Falimaha Rasuullada 7:10 SOM Bible Verse Picture Image

Inspirational bible verses with beautiful images and backgrounds. Download Falimaha Rasuullada 7:10 SOM Bible verse images and share with your friends and family on social media. Bible verse pictures were created based on verses from the Somali Bible (SOM). The Holy Bible in the Somali language of Somalia, Adan Jim'ale Version.

Copyright © 1979, 2008 Society for International Ministries -- Kenya
Language: Somali
Translation by: SIM International

Somali, Kitaablka Quduuska Ah - This translation, published by the SIM, was published in 2008. If you are interested in obtaining a printed copy, please contact the SIM at PO Box 72983, Nairobi, Kenya. This translation text is made available to you under the terms of the Creative Commons License: Attribution-Noncommercial-No Derivative Works. (http://creativecommons.org/licenses/by-nc-nd/3.0/) In addition, you have permission to port the text to different file formats, as long as you do not change any of the text or punctuation of the Bible.

You may share, copy, distribute, transmit, and extract portions or quotations from this work, provided that you include the above copyright information:

  • You must give Attribution to the work.
  • You do not sell this work for a profit.
  • You do not make any derivative works that change any of the actual words or punctuation of the Scriptures.

Permissions beyond the scope of this license may be available if you contact SIM International with your request.

This translation is made available to you under the terms of the Creative Commons Attribution-Noncommercial-No Derivatives license 4.0. You may share and redistribute this Bible translation or extracts from it in any format, provided that:

  • You include the above copyright and source information.
  • You do not sell this work for a profit.
  • You do not change any of the words or punctuation of the Scriptures

Credits: In addition, we would like to give very special thanks to eBible.org for making Holy Bible in the Somali language available in MySQL format.

Falimaha Rasuullada 7:10 SOM - laakiin Ilaah baa isaga la jiray oo - Bible Verse Picture

Falimaha Rasuullada 7:10 SOM

laakiin Ilaah baa isaga la jiray oo dhibaatadiisii oo dhan ka samatabbixiyey, oo axsaan iyo xigmad ka siiyey Fircoon, oo ahaa boqorkii Masar; markaasuu isaguna wuxuu isagii taliye uga dhigay Masar iyo reerkiisii oo dhan.

View New Tab


Social Share Icons

Share on Tumblr
Share on Pinterest
Share on LinkedIn
Share on WhatsApp

Falimaha Rasuullada 7:10 SOM Bible verse pictures with quotes are generated using nature backgrounds and scenic photos.

Additional Bible Verse Images

Picture 02 - Falimaha Rasuullada 7:10 SOM - laakiin Ilaah baa isaga la jiray oo - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 03 - Falimaha Rasuullada 7:10 SOM - laakiin Ilaah baa isaga la jiray oo - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 04 - Falimaha Rasuullada 7:10 SOM - laakiin Ilaah baa isaga la jiray oo - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 05 - Falimaha Rasuullada 7:10 SOM - laakiin Ilaah baa isaga la jiray oo - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 06 - Falimaha Rasuullada 7:10 SOM - laakiin Ilaah baa isaga la jiray oo - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 07 - Falimaha Rasuullada 7:10 SOM - laakiin Ilaah baa isaga la jiray oo - Bible Verse Picture
View New Tab

Falimaha Rasuullada 7:10 Bible Cross References

This cross-reference page section has been added with the hope of bringing in-depth meaning and understanding to the Scriptures. The cross references below can help identify similarities between Bible passages. The verses below have been identified in our system as verses related to Falimaha Rasuullada 7:10 SOM. Please click on any image below to navigate to that specific Bible verse page.

2 Timoteyos 4:18 SOM Bible Verse Image
2 Timoteyos 4:18 (SOM) »
Oo Rabbiguna wuu iga samatabbixin doonaa shuqul kasta oo shar ah, oo wuxuu igu nabad gelin doonaa boqortooyadiisa jannada ah. Isaga ammaanu ha u ahaato weligiis iyo weligiis. Aamiin.

Maahmaahyadii 3:4 SOM Bible Verse Image
Maahmaahyadii 3:4 (SOM) »
Sidaasaad Ilaah iyo dadka hortooda Nicmo iyo sharaf uga heli doontaa.

Bilowgii 42:6 SOM Bible Verse Image
Bilowgii 42:6 (SOM) »
Yuusufna wuxuu ahaa taliyihii dalka, isaguna wuxuu ahaa kii wax ka iibin jiray dadka dalka oo dhan. Markaasay Yuusuf walaalihiis u yimaadeen isagii, oo intay u wada sujuudeen ayay wejiga dhulka wada saareen.

Bilowgii 41:12 SOM Bible Verse Image
Bilowgii 41:12 (SOM) »
Oo halkaasna waxaa nala joogay nin dhallinyaro ah oo Cibraani ah, oo madaxa waardiyayaasha addoon u ahaa, markaasaannu isagii u sheegnay, oo isna wuu noo fasiray riyooyinkayagii, nin kastana sidii riyadiisu ahayd buu ugu fasiray.

Maahmaahyadii 2:6 SOM Bible Verse Image
Maahmaahyadii 2:6 (SOM) »
Waayo, Rabbigu isagaa bixiya xigmadda, Oo afkiisa waxaa ka soo baxa aqoonta iyo waxgarashada.

