Xabaquuq 2:8 SOM Bible Verse Picture Image

Inspirational bible verses with beautiful images and backgrounds. Download Xabaquuq 2:8 SOM Bible verse images and share with your friends and family on social media. Bible verse pictures were created based on verses from the Somali Bible (SOM). The Holy Bible in the Somali language of Somalia, Adan Jim'ale Version.

Copyright © 1979, 2008 Society for International Ministries -- Kenya
Language: Somali
Translation by: SIM International

Somali, Kitaablka Quduuska Ah - This translation, published by the SIM, was published in 2008. If you are interested in obtaining a printed copy, please contact the SIM at PO Box 72983, Nairobi, Kenya. This translation text is made available to you under the terms of the Creative Commons License: Attribution-Noncommercial-No Derivative Works. (http://creativecommons.org/licenses/by-nc-nd/3.0/) In addition, you have permission to port the text to different file formats, as long as you do not change any of the text or punctuation of the Bible.

You may share, copy, distribute, transmit, and extract portions or quotations from this work, provided that you include the above copyright information:

  • You must give Attribution to the work.
  • You do not sell this work for a profit.
  • You do not make any derivative works that change any of the actual words or punctuation of the Scriptures.

Permissions beyond the scope of this license may be available if you contact SIM International with your request.

This translation is made available to you under the terms of the Creative Commons Attribution-Noncommercial-No Derivatives license 4.0. You may share and redistribute this Bible translation or extracts from it in any format, provided that:

  • You include the above copyright and source information.
  • You do not sell this work for a profit.
  • You do not change any of the words or punctuation of the Scriptures

Credits: In addition, we would like to give very special thanks to eBible.org for making Holy Bible in the Somali language available in MySQL format.

Xabaquuq 2:8 SOM - Quruumo badan baad dhacday, haddaba sidaas - Bible Verse Picture

Xabaquuq 2:8 SOM

Quruumo badan baad dhacday, haddaba sidaas daraaddeed dadyowga intooda hadhay oo dhammu aday ku dhici doonaan, taasuna waa dhiiggii dadka daraaddiis, iyo dulmigii lagu sameeyey dalka iyo magaalada iyo inta dhex deggan oo dhanba.

View New Tab


Social Share Icons

X
Tumblr
Pinterest
LinkedIn
WhatsApp
Threads

Xabaquuq 2:8 SOM Bible verse pictures with quotes are generated using nature backgrounds and scenic photos.

Previous Verse
« Xabaquuq 2:7 (SOM)

Additional Bible Verse Images

Picture 02 - Xabaquuq 2:8 SOM - Quruumo badan baad dhacday, haddaba sidaas - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 03 - Xabaquuq 2:8 SOM - Quruumo badan baad dhacday, haddaba sidaas - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 04 - Xabaquuq 2:8 SOM - Quruumo badan baad dhacday, haddaba sidaas - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 05 - Xabaquuq 2:8 SOM - Quruumo badan baad dhacday, haddaba sidaas - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 06 - Xabaquuq 2:8 SOM - Quruumo badan baad dhacday, haddaba sidaas - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 07 - Xabaquuq 2:8 SOM - Quruumo badan baad dhacday, haddaba sidaas - Bible Verse Picture
View New Tab

Xabaquuq 2:8 Bible Cross References

This cross-reference page section has been added with the hope of bringing in-depth meaning and understanding to the Scriptures. The cross references below can help identify similarities between Bible passages. The verses below have been identified in our system as verses related to Xabaquuq 2:8 SOM. Please click on any image below to navigate to that specific Bible verse page.

Ishacyaah 33:1 SOM Bible Verse Image
Ishacyaah 33:1 (SOM) »
Adaa iska hoogay, kaaga wax dhaca oo aan adiga wax lagaa dhicin oo wax khiyaaneeya oo aan adiga lagu khiyaanayn. Markaad waxdhicidda joojisid ayaa adiga wax lagaa dhici doonaa, oo markaad waxkhiyaanaynta joojisid ayaa adiga lagu khiyaanayn doonaa.

