Ishacyaah 61:6 SOM Bible Verse Picture Image

Inspirational bible verses with beautiful images and backgrounds. Download Ishacyaah 61:6 SOM Bible verse images and share with your friends and family on social media. Bible verse pictures were created based on verses from the Somali Bible (SOM). The Holy Bible in the Somali language of Somalia, Adan Jim'ale Version.

Copyright © 1979, 2008 Society for International Ministries -- Kenya
Language: Somali
Translation by: SIM International

Somali, Kitaablka Quduuska Ah - This translation, published by the SIM, was published in 2008. If you are interested in obtaining a printed copy, please contact the SIM at PO Box 72983, Nairobi, Kenya. This translation text is made available to you under the terms of the Creative Commons License: Attribution-Noncommercial-No Derivative Works. (http://creativecommons.org/licenses/by-nc-nd/3.0/) In addition, you have permission to port the text to different file formats, as long as you do not change any of the text or punctuation of the Bible.

You may share, copy, distribute, transmit, and extract portions or quotations from this work, provided that you include the above copyright information:

  • You must give Attribution to the work.
  • You do not sell this work for a profit.
  • You do not make any derivative works that change any of the actual words or punctuation of the Scriptures.

Permissions beyond the scope of this license may be available if you contact SIM International with your request.

This translation is made available to you under the terms of the Creative Commons Attribution-Noncommercial-No Derivatives license 4.0. You may share and redistribute this Bible translation or extracts from it in any format, provided that:

  • You include the above copyright and source information.
  • You do not sell this work for a profit.
  • You do not change any of the words or punctuation of the Scriptures

Credits: In addition, we would like to give very special thanks to eBible.org for making Holy Bible in the Somali language available in MySQL format.

Ishacyaah 61:6 SOM - Laakiinse idinka waxaa laydinku magacaabi doonaa - Bible Verse Picture

Ishacyaah 61:6 SOM

Laakiinse idinka waxaa laydinku magacaabi doonaa wadaaddadii Rabbiga, oo dadku waxay idiinku yeedhi doonaan midiidinnadii Ilaahayaga. Waxaad cuni doontaan maalka quruumaha, oo sharaftooda ayaad ku faani doontaan.

View New Tab


Social Share Icons

X
Tumblr
Pinterest
LinkedIn
WhatsApp
Threads

Ishacyaah 61:6 SOM Bible verse pictures with quotes are generated using nature backgrounds and scenic photos.

Additional Bible Verse Images

Picture 02 - Ishacyaah 61:6 SOM - Laakiinse idinka waxaa laydinku magacaabi doonaa - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 03 - Ishacyaah 61:6 SOM - Laakiinse idinka waxaa laydinku magacaabi doonaa - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 04 - Ishacyaah 61:6 SOM - Laakiinse idinka waxaa laydinku magacaabi doonaa - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 05 - Ishacyaah 61:6 SOM - Laakiinse idinka waxaa laydinku magacaabi doonaa - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 06 - Ishacyaah 61:6 SOM - Laakiinse idinka waxaa laydinku magacaabi doonaa - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 07 - Ishacyaah 61:6 SOM - Laakiinse idinka waxaa laydinku magacaabi doonaa - Bible Verse Picture
View New Tab

Ishacyaah 61:6 Bible Cross References

This cross-reference page section has been added with the hope of bringing in-depth meaning and understanding to the Scriptures. The cross references below can help identify similarities between Bible passages. The verses below have been identified in our system as verses related to Ishacyaah 61:6 SOM. Please click on any image below to navigate to that specific Bible verse page.

Baxniintii 19:6 SOM Bible Verse Image
Baxniintii 19:6 (SOM) »
oo waxaad ii ahaan doontaan boqortooyo wada wadaaddo ah, iyo quruun quduus ah. Kuwanu waa erayada aad reer binu Israa'iil kula hadli doonto.

1 Butros 2:5 SOM Bible Verse Image
1 Butros 2:5 (SOM) »
Idinkuna sida dhagaxyo noolnool ayaa waxaa laydinka dhisayaa guri ruux ah inaad ahaataan wadaaddo quduus ah si aad xagga ruuxa uga bixisaan allabariyo uu Ilaah ku aqbalo Ciise Masiix.

Ishacyaah 60:5 SOM Bible Verse Image
Ishacyaah 60:5 (SOM) »
Markaasaad arki doontaa oo nuuri doontaa, oo qalbigaaguna farxad buu la gariiri doonaa, wuuna rayrayn doonaa, waayo, badda maalkeeda badan adigaa laguu soo leexin doonaa, oo hodantinimada quruumahuna adigay kuu iman doontaa.

Ishacyaah 66:21 SOM Bible Verse Image
Ishacyaah 66:21 (SOM) »
Oo Rabbigu wuxuu leeyahay, Weliba waxaan iyaga kala dhex bixi doonaa wadaaddo iyo kuwa reer Laawi ah.

1 Butros 2:9 SOM Bible Verse Image
1 Butros 2:9 (SOM) »
Laakiinse idinku waxaad tihiin jinsi la doortay, iyo wadaaddada boqorka, iyo quruun quduus ah, iyo dad Ilaah iska leeyahay, inaad ogeysiisaan wanaagga kan gudcurka idiinka yeedhay oo idiinku yeedhay xagga nuurkiisa yaabka leh.

Ishacyaah 66:12 SOM Bible Verse Image
Ishacyaah 66:12 (SOM) »
Waayo, Rabbigu wuxuu leeyahay, Bal eega, nabad sida webi oo kale ayaan ugu soo fidin doonaa, oo sharafta quruumahana sida durdur soo buuxdhaafay oo kale ayaan ugu soo dayn doonaa, oo markaasaad nuugi doontaan, oo sintaa laydinku xambaari doonaa, dhabtaana laydinku dul cayaarsiin doonaa.

