baabbi'iyo.

Sharciga Kunoqoshadiisa 4:26 SOM Bible Verse Image
Sharciga Kunoqoshadiisa 4:26 (SOM) »
waxaan samada iyo dhulka maanta ugu yeedhayaa inay idinku marag furaan, inaad dhaqso uga wada baabbi'i doontaan dalka aad Webi Urdun uga gudbaysaan inaad hantidaan. Dalkaas cimrigiinnu kuma raagi doono, laakiinse kulligiin waad wada baabbi'i doontaan.

Caamoos 5:2 SOM Bible Verse Image
Caamoos 5:2 (SOM) »
Bikradda ah dalka Israa'iil waa dhacday, oo mar dambena ma sara joogsan doonto. Dalkeedii ayaa lagu dayriyey, oo qof kor u qaada lama arko.

Sharciga Kunoqoshadiisa 28:31 SOM Bible Verse Image
Sharciga Kunoqoshadiisa 28:31 (SOM) »
Dibigaaga ayaa hortaada lagu gowrici doono, idahaagana waxaa la siin doonaa cadaawayaashaada, oo mid ku badbaadiyana lama arki doono.

Available Bible Translations

American Standard Version
2 Kings 21:14 (ASV) »
King James Version
2 Kings 21:14 (KJV) »
GOD’S WORD® (GW)
2 Kings 21:14 (GW) »
World English Bible
2 Kings 21:14 (WEB) »
Louis Segond 1910
2 Rois 21:14 (LSG) »
इंडियन रिवाइज्ड वर्जन - हिंदी
2 राजाओं 21:14 (HINIRV) »
ਭਾਰਤੀ ਸੋਧਿਆ ਹੋਇਆ ਸੰਸਕਰਣ - ਪੰਜਾਬੀ
2 ਰਾਜਿਆਂ 21:14 (PANIRV) »
ভারতীয় সংশোধিত সংস্করণ - বাংলা
2 ৰাজাৱলি 21:14 (BENIRV) »
இந்தியன் ரீவைஸ்டு வேர்ஷன் - தமிழ்
2 இராஜாக்கள் 21:14 (TAMIRV) »
इंडियन रिवाइज्ड वर्जन - मराठी
2 राजे 21:14 (MARIRV) »
ఇండియన్ రేవిజ్డ్ వెర్షన్ - తెలుగు
2 రాజులు 21:14 (TELIRV) »
ઇન્ડિયન રિવાયઝ્ડ વર્ઝન - ગુજરાતી
2 રાજાઓ 21:14 (GUJIRV) »
ಭಾರತೀಯ ಪರಿಷ್ಕೃತ ಆವೃತ್ತಿ - ಕನ್ನಡ
2 ಅರಸುಗಳು 21:14 (KANIRV) »
الكتاب المقدس باللغة العربية، فان دايك
اَلْمُلُوكِ ٱلثَّانِي 21:14 (AVD) »
תנ ך עברי מודרני
מלכים ב 21:14 (HEB) »
Kinh Thánh: Tiếng Việt
2 Các Vua 21:14 (VIE) »
Reina Valera Antigua
2 Reyes 21:14 (RVA) »
La Sacra Bibbia
2 Re 21:14 (RIV) »
圣 经 简体中文和合本
列 王 记 下 21:14 (CUVS) »
聖 經 繁體中文和合本
列 王 紀 下 21:14 (CUVT) »
Библия на русском
4 Царств 21:14 (RUSV) »
Українська Біблія
2 царів 21:14 (UKR) »
Szent Biblia - Magyar
2 Királyok 21:14 (KAR) »
Българска Библия
4 Царе 21:14 (BULG) »
De Heilige Schrift
2 Koningen 21:14 (NLD) »

SOM Bible Book Selection List

View full list of SOM Bible Books and Chapters

Popular Bible Verses by Topic

Searching for the most powerful Bible verses? We offer beautiful, inspirational Bible verse pictures and images by topic. Choose from popular Bible verse topics. Select any popular Bible topic below or you can view the complete list: Bible Verse Pictures by Topic

Abundance Blessed Comfort Courage Enemies Eternal Life Fear God Grace Heart Help Hope Jesus Joy Life Light Longsuffering Love Patience Peace Power Purpose Redeemer Salvation Sanctification Strength Temptation Trust Unrighteousness Word

View All Bible Topics »