Ishacyaah 51:19 SOM Bible Verse Picture Image

Inspirational bible verses with beautiful images and backgrounds. Download Ishacyaah 51:19 SOM Bible verse images and share with your friends and family on social media. Bible verse pictures were created based on verses from the Somali Bible (SOM). The Holy Bible in the Somali language of Somalia, Adan Jim'ale Version.

Copyright © 1979, 2008 Society for International Ministries -- Kenya
Language: Somali
Translation by: SIM International

Somali, Kitaablka Quduuska Ah - This translation, published by the SIM, was published in 2008. If you are interested in obtaining a printed copy, please contact the SIM at PO Box 72983, Nairobi, Kenya. This translation text is made available to you under the terms of the Creative Commons License: Attribution-Noncommercial-No Derivative Works. (http://creativecommons.org/licenses/by-nc-nd/3.0/) In addition, you have permission to port the text to different file formats, as long as you do not change any of the text or punctuation of the Bible.

You may share, copy, distribute, transmit, and extract portions or quotations from this work, provided that you include the above copyright information:

  • You must give Attribution to the work.
  • You do not sell this work for a profit.
  • You do not make any derivative works that change any of the actual words or punctuation of the Scriptures.

Permissions beyond the scope of this license may be available if you contact SIM International with your request.

This translation is made available to you under the terms of the Creative Commons Attribution-Noncommercial-No Derivatives license 4.0. You may share and redistribute this Bible translation or extracts from it in any format, provided that:

  • You include the above copyright and source information.
  • You do not sell this work for a profit.
  • You do not change any of the words or punctuation of the Scriptures

Credits: In addition, we would like to give very special thanks to eBible.org for making Holy Bible in the Somali language available in MySQL format.

Ishacyaah 51:19 SOM - Labadan waxyaalood ayaa kugu dhacay. Bal yaa kuu - Bible Verse Picture

Ishacyaah 51:19 SOM

Labadan waxyaalood ayaa kugu dhacay. Bal yaa kuu barooran doona? Baabba' iyo halaag, iyo abaar iyo seef. Haddaba bal sidee baan kuu qalbi qabowjin doonaa?

View New Tab


Social Share Icons

Share on Tumblr
Share on Pinterest
Share on LinkedIn
Share on WhatsApp

Ishacyaah 51:19 SOM Bible verse pictures with quotes are generated using nature backgrounds and scenic photos.

Additional Bible Verse Images

Picture 02 - Ishacyaah 51:19 SOM - Labadan waxyaalood ayaa kugu dhacay. Bal yaa kuu - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 03 - Ishacyaah 51:19 SOM - Labadan waxyaalood ayaa kugu dhacay. Bal yaa kuu - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 04 - Ishacyaah 51:19 SOM - Labadan waxyaalood ayaa kugu dhacay. Bal yaa kuu - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 05 - Ishacyaah 51:19 SOM - Labadan waxyaalood ayaa kugu dhacay. Bal yaa kuu - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 06 - Ishacyaah 51:19 SOM - Labadan waxyaalood ayaa kugu dhacay. Bal yaa kuu - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 07 - Ishacyaah 51:19 SOM - Labadan waxyaalood ayaa kugu dhacay. Bal yaa kuu - Bible Verse Picture
View New Tab

Ishacyaah 51:19 Bible Cross References

This cross-reference page section has been added with the hope of bringing in-depth meaning and understanding to the Scriptures. The cross references below can help identify similarities between Bible passages. The verses below have been identified in our system as verses related to Ishacyaah 51:19 SOM. Please click on any image below to navigate to that specific Bible verse page.

Caamoos 7:2 SOM Bible Verse Image
Caamoos 7:2 (SOM) »
Oo markay dhammeeyeen cunitaankii cawskii dalka ayaan idhi, Sayidow, Rabbiyow, waan ku baryayaaye, na cafi, waayo, bal reer Yacquub sidee bay isu taagi doonaan? Waayo, iyagu waa yar yihiin.