Yacquub 5:11 SOM Bible Verse Image
Yacquub 5:11 (SOM) »
Bal ogaada! Waxaynu ugu yeedhnaa kuwo barakaysan kuwii adkaystay. Waad maqasheen adkaysashadii Ayuub, waadna aragteen dhammaadkii qasdiga Rabbiga, waayo, Rabbigu waa raxmad badan yahay, naxariisna wuu leeyahay.

Maahmaahyadii 16:7 SOM Bible Verse Image
Maahmaahyadii 16:7 (SOM) »
Markii Rabbigu ku farxo nin jidadkiis, Wuxuu nabad dhex dhigaa isaga iyo xataa cadaawayaashiisa.

Sabuurradii 40:1 SOM Bible Verse Image
Sabuurradii 40:1 (SOM) »
Anigu Rabbiga samir baan ku sugay, Oo isna wuu i soo jalleecay, qayladaydiina wuu maqlay,

Sabuurradii 22:24 SOM Bible Verse Image
Sabuurradii 22:24 (SOM) »
Waayo, isagu ma quudhsan, mana karhin kan la dhibay dhibkiisa, Oo wejigiisiina kama uu qarin isagii, Laakiinse markuu u qayshaday ayuu maqlay.

Sabuurradii 34:17 SOM Bible Verse Image
Sabuurradii 34:17 (SOM) »
Kuwa xaqa ahu way qayshadeen, oo Rabbigaa maqlay, Oo wuxuu iyaga ka samatabbixiyey dhibaatooyinkoodii oo dhan.

Sabuurradii 105:19 SOM Bible Verse Image
Sabuurradii 105:19 (SOM) »
Ilaa wakhtigii eraygiisu noqday Eraygii Rabbiga ayaa isaga tijaabiyey.

Sabuurradii 37:40 SOM Bible Verse Image
Sabuurradii 37:40 (SOM) »
Oo Rabbigu iyaguu caawiyaa, wuuna samatabbixiyaa, Oo wuxuu iyaga ka samatabbixiyaa kuwa sharka leh, wuuna badbaadiyaa, Maxaa yeelay, isagay magangaleen.

Available Bible Translations

American Standard Version
Acts 7:10 (ASV) »
King James Version
Acts 7:10 (KJV) »
GOD’S WORD® (GW)
Acts 7:10 (GW) »
World English Bible
Acts 7:10 (WEB) »
Louis Segond 1910
Actes 7:10 (LSG) »
इंडियन रिवाइज्ड वर्जन - हिंदी
प्रेरितों के काम 7:10 (HINIRV) »
ਭਾਰਤੀ ਸੋਧਿਆ ਹੋਇਆ ਸੰਸਕਰਣ - ਪੰਜਾਬੀ
ਰਸੂਲਾਂ ਦੇ ਕਰਤੱਬ 7:10 (PANIRV) »
ভারতীয় সংশোধিত সংস্করণ - বাংলা
पশিষ্যচরিত 7:10 (BENIRV) »
இந்தியன் ரீவைஸ்டு வேர்ஷன் - தமிழ்
அப்போஸ்தலருடைய நடபடிகள் 7:10 (TAMIRV) »
इंडियन रिवाइज्ड वर्जन - मराठी
प्रेषितांचीं कृत्यें 7:10 (MARIRV) »
ఇండియన్ రేవిజ్డ్ వెర్షన్ - తెలుగు
అపొస్తలుల కార్యములు 7:10 (TELIRV) »
ઇન્ડિયન રિવાયઝ્ડ વર્ઝન - ગુજરાતી
પ્રેરિતોનાં ક્રત્યો 7:10 (GUJIRV) »
ಭಾರತೀಯ ಪರಿಷ್ಕೃತ ಆವೃತ್ತಿ - ಕನ್ನಡ
ಅಪೊಸ್ತಲರ ಕೃತ್ಯಗಳು 7:10 (KANIRV) »
الكتاب المقدس باللغة العربية، فان دايك
أَعْمَالُ ٱلرُّسُلِ 7:10 (AVD) »
תנ ך עברי מודרני
מעשי השליחים 7:10 (HEB) »
Bíblia Sagrada Português
Atos 7:10 (BSL) »
Reina Valera Antigua
Hechos 7:10 (RVA) »
La Sacra Bibbia
Atti 7:10 (RIV) »
圣 经 简体中文和合本
使 徒 行 传 7:10 (CUVS) »
聖 經 繁體中文和合本
使 徒 行 傳 7:10 (CUVT) »
Библия на русском
Деяния 7:10 (RUSV) »
Українська Біблія
Дії 7:10 (UKR) »
Szent Biblia - Magyar
Apostolok 7:10 (KAR) »
Българска Библия
Деяния 7:10 (BULG) »
De Heilige Schrift
Handelingen 7:10 (NLD) »

Falimaha Rasuullada 7 (SOM) Verse Selection

SOM Bible Book Selection List

View full list of SOM Bible Books and Chapters

Popular Bible Verses by Topic

Searching for the most powerful Bible verses? We offer beautiful, inspirational Bible verse pictures and images by topic. Choose from popular Bible verse topics. Select any popular Bible topic below or you can view the complete list: Bible Verse Pictures by Topic

Abundance Blessed Comfort Courage Enemies Eternal Life Fear God Grace Heart Help Hope Jesus Joy Life Light Longsuffering Love Patience Peace Power Purpose Redeemer Salvation Sanctification Strength Temptation Trust Unrighteousness Word

View All Bible Topics »