Ishacyaah 29:24 SOM Bible Verse Picture Image

Inspirational bible verses with beautiful images and backgrounds. Download Ishacyaah 29:24 SOM Bible verse images and share with your friends and family on social media. Bible verse pictures were created based on verses from the Somali Bible (SOM). The Holy Bible in the Somali language of Somalia, Adan Jim'ale Version.

Copyright © 1979, 2008 Society for International Ministries -- Kenya
Language: Somali
Translation by: SIM International

Somali, Kitaablka Quduuska Ah - This translation, published by the SIM, was published in 2008. If you are interested in obtaining a printed copy, please contact the SIM at PO Box 72983, Nairobi, Kenya. This translation text is made available to you under the terms of the Creative Commons License: Attribution-Noncommercial-No Derivative Works. (http://creativecommons.org/licenses/by-nc-nd/3.0/) In addition, you have permission to port the text to different file formats, as long as you do not change any of the text or punctuation of the Bible.

You may share, copy, distribute, transmit, and extract portions or quotations from this work, provided that you include the above copyright information:

  • You must give Attribution to the work.
  • You do not sell this work for a profit.
  • You do not make any derivative works that change any of the actual words or punctuation of the Scriptures.

Permissions beyond the scope of this license may be available if you contact SIM International with your request.

This translation is made available to you under the terms of the Creative Commons Attribution-Noncommercial-No Derivatives license 4.0. You may share and redistribute this Bible translation or extracts from it in any format, provided that:

  • You include the above copyright and source information.
  • You do not sell this work for a profit.
  • You do not change any of the words or punctuation of the Scriptures

Credits: In addition, we would like to give very special thanks to eBible.org for making Holy Bible in the Somali language available in MySQL format.

Ishacyaah 29:24 SOM - Oo weliba kuwa xagga ruuxa ka qaldamaa garaad bay - Bible Verse Picture

Ishacyaah 29:24 SOM

Oo weliba kuwa xagga ruuxa ka qaldamaa garaad bay yeelan doonaan, oo kuwa iska gunuunacaana cilmi bay baran doonaan.

View New Tab


Social Share Icons

Share on Tumblr
Share on Pinterest
Share on LinkedIn
Share on WhatsApp

Ishacyaah 29:24 SOM Bible verse pictures with quotes are generated using nature backgrounds and scenic photos.

Additional Bible Verse Images

Picture 02 - Ishacyaah 29:24 SOM - Oo weliba kuwa xagga ruuxa ka qaldamaa garaad bay - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 03 - Ishacyaah 29:24 SOM - Oo weliba kuwa xagga ruuxa ka qaldamaa garaad bay - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 04 - Ishacyaah 29:24 SOM - Oo weliba kuwa xagga ruuxa ka qaldamaa garaad bay - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 05 - Ishacyaah 29:24 SOM - Oo weliba kuwa xagga ruuxa ka qaldamaa garaad bay - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 06 - Ishacyaah 29:24 SOM - Oo weliba kuwa xagga ruuxa ka qaldamaa garaad bay - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 07 - Ishacyaah 29:24 SOM - Oo weliba kuwa xagga ruuxa ka qaldamaa garaad bay - Bible Verse Picture
View New Tab

Ishacyaah 29:24 Bible Cross References

This cross-reference page section has been added with the hope of bringing in-depth meaning and understanding to the Scriptures. The cross references below can help identify similarities between Bible passages. The verses below have been identified in our system as verses related to Ishacyaah 29:24 SOM. Please click on any image below to navigate to that specific Bible verse page.

Ishacyaah 28:7 SOM Bible Verse Image
Ishacyaah 28:7 (SOM) »
Laakiinse kuwaasuba khamri bay ku ambadeen, oo waxay la dhacdheceen wax lagu sakhraamo. Oo wadaadkii iyo nebigiiba waxay ku ambadeen wax lagu sakhraamo, oo waxay aad ugu qasmeen khamri, oo waxay u habaabeen wax lagu sakhraamo. Riyada way ku ambadaan, oo garsooriddana way ku turunturoodaan.

Luukos 15:17 SOM Bible Verse Image
Luukos 15:17 (SOM) »
Goortuu isgartay ayuu yidhi, Intee baa kuwa aabbahay kiraystay haysata kibis ka badan in ku filan, aniguna macaluul baan halkan ugu bakhtiyayaa.

Cibraaniyada 5:2 SOM Bible Verse Image
Cibraaniyada 5:2 (SOM) »
Isagu waa u naxariisan karaa kuwaan aqoonta lahayn iyo kuwa qaldan, maxaa yeelay, isaga qudhiisuba wuu itaal daranyahay.

1 Timoteyos 1:13 SOM Bible Verse Image
1 Timoteyos 1:13 (SOM) »
in kastoo aan hore u ahaan jiray mid dadka caaya oo silciya, oo dhiba, laakiin waa la ii naxariistay, waayo, aqoonla'aan baan ku sameeyey, anigoo aan rumaysanayn.

Ishacyaah 41:20 SOM Bible Verse Image
Ishacyaah 41:20 (SOM) »
in la arko, oo la ogaado, oo laga fiirsado, oo dhammaan la wada garto in gacanta Rabbigu ay waxaas samaysay, iyo in kan Quduuska ah oo reer binu Israa'iil uu waxaas uumay.

