Ishacyaah 7:17 SOM Bible Verse Picture Image

Inspirational bible verses with beautiful images and backgrounds. Download Ishacyaah 7:17 SOM Bible verse images and share with your friends and family on social media. Bible verse pictures were created based on verses from the Somali Bible (SOM). The Holy Bible in the Somali language of Somalia, Adan Jim'ale Version.

Copyright © 1979, 2008 Society for International Ministries -- Kenya
Language: Somali
Translation by: SIM International

Somali, Kitaablka Quduuska Ah - This translation, published by the SIM, was published in 2008. If you are interested in obtaining a printed copy, please contact the SIM at PO Box 72983, Nairobi, Kenya. This translation text is made available to you under the terms of the Creative Commons License: Attribution-Noncommercial-No Derivative Works. (http://creativecommons.org/licenses/by-nc-nd/3.0/) In addition, you have permission to port the text to different file formats, as long as you do not change any of the text or punctuation of the Bible.

You may share, copy, distribute, transmit, and extract portions or quotations from this work, provided that you include the above copyright information:

  • You must give Attribution to the work.
  • You do not sell this work for a profit.
  • You do not make any derivative works that change any of the actual words or punctuation of the Scriptures.

Permissions beyond the scope of this license may be available if you contact SIM International with your request.

This translation is made available to you under the terms of the Creative Commons Attribution-Noncommercial-No Derivatives license 4.0. You may share and redistribute this Bible translation or extracts from it in any format, provided that:

  • You include the above copyright and source information.
  • You do not sell this work for a profit.
  • You do not change any of the words or punctuation of the Scriptures

Credits: In addition, we would like to give very special thanks to eBible.org for making Holy Bible in the Somali language available in MySQL format.

Ishacyaah 7:17 SOM - Adiga, iyo dadkaaga iyo reerka aabbahaaba waxaa - Bible Verse Picture

Ishacyaah 7:17 SOM

Adiga, iyo dadkaaga iyo reerka aabbahaaba waxaa Rabbigu ku soo dejin doonaa wakhti aan idiin iman tan iyo waa reer Efrayim ay dalka Yahuudah ka tageen, oo kaasuna waa kii boqorka Ashuur.

View New Tab


Social Share Icons

Share on Tumblr
Share on Pinterest
Share on LinkedIn
Share on WhatsApp

Ishacyaah 7:17 SOM Bible verse pictures with quotes are generated using nature backgrounds and scenic photos.

Additional Bible Verse Images

Picture 02 - Ishacyaah 7:17 SOM - Adiga, iyo dadkaaga iyo reerka aabbahaaba waxaa - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 03 - Ishacyaah 7:17 SOM - Adiga, iyo dadkaaga iyo reerka aabbahaaba waxaa - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 04 - Ishacyaah 7:17 SOM - Adiga, iyo dadkaaga iyo reerka aabbahaaba waxaa - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 05 - Ishacyaah 7:17 SOM - Adiga, iyo dadkaaga iyo reerka aabbahaaba waxaa - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 06 - Ishacyaah 7:17 SOM - Adiga, iyo dadkaaga iyo reerka aabbahaaba waxaa - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 07 - Ishacyaah 7:17 SOM - Adiga, iyo dadkaaga iyo reerka aabbahaaba waxaa - Bible Verse Picture
View New Tab

Ishacyaah 7:17 Bible Cross References

This cross-reference page section has been added with the hope of bringing in-depth meaning and understanding to the Scriptures. The cross references below can help identify similarities between Bible passages. The verses below have been identified in our system as verses related to Ishacyaah 7:17 SOM. Please click on any image below to navigate to that specific Bible verse page.

Ishacyaah 8:7 SOM Bible Verse Image
Ishacyaah 8:7 (SOM) »
haddaba sidaas daraaddeed Sayidku wuxuu ku soo dayn doonaa biyaha Webiga ee xoogga iyo badnaanta leh, kuwaasoo ah boqorka Ashuur iyo sharaftiisa oo dhan, oo isna faraqyadiisa oo dhan wuu soo buuxin doonaa, oo qararkiisa oo dhanna wuu buuxdhaafin doonaa,

Ishacyaah 10:5 SOM Bible Verse Image
Ishacyaah 10:5 (SOM) »
Hoog waxaa leh ka reer Ashuur oo ah ushii cadhadayda iyo hangoolka dhirifkaygu gacanta ugu jiro.

Ishacyaah 36:1 SOM Bible Verse Image
Ishacyaah 36:1 (SOM) »
Haddaba Boqor Xisqiyaah sannaddiisii afar iyo tobnaad ayaa Seenxeeriib oo ahaa boqorkii Ashuur ku kacay magaalooyinkii deyrka lahaa oo dalka Yahuudah oo dhan, wuuna qabsaday.

Nexemyaah 9:32 SOM Bible Verse Image
Nexemyaah 9:32 (SOM) »
Haddaba sidaas daraaddeed Ilaahayaga weyn, oo Qaadirka ah, oo laga cabsado, oo xajiya axdiga iyo naxariistow, dhibkan oo dhammu yuusan wax yar kula ekaan, kaasoo ku soo kor degay annaga, iyo boqorradayadii, iyo amiirradayadii, iyo wadaaddadayadii, iyo nebiyadayadii, iyo awowayaashayadii, iyo dadkaagii oo dhan, tan iyo wakhtigii boqorradii Ashuur iyo ilaa maantadan la joogo.

Taariikhdii Labaad