Baxniintii Chapter 29 Verse 13 SOM
Baxniintii 29:13 SOM Bible Verse Picture Image
Inspirational bible verses with beautiful images and backgrounds. Download Baxniintii 29:13 SOM Bible verse images and share with your friends and family on social media. Bible verse pictures were created based on verses from the Somali Bible (SOM). The Holy Bible in the Somali language of Somalia, Adan Jim'ale Version.
Copyright © 1979, 2008 Society for International Ministries -- Kenya
Language: Somali
Translation by: SIM International
Somali, Kitaablka Quduuska Ah - This translation, published by the SIM, was published in 2008. If you are interested in obtaining a printed copy, please contact the SIM at PO Box 72983, Nairobi, Kenya. This translation text is made available to you under the terms of the Creative Commons License: Attribution-Noncommercial-No Derivative Works. (http://creativecommons.org/licenses/by-nc-nd/3.0/) In addition, you have permission to port the text to different file formats, as long as you do not change any of the text or punctuation of the Bible.
You may share, copy, distribute, transmit, and extract portions or quotations from this work, provided that you include the above copyright information:
- You must give Attribution to the work.
- You do not sell this work for a profit.
- You do not make any derivative works that change any of the actual words or punctuation of the Scriptures.
Permissions beyond the scope of this license may be available if you contact SIM International with your request.
This translation is made available to you under the terms of the Creative Commons Attribution-Noncommercial-No Derivatives license 4.0. You may share and redistribute this Bible translation or extracts from it in any format, provided that:
- You include the above copyright and source information.
- You do not sell this work for a profit.
- You do not change any of the words or punctuation of the Scriptures
Credits: In addition, we would like to give very special thanks to eBible.org for making Holy Bible in the Somali language available in MySQL format.
Baxniintii 29:13 SOM
Oo waxaad qaaddaa xaydha gudaha ku jirta oo dhan, iyo xuubka beerka ku dul yaal, iyo labada kelyood, iyo xaydha dushooda ku taal, oo meesha allabariga ku dul gub.
View New TabSocial Share Icons
Baxniintii 29:13 SOM Bible verse pictures with quotes are generated using nature backgrounds and scenic photos.
Baxniintii 29:13 Bible Cross References
This cross-reference page section has been added with the hope of bringing in-depth meaning and understanding to the Scriptures. The cross references below can help identify similarities between Bible passages. The verses below have been identified in our system as verses related to Baxniintii 29:13 SOM. Please click on any image below to navigate to that specific Bible verse page.

Laawiyiintii 3:3 (SOM) »
Oo allabariga qurbaannada nabaadiinada ah waa inuu Rabbiga qurbaan dab loogu sameeyo uga bixiyaa xaydha gudaha ku duuban, iyo xaydha neefka uurkiisa ku jirta oo dhan,

Samuu'eel Kowaad 2:16 (SOM) »
Oo haddii ninku ku yidhaahdo, Marka hore baruurta hubaal waa la gubayaa, dabadeedse intii naftaadu jeceshahay qaado; markaas wuxuu ku odhan jiray, Maya, saas ma aha, laakiinse haatan i sii, haddii kalese, xoog baan ku qaadan doonaa.

Laawiyiintii 9:10 (SOM) »
Laakiinse xaydhii, iyo kelyihii, iyo xuubkii laga soo gooyay beerkii qurbaanka dembiga wuxuu ku dul gubay meesha allabariga sidii Rabbigu Muuse ku amray.

Laawiyiintii 4:26 (SOM) »
Oo xaydhiisa oo dhanna waa inuu ku dul gubaa meesha allabariga, sidii xaydhii allabariga qurbaannada nabaadiinada ah oo kale, oo wadaadku waa inuu kafaaraggud u sameeyaa dembigiisii, oo isna waa la cafiyi doonaa.

Laawiyiintii 7:3 (SOM) »
Oo isagu waa inuu bixiyaa baruurta taasoo ah badhida, iyo xaydha gudaha ku duuban,

Laawiyiintii 8:25 (SOM) »
Markaasuu soo qaaday baruurtii, iyo badhidii, iyo xaydhii uurka ku jirtay oo dhan, iyo xuubkii beerka ku yiil, iyo labadii kelyood, iyo xaydhoodii, iyo bowdadii midig.