1 Korintos 6:11 SOM Bible Verse Image
1 Korintos 6:11 (SOM) »
Qaarkiin sidaas oo kale baad ahaan jirteen, laakiin waa laydinka maydhay, quduus baa laydinka dhigay, xaq baa laydinkaga dhigay magaca Rabbi Ciise Masiix iyo Ruuxa Ilaaheenna.

Falimaha Rasuullada 2:37 SOM Bible Verse Image
Falimaha Rasuullada 2:37 (SOM) »
Markay taas maqleen ayaa qalbiga laga wareemay, markaasay ku yidhaahdeen Butros iyo rasuulladii kale, Walaalayaalow, maxaannu falnaa?

Falimaha Rasuullada 9:19 SOM Bible Verse Image
Falimaha Rasuullada 9:19 (SOM) »
cunto buuna cunay, waana xoogaystay. Haddaba dhawr maalmood ayuu la joogay xertii Dimishaq joogtay.

Falimaha Rasuullada 6:7 SOM Bible Verse Image
Falimaha Rasuullada 6:7 (SOM) »
Markaasaa ereygii Ilaah faafay, tiradii xertiina Yeruusaalem aad ugu badatay, oo tiro badan oo wadaaddo ahina iimaankay yeeleen.

Ishacyaah 29:10 SOM Bible Verse Image
Ishacyaah 29:10 (SOM) »
Waayo, Rabbigu wuxuu idinku riday hurdo weyn, wuxuuna awday indhihiinnii oo nebiyadii ahaa, wuxuuna daboolay madaxyadiinnii oo wax arkayaashii ahaa.

Luukos 7:47 SOM Bible Verse Image
Luukos 7:47 (SOM) »
Sidaa darteed waxaan kugu leeyahay, Dembiyadeedii badnaa waa cafiyan yihiin, waayo, aad bay u jeclayd. Kii wax yar loo dhaafay, ayaa wax yar jecel.

Matayos 21:28 SOM Bible Verse Image
Matayos 21:28 (SOM) »
Maxay idinla tahay? Nin baa laba wiil lahaa. Wuxuu u yimid kii hore oo ku yidhi, Wiilkaygiiyow, aad beerta canabka ah oo maanta ka shaqee.

Available Bible Translations

American Standard Version
Isaiah 29:24 (ASV) »
King James Version
Isaiah 29:24 (KJV) »
GOD’S WORD® (GW)
Isaiah 29:24 (GW) »
World English Bible
Isaiah 29:24 (WEB) »
Louis Segond 1910
Ésaïe 29:24 (LSG) »
इंडियन रिवाइज्ड वर्जन - हिंदी
यशायाह 29:24 (HINIRV) »
ਭਾਰਤੀ ਸੋਧਿਆ ਹੋਇਆ ਸੰਸਕਰਣ - ਪੰਜਾਬੀ
ਯਸਾਯਾਹ 29:24 (PANIRV) »
ভারতীয় সংশোধিত সংস্করণ - বাংলা
যিচয়া 29:24 (BENIRV) »
இந்தியன் ரீவைஸ்டு வேர்ஷன் - தமிழ்
ஏசாயா 29:24 (TAMIRV) »
इंडियन रिवाइज्ड वर्जन - मराठी
यशया 29:24 (MARIRV) »
ఇండియన్ రేవిజ్డ్ వెర్షన్ - తెలుగు
యెషయా 29:24 (TELIRV) »
ઇન્ડિયન રિવાયઝ્ડ વર્ઝન - ગુજરાતી
યશાયા 29:24 (GUJIRV) »
ಭಾರತೀಯ ಪರಿಷ್ಕೃತ ಆವೃತ್ತಿ - ಕನ್ನಡ
ಯೆಶಾಯನು 29:24 (KANIRV) »
الكتاب المقدس باللغة العربية، فان دايك
إِشَعْيَاءَ 29:24 (AVD) »
תנ ך עברי מודרני
ישעיה 29:24 (HEB) »
Bíblia Sagrada Português
Isaías 29:24 (BSL) »
Kinh Thánh: Tiếng Việt
I-sai-a 29:24 (VIE) »
Reina Valera Antigua
Isaías 29:24 (RVA) »
La Sacra Bibbia
Isaia 29:24 (RIV) »
圣 经 简体中文和合本
以 赛 亚 书 29:24 (CUVS) »
聖 經 繁體中文和合本
以 賽 亞 書 29:24 (CUVT) »
Bibla e Shenjtë
Isaia 29:24 (ALB) »
Svenska Bibeln 1917
Jesaja 29:24 (SV1917) »
Библия на русском
Исаия 29:24 (RUSV) »
Українська Біблія
Ісая 29:24 (UKR) »
Szent Biblia - Magyar
Ézsaiás 29:24 (KAR) »
Българска Библия
Исая 29:24 (BULG) »
De Heilige Schrift
Jesaja 29:24 (NLD) »

SOM Bible Book Selection List

View full list of SOM Bible Books and Chapters

Popular Bible Verses by Topic

Searching for the most powerful Bible verses? We offer beautiful, inspirational Bible verse pictures and images by topic. Choose from popular Bible verse topics. Select any popular Bible topic below or you can view the complete list: Bible Verse Pictures by Topic

Abundance Blessed Comfort Courage Enemies Eternal Life Fear God Grace Heart Help Hope Jesus Joy Life Light Longsuffering Love Patience Peace Power Purpose Redeemer Salvation Sanctification Strength Temptation Trust Unrighteousness Word

View All Bible Topics »