Boqorradii Labaad 8:15 SOM Bible Verse Picture Image

Inspirational bible verses with beautiful images and backgrounds. Download Boqorradii Labaad 8:15 SOM Bible verse images and share with your friends and family on social media. Bible verse pictures were created based on verses from the Somali Bible (SOM). The Holy Bible in the Somali language of Somalia, Adan Jim'ale Version.

Copyright © 1979, 2008 Society for International Ministries -- Kenya
Language: Somali
Translation by: SIM International

Somali, Kitaablka Quduuska Ah - This translation, published by the SIM, was published in 2008. If you are interested in obtaining a printed copy, please contact the SIM at PO Box 72983, Nairobi, Kenya. This translation text is made available to you under the terms of the Creative Commons License: Attribution-Noncommercial-No Derivative Works. (http://creativecommons.org/licenses/by-nc-nd/3.0/) In addition, you have permission to port the text to different file formats, as long as you do not change any of the text or punctuation of the Bible.

You may share, copy, distribute, transmit, and extract portions or quotations from this work, provided that you include the above copyright information:

  • You must give Attribution to the work.
  • You do not sell this work for a profit.
  • You do not make any derivative works that change any of the actual words or punctuation of the Scriptures.

Permissions beyond the scope of this license may be available if you contact SIM International with your request.

This translation is made available to you under the terms of the Creative Commons Attribution-Noncommercial-No Derivatives license 4.0. You may share and redistribute this Bible translation or extracts from it in any format, provided that:

  • You include the above copyright and source information.
  • You do not sell this work for a profit.
  • You do not change any of the words or punctuation of the Scriptures

Credits: In addition, we would like to give very special thanks to eBible.org for making Holy Bible in the Somali language available in MySQL format.

Boqorradii Labaad 8:15 SOM - Oo maalintii ku xigtay ayuu maro qaaday oo biyo - Bible Verse Picture

Boqorradii Labaad 8:15 SOM

Oo maalintii ku xigtay ayuu maro qaaday oo biyo dhex geliyey, markaasuu wejiga boqorka ku deday wuuna dhintay; oo meeshiisiina Xasaa'eel ayaa boqor ka noqday.

View New Tab


Social Share Icons

Share on Tumblr
Share on Pinterest
Share on LinkedIn
Share on WhatsApp

Boqorradii Labaad 8:15 SOM Bible verse pictures with quotes are generated using nature backgrounds and scenic photos.

Additional Bible Verse Images

Picture 02 - Boqorradii Labaad 8:15 SOM - Oo maalintii ku xigtay ayuu maro qaaday oo biyo - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 03 - Boqorradii Labaad 8:15 SOM - Oo maalintii ku xigtay ayuu maro qaaday oo biyo - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 04 - Boqorradii Labaad 8:15 SOM - Oo maalintii ku xigtay ayuu maro qaaday oo biyo - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 05 - Boqorradii Labaad 8:15 SOM - Oo maalintii ku xigtay ayuu maro qaaday oo biyo - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 06 - Boqorradii Labaad 8:15 SOM - Oo maalintii ku xigtay ayuu maro qaaday oo biyo - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 07 - Boqorradii Labaad 8:15 SOM - Oo maalintii ku xigtay ayuu maro qaaday oo biyo - Bible Verse Picture
View New Tab

Boqorradii Labaad 8:15 Bible Cross References

This cross-reference page section has been added with the hope of bringing in-depth meaning and understanding to the Scriptures. The cross references below can help identify similarities between Bible passages. The verses below have been identified in our system as verses related to Boqorradii Labaad 8:15 SOM. Please click on any image below to navigate to that specific Bible verse page.

Boqorradii Labaad 8:13 SOM Bible Verse Image
Boqorradii Labaad 8:13 (SOM) »
Markaasaa Xasaa'eel yidhi, War sidee baan anigoo addoonkaaga ah oo aan eey waxba dhaamin waxyaalahan waaweyn u samayn doonaa? Markaasaa Eliishaa wuxuu ugu jawaabay, Rabbigu wuxuu i tusay inaad noqon doontid boqor Suuriya u taliya.

