Boqorradii Labaad Chapter 22 Verse 13 SOM
Boqorradii Labaad 22:13 SOM Bible Verse Picture Image
Inspirational bible verses with beautiful images and backgrounds. Download Boqorradii Labaad 22:13 SOM Bible verse images and share with your friends and family on social media. Bible verse pictures were created based on verses from the Somali Bible (SOM). The Holy Bible in the Somali language of Somalia, Adan Jim'ale Version.
Copyright © 1979, 2008 Society for International Ministries -- Kenya
Language: Somali
Translation by: SIM International
Somali, Kitaablka Quduuska Ah - This translation, published by the SIM, was published in 2008. If you are interested in obtaining a printed copy, please contact the SIM at PO Box 72983, Nairobi, Kenya. This translation text is made available to you under the terms of the Creative Commons License: Attribution-Noncommercial-No Derivative Works. (http://creativecommons.org/licenses/by-nc-nd/3.0/) In addition, you have permission to port the text to different file formats, as long as you do not change any of the text or punctuation of the Bible.
You may share, copy, distribute, transmit, and extract portions or quotations from this work, provided that you include the above copyright information:
- You must give Attribution to the work.
- You do not sell this work for a profit.
- You do not make any derivative works that change any of the actual words or punctuation of the Scriptures.
Permissions beyond the scope of this license may be available if you contact SIM International with your request.
This translation is made available to you under the terms of the Creative Commons Attribution-Noncommercial-No Derivatives license 4.0. You may share and redistribute this Bible translation or extracts from it in any format, provided that:
- You include the above copyright and source information.
- You do not sell this work for a profit.
- You do not change any of the words or punctuation of the Scriptures
Credits: In addition, we would like to give very special thanks to eBible.org for making Holy Bible in the Somali language available in MySQL format.
Boqorradii Labaad 22:13 SOM
War taga oo aniga iyo dadka iyo reer Yahuudah oo dhan Rabbiga inoo soo weyddiiya waxa ku saabsan erayada kitaabkan la helay, waayo, cadhada Rabbiga oo uu inoo cadhooday way weyn tahay, maxaa yeelay, awowayaasheen ma ay dhegaysan erayada kitaabkan inay yeelaan kulli waxyaalaha inagu saabsan ee ku qoran.
View New TabSocial Share Icons
Boqorradii Labaad 22:13 SOM Bible verse pictures with quotes are generated using nature backgrounds and scenic photos.
Boqorradii Labaad 22:13 Bible Cross References
This cross-reference page section has been added with the hope of bringing in-depth meaning and understanding to the Scriptures. The cross references below can help identify similarities between Bible passages. The verses below have been identified in our system as verses related to Boqorradii Labaad 22:13 SOM. Please click on any image below to navigate to that specific Bible verse page.

Sharciga Kunoqoshadiisa 29:23 (SOM) »
iyo in dalka oo dhammu yahay baaruud, iyo cusbo, iyo meel guban, oo aan waxba lagu beerin, aanna dhalin, oo aan cawsna ka bixin innaba sidii markii la afgembiyey Sodom iyo Gomora, iyo Admaah iyo Seboyim oo Rabbigu ku afgembiyey cadhadiisa iyo xanaaqiisa,

Sharciga Kunoqoshadiisa 31:17 (SOM) »
Oo kolkaasaa cadhadaydu ku kululaan doontaa iyaga, waanan ka tegi doonaa, oo wejigaygana waan ka qarin doonaa, oo iyaga waa la baabbi'in doonaa, oo waxaa ku soo degi doona masiibo iyo dhibaatooyin badan, oo waxay maalintaas odhan doonaan, Ilaaheenna aan ina dhex joogin aawadiis sow masiibadanu inooguma soo degin?

Muujintii 6:17 (SOM) »
waayo, waxaa timid maalintii weynayd oo cadhadooda; bal yaa awooda inuu istaago?

Sabuurradii 106:6 (SOM) »
Waxaannu la dembaabnay awowayaashayo, Xumaanna waannu samaynay, oo si shar ah ayaannu wax u samaynay.

Nexemyaah 9:3 (SOM) »
Kolkaasay meeshoodii istaageen oo akhriyeen kitaabkii sharciga Rabbiga Ilaahooda ah intii maalin rubuceed ah; oo haddana rubuc kale ayay wax qirteen, wayna u sujuudeen Rabbiga Ilaahooda ah.

Nexemyaah 8:8 (SOM) »
Oo kitaabkii sharciga Ilaah si bayaan ah ayaa loo akhriyey, waana la micneeyey si dadku u garto waxa la akhriyey.

