Baxniintii 22:31 SOM Bible Verse Picture Image

Inspirational bible verses with beautiful images and backgrounds. Download Baxniintii 22:31 SOM Bible verse images and share with your friends and family on social media. Bible verse pictures were created based on verses from the Somali Bible (SOM). The Holy Bible in the Somali language of Somalia, Adan Jim'ale Version.

Copyright © 1979, 2008 Society for International Ministries -- Kenya
Language: Somali
Translation by: SIM International

Somali, Kitaablka Quduuska Ah - This translation, published by the SIM, was published in 2008. If you are interested in obtaining a printed copy, please contact the SIM at PO Box 72983, Nairobi, Kenya. This translation text is made available to you under the terms of the Creative Commons License: Attribution-Noncommercial-No Derivative Works. (http://creativecommons.org/licenses/by-nc-nd/3.0/) In addition, you have permission to port the text to different file formats, as long as you do not change any of the text or punctuation of the Bible.

You may share, copy, distribute, transmit, and extract portions or quotations from this work, provided that you include the above copyright information:

  • You must give Attribution to the work.
  • You do not sell this work for a profit.
  • You do not make any derivative works that change any of the actual words or punctuation of the Scriptures.

Permissions beyond the scope of this license may be available if you contact SIM International with your request.

This translation is made available to you under the terms of the Creative Commons Attribution-Noncommercial-No Derivatives license 4.0. You may share and redistribute this Bible translation or extracts from it in any format, provided that:

  • You include the above copyright and source information.
  • You do not sell this work for a profit.
  • You do not change any of the words or punctuation of the Scriptures

Credits: In addition, we would like to give very special thanks to eBible.org for making Holy Bible in the Somali language available in MySQL format.

Baxniintii 22:31 SOM - Oo waa inaad dad quduus ah ii ahaataan, oo sidaas - Bible Verse Picture

Baxniintii 22:31 SOM

Oo waa inaad dad quduus ah ii ahaataan, oo sidaas daraaddeed waa inaydnaan cunin hilib neef oo dugaag berrinka ku bakhtiistay, laakiinse waa inaad eeyaha u tuurtaan.

View New Tab


Social Share Icons

Share on Tumblr
Share on Pinterest
Share on LinkedIn
Share on WhatsApp

Baxniintii 22:31 SOM Bible verse pictures with quotes are generated using nature backgrounds and scenic photos.

Additional Bible Verse Images

Picture 02 - Baxniintii 22:31 SOM - Oo waa inaad dad quduus ah ii ahaataan, oo sidaas - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 03 - Baxniintii 22:31 SOM - Oo waa inaad dad quduus ah ii ahaataan, oo sidaas - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 04 - Baxniintii 22:31 SOM - Oo waa inaad dad quduus ah ii ahaataan, oo sidaas - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 05 - Baxniintii 22:31 SOM - Oo waa inaad dad quduus ah ii ahaataan, oo sidaas - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 06 - Baxniintii 22:31 SOM - Oo waa inaad dad quduus ah ii ahaataan, oo sidaas - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 07 - Baxniintii 22:31 SOM - Oo waa inaad dad quduus ah ii ahaataan, oo sidaas - Bible Verse Picture
View New Tab

Baxniintii 22:31 Bible Cross References

This cross-reference page section has been added with the hope of bringing in-depth meaning and understanding to the Scriptures. The cross references below can help identify similarities between Bible passages. The verses below have been identified in our system as verses related to Baxniintii 22:31 SOM. Please click on any image below to navigate to that specific Bible verse page.

Yexesqeel 4:14 SOM Bible Verse Image
Yexesqeel 4:14 (SOM) »
Markaasaan idhi, Sayidow, Rabbiyow, bal eeg, naftaydu weligeed ma ay nijaasoobin, waayo, tan iyo yaraantaydii iyo ilaa haddatan marnaba ma aan cunin wax bakhtiyey ama wax bahal bakhtiistay toona, oo hilib karaahiyo ahuna innaba afkayga ma gelin.

Laawiyiintii 19:2 SOM Bible Verse Image
Laawiyiintii 19:2 (SOM) »
La hadal ururka reer binu Israa'iil oo dhan, oo waxaad ku tidhaahdaa, Waa inaad quduus ahaataan, waayo, anigoo ah Rabbiga Ilaahiinna ahuba quduus baan ahay.

1 Butros 1:15 SOM Bible Verse Image
1 Butros 1:15 (SOM) »
laakiinse siduu kan idiin yeedhay quduuska u yahay, idinkuna sidaas oo kale dabiicaddiinna oo dhan quduus ku ahaada,

Falimaha Rasuullada 15:20 SOM Bible Verse Image
Falimaha Rasuullada 15:20 (SOM) »
laakiin inaynu u qorno iyagii inay ka fogaadaan wasakhnimada sanamyada, iyo sinada, iyo waxa la ceejiyo, iyo dhiigga.

Yexesqeel 44:31 SOM Bible Verse Image
Yexesqeel 44:31 (SOM) »
Wadaaddadu waa inayan wax iska bakhtiyey, ama wax bahal dilay haad iyo dugaag midu yahayba cunin.

Sharciga Kunoqoshadiisa 14:21 SOM Bible Verse Image
Sharciga Kunoqoshadiisa 14:21 (SOM) »
Oo wax alla wixii iska dhinta waa inaydaan cunin, laakiinse shisheeyihii irdihiinna ku jira waad siin kartaan isagu ha cunee, amase ajnabiga waad ka iibsan karaysaan, waayo, waxaad Rabbiga Ilaahiinna ah u tihiin dad quduus ah. Oo waxar waa inaydaan ku karsan caanihii hooyadeed.

