Samuu'eel Labaad 18:18 SOM Bible Verse Picture Image

Inspirational bible verses with beautiful images and backgrounds. Download Samuu'eel Labaad 18:18 SOM Bible verse images and share with your friends and family on social media. Bible verse pictures were created based on verses from the Somali Bible (SOM). The Holy Bible in the Somali language of Somalia, Adan Jim'ale Version.

Copyright © 1979, 2008 Society for International Ministries -- Kenya
Language: Somali
Translation by: SIM International

Somali, Kitaablka Quduuska Ah - This translation, published by the SIM, was published in 2008. If you are interested in obtaining a printed copy, please contact the SIM at PO Box 72983, Nairobi, Kenya. This translation text is made available to you under the terms of the Creative Commons License: Attribution-Noncommercial-No Derivative Works. (http://creativecommons.org/licenses/by-nc-nd/3.0/) In addition, you have permission to port the text to different file formats, as long as you do not change any of the text or punctuation of the Bible.

You may share, copy, distribute, transmit, and extract portions or quotations from this work, provided that you include the above copyright information:

  • You must give Attribution to the work.
  • You do not sell this work for a profit.
  • You do not make any derivative works that change any of the actual words or punctuation of the Scriptures.

Permissions beyond the scope of this license may be available if you contact SIM International with your request.

This translation is made available to you under the terms of the Creative Commons Attribution-Noncommercial-No Derivatives license 4.0. You may share and redistribute this Bible translation or extracts from it in any format, provided that:

  • You include the above copyright and source information.
  • You do not sell this work for a profit.
  • You do not change any of the words or punctuation of the Scriptures

Credits: In addition, we would like to give very special thanks to eBible.org for making Holy Bible in the Somali language available in MySQL format.

Samuu'eel Labaad 18:18 SOM - Oo Absaaloomna intuu noolaa ayuu yidhi, Wiil - Bible Verse Picture

Samuu'eel Labaad 18:18 SOM

Oo Absaaloomna intuu noolaa ayuu yidhi, Wiil magacayga lagu soo xusuusto ma aan lihi. Sidaas daraaddeed wuxuu qaaday tiir oo dhex qotomiyey dooxadii boqorka; oo tiirkiina wuxuu ku magacaabay magiciisii, oo ilaa maantadan la joogo waxaa lagu magacaabaa taalladii Absaaloom.

View New Tab


Social Share Icons

Share on Tumblr
Share on Pinterest
Share on LinkedIn
Share on WhatsApp

Samuu'eel Labaad 18:18 SOM Bible verse pictures with quotes are generated using nature backgrounds and scenic photos.

Additional Bible Verse Images

Picture 02 - Samuu'eel Labaad 18:18 SOM - Oo Absaaloomna intuu noolaa ayuu yidhi, Wiil - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 03 - Samuu'eel Labaad 18:18 SOM - Oo Absaaloomna intuu noolaa ayuu yidhi, Wiil - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 04 - Samuu'eel Labaad 18:18 SOM - Oo Absaaloomna intuu noolaa ayuu yidhi, Wiil - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 05 - Samuu'eel Labaad 18:18 SOM - Oo Absaaloomna intuu noolaa ayuu yidhi, Wiil - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 06 - Samuu'eel Labaad 18:18 SOM - Oo Absaaloomna intuu noolaa ayuu yidhi, Wiil - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 07 - Samuu'eel Labaad 18:18 SOM - Oo Absaaloomna intuu noolaa ayuu yidhi, Wiil - Bible Verse Picture
View New Tab

Samuu'eel Labaad 18:18 Bible Cross References

This cross-reference page section has been added with the hope of bringing in-depth meaning and understanding to the Scriptures. The cross references below can help identify similarities between Bible passages. The verses below have been identified in our system as verses related to Samuu'eel Labaad 18:18 SOM. Please click on any image below to navigate to that specific Bible verse page.

Bilowgii 14:17 SOM Bible Verse Image
Bilowgii 14:17 (SOM) »
Markuu ka soo noqday layntii Kedorlaacomer iyo boqorradii la jiray ka dib ayaa boqorkii Sodom Aabraam kaga hor tegey Dooxo Shaweh oo ahayd Dooxadii Boqorka.

Daanyeel 4:30 SOM Bible Verse Image
Daanyeel 4:30 (SOM) »
Markaasaa boqorkii hadlay oo yidhi, Sow tanu ma aha Baabuloontii weynayd, oo aan u dhisay meel boqornimadu rug u leedahay, oo aan ammaanta weynaantayda ugu dhisay xoogga itaalkayga?

Samuu'eel Kowaad 15:12 SOM Bible Verse Image
Samuu'eel Kowaad 15:12 (SOM) »
Markaasaa Samuu'eel aroor hore kacay, oo wuxuu damcay inuu Saa'uul ka hor tago; oo waxaa Samuu'eel loo sheegay oo lagu yidhi, Saa'uul baa yimid Karmel, oo bal eeg, halkaas tiir xusuus ah ayuu ka taagtay, oo intuu wareegay ayuu gudbay, oo Gilgaal ku dhaadhacay.

Samuu'eel Labaad 14:27 SOM Bible Verse Image
Samuu'eel Labaad 14:27 (SOM) »
Oo Absaaloom waxaa u dhashay saddex wiil, iyo gabadh magaceeda la odhan jiray Taamaar, oo iyana waxay ahayd naag suurad qurxoon.

