Ishacyaah 24:14 SOM Bible Verse Picture Image

Inspirational bible verses with beautiful images and backgrounds. Download Ishacyaah 24:14 SOM Bible verse images and share with your friends and family on social media. Bible verse pictures were created based on verses from the Somali Bible (SOM). The Holy Bible in the Somali language of Somalia, Adan Jim'ale Version.

Copyright © 1979, 2008 Society for International Ministries -- Kenya
Language: Somali
Translation by: SIM International

Somali, Kitaablka Quduuska Ah - This translation, published by the SIM, was published in 2008. If you are interested in obtaining a printed copy, please contact the SIM at PO Box 72983, Nairobi, Kenya. This translation text is made available to you under the terms of the Creative Commons License: Attribution-Noncommercial-No Derivative Works. (http://creativecommons.org/licenses/by-nc-nd/3.0/) In addition, you have permission to port the text to different file formats, as long as you do not change any of the text or punctuation of the Bible.

You may share, copy, distribute, transmit, and extract portions or quotations from this work, provided that you include the above copyright information:

  • You must give Attribution to the work.
  • You do not sell this work for a profit.
  • You do not make any derivative works that change any of the actual words or punctuation of the Scriptures.

Permissions beyond the scope of this license may be available if you contact SIM International with your request.

This translation is made available to you under the terms of the Creative Commons Attribution-Noncommercial-No Derivatives license 4.0. You may share and redistribute this Bible translation or extracts from it in any format, provided that:

  • You include the above copyright and source information.
  • You do not sell this work for a profit.
  • You do not change any of the words or punctuation of the Scriptures

Credits: In addition, we would like to give very special thanks to eBible.org for making Holy Bible in the Somali language available in MySQL format.

Ishacyaah 24:14 SOM - Codkooday kor u qaadi doonaan, wayna dhawaaqi - Bible Verse Picture

Ishacyaah 24:14 SOM

Codkooday kor u qaadi doonaan, wayna dhawaaqi doonaan, oo haybadda Rabbiga ayay badda aad ugaga qaylin doonaan.

View New Tab


Social Share Icons

Share on Tumblr
Share on Pinterest
Share on LinkedIn
Share on WhatsApp

Ishacyaah 24:14 SOM Bible verse pictures with quotes are generated using nature backgrounds and scenic photos.

Additional Bible Verse Images

Picture 02 - Ishacyaah 24:14 SOM - Codkooday kor u qaadi doonaan, wayna dhawaaqi - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 03 - Ishacyaah 24:14 SOM - Codkooday kor u qaadi doonaan, wayna dhawaaqi - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 04 - Ishacyaah 24:14 SOM - Codkooday kor u qaadi doonaan, wayna dhawaaqi - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 05 - Ishacyaah 24:14 SOM - Codkooday kor u qaadi doonaan, wayna dhawaaqi - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 06 - Ishacyaah 24:14 SOM - Codkooday kor u qaadi doonaan, wayna dhawaaqi - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 07 - Ishacyaah 24:14 SOM - Codkooday kor u qaadi doonaan, wayna dhawaaqi - Bible Verse Picture
View New Tab

Ishacyaah 24:14 Bible Cross References

This cross-reference page section has been added with the hope of bringing in-depth meaning and understanding to the Scriptures. The cross references below can help identify similarities between Bible passages. The verses below have been identified in our system as verses related to Ishacyaah 24:14 SOM. Please click on any image below to navigate to that specific Bible verse page.

Ishacyaah 52:7 SOM Bible Verse Image
Ishacyaah 52:7 (SOM) »
Buuraha dushooda ku qurux badanaa cagaha kan warka wanaagsan keena, oo nabadda naadiya, oo waxyaalaha wanaagsan warka wanaagsan ka keena, oo badbaadada naadiya, oo Siyoon ku yidhaahda, Ilaahaagii baa boqornimada haysta.