Xabaquuq 2:17 SOM Bible Verse Image
Xabaquuq 2:17 (SOM) »
Waayo, waxaa ku dabooli doona dulmigii Lubnaan lagu sameeyey, iyo halligaaddii ku dhacday xayawaankii iyaga ka cabsiiyey, taasuna waa dhiiggii dadka daraaddiis, iyo dulmigii lagu sameeyey dalka iyo magaalada iyo inta dhex deggan oo dhanba.

Yeremyaah 27:7 SOM Bible Verse Image
Yeremyaah 27:7 (SOM) »
Oo quruumaha oo dhammuna way u wada adeegi doonaan isaga, iyo wiilkiisa, iyo wiilka wiilkiisa, ilaa wakhtiga dalkiisu yimaado, oo dabadeedna quruumo badan iyo boqorro waaweyn ayaa isaga addoonsan doona.

Yeremyaah 30:16 SOM Bible Verse Image
Yeremyaah 30:16 (SOM) »
Oo sidaas daraaddeed kuwa ku baabbi'iya oo dhan waa la wada baabbi'in doonaa, oo cadaawayaashaada oo dhanna midkood kastaba maxaabiis ahaan ayaa loo kaxaysan doonaa, oo kuwa ku kala boobana waa la kala boobi doonaa, oo kuwa ku dhacana waxaan ka yeeli doonaa in iyagana la dhaco.

Yeremyaah 50:28 SOM Bible Verse Image
Yeremyaah 50:28 (SOM) »
Waxaa yeedhaya codkii kuwa dalka Baabuloon ka sii cararaya oo ka baxsanaya inay Siyoon ka naadiyaan aarsashadii Rabbiga Ilaahayaga ah, taasoo ah aarsashadii macbudkiisa.

Yeremyaah 51:24 SOM Bible Verse Image
Yeremyaah 51:24 (SOM) »
Oo Rabbigu wuxuu leeyahay, Baabuloon iyo dalka Kalday dadka deggan oo dhanba waxaan ka abaalmarin doonaa sharkii ay Siyoon iyo adiga hortaadaba ku sameeyeen.

Yeremyaah 50:33 SOM Bible Verse Image
Yeremyaah 50:33 (SOM) »
Rabbiga ciidammadu wuxuu leeyahay, Dadka Israa'iil iyo dadka Yahuudahba waa la wada dulmay, oo kuwii iyaga maxaabiis ahaanta u kaxaystayna aad bay u xajistaan, wayna diidaan inay iska sii daayaan.

Muujintii 6:10 SOM Bible Verse Image
Muujintii 6:10 (SOM) »
oo iyana waxay ku dhawaaqeen cod weyn iyagoo leh, Sayidkayaga quduuskaa oo runtahow, ilaa goormaadan xukumayn oo aadan dhiigayaga nooga aarayn kuwa dhulka jooga?

Yeremyaah 51:44 SOM Bible Verse Image
Yeremyaah 51:44 (SOM) »
Oo Beelna waxaan ku ciqaabi doonaa Baabuloon dhexdeeda, oo waxaan afkiisa ka soo bixin doonaa wixii uu liqay, oo quruumuhuna innaba mar dambe isaga uma ay soo qulquli doonaan, hubaal, derbiga Baabuloon wuu dumi doonaa.

Yeremyaah 51:13 SOM Bible Verse Image
Yeremyaah 51:13 (SOM) »
Taadan biyaha badan ag deggan oo khasnadaha badanay, dhammaadkaagii waa yimid iyo qiyaastii faa'iidadaada xaqdarrada ahu.