Falimaha Rasuullada 1:18 SOM Bible Verse Image
Falimaha Rasuullada 1:18 (SOM) »
Haddaba ninkaasu meel ayuu ku iibsaday abaalgudka xaqdarradiis; oo intuu madax madax u dhacay ayuu dhexda ka kala dillaacay, oo mindhicirkiisii oo dhammuna waa ka soo daatay.

Bilowgii 11:4 SOM Bible Verse Image
Bilowgii 11:4 (SOM) »
Oo waxay yidhaahdeen, Ina keena, aynu magaalo dhisannee, iyo munaarad dhaladeedu samada gaadho, oo aynu magac yeelannee, waaba intaasoo aynu dhulka dushiisa oo dhan ku kala firidhnaaye.

Sabuurradii 109:13 SOM Bible Verse Image
Sabuurradii 109:13 (SOM) »
Farcankiisu ha baabba'o, Oo qarniga soo socda magacooda ha la tirtiro.

Sabuurradii 49:11 SOM Bible Verse Image
Sabuurradii 49:11 (SOM) »
Waxay ismoodsiiyaan inay guryahoodu weligoodba sii jirayaan, Iyo in meelaha rugtooda ahu ay sii raagayaan tan iyo qarniyada oo dhan, Oo dhulalkoodana way isku magacaabaan.

Bilowgii 11:9 SOM Bible Verse Image
Bilowgii 11:9 (SOM) »
Sidaas daraaddeed magaceedii waxaa loo bixiyey Baabel, maxaa yeelay, halkaasaa Rabbigu afkii dhulka oo dhan iskaga qasay; oo halkaasuu Rabbigu ka kaxeeyey iyagii oo ku kala firdhiyey dhulka dushiisa oo dhan.

Ayuub 18:16 SOM Bible Verse Image
Ayuub 18:16 (SOM) »
Xididdadiisa hoose way qallali doonaan, Oo laamihiisa sarena waa la jari doonaa.

Yeremyaah 22:30 SOM Bible Verse Image
Yeremyaah 22:30 (SOM) »
Rabbigu wuxuu leeyahay, Waxaad ninkan ku qortaan sidii madhalays oo kale iyo nin aan cimrigiis liibaanayn, waayo, isaga farcankiisa ninna ka liibaani maayo inuu carshigii Daa'uud ku dul fadhiisto, oo uu dalka Yahuudah mar dambe ka dhex taliyo.

Available Bible Translations

American Standard Version
2 Samuel 18:18 (ASV) »
King James Version
2 Samuel 18:18 (KJV) »
GOD’S WORD® (GW)
2 Samuel 18:18 (GW) »
World English Bible
2 Samuel 18:18 (WEB) »
Louis Segond 1910
2 Samuel 18:18 (LSG) »
इंडियन रिवाइज्ड वर्जन - हिंदी
2 शमूएल 18:18 (HINIRV) »
ਭਾਰਤੀ ਸੋਧਿਆ ਹੋਇਆ ਸੰਸਕਰਣ - ਪੰਜਾਬੀ
2 ਸਮੂਏਲ 18:18 (PANIRV) »
ভারতীয় সংশোধিত সংস্করণ - বাংলা
2 চমূৱেল 18:18 (BENIRV) »
இந்தியன் ரீவைஸ்டு வேர்ஷன் - தமிழ்
2 சாமுவேல் 18:18 (TAMIRV) »
इंडियन रिवाइज्ड वर्जन - मराठी
2 शमुवेल 18:18 (MARIRV) »
ఇండియన్ రేవిజ్డ్ వెర్షన్ - తెలుగు
2 సమూయేలు 18:18 (TELIRV) »
ઇન્ડિયન રિવાયઝ્ડ વર્ઝન - ગુજરાતી
2 શમુએલ 18:18 (GUJIRV) »
ಭಾರತೀಯ ಪರಿಷ್ಕೃತ ಆವೃತ್ತಿ - ಕನ್ನಡ
2 ಸಮುವೇಲನು 18:18 (KANIRV) »
الكتاب المقدس باللغة العربية، فان دايك
صَمُوئِيلَ ٱلثَّانِي 18:18 (AVD) »
תנ ך עברי מודרני
שמואל ב 18:18 (HEB) »
Bíblia Sagrada Português
2 Samuel 18:18 (BSL) »
Kinh Thánh: Tiếng Việt
2 Sa-mu-ên 18:18 (VIE) »
Reina Valera Antigua
2 Samuel 18:18 (RVA) »
圣 经 简体中文和合本
撒 母 耳 记 下 18:18 (CUVS) »
聖 經 繁體中文和合本
撒 母 耳 記 下 18:18 (CUVT) »
Библия на русском
2 Царств 18:18 (RUSV) »
Українська Біблія
2 Самуїлова 18:18 (UKR) »
Szent Biblia - Magyar
2 Sámuel 18:18 (KAR) »
Българска Библия
2 Царе 18:18 (BULG) »
De Heilige Schrift
2 Samuël 18:18 (NLD) »

SOM Bible Book Selection List

View full list of SOM Bible Books and Chapters

Popular Bible Verses by Topic

Searching for the most powerful Bible verses? We offer beautiful, inspirational Bible verse pictures and images by topic. Choose from popular Bible verse topics. Select any popular Bible topic below or you can view the complete list: Bible Verse Pictures by Topic

Abundance Blessed Comfort Courage Enemies Eternal Life Fear God Grace Heart Help Hope Jesus Joy Life Light Longsuffering Love Patience Peace Power Purpose Redeemer Salvation Sanctification Strength Temptation Trust Unrighteousness Word

View All Bible Topics »