Sefanyaah 3:14 SOM Bible Verse Image
Sefanyaah 3:14 (SOM) »
Magaalada Siyoonay, gabay, reer binu Israa'iilow, qayliya, Magaalada Yeruusaalemay, farax oo qalbiga oo dhan ku reyree.

Yeremyaah 33:11 SOM Bible Verse Image
Yeremyaah 33:11 (SOM) »
codka farxadda, iyo codka rayraynta, iyo codka arooska, iyo codka aroosadda, iyo codka kuwa leh, Rabbiga ciidammada u mahadnaqa, waayo, Rabbigu waa wanaagsan yahay, oo naxariistiisuna weligeedba way waartaa, iyo kuwa guriga Rabbiga allabaryo mahadnaqid ah keena. Waayo, maxaabiista dalka waan soo celin doonaa sidii markii hore oo kale, ayaa Rabbigu leeyahay.

Yeremyaah 31:12 SOM Bible Verse Image
Yeremyaah 31:12 (SOM) »
Oo intay yimaadaan ayay meesha sare ee Siyoon ka dul heesi doonaan, oo waxay u soo wada qulquli doonaan Rabbiga wanaaggiisa oo ah hadhuudh, iyo khamri, iyo saliid, iyo ubadka idaha iyo lo'daba, oo naftooduna waxay noqon doontaa sida beer la waraabiyey oo kale, oo mar dambena innaba weligood ma ay murugoon doonaan.

Yeremyaah 30:19 SOM Bible Verse Image
Yeremyaah 30:19 (SOM) »
Oo waxaa iyaga ka soo dhex bixi doona mahadnaqid iyo kuwa reyreeya codkood, oo iyaga waan tarmin doonaa, oo mana ay dhinmi doonaan, oo weliba waan sharfi doonaa, oo ma ay yaraan doonaan.

Ishacyaah 27:2 SOM Bible Verse Image
Ishacyaah 27:2 (SOM) »
Oo wakhtigaas waxaa la odhan doonaa, Beerta canabka ee la jecel yahay darandoorri ugu heesa.

Ishacyaah 44:23 SOM Bible Verse Image
Ishacyaah 44:23 (SOM) »
Samooyinkow, heesa, waayo, Rabbigaa sameeyey. Dhulka meelaha ugu hooseeyow, qayliya. Buuraha, iyo duudda, iyo geed kasta oo ku dhex yaallow, hees ku dhufta, waayo, Rabbigu reer Yacquub wuu soo furtay oo wuxuu isku dhex weynayn doonaa reer binu Israa'iil.

Ishacyaah 12:1 SOM Bible Verse Image
Ishacyaah 12:1 (SOM) »
Oo maalintaas waxaad odhan doontaa, Rabbiyow, waan kuu mahadnaqayaa, waayo, in kastoo aad ii cadhaysnayd, cadhadaadii way iga rogmatay oo waad i qalbi qaboojisay.

Ishacyaah 51:11 SOM Bible Verse Image
Ishacyaah 51:11 (SOM) »
Oo kuwa Rabbigu soo furtay way soo noqon doonaan, iyagoo gabyaya ayay Siyoon iman doonaan, oo madaxoodana farxad weligood ah ayaa saarnaan doonta, oo waxay heli doonaan farxad iyo rayrayn, oo tiiraanyo iyo taahna way carari doonaan.

Ishacyaah 40:9 SOM Bible Verse Image
Ishacyaah 40:9 (SOM) »
Kaaga warka wanaagsan Siyoon u keenayow, buurta dheer kor u sii fuul, kaaga warka wanaagsan Yeruusaalem keenayow, codkaaga kor xoog ugu qaad, kor u sii qaad, oo innaba ha cabsan. Oo magaalooyinka dalka Yahuudah waxaad ku tidhaahdaa, War bal Ilaahiinna eega!