Taariikhdii Labaad 29:6 (SOM) »
Waayo, awowayaasheen way xadgudbeen, oo waxay sameeyeen wax shar ah Rabbiga Ilaaheenna ah hortiisa, oo isagii way ka tageen, oo wejigoodiina way ka sii jeediyeen rugtii Rabbiga, oo waxay u jeediyeen dhabarkooda.

Taariikhdii Labaad 34:21 (SOM) »
War taga, oo aniga iyo kuwa dalka Israa'iil iyo dalka Yahuudah ku hadhayba Rabbiga wax inoo soo weyddiiya waxa ku saabsan erayada kitaabkii la helay, waayo, cadhada Rabbiga oo inagu soo degtay way weyn tahay, maxaa yeelay, awowayaasheen ma ay xajin inay wada yeelaan waxa kitaabkan ku qoran oo dhan.

Taariikhdii Kowaad 10:13 (SOM) »
Haddaba Saa'uul wuxuu u dhintay xadgudubkiisii uu isagu Rabbiga ku xadgudbay, maxaa yeelay, isagu Eraygii Rabbiga ma uu dhawrin, oo weliba isagu wuxuu talo weyddiistay mid ruuxaan lahayd, si uu iyada wax u weyddiisto,

Boqorradii Labaad 3:11 (SOM) »
Laakiinse Yehooshaafaadba wuxuu yidhi, War sow ma joogo nin ah Rabbiga nebigiis aan Rabbiga wax ka weyddiinnee? Oo mid ka mid ah boqorkii dalka Israa'iil addoommadiisii ayaa ugu jawaabay, Waxaa jooga Eliishaa ina Shaafaad oo biyo ku shubi jiray Eliiyaah gacmihiisii.

Boqorradii Kowaad 22:7 (SOM) »
Laakiinse Yehooshaafaad wuxuu ku yidhi, Kuwan mooyaane miyaanu nebi Rabbigu jirin aan wax weyddiinnee?

Sharciga Kunoqoshadiisa 4:23 (SOM) »
Digtoonaada, waaba intaasoo aad illowdaan axdigii Rabbiga Ilaahiinna ahu idinla dhigtay, oo aad samaysaan sanam xardhan oo u eg waxyaalihii Rabbiga Ilaahiinna ahu idiin diiday.
Available Bible Translations
2 Kings 22:13 (ASV) »
2 Kings 22:13 (KJV) »
2 Kings 22:13 (GW) »
2 Kings 22:13 (BSB) »
2 Kings 22:13 (WEB) »
2 Rois 22:13 (LSG) »
2 Könige 22:13 (LUTH1912) »
2 राजाओं 22:13 (HINIRV) »
2 ਰਾਜਿਆਂ 22:13 (PANIRV) »
2 ৰাজাৱলি 22:13 (BENIRV) »
2 இராஜாக்கள் 22:13 (TAMIRV) »
2 राजे 22:13 (MARIRV) »
2 రాజులు 22:13 (TELIRV) »
2 રાજાઓ 22:13 (GUJIRV) »
2 ಅರಸುಗಳು 22:13 (KANIRV) »
اَلْمُلُوكِ ٱلثَّانِي 22:13 (AVD) »
מלכים ב 22:13 (HEB) »
2 Các Vua 22:13 (VIE) »
2 Reyes 22:13 (RVA) »
2 Re 22:13 (RIV) »
列 王 记 下 22:13 (CUVS) »
列 王 紀 下 22:13 (CUVT) »
2 Mbretërve 22:13 (ALB) »
2 Kungaboken 22:13 (SV1917) »
4 Царств 22:13 (RUSV) »
2 царів 22:13 (UKR) »
2 Királyok 22:13 (KAR) »
4 Царе 22:13 (BULG) »
列王紀下 22:13 (JPN) »
2 Kongebok 22:13 (NORSK) »
2 Wafalme 22:13 (SWHULB) »
2 Królewska 22:13 (POLUBG) »
2 Koningen 22:13 (NLD) »
2 Kongebog 22:13 (DA1871) »
Boqorradii Labaad 22 (SOM) Verse Selection
SOM Bible Book Selection List
Popular Bible Verses by Topic
Searching for the most powerful Bible verses? We offer beautiful, inspirational Bible verse pictures and images by topic. Choose from popular Bible verse topics. Select any popular Bible topic below or you can view the complete list: Bible Verse Pictures by Topic
Abundance Blessed Comfort Courage Enemies Eternal Life Fear God Grace Heart Help Hope Jesus Joy Life Light Longsuffering Love Patience Peace Power Purpose Redeemer Salvation Sanctification Strength Temptation Trust Unrighteousness WordView All Bible Topics »






