Samuu'eel Labaad 18:17 SOM Bible Verse Picture Image

Inspirational bible verses with beautiful images and backgrounds. Download Samuu'eel Labaad 18:17 SOM Bible verse images and share with your friends and family on social media. Bible verse pictures were created based on verses from the Somali Bible (SOM). The Holy Bible in the Somali language of Somalia, Adan Jim'ale Version.

Copyright © 1979, 2008 Society for International Ministries -- Kenya
Language: Somali
Translation by: SIM International

Somali, Kitaablka Quduuska Ah - This translation, published by the SIM, was published in 2008. If you are interested in obtaining a printed copy, please contact the SIM at PO Box 72983, Nairobi, Kenya. This translation text is made available to you under the terms of the Creative Commons License: Attribution-Noncommercial-No Derivative Works. (http://creativecommons.org/licenses/by-nc-nd/3.0/) In addition, you have permission to port the text to different file formats, as long as you do not change any of the text or punctuation of the Bible.

You may share, copy, distribute, transmit, and extract portions or quotations from this work, provided that you include the above copyright information:

  • You must give Attribution to the work.
  • You do not sell this work for a profit.
  • You do not make any derivative works that change any of the actual words or punctuation of the Scriptures.

Permissions beyond the scope of this license may be available if you contact SIM International with your request.

This translation is made available to you under the terms of the Creative Commons Attribution-Noncommercial-No Derivatives license 4.0. You may share and redistribute this Bible translation or extracts from it in any format, provided that:

  • You include the above copyright and source information.
  • You do not sell this work for a profit.
  • You do not change any of the words or punctuation of the Scriptures

Credits: In addition, we would like to give very special thanks to eBible.org for making Holy Bible in the Somali language available in MySQL format.

Samuu'eel Labaad 18:17 SOM - Oo Absaaloom bay qaadeen oo ku tuureen yamays - Bible Verse Picture

Samuu'eel Labaad 18:17 SOM

Oo Absaaloom bay qaadeen oo ku tuureen yamays dheer oo kaynta ku dhex yiil, oo waxay dusha kaga tuuleen dhagaxyo faro badan, oo reer binu Israa'iilna dhammaantood mid waluba teendhadiisii buu ku cararay.

View New Tab


Social Share Icons

Share on Tumblr
Share on Pinterest
Share on LinkedIn
Share on WhatsApp

Samuu'eel Labaad 18:17 SOM Bible verse pictures with quotes are generated using nature backgrounds and scenic photos.

Additional Bible Verse Images

Picture 02 - Samuu'eel Labaad 18:17 SOM - Oo Absaaloom bay qaadeen oo ku tuureen yamays - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 03 - Samuu'eel Labaad 18:17 SOM - Oo Absaaloom bay qaadeen oo ku tuureen yamays - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 04 - Samuu'eel Labaad 18:17 SOM - Oo Absaaloom bay qaadeen oo ku tuureen yamays - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 05 - Samuu'eel Labaad 18:17 SOM - Oo Absaaloom bay qaadeen oo ku tuureen yamays - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 06 - Samuu'eel Labaad 18:17 SOM - Oo Absaaloom bay qaadeen oo ku tuureen yamays - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 07 - Samuu'eel Labaad 18:17 SOM - Oo Absaaloom bay qaadeen oo ku tuureen yamays - Bible Verse Picture
View New Tab

Samuu'eel Labaad 18:17 Bible Cross References

This cross-reference page section has been added with the hope of bringing in-depth meaning and understanding to the Scriptures. The cross references below can help identify similarities between Bible passages. The verses below have been identified in our system as verses related to Samuu'eel Labaad 18:17 SOM. Please click on any image below to navigate to that specific Bible verse page.

Yashuuca 7:26 SOM Bible Verse Image
Yashuuca 7:26 (SOM) »
Oo waxay ku kor tuuleen dhagaxyo badan oo jira ilaa maantadan la joogo. Markaasaa Rabbigu ka soo noqday cadhadiisii kululayd. Sidaas daraaddeed meeshaas magaceedii waxaa loo bixiyey Dooxadii Caakoor, oo waa loo yaqaanna ilaa maantadan la joogo.

Yashuuca 8:29 SOM Bible Verse Image
Yashuuca 8:29 (SOM) »
Oo boqorkii Aaciina geed buu ka soo deldelay, oo wuxuu sudhnaa ilaa makhribkii, oo qorraxdhicii ayaa Yashuuca amray, markaasay meydkiisii geedkii ka soo dejiyeen, oo waxay ku tuureen iridda magaalada laga soo galo, oo waxay ku tuuleen dhagaxyo badan oo jira ilaa maantadan.

Yashuuca 10:27 SOM Bible Verse Image
Yashuuca 10:27 (SOM) »
Oo kolkay qorraxdu dhacday ayaa Yashuuca amray in laga soo dejiyo geedihii, oo kolkaasay ku tuureen godkii ay markii hore ku dhuunteen, oo markaasay dhagaxyo waaweyn godkii afkiisii saareen, oo waa sidii ilaa maantadan.

Samuu'eel Labaad 20:22 SOM Bible Verse Image
Samuu'eel Labaad 20:22 (SOM) »
Markaasaa naagtii waxay caqligeedii ula tagtay dadkii oo dhan. Shebac oo ina Bikrii ahaana intay madaxii ka soo gooyeen ayay Yoo'aab dibadda ugu soo tuureen. Markaasuu buunkii afuufay, oo ay magaaladii ka kala dareereen, oo nin waluba wuxuu tegey teendhadiisii. Oo Yoo'aabna Yeruusaalem iyo boqorkii buu ku noqday.