Ishacyaah 47:9 SOM Bible Verse Image
Ishacyaah 47:9 (SOM) »
Laakiinse labadan waxyaalood isku maalin qudha ayay isku daqiiqad kuu iman doonaan, waana gablannimo iyo carmalnimo. Aad iyo aad bay kuugu soo degi doonaan in kastoo aad saaxirnimo badan iyo falfal tiro badan badisay.

Ayuub 2:11 SOM Bible Verse Image
Ayuub 2:11 (SOM) »
Haddaba Ayuub saddexdiisii saaxiib markay maqleen xumaantii isaga ku dhacday oo dhan ayuu midkood kastaaba meeshiisii ka yimid. Oo kuwaasu waxay ahaayeen Eliifas oo ahaa reer Teemaan, iyo Bildad oo ahaa reer Shuuxii, iyo Soofar oo ahaa reer Nacamaatii, oo iyana waxay dhammaantood ballan ku dhigteen inay u yimaadaan si ay isaga ugu tacsiyeeyaan oo ay u qalbi qaboojiyaan.

2 Korintos 7:6 SOM Bible Verse Image
2 Korintos 7:6 (SOM) »
Laakiin Ilaaha dhiirigeliya kuwa is-hoosaysiiya ayaa nagu dhiirrigeliyey imaatinka Tiitos;

2 Korintos 7:13 SOM Bible Verse Image
2 Korintos 7:13 (SOM) »
Sidaa aawadeed waa lana dhiirrigeliyey. Dhiirrigeliskii aad na dhiirrigeliseenna farxad ka sii badan ayaannu ku faraxnay, farxadda Tiitos aawadeed, waayo, dhammaantiin ruuxiisaad nasiseen.

Yexesqeel 14:21 SOM Bible Verse Image
Yexesqeel 14:21 (SOM) »
Waayo, Sayidka Rabbiga ahu wuxuu leeyahay, Haddaba intee in le'eg bay ka sii darnaan doontaa markaan Yeruusaalem ku soo daayo afartayda xukun ee baas, kuwaasoo ah seef, iyo abaar, iyo dugaag baas, iyo belaayo, si aan dhexdeeda dad iyo duunyoba uga wada gooyo?

Baroorashadii Yeremyaah 1:9 SOM Bible Verse Image
Baroorashadii Yeremyaah 1:9 (SOM) »
Nijaasteedii waxay ku tiil googaradaheeda, kamana ay fiirsan ugudambaysteeda, Haddaba sidaas daraaddeed si aad loola yaabay ayay u dhacday, oo mid u qalbi qaboojiyana ma ay lahayn. Rabbiyow, bal dhibkayga fiiri, waayo, cadowgii wuu isweyneeyey.

Baroorashadii Yeremyaah 1:12 SOM Bible Verse Image
Baroorashadii Yeremyaah 1:12 (SOM) »
Miyaydaan dan iga lahayn, kuwiinna i ag marayow? Bal eega, oo fiiriya hadday jirto murug murugtayda la mid ah ee laygu riday, Oo uu Rabbigu igu dhibay maalintii ay cadhadiisa kululu timid.

Baroorashadii Yeremyaah 1:16 SOM Bible Verse Image
Baroorashadii Yeremyaah 1:16 (SOM) »
Waxyaalahan daraaddood ayaan la ooyayaa, oo indhahayga ilmaa ka daadanaysa, Maxaa yeelay, kii i qalbi qaboojin lahaa oo naftayda u raaxayn lahaa waa iga fog yahay. Carruurtaydii way cidloobeen, maxaa yeelay, cadowgii baa iga adkaaday.

Yeremyaah 9:17 SOM Bible Verse Image
Yeremyaah 9:17 (SOM) »
Rabbiga ciidammadu wuxuu leeyahay, Aad u fiirsada, oo u yeedha naagaha baroorta ha yimaadeene, waxaad u cid dirtaan naagaha aad baroorta u yaqaan ha yimaadeene.