Laawiyiintii 22:8 SOM Bible Verse Image
Laawiyiintii 22:8 (SOM) »
Oo isagu si uusan ugu nijaasoobin waa inuusan innaba cunin wax iska bakhtiyey amase dugaagu bakhtiistay, waayo, aniga ayaa Rabbiga ah.

Laawiyiintii 20:25 SOM Bible Verse Image
Laawiyiintii 20:25 (SOM) »
Haddaba sidaas daraaddeed waa inaad kala soocdaan xayawaanka daahirka ah iyo kan nijaasta ah, iyo haadda daahirka ah iyo tan nijaasta ah, oo waa inaydaan nafihiinna wax karaahiyo ah kaga dhigin xayawaan ama haad ama waxa dhulka ku gurguurta oo aan idinka soocay oo aan idhi, Waa nijaas.

Laawiyiintii 11:44 SOM Bible Verse Image
Laawiyiintii 11:44 (SOM) »
Waayo, anigu waxaan ahay Rabbiga Ilaahiinna ah, haddaba isdaahiriya oo quduus ahaada, maxaa yeelay, anigu quduus baan ahay. Oo waa inaydaan isku nijaasayn cayn kasta oo ah waxa gurguurta oo dhulka ku kor dhaqdhaqaaqa.

Falimaha Rasuullada 10:14 SOM Bible Verse Image
Falimaha Rasuullada 10:14 (SOM) »
Laakiin Butros wuxuu yidhi, Saas yaanay noqon, Rabbiyow, maxaa yeelay, weligay ma aan cunin wax xaaraan ah oo aan nadiif ahayn.

Laawiyiintii 17:15 SOM Bible Verse Image
Laawiyiintii 17:15 (SOM) »
Oo qof kasta oo cuna neef iska bakhtiyey amase neef dugaagu bakhtiistay, hadduu yahay waddani iyo hadduu shisheeye yahayba waa inuu dharkiisa maydhaa, oo isna biyo ku maydhaa, oo tan iyo fiidkana nijaas buu ahaanayaa, oo dabadeedna daahir buu ahaan doonaa.

Baxniintii 19:5 SOM Bible Verse Image
Baxniintii 19:5 (SOM) »
Haddaba sidaas daraaddeed, haddaad daacad ahaan ii addeecaysaan, oo aad axdigayga dhawraysaan, de markaas waxaad ahaan doontaan dad hanti iiga ah dadyowga oo dhan, waayo, dhulka oo dhan anigaa iska leh;

Available Bible Translations

American Standard Version
Exodus 22:31 (ASV) »
King James Version
Exodus 22:31 (KJV) »
GOD’S WORD® (GW)
Exodus 22:31 (GW) »
World English Bible
Exodus 22:31 (WEB) »
Louis Segond 1910
Exode 22:31 (LSG) »
इंडियन रिवाइज्ड वर्जन - हिंदी
निर्गमन 22:31 (HINIRV) »
ਭਾਰਤੀ ਸੋਧਿਆ ਹੋਇਆ ਸੰਸਕਰਣ - ਪੰਜਾਬੀ
ਖ਼ਰੋਜ 22:31 (PANIRV) »
ভারতীয় সংশোধিত সংস্করণ - বাংলা
যাত্ৰা 22:31 (BENIRV) »
இந்தியன் ரீவைஸ்டு வேர்ஷன் - தமிழ்
யாத்திராகமம் 22:31 (TAMIRV) »
इंडियन रिवाइज्ड वर्जन - मराठी
निर्गम 22:31 (MARIRV) »
ఇండియన్ రేవిజ్డ్ వెర్షన్ - తెలుగు
నిర్గమకాండం 22:31 (TELIRV) »
ઇન્ડિયન રિવાયઝ્ડ વર્ઝન - ગુજરાતી
નિર્ગમન 22:31 (GUJIRV) »
ಭಾರತೀಯ ಪರಿಷ್ಕೃತ ಆವೃತ್ತಿ - ಕನ್ನಡ
ವಿಮೋಚನಕಾಂಡ 22:31 (KANIRV) »
الكتاب المقدس باللغة العربية، فان دايك
اَلْخُرُوجُ 22:31 (AVD) »
תנ ך עברי מודרני
שמות 22:31 (HEB) »
Bíblia Sagrada Português
Êxodo 22:31 (BSL) »
Kinh Thánh: Tiếng Việt
Xuất Hành 22:31 (VIE) »
Reina Valera Antigua
Éxodo 22:31 (RVA) »
La Sacra Bibbia
Esodo 22:31 (RIV) »
圣 经 简体中文和合本
出 埃 及 记 22:31 (CUVS) »
聖 經 繁體中文和合本
出 埃 及 記 22:31 (CUVT) »
Bibla e Shenjtë
Eksodi 22:31 (ALB) »
Svenska Bibeln 1917
2 Mosebok 22:31 (SV1917) »
Библия на русском
Исход 22:31 (RUSV) »
Українська Біблія
Вихід 22:31 (UKR) »
Szent Biblia - Magyar
2 Mózes 22:31 (KAR) »
Българска Библия
Изход 22:31 (BULG) »
De Heilige Schrift
Exodus 22:31 (NLD) »

SOM Bible Book Selection List

View full list of SOM Bible Books and Chapters

Popular Bible Verses by Topic

Searching for the most powerful Bible verses? We offer beautiful, inspirational Bible verse pictures and images by topic. Choose from popular Bible verse topics. Select any popular Bible topic below or you can view the complete list: Bible Verse Pictures by Topic

Abundance Blessed Comfort Courage Enemies Eternal Life Fear God Grace Heart Help Hope Jesus Joy Life Light Longsuffering Love Patience Peace Power Purpose Redeemer Salvation Sanctification Strength Temptation Trust Unrighteousness Word

View All Bible Topics »