Yeremyaah 51:55 SOM Bible Verse Image
Yeremyaah 51:55 (SOM) »
maxaa yeelay, Rabbigu Baabuloon wuu baabbi'iyaa, oo codkii weynaana dhexdeeda wuu ka aamusiiyaa, oo mawjadahoodu way u guuxaan sida biyo badan, qaylada codkoodana kor bay u qaadaan,

Ishacyaah 33:4 SOM Bible Verse Image
Ishacyaah 33:4 (SOM) »
Oo boolidiinna waxaa loo soo urursan doonaa sida diirtu wax u urursato oo kale, oo waxaa loogu boodi doonaa sida ayaxu ugu boodboodo oo kale.

Available Bible Translations

American Standard Version
Habakkuk 2:8 (ASV) »
King James Version
Habakkuk 2:8 (KJV) »
GOD’S WORD® (GW)
Habakkuk 2:8 (GW) »
World English Bible
Habakkuk 2:8 (WEB) »
Louis Segond 1910
Habacuc 2:8 (LSG) »
इंडियन रिवाइज्ड वर्जन - हिंदी
हबक्कूक 2:8 (HINIRV) »
ਭਾਰਤੀ ਸੋਧਿਆ ਹੋਇਆ ਸੰਸਕਰਣ - ਪੰਜਾਬੀ
ਹਬੱਕੂਕ 2:8 (PANIRV) »
ভারতীয় সংশোধিত সংস্করণ - বাংলা
হবক্কুক 2:8 (BENIRV) »
இந்தியன் ரீவைஸ்டு வேர்ஷன் - தமிழ்
ஆபகூக் 2:8 (TAMIRV) »
इंडियन रिवाइज्ड वर्जन - मराठी
हबक्कूक 2:8 (MARIRV) »
ఇండియన్ రేవిజ్డ్ వెర్షన్ - తెలుగు
హబక్కూకు 2:8 (TELIRV) »
ઇન્ડિયન રિવાયઝ્ડ વર્ઝન - ગુજરાતી
હબાક્કુક 2:8 (GUJIRV) »
ಭಾರತೀಯ ಪರಿಷ್ಕೃತ ಆವೃತ್ತಿ - ಕನ್ನಡ
ಹಬಕ್ಕೂಕನು 2:8 (KANIRV) »
الكتاب المقدس باللغة العربية، فان دايك
حَبَقُّوق 2:8 (AVD) »
תנ ך עברי מודרני
חבקוק 2:8 (HEB) »
Kinh Thánh: Tiếng Việt
Ha-ba-cúc 2:8 (VIE) »
Reina Valera Antigua
Habacuc 2:8 (RVA) »
La Sacra Bibbia
Abacuc 2:8 (RIV) »
圣 经 简体中文和合本
哈 巴 谷 书 2:8 (CUVS) »
聖 經 繁體中文和合本
哈 巴 谷 書 2:8 (CUVT) »
Bibla e Shenjtë
Habakuku 2:8 (ALB) »
Svenska Bibeln 1917
Habackuk 2:8 (SV1917) »
Библия на русском
Аввакум 2:8 (RUSV) »
Українська Біблія
Авакум 2:8 (UKR) »
Szent Biblia - Magyar
Habakuk 2:8 (KAR) »
Българска Библия
Авакум 2:8 (BULG) »
De Heilige Schrift
Habakuk 2:8 (NLD) »

SOM Bible Book Selection List

View full list of SOM Bible Books and Chapters

Popular Bible Verses by Topic

Searching for the most powerful Bible verses? We offer beautiful, inspirational Bible verse pictures and images by topic. Choose from popular Bible verse topics. Select any popular Bible topic below or you can view the complete list: Bible Verse Pictures by Topic

Abundance Blessed Comfort Courage Enemies Eternal Life Fear God Grace Heart Help Hope Jesus Joy Life Light Longsuffering Love Patience Peace Power Purpose Redeemer Salvation Sanctification Strength Temptation Trust Unrighteousness Word

View All Bible Topics »