Ishacyaah 61:2 SOM Bible Verse Image
Ishacyaah 61:2 (SOM) »
iyo inaan dadka ogeysiiyo sannadda qaabbilaadda ah ee Rabbiga iyo maalintii aarsashada Ilaahayaga, iyo inaan kuwa baroorta oo dhan u qalbi qaboojiyo,

Ishacyaah 14:30 SOM Bible Verse Image
Ishacyaah 14:30 (SOM) »
Oo curadka masaakiinta ayaa wax cuni doona, kuwa baahanna ammaan bay ku jiifsan doonaan, oo xididkaagana waxaan ku dili doonaa abaar, kuwa kaa hadhayna waa la layn doonaa.

Available Bible Translations

American Standard Version
Isaiah 51:19 (ASV) »
King James Version
Isaiah 51:19 (KJV) »
GOD’S WORD® (GW)
Isaiah 51:19 (GW) »
World English Bible
Isaiah 51:19 (WEB) »
Louis Segond 1910
Ésaïe 51:19 (LSG) »
इंडियन रिवाइज्ड वर्जन - हिंदी
यशायाह 51:19 (HINIRV) »
ਭਾਰਤੀ ਸੋਧਿਆ ਹੋਇਆ ਸੰਸਕਰਣ - ਪੰਜਾਬੀ
ਯਸਾਯਾਹ 51:19 (PANIRV) »
ভারতীয় সংশোধিত সংস্করণ - বাংলা
যিচয়া 51:19 (BENIRV) »
இந்தியன் ரீவைஸ்டு வேர்ஷன் - தமிழ்
ஏசாயா 51:19 (TAMIRV) »
इंडियन रिवाइज्ड वर्जन - मराठी
यशया 51:19 (MARIRV) »
ఇండియన్ రేవిజ్డ్ వెర్షన్ - తెలుగు
యెషయా 51:19 (TELIRV) »
ઇન્ડિયન રિવાયઝ્ડ વર્ઝન - ગુજરાતી
યશાયા 51:19 (GUJIRV) »
ಭಾರತೀಯ ಪರಿಷ್ಕೃತ ಆವೃತ್ತಿ - ಕನ್ನಡ
ಯೆಶಾಯನು 51:19 (KANIRV) »
الكتاب المقدس باللغة العربية، فان دايك
إِشَعْيَاءَ 51:19 (AVD) »
תנ ך עברי מודרני
ישעיה 51:19 (HEB) »
Bíblia Sagrada Português
Isaías 51:19 (BSL) »
Kinh Thánh: Tiếng Việt
I-sai-a 51:19 (VIE) »
Reina Valera Antigua
Isaías 51:19 (RVA) »
La Sacra Bibbia
Isaia 51:19 (RIV) »
圣 经 简体中文和合本
以 赛 亚 书 51:19 (CUVS) »
聖 經 繁體中文和合本
以 賽 亞 書 51:19 (CUVT) »
Bibla e Shenjtë
Isaia 51:19 (ALB) »
Svenska Bibeln 1917
Jesaja 51:19 (SV1917) »
Библия на русском
Исаия 51:19 (RUSV) »
Українська Біблія
Ісая 51:19 (UKR) »
Szent Biblia - Magyar
Ézsaiás 51:19 (KAR) »
Българска Библия
Исая 51:19 (BULG) »
De Heilige Schrift
Jesaja 51:19 (NLD) »

SOM Bible Book Selection List

View full list of SOM Bible Books and Chapters

Popular Bible Verses by Topic

Searching for the most powerful Bible verses? We offer beautiful, inspirational Bible verse pictures and images by topic. Choose from popular Bible verse topics. Select any popular Bible topic below or you can view the complete list: Bible Verse Pictures by Topic

Abundance Blessed Comfort Courage Enemies Eternal Life Fear God Grace Heart Help Hope Jesus Joy Life Light Longsuffering Love Patience Peace Power Purpose Redeemer Salvation Sanctification Strength Temptation Trust Unrighteousness Word

View All Bible Topics »