Xabaquuq 2:19 SOM Bible Verse Picture Image

Inspirational bible verses with beautiful images and backgrounds. Download Xabaquuq 2:19 SOM Bible verse images and share with your friends and family on social media. Bible verse pictures were created based on verses from the Somali Bible (SOM). The Holy Bible in the Somali language of Somalia, Adan Jim'ale Version.

Copyright © 1979, 2008 Society for International Ministries -- Kenya
Language: Somali
Translation by: SIM International

Somali, Kitaablka Quduuska Ah - This translation, published by the SIM, was published in 2008. If you are interested in obtaining a printed copy, please contact the SIM at PO Box 72983, Nairobi, Kenya. This translation text is made available to you under the terms of the Creative Commons License: Attribution-Noncommercial-No Derivative Works. (http://creativecommons.org/licenses/by-nc-nd/3.0/) In addition, you have permission to port the text to different file formats, as long as you do not change any of the text or punctuation of the Bible.

You may share, copy, distribute, transmit, and extract portions or quotations from this work, provided that you include the above copyright information:

  • You must give Attribution to the work.
  • You do not sell this work for a profit.
  • You do not make any derivative works that change any of the actual words or punctuation of the Scriptures.

Permissions beyond the scope of this license may be available if you contact SIM International with your request.

This translation is made available to you under the terms of the Creative Commons Attribution-Noncommercial-No Derivatives license 4.0. You may share and redistribute this Bible translation or extracts from it in any format, provided that:

  • You include the above copyright and source information.
  • You do not sell this work for a profit.
  • You do not change any of the words or punctuation of the Scriptures

Credits: In addition, we would like to give very special thanks to eBible.org for making Holy Bible in the Somali language available in MySQL format.

Xabaquuq 2:19 SOM - Waxaa iska hoogay kii qoriga ku yidhaahda, Toos! - Bible Verse Picture

Xabaquuq 2:19 SOM

Waxaa iska hoogay kii qoriga ku yidhaahda, Toos! oo dhagax carrab la' ku yidhaahda, Sara joogso! Kanu miyuu wax bari doonaa? Bal eega, waxaa lagu dahaadhay dahab iyo lacag, laakiinse innaba neefu kuma jirto.

View New Tab


Social Share Icons

Share on Tumblr
Share on Pinterest
Share on LinkedIn
Share on WhatsApp

Xabaquuq 2:19 SOM Bible verse pictures with quotes are generated using nature backgrounds and scenic photos.

Additional Bible Verse Images

Picture 02 - Xabaquuq 2:19 SOM - Waxaa iska hoogay kii qoriga ku yidhaahda, Toos! - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 03 - Xabaquuq 2:19 SOM - Waxaa iska hoogay kii qoriga ku yidhaahda, Toos! - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 04 - Xabaquuq 2:19 SOM - Waxaa iska hoogay kii qoriga ku yidhaahda, Toos! - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 05 - Xabaquuq 2:19 SOM - Waxaa iska hoogay kii qoriga ku yidhaahda, Toos! - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 06 - Xabaquuq 2:19 SOM - Waxaa iska hoogay kii qoriga ku yidhaahda, Toos! - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 07 - Xabaquuq 2:19 SOM - Waxaa iska hoogay kii qoriga ku yidhaahda, Toos! - Bible Verse Picture
View New Tab

Xabaquuq 2:19 Bible Cross References

This cross-reference page section has been added with the hope of bringing in-depth meaning and understanding to the Scriptures. The cross references below can help identify similarities between Bible passages. The verses below have been identified in our system as verses related to Xabaquuq 2:19 SOM. Please click on any image below to navigate to that specific Bible verse page.

Sabuurradii 135:17 SOM Bible Verse Image
Sabuurradii 135:17 (SOM) »
Dhegona way leeyihiin, laakiinse waxba ma maqlaan, Oo afkoodana neefu kuma jirto.

Yeremyaah 10:4 SOM Bible Verse Image
Yeremyaah 10:4 (SOM) »
Waxaa lagu sharraxaa lacag iyo dahab, oo waxaa lagu dhuujiyaa musmaarro iyo dubbayaal, si uusan u dhaqdhaqaaqin.