Ishacyaah 35:2 SOM Bible Verse Image
Ishacyaah 35:2 (SOM) »
Aad iyo aad buu u magooli doonaa, oo xataa wuxuu ku rayrayn doonaa farxad iyo gabay, oo waxaa la siin doonaa ammaantii Lubnaan iyo haybaddii Karmel iyo Shaaroon. Waxaa la arki doonaa ammaanta Rabbiga iyo haybadda Ilaaheenna.

Ishacyaah 26:1 SOM Bible Verse Image
Ishacyaah 26:1 (SOM) »
Oo maalintaas dalka Yahuudah waxaa lagaga gabyi doonaa gabaygan, Annagu magaalo xoog badan baannu leennahay, oo Rabbigu wuxuu derbiyo iyo qalcado nooga dhigi doonaa badbaado.

Available Bible Translations

American Standard Version
Isaiah 24:14 (ASV) »
King James Version
Isaiah 24:14 (KJV) »
GOD’S WORD® (GW)
Isaiah 24:14 (GW) »
World English Bible
Isaiah 24:14 (WEB) »
Louis Segond 1910
Ésaïe 24:14 (LSG) »
इंडियन रिवाइज्ड वर्जन - हिंदी
यशायाह 24:14 (HINIRV) »
ਭਾਰਤੀ ਸੋਧਿਆ ਹੋਇਆ ਸੰਸਕਰਣ - ਪੰਜਾਬੀ
ਯਸਾਯਾਹ 24:14 (PANIRV) »
ভারতীয় সংশোধিত সংস্করণ - বাংলা
যিচয়া 24:14 (BENIRV) »
இந்தியன் ரீவைஸ்டு வேர்ஷன் - தமிழ்
ஏசாயா 24:14 (TAMIRV) »
इंडियन रिवाइज्ड वर्जन - मराठी
यशया 24:14 (MARIRV) »
ఇండియన్ రేవిజ్డ్ వెర్షన్ - తెలుగు
యెషయా 24:14 (TELIRV) »
ઇન્ડિયન રિવાયઝ્ડ વર્ઝન - ગુજરાતી
યશાયા 24:14 (GUJIRV) »
ಭಾರತೀಯ ಪರಿಷ್ಕೃತ ಆವೃತ್ತಿ - ಕನ್ನಡ
ಯೆಶಾಯನು 24:14 (KANIRV) »
الكتاب المقدس باللغة العربية، فان دايك
إِشَعْيَاءَ 24:14 (AVD) »
תנ ך עברי מודרני
ישעיה 24:14 (HEB) »
Bíblia Sagrada Português
Isaías 24:14 (BSL) »
Kinh Thánh: Tiếng Việt
I-sai-a 24:14 (VIE) »
Reina Valera Antigua
Isaías 24:14 (RVA) »
La Sacra Bibbia
Isaia 24:14 (RIV) »
圣 经 简体中文和合本
以 赛 亚 书 24:14 (CUVS) »
聖 經 繁體中文和合本
以 賽 亞 書 24:14 (CUVT) »
Bibla e Shenjtë
Isaia 24:14 (ALB) »
Svenska Bibeln 1917
Jesaja 24:14 (SV1917) »
Библия на русском
Исаия 24:14 (RUSV) »
Українська Біблія
Ісая 24:14 (UKR) »
Szent Biblia - Magyar
Ézsaiás 24:14 (KAR) »
Българска Библия
Исая 24:14 (BULG) »
De Heilige Schrift
Jesaja 24:14 (NLD) »

SOM Bible Book Selection List

View full list of SOM Bible Books and Chapters

Popular Bible Verses by Topic

Searching for the most powerful Bible verses? We offer beautiful, inspirational Bible verse pictures and images by topic. Choose from popular Bible verse topics. Select any popular Bible topic below or you can view the complete list: Bible Verse Pictures by Topic

Abundance Blessed Comfort Courage Enemies Eternal Life Fear God Grace Heart Help Hope Jesus Joy Life Light Longsuffering Love Patience Peace Power Purpose Redeemer Salvation Sanctification Strength Temptation Trust Unrighteousness Word

View All Bible Topics »