Ishacyaah 60:10 SOM Bible Verse Image
Ishacyaah 60:10 (SOM) »
Oo derbiyadaada waxaa dhisi doona shisheeyayaal, oo boqorradooduna adigay kuu adeegi doonaan, waayo, cadhadayda aawadeed ayaan wax kuugu dhuftay, laakiinse raallinimadayda aawadeed ayaan kuugu naxariistay.

Muujintii 20:6 SOM Bible Verse Image
Muujintii 20:6 (SOM) »
Waxaa barakaysan oo quduus ah kii ka qayb gala sarakicidda kowaad; kuwaas dhimashada labaadi amar kuma laha, laakiinse waxay wadaaddo u ahaan doonaan Ilaah iyo Masiixa, oo waxay isaga wax la xukumi doonaan kun sannadood.

Falimaha Rasuullada 11:28 SOM Bible Verse Image
Falimaha Rasuullada 11:28 (SOM) »
Markaasaa mid iyaga ka mid ah oo Agabos la odhan jiray ayaa istaagay, oo wuxuu Ruuxa ku sheegay in abaar weyni dunida ku dhici doonto, taas oo dhacday wakhtigii Kalawdiyos.

Rooma 15:26 SOM Bible Verse Image
Rooma 15:26 (SOM) »
Waayo, dadka Makedoniya iyo Akhaya waxay aad u jeclaysteen inay wax u ururiyaan masaakiinta ka midka ah quduusiinta Yeruusaalem joogta.

Rooma 12:1 SOM Bible Verse Image
Rooma 12:1 (SOM) »
Haddaba, walaalayaalow, waxaan idinku baryayaa Ilaah naxariistiisa inaad jidhkiinna Ilaah u siisaan sida allabari nool oo quduus ah oo Ilaah ku farxo, waana cibaadaysigiinna caqliga leh.

1 Korintos 3:5 SOM Bible Verse Image
1 Korintos 3:5 (SOM) »
Haddaba muxuu yahay Abolloos? Bawlosna muxuu yahay? Waxay yihiin midiidinyadii aad xaggooda ku rumaysateen, oo mid kasta sida Rabbigu u siiyey isaga.

Available Bible Translations

American Standard Version
Isaiah 61:6 (ASV) »
King James Version
Isaiah 61:6 (KJV) »
GOD’S WORD® (GW)
Isaiah 61:6 (GW) »
World English Bible
Isaiah 61:6 (WEB) »
Louis Segond 1910
Ésaïe 61:6 (LSG) »
इंडियन रिवाइज्ड वर्जन - हिंदी
यशायाह 61:6 (HINIRV) »
ਭਾਰਤੀ ਸੋਧਿਆ ਹੋਇਆ ਸੰਸਕਰਣ - ਪੰਜਾਬੀ
ਯਸਾਯਾਹ 61:6 (PANIRV) »
ভারতীয় সংশোধিত সংস্করণ - বাংলা
যিচয়া 61:6 (BENIRV) »
இந்தியன் ரீவைஸ்டு வேர்ஷன் - தமிழ்
ஏசாயா 61:6 (TAMIRV) »
इंडियन रिवाइज्ड वर्जन - मराठी
यशया 61:6 (MARIRV) »
ఇండియన్ రేవిజ్డ్ వెర్షన్ - తెలుగు
యెషయా 61:6 (TELIRV) »
ઇન્ડિયન રિવાયઝ્ડ વર્ઝન - ગુજરાતી
યશાયા 61:6 (GUJIRV) »
ಭಾರತೀಯ ಪರಿಷ್ಕೃತ ಆವೃತ್ತಿ - ಕನ್ನಡ
ಯೆಶಾಯನು 61:6 (KANIRV) »
الكتاب المقدس باللغة العربية، فان دايك
إِشَعْيَاءَ 61:6 (AVD) »
תנ ך עברי מודרני
ישעיה 61:6 (HEB) »
Kinh Thánh: Tiếng Việt
I-sai-a 61:6 (VIE) »
Reina Valera Antigua
Isaías 61:6 (RVA) »
La Sacra Bibbia
Isaia 61:6 (RIV) »
圣 经 简体中文和合本
以 赛 亚 书 61:6 (CUVS) »
聖 經 繁體中文和合本
以 賽 亞 書 61:6 (CUVT) »
Bibla e Shenjtë
Isaia 61:6 (ALB) »
Svenska Bibeln 1917
Jesaja 61:6 (SV1917) »
Библия на русском
Исаия 61:6 (RUSV) »
Українська Біблія
Ісая 61:6 (UKR) »
Szent Biblia - Magyar
Ézsaiás 61:6 (KAR) »
Българска Библия
Исая 61:6 (BULG) »
De Heilige Schrift
Jesaja 61:6 (NLD) »
Dansk Bibel 1871
Esajas 61:6 (DA1871) »

SOM Bible Book Selection List

View full list of SOM Bible Books and Chapters

Popular Bible Verses by Topic

Searching for the most powerful Bible verses? We offer beautiful, inspirational Bible verse pictures and images by topic. Choose from popular Bible verse topics. Select any popular Bible topic below or you can view the complete list: Bible Verse Pictures by Topic

Abundance Blessed Comfort Courage Enemies Eternal Life Fear God Grace Heart Help Hope Jesus Joy Life Light Longsuffering Love Patience Peace Power Purpose Redeemer Salvation Sanctification Strength Temptation Trust Unrighteousness Word

View All Bible Topics »