Boqorradii Kowaad 18:26 SOM Bible Verse Image
Boqorradii Kowaad 18:26 (SOM) »
Markaasay qaateen dibigii la siiyey, wayna qaleen, oo aroortii ilaa duhurkii ayay u yeedhanayeen magicii Bacal, oo waxay lahaayeen, Bacalow, na maqal! Laakiinse cod iyo wax iyaga u jawaabay toona ma jirin. Oo meeshii allabariga oo la dhisay hareeraheeda ayay boodboodayeen.

Yeremyaah 10:9 SOM Bible Verse Image
Yeremyaah 10:9 (SOM) »
Lacag la tumay baa Tarshiish laga keenaa, oo dahabna Uufaas, waana nin saanac ah shuqulkiis, iyo wixii lacagshubuhu uu gacmihiisa ku sameeyey, oo dharkooduna waa buluug iyo guduud, oo dhammaantoodna waa nin saanac ah shuqulkiis.

Ishacyaah 44:17 SOM Bible Verse Image
Ishacyaah 44:17 (SOM) »
Oo intii ka hadhana wuxuu ka samaystaa wax ilaah ah oo ah xataa sanamkiisa xardhan, oo wuu u sujuudaa oo caabudaa, wuuna baryaa, oo wuxuu yidhaahdaa, I samatabbixi, waayo, adigu waxaad tahay ilaahayga.

Falimaha Rasuullada 17:29 SOM Bible Verse Image
Falimaha Rasuullada 17:29 (SOM) »
Haddaba innagoo ah Ilaah farcankiis waa inaynaan ka fikirin in Ilaahnimadu ay la mid tahay dahab ama lacag ama dhagax oo lagu xardhay sancada iyo farsamada dadka.

Yoonis 1:5 SOM Bible Verse Image
Yoonis 1:5 (SOM) »
Markaasay raggii baxriyiinta ahaa aad u baqeen, oo mid waluba wuxuu u qayshaday ilaahiisii. Alaabtii doonnida ku jirtayna badday ku dhex tuureen, si ay doonnidu iyaga ugu fududaato. Laakiinse wuxuu Yoonis mar hore u dhaadhacay doonnida meesha ugu hoosaysa, oo halkaasuu seexday, wuxuuna ku jiray hurdo weyn.

Daanyeel 5:23 SOM Bible Verse Image
Daanyeel 5:23 (SOM) »
laakiinse waad iska sarraysiisay Sayidka samada; oo waxaa lagu hor keenay weelashii gurigiisa, markaasaa adiga iyo saraakiishaada, iyo naagahaaga, iyo naagahaaga addoommaha ahu aad khamri ku cabteen; oo waxaad ammaantay ilaahyada lacagta iyo dahabka ah, iyo kuwa naxaasta, iyo birta, iyo qoryaha, iyo dhagaxa ah, oo aan waxba arkin, waxna maqlin, waxna ogayn: oo Ilaaha neeftaadu gacantiisa ku jirto, oo jidadkaaga oo dhan lehna ma aadan ammaanin;

Daanyeel 3:7 SOM Bible Verse Image
Daanyeel 3:7 (SOM) »
Haddaba markii dadkii oo dhammu maqleen codkii buunka, iyo biibiilaha, iyo kataaradda, iyo shareeradda, iyo kiraarka, iyo cayn kasta oo muusiko ah ayaa dadyowgii, iyo quruumihii, iyo kuwii kala afka ahaa oo dhammu hoos u dhaceen oo u sujuudeen ekaantii dahabka ahayd oo Boqor Nebukadnesar qotomiyey.

Daanyeel 3:29 SOM Bible Verse Image
Daanyeel 3:29 (SOM) »
Sidaas daraaddeed waxaan amar ku bixinayaa in dad kasta, iyo quruun kasta, iyo kuwa kasta oo kala af ah, oo wax xun kaga hadla Ilaaha Shadrag, iyo Meeshag, iyo Cabeednegoo, la googooyn doono, guryahoodana laga dhigi doono meel digo lagu tuulo, maxaa yeelay, ma jiro ilaah kale oo sidaas wax u badbaadin karaa.