Samuu'eel Labaad 19:8 SOM Bible Verse Image
Samuu'eel Labaad 19:8 (SOM) »
Markaasaa boqorkii sara joogsaday, oo iriddii buu fadhiistay. Oo taasaa loo sheegay dadkii oo dhan, oo lagu yidhi, Bal eega, boqorkii iridduu fadhiyaaye, markaasaa dadkii oo dhammu boqorkii hor yimaadeen. Markii hore reer binu Israa'iil nin waluba wuxuu u cararay teendhadiisii.

Samuu'eel Labaad 20:1 SOM Bible Verse Image
Samuu'eel Labaad 20:1 (SOM) »
Oo halkaasna waxaa joogay nin waxmatare ah, oo magiciisa la odhan jiray Shebac, oo ahaa ina Bikrii, oo qoladiisu ahayd reer Benyaamiin, oo buunkii buu afuufay, oo yidhi, Annagu Daa'uud qayb kuma lihin, dhaxalna kuma lihin ina Yesay, haddaba reer binu Israa'iilow, nin walowba teendhadaadii tag.

Maahmaahyadii 10:7 SOM Bible Verse Image
Maahmaahyadii 10:7 (SOM) »
Kan xaqa ah xusuustiisu barako bay leedahay, Laakiinse kuwa sharka leh magacoodu waa qudhmi doonaa.

Yeremyaah 22:18 SOM Bible Verse Image
Yeremyaah 22:18 (SOM) »
Sidaas daraaddeed Rabbigu wuxuu ka leeyahay Yehooyaaqiim ina Yoosiyaah oo ah boqorka dalka Yahuudah, Isaga looma barooran doono, iyagoo leh, Hoogay walaalkayow, amase Hoogay walaashayay! Oo isaga looma barooran doono iyagoo leh, Hoogay sayidow, amase Hoogay isagu sharaf badnaaye!

Available Bible Translations

American Standard Version
2 Samuel 18:17 (ASV) »
King James Version
2 Samuel 18:17 (KJV) »
GOD’S WORD® (GW)
2 Samuel 18:17 (GW) »
World English Bible
2 Samuel 18:17 (WEB) »
Louis Segond 1910
2 Samuel 18:17 (LSG) »
इंडियन रिवाइज्ड वर्जन - हिंदी
2 शमूएल 18:17 (HINIRV) »
ਭਾਰਤੀ ਸੋਧਿਆ ਹੋਇਆ ਸੰਸਕਰਣ - ਪੰਜਾਬੀ
2 ਸਮੂਏਲ 18:17 (PANIRV) »
ভারতীয় সংশোধিত সংস্করণ - বাংলা
2 চমূৱেল 18:17 (BENIRV) »
இந்தியன் ரீவைஸ்டு வேர்ஷன் - தமிழ்
2 சாமுவேல் 18:17 (TAMIRV) »
इंडियन रिवाइज्ड वर्जन - मराठी
2 शमुवेल 18:17 (MARIRV) »
ఇండియన్ రేవిజ్డ్ వెర్షన్ - తెలుగు
2 సమూయేలు 18:17 (TELIRV) »
ઇન્ડિયન રિવાયઝ્ડ વર્ઝન - ગુજરાતી
2 શમુએલ 18:17 (GUJIRV) »
ಭಾರತೀಯ ಪರಿಷ್ಕೃತ ಆವೃತ್ತಿ - ಕನ್ನಡ
2 ಸಮುವೇಲನು 18:17 (KANIRV) »
الكتاب المقدس باللغة العربية، فان دايك
صَمُوئِيلَ ٱلثَّانِي 18:17 (AVD) »
תנ ך עברי מודרני
שמואל ב 18:17 (HEB) »
Bíblia Sagrada Português
2 Samuel 18:17 (BSL) »
Kinh Thánh: Tiếng Việt
2 Sa-mu-ên 18:17 (VIE) »
Reina Valera Antigua
2 Samuel 18:17 (RVA) »
圣 经 简体中文和合本
撒 母 耳 记 下 18:17 (CUVS) »
聖 經 繁體中文和合本
撒 母 耳 記 下 18:17 (CUVT) »
Библия на русском
2 Царств 18:17 (RUSV) »
Українська Біблія
2 Самуїлова 18:17 (UKR) »
Szent Biblia - Magyar
2 Sámuel 18:17 (KAR) »
Българска Библия
2 Царе 18:17 (BULG) »
De Heilige Schrift
2 Samuël 18:17 (NLD) »

SOM Bible Book Selection List

View full list of SOM Bible Books and Chapters

Popular Bible Verses by Topic

Searching for the most powerful Bible verses? We offer beautiful, inspirational Bible verse pictures and images by topic. Choose from popular Bible verse topics. Select any popular Bible topic below or you can view the complete list: Bible Verse Pictures by Topic

Abundance Blessed Comfort Courage Enemies Eternal Life Fear God Grace Heart Help Hope Jesus Joy Life Light Longsuffering Love Patience Peace Power Purpose Redeemer Salvation Sanctification Strength Temptation Trust Unrighteousness Word

View All Bible Topics »