Samuu'eel Kowaad 24:4 SOM Bible Verse Image
Samuu'eel Kowaad 24:4 (SOM) »
Oo Daa'uudna raggiisii waxay ku yidhaahdeen, Bal eeg, maanta waa maalintii Rabbigu kugu yidhi, Cadowgaaga gacantaadaan ku soo ridi doonaa, oo waxaad ku samayn doontaa wixii kula wanaagsan. Markaasaa Daa'uud kacay, oo hoos ahaan ayuu aayar u gooyay Saa'uul darafkii khamiiskiisa.

Ishacyaah 33:1 SOM Bible Verse Image
Ishacyaah 33:1 (SOM) »
Adaa iska hoogay, kaaga wax dhaca oo aan adiga wax lagaa dhicin oo wax khiyaaneeya oo aan adiga lagu khiyaanayn. Markaad waxdhicidda joojisid ayaa adiga wax lagaa dhici doonaa, oo markaad waxkhiyaanaynta joojisid ayaa adiga lagu khiyaanayn doonaa.

Sabuurradii 36:4 SOM Bible Verse Image
Sabuurradii 36:4 (SOM) »
Wuxuu sariirtiisa ku hindisaa xumaan, Oo wuxuu joogsadaa jid aan wanaagsanayn, Oo weliba sharka ma naco.

Boqorradii Labaad 15:30 SOM Bible Verse Image
Boqorradii Labaad 15:30 (SOM) »
Hoosheeca ina Eelaah ayaa Feqax ina Remalyaah shirqoolay, oo intuu wax ku dhuftay ayuu dilay, oo meeshiisiina boqor buu ka noqday sannaddii labaatanaad oo Yootam ina Cusiyaah.

Boqorradii Labaad 9:24 SOM Bible Verse Image
Boqorradii Labaad 9:24 (SOM) »
Markaasaa Yeehuu qaansadiisii ku xooday xooggiisii oo dhan, oo Yooraam ku dhuftay labada garab dhexdooda, oo fallaadhiina waxay ka mudhbaxday wadnaha, markaasuu ku dhex dhacay gaadhifaraskiisii.

Boqorradii Labaad 15:10 SOM Bible Verse Image
Boqorradii Labaad 15:10 (SOM) »
Oo waxaa isagii shirqoolay Shalluum ina Yaabeesh, oo wax buu ku dhuftay dadka hortiisii, wuuna dilay, markaasuu meeshiisiina boqor ka noqday.

Boqorradii Labaad 15:25 SOM Bible Verse Image
Boqorradii Labaad 15:25 (SOM) »
Oo waxaa isagii shirqoolay sirkaalkiisii Feqax ina Remalyaah ahaa oo wuxuu isagii qalcaddii guriga boqorka kula dilay Argob iyo Aryaah; oo waxaa isaga la jiray konton nin oo reer Gilecaad ah; oo markuu isagii dilay ayuu meeshiisii boqor ka noqday.

Boqorradii Kowaad 16:18 SOM Bible Verse Image
Boqorradii Kowaad 16:18 (SOM) »
Markii Simrii arkay in magaaladii la qabsaday ayuu galay qalcaddii gurigii boqorka, kolkaasuu gurigii boqorka isku gubay, wuuna u dhintay

Boqorradii Kowaad 19:15 SOM Bible Verse Image
Boqorradii Kowaad 19:15 (SOM) »
Markaasaa Rabbigu wuxuu ku yidhi, Tag, oo ku noqo jidkaagii cidlada Dimishaq; oo markaad Dimishaq gaadhid waa inaad Xasaa'eel u boqortaa dalka Suuriya.