Daanyeel 3:1 SOM Bible Verse Image
Daanyeel 3:1 (SOM) »
Boqor Nebukadnesar wuxuu sameeyey ekaan dahab ah, oo jooggeedu lixdan dhudhun yahay, ballaadhkeeduna lix dhudhun yahay, oo wuxuu qotomiyey bannaankii Duuraa oo ku yaal gobolka Baabuloon.

Daanyeel 3:18 SOM Bible Verse Image
Daanyeel 3:18 (SOM) »
Laakiinse haddaanay ahayn, Boqorow, haddaba ogow, inaannan u adeegayn ilaahyadaada, ama aannan u sujuudayn ekaanta dahabka ah oo aad qotomisay.

Available Bible Translations

American Standard Version
Habakkuk 2:19 (ASV) »
King James Version
Habakkuk 2:19 (KJV) »
GOD’S WORD® (GW)
Habakkuk 2:19 (GW) »
World English Bible
Habakkuk 2:19 (WEB) »
Louis Segond 1910
Habacuc 2:19 (LSG) »
इंडियन रिवाइज्ड वर्जन - हिंदी
हबक्कूक 2:19 (HINIRV) »
ਭਾਰਤੀ ਸੋਧਿਆ ਹੋਇਆ ਸੰਸਕਰਣ - ਪੰਜਾਬੀ
ਹਬੱਕੂਕ 2:19 (PANIRV) »
ভারতীয় সংশোধিত সংস্করণ - বাংলা
হবক্কুক 2:19 (BENIRV) »
இந்தியன் ரீவைஸ்டு வேர்ஷன் - தமிழ்
ஆபகூக் 2:19 (TAMIRV) »
इंडियन रिवाइज्ड वर्जन - मराठी
हबक्कूक 2:19 (MARIRV) »
ఇండియన్ రేవిజ్డ్ వెర్షన్ - తెలుగు
హబక్కూకు 2:19 (TELIRV) »
ઇન્ડિયન રિવાયઝ્ડ વર્ઝન - ગુજરાતી
હબાક્કુક 2:19 (GUJIRV) »
ಭಾರತೀಯ ಪರಿಷ್ಕೃತ ಆವೃತ್ತಿ - ಕನ್ನಡ
ಹಬಕ್ಕೂಕನು 2:19 (KANIRV) »
الكتاب المقدس باللغة العربية، فان دايك
حَبَقُّوق 2:19 (AVD) »
תנ ך עברי מודרני
חבקוק 2:19 (HEB) »
Bíblia Sagrada Português
Habacuque 2:19 (BSL) »
Kinh Thánh: Tiếng Việt
Ha-ba-cúc 2:19 (VIE) »
Reina Valera Antigua
Habacuc 2:19 (RVA) »
La Sacra Bibbia
Abacuc 2:19 (RIV) »
圣 经 简体中文和合本
哈 巴 谷 书 2:19 (CUVS) »
聖 經 繁體中文和合本
哈 巴 谷 書 2:19 (CUVT) »
Bibla e Shenjtë
Habakuku 2:19 (ALB) »
Svenska Bibeln 1917
Habackuk 2:19 (SV1917) »
Библия на русском
Аввакум 2:19 (RUSV) »
Українська Біблія
Авакум 2:19 (UKR) »
Szent Biblia - Magyar
Habakuk 2:19 (KAR) »
Българска Библия
Авакум 2:19 (BULG) »
De Heilige Schrift
Habakuk 2:19 (NLD) »

SOM Bible Book Selection List

View full list of SOM Bible Books and Chapters

Popular Bible Verses by Topic

Searching for the most powerful Bible verses? We offer beautiful, inspirational Bible verse pictures and images by topic. Choose from popular Bible verse topics. Select any popular Bible topic below or you can view the complete list: Bible Verse Pictures by Topic

Abundance Blessed Comfort Courage Enemies Eternal Life Fear God Grace Heart Help Hope Jesus Joy Life Light Longsuffering Love Patience Peace Power Purpose Redeemer Salvation Sanctification Strength Temptation Trust Unrighteousness Word

View All Bible Topics »