Laawiyiintii 17:6 (SOM) »
Oo wadaadkuna waa inuu dhiigga ku saydhsaydhaa meesha allabariga ee Rabbiga oo ag yaal iridda teendhada shirka, oo xaydhana waa inuu gubaa si ay Rabbiga u ahaato caraf udgoon.

Laawiyiintii 4:35 (SOM) »
Oo xaydhiisa oo dhanna waa inuu ka bixiyaa sidii xaydhii laga qaado wanka yara oo ahaa allabarigii qurbaannada nabaadiinada ah, oo wadaadku waa inuu ku dul gubaa meesha allabariga, sidii qurbaannadii Rabbiga dabka loogu sameeyo, oo wadaadku waa inuu kafaaraggud u sameeyaa dembigiisii uu dembaabay, oo isna waa la cafiyi doonaa.

Laawiyiintii 4:8 (SOM) »
Oo dibiga qurbaanka dembiga loo bixinayo xaydhiisa oo dhan waa inuu ka bixiyaa, waana xaydha gudaha ku duuban, iyo xaydha neefka uurkiisa ku jirta oo dhan,

Laawiyiintii 6:12 (SOM) »
Oo dabka meesha allabarigana waa in had iyo goor la sii ololiyaa oo waa inuusan marna demin; oo wadaadku waa inuu subax kasta qoryo saaraa, oo uu qurbaanka la gubona ku dul hagaajiyaa, oo xaydha qurbaanka nabaadiinadana waa inuu ku dul gubaa.

Baxniintii 29:25 (SOM) »
Oo markaas waa inaad gacmahooda ka qaaddid, oo waxaad ku dul gubtaa qurbaanka la gubo oo meesha allabariga kor yaal, inay caraf udgoon ku ahaadaan Rabbiga hortiisa. Waa qurbaan dab loogu sameeyey Rabbiga.

Ishacyaah 43:24 (SOM) »
Qasab macaan lacag iiguma aydaan soo iibin, oo baruurtii allabaryadiinnana igama aydaan dherjin, laakiinse waxaad aad iigu dhibteen dembiyadiinnii, oo waxaad igu daaliseen xumaatooyinkiinnii.
Available Bible Translations
Exodus 29:13 (ASV) »
Exodus 29:13 (KJV) »
Exodus 29:13 (GW) »
Exodus 29:13 (BSB) »
Exodus 29:13 (WEB) »
Exode 29:13 (LSG) »
Exodus 29:13 (LUTH1912) »
निर्गमन 29:13 (HINIRV) »
ਖ਼ਰੋਜ 29:13 (PANIRV) »
যাত্ৰা 29:13 (BENIRV) »
யாத்திராகமம் 29:13 (TAMIRV) »
निर्गम 29:13 (MARIRV) »
నిర్గమకాండం 29:13 (TELIRV) »
નિર્ગમન 29:13 (GUJIRV) »
ವಿಮೋಚನಕಾಂಡ 29:13 (KANIRV) »
اَلْخُرُوجُ 29:13 (AVD) »
שמות 29:13 (HEB) »
Xuất Hành 29:13 (VIE) »
Éxodo 29:13 (RVA) »
Esodo 29:13 (RIV) »
出 埃 及 记 29:13 (CUVS) »
出 埃 及 記 29:13 (CUVT) »
Eksodi 29:13 (ALB) »
2 Mosebok 29:13 (SV1917) »
Исход 29:13 (RUSV) »
Вихід 29:13 (UKR) »
2 Mózes 29:13 (KAR) »
Изход 29:13 (BULG) »
出エジプト記 29:13 (JPN) »
2 Mosebok 29:13 (NORSK) »
Kutoka 29:13 (SWHULB) »
Wyjścia 29:13 (POLUBG) »
Exodus 29:13 (NLD) »
2 Mosebog 29:13 (DA1871) »
Baxniintii 29 (SOM) Verse Selection
SOM Bible Book Selection List
Popular Bible Verses by Topic
Searching for the most powerful Bible verses? We offer beautiful, inspirational Bible verse pictures and images by topic. Choose from popular Bible verse topics. Select any popular Bible topic below or you can view the complete list: Bible Verse Pictures by Topic
Abundance Blessed Comfort Courage Enemies Eternal Life Fear God Grace Heart Help Hope Jesus Joy Life Light Longsuffering Love Patience Peace Power Purpose Redeemer Salvation Sanctification Strength Temptation Trust Unrighteousness WordView All Bible Topics »






