Falimaha Rasuullada 4:32 SOM Bible Verse Picture Image

Inspirational bible verses with beautiful images and backgrounds. Download Falimaha Rasuullada 4:32 SOM Bible verse images and share with your friends and family on social media. Bible verse pictures were created based on verses from the Somali Bible (SOM). The Holy Bible in the Somali language of Somalia, Adan Jim'ale Version.

Copyright © 1979, 2008 Society for International Ministries -- Kenya
Language: Somali
Translation by: SIM International

Somali, Kitaablka Quduuska Ah - This translation, published by the SIM, was published in 2008. If you are interested in obtaining a printed copy, please contact the SIM at PO Box 72983, Nairobi, Kenya. This translation text is made available to you under the terms of the Creative Commons License: Attribution-Noncommercial-No Derivative Works. (http://creativecommons.org/licenses/by-nc-nd/3.0/) In addition, you have permission to port the text to different file formats, as long as you do not change any of the text or punctuation of the Bible.

You may share, copy, distribute, transmit, and extract portions or quotations from this work, provided that you include the above copyright information:

  • You must give Attribution to the work.
  • You do not sell this work for a profit.
  • You do not make any derivative works that change any of the actual words or punctuation of the Scriptures.

Permissions beyond the scope of this license may be available if you contact SIM International with your request.

This translation is made available to you under the terms of the Creative Commons Attribution-Noncommercial-No Derivatives license 4.0. You may share and redistribute this Bible translation or extracts from it in any format, provided that:

  • You include the above copyright and source information.
  • You do not sell this work for a profit.
  • You do not change any of the words or punctuation of the Scriptures

Credits: In addition, we would like to give very special thanks to eBible.org for making Holy Bible in the Somali language available in MySQL format.

Falimaha Rasuullada 4:32 SOM - Oo intoodii badnayd oo rumaysatay isku qalbi iyo - Bible Verse Picture

Falimaha Rasuullada 4:32 SOM

Oo intoodii badnayd oo rumaysatay isku qalbi iyo naf bay ahaayeen; midkoodna ma odhan, Waxaan leeyahay waa waxaygii, laakiin wax waluba waa ka dhexeeyeen.

View New Tab


Social Share Icons

Share on Tumblr
Share on Pinterest
Share on LinkedIn
Share on WhatsApp

Falimaha Rasuullada 4:32 SOM Bible verse pictures with quotes are generated using nature backgrounds and scenic photos.

Additional Bible Verse Images

Picture 02 - Falimaha Rasuullada 4:32 SOM - Oo intoodii badnayd oo rumaysatay isku qalbi iyo - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 03 - Falimaha Rasuullada 4:32 SOM - Oo intoodii badnayd oo rumaysatay isku qalbi iyo - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 04 - Falimaha Rasuullada 4:32 SOM - Oo intoodii badnayd oo rumaysatay isku qalbi iyo - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 05 - Falimaha Rasuullada 4:32 SOM - Oo intoodii badnayd oo rumaysatay isku qalbi iyo - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 06 - Falimaha Rasuullada 4:32 SOM - Oo intoodii badnayd oo rumaysatay isku qalbi iyo - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 07 - Falimaha Rasuullada 4:32 SOM - Oo intoodii badnayd oo rumaysatay isku qalbi iyo - Bible Verse Picture
View New Tab

Falimaha Rasuullada 4:32 Bible Cross References

This cross-reference page section has been added with the hope of bringing in-depth meaning and understanding to the Scriptures. The cross references below can help identify similarities between Bible passages. The verses below have been identified in our system as verses related to Falimaha Rasuullada 4:32 SOM. Please click on any image below to navigate to that specific Bible verse page.

1 Korintos 1:10 SOM Bible Verse Image
1 Korintos 1:10 (SOM) »
Walaalayaalow, waxaan magaca Rabbigeenna Ciise Masiix idinkaga baryayaa inaad dhammaantiin isku wax ku wada hadashaan, iyo inaydnaan kala qaybsamin, laakiin inaad ku dhammaataan isku maan iyo isku talo.

Efesos 4:2 SOM Bible Verse Image
Efesos 4:2 (SOM) »
idinkoo leh is-hoosaysiin iyo qalbiqaboobaan oo dhan iyo samir, oo midkiinba midka kale jacayl ugu dulqaadanayo.

1 Butros 3:8 SOM Bible Verse Image
1 Butros 3:8 (SOM) »
Ugu dambaysta, waxaan idinku leeyahay, Kulligiin isku maan ahaada, oo isu jixinjixa, oo sida walaalo isu jeclaada, oo isu naxariista, oo is-hoosaysiiya.

Filiboy 2:1 SOM Bible Verse Image
Filiboy 2:1 (SOM) »
Haddaba haddii ay Masiixa ku jiraan dhiirrigelin iyo qalbiqabowjis jacayl ah iyo haddii ay ku jirto walaalnimo xagga Ruuxa iyo haddii ay ku jiraan jixinjix iyo naxariis,

Yooxanaa 17:21 SOM Bible Verse Image
Yooxanaa 17:21 (SOM) »
inay dhammaan mid ahaadaan, sidaad adigu, Aabbow, iigu jirtid, aniguna aan kuugu jiro, inay iyaguna inoogu jiraan, in dunidu rumaysato inaad i soo dirtay.