Boqorradii Kowaad 15:28 SOM Bible Verse Image
Boqorradii Kowaad 15:28 (SOM) »
Oo isaga Bacshaa wuxuu dilay oo meeshiisii boqor ka noqday sannaddii saddexaad ee Aasaa oo ahaa boqorkii dalka Yahuudah.

Boqorradii Kowaad 11:26 SOM Bible Verse Image
Boqorradii Kowaad 11:26 (SOM) »
Oo waxaa kaloo jiray Yaaraabcaam ina Nebaad oo ahaa reer Efraad oo Sereedaah degganaa, kaasu wuxuu ahaa Sulaymaan addoonkiisa, oo hooyadiis magaceeda waxaa la odhan jiray Seruucaah, waxayna ahayd naag carmal ah, oo isna gacantuu boqorka u qaaday.

Available Bible Translations

American Standard Version
2 Kings 8:15 (ASV) »
King James Version
2 Kings 8:15 (KJV) »
GOD’S WORD® (GW)
2 Kings 8:15 (GW) »
World English Bible
2 Kings 8:15 (WEB) »
Louis Segond 1910
2 Rois 8:15 (LSG) »
इंडियन रिवाइज्ड वर्जन - हिंदी
2 राजाओं 8:15 (HINIRV) »
ਭਾਰਤੀ ਸੋਧਿਆ ਹੋਇਆ ਸੰਸਕਰਣ - ਪੰਜਾਬੀ
2 ਰਾਜਿਆਂ 8:15 (PANIRV) »
ভারতীয় সংশোধিত সংস্করণ - বাংলা
2 ৰাজাৱলি 8:15 (BENIRV) »
இந்தியன் ரீவைஸ்டு வேர்ஷன் - தமிழ்
2 இராஜாக்கள் 8:15 (TAMIRV) »
इंडियन रिवाइज्ड वर्जन - मराठी
2 राजे 8:15 (MARIRV) »
ఇండియన్ రేవిజ్డ్ వెర్షన్ - తెలుగు
2 రాజులు 8:15 (TELIRV) »
ઇન્ડિયન રિવાયઝ્ડ વર્ઝન - ગુજરાતી
2 રાજાઓ 8:15 (GUJIRV) »
ಭಾರತೀಯ ಪರಿಷ್ಕೃತ ಆವೃತ್ತಿ - ಕನ್ನಡ
2 ಅರಸುಗಳು 8:15 (KANIRV) »
الكتاب المقدس باللغة العربية، فان دايك
اَلْمُلُوكِ ٱلثَّانِي 8:15 (AVD) »
תנ ך עברי מודרני
מלכים ב 8:15 (HEB) »
Bíblia Sagrada Português
2 Reis 8:15 (BSL) »
Kinh Thánh: Tiếng Việt
2 Các Vua 8:15 (VIE) »
Reina Valera Antigua
2 Reyes 8:15 (RVA) »
La Sacra Bibbia
2 Re 8:15 (RIV) »
圣 经 简体中文和合本
列 王 记 下 8:15 (CUVS) »
聖 經 繁體中文和合本
列 王 紀 下 8:15 (CUVT) »
Библия на русском
4 Царств 8:15 (RUSV) »
Українська Біблія
2 царів 8:15 (UKR) »
Szent Biblia - Magyar
2 Királyok 8:15 (KAR) »
Българска Библия
4 Царе 8:15 (BULG) »
De Heilige Schrift
2 Koningen 8:15 (NLD) »

SOM Bible Book Selection List

View full list of SOM Bible Books and Chapters

Popular Bible Verses by Topic

Searching for the most powerful Bible verses? We offer beautiful, inspirational Bible verse pictures and images by topic. Choose from popular Bible verse topics. Select any popular Bible topic below or you can view the complete list: Bible Verse Pictures by Topic

Abundance Blessed Comfort Courage Enemies Eternal Life Fear God Grace Heart Help Hope Jesus Joy Life Light Longsuffering Love Patience Peace Power Purpose Redeemer Salvation Sanctification Strength Temptation Trust Unrighteousness Word

View All Bible Topics »