2 Korintos 13:11 SOM Bible Verse Image
2 Korintos 13:11 (SOM) »
Ugu dambaysta, walaalayaalow, waxaan idinku leeyahay, Nabadgelyo. Qummanaada, dhiirranaada, isku fikir ahaada, nabad ku jooga, oo Ilaaha jacaylka iyo nabaddu wuu idinla joogi doonaa.

1 Korintos 12:12 SOM Bible Verse Image
1 Korintos 12:12 (SOM) »
Haddaba sida jidhku mid keliya u yahay, oo uu xubno badan u leeyahay, oo xubnaha oo dhan ee jidhka ay jidh keliya u yihiin, in kastoo ay badan yihiin, Masiixuna waa sidaas oo kale.

Falimaha Rasuullada 2:44 SOM Bible Verse Image
Falimaha Rasuullada 2:44 (SOM) »
Oo kuwii rumaystay oo dhammu waa wada jireen, wax walubana waa ka wada dhexeeyeen;

Falimaha Rasuullada 2:1 SOM Bible Verse Image
Falimaha Rasuullada 2:1 (SOM) »
Oo kolkii maalintii Bentekoste la gaadhay, meel bay kulligood wada joogeen.

Yeremyaah 32:39 SOM Bible Verse Image
Yeremyaah 32:39 (SOM) »
Oo waxaan iyaga siin doonaa qalbi qudha iyo jid qudha, si ay weligoodba iiga cabsadaan, waana inay iyaga iyo carruurtooda ka dambaysaba wanaag helaan.

Falimaha Rasuullada 1:14 SOM Bible Verse Image
Falimaha Rasuullada 1:14 (SOM) »
Kuwaas oo dhammu, iyagoo isku wada qalbi ah, ayay ku sii adkaysteen tukasho, iyaga iyo dumarka, iyo Maryan oo ahayd Ciise hooyadiis, iyo walaalihiis.

Yooxanaa 17:11 SOM Bible Verse Image
Yooxanaa 17:11 (SOM) »
Anigu dunida sii joogi maayo; kuwanuse duniday joogayaan, aniguna waan kuu imanayaa. Aabbe Quduusow, iyaga ku hay magacaagii aad i siisay, inay mid ahaadaan sideenna oo kale.

Available Bible Translations

American Standard Version
Acts 4:32 (ASV) »
King James Version
Acts 4:32 (KJV) »
GOD’S WORD® (GW)
Acts 4:32 (GW) »
World English Bible
Acts 4:32 (WEB) »
Louis Segond 1910
Actes 4:32 (LSG) »
इंडियन रिवाइज्ड वर्जन - हिंदी
प्रेरितों के काम 4:32 (HINIRV) »
ਭਾਰਤੀ ਸੋਧਿਆ ਹੋਇਆ ਸੰਸਕਰਣ - ਪੰਜਾਬੀ
ਰਸੂਲਾਂ ਦੇ ਕਰਤੱਬ 4:32 (PANIRV) »
ভারতীয় সংশোধিত সংস্করণ - বাংলা
पশিষ্যচরিত 4:32 (BENIRV) »
இந்தியன் ரீவைஸ்டு வேர்ஷன் - தமிழ்
அப்போஸ்தலருடைய நடபடிகள் 4:32 (TAMIRV) »
इंडियन रिवाइज्ड वर्जन - मराठी
प्रेषितांचीं कृत्यें 4:32 (MARIRV) »
ఇండియన్ రేవిజ్డ్ వెర్షన్ - తెలుగు
అపొస్తలుల కార్యములు 4:32 (TELIRV) »
ઇન્ડિયન રિવાયઝ્ડ વર્ઝન - ગુજરાતી
પ્રેરિતોનાં ક્રત્યો 4:32 (GUJIRV) »
ಭಾರತೀಯ ಪರಿಷ್ಕೃತ ಆವೃತ್ತಿ - ಕನ್ನಡ
ಅಪೊಸ್ತಲರ ಕೃತ್ಯಗಳು 4:32 (KANIRV) »
الكتاب المقدس باللغة العربية، فان دايك
أَعْمَالُ ٱلرُّسُلِ 4:32 (AVD) »
תנ ך עברי מודרני
מעשי השליחים 4:32 (HEB) »
Bíblia Sagrada Português
Atos 4:32 (BSL) »
Reina Valera Antigua
Hechos 4:32 (RVA) »
La Sacra Bibbia
Atti 4:32 (RIV) »
圣 经 简体中文和合本
使 徒 行 传 4:32 (CUVS) »
聖 經 繁體中文和合本
使 徒 行 傳 4:32 (CUVT) »
Библия на русском
Деяния 4:32 (RUSV) »
Українська Біблія
Дії 4:32 (UKR) »
Szent Biblia - Magyar
Apostolok 4:32 (KAR) »
Българска Библия
Деяния 4:32 (BULG) »
De Heilige Schrift
Handelingen 4:32 (NLD) »

SOM Bible Book Selection List

View full list of SOM Bible Books and Chapters

Popular Bible Verses by Topic

Searching for the most powerful Bible verses? We offer beautiful, inspirational Bible verse pictures and images by topic. Choose from popular Bible verse topics. Select any popular Bible topic below or you can view the complete list: Bible Verse Pictures by Topic

Abundance Blessed Comfort Courage Enemies Eternal Life Fear God Grace Heart Help Hope Jesus Joy Life Light Longsuffering Love Patience Peace Power Purpose Redeemer Salvation Sanctification Strength Temptation Trust Unrighteousness Word

View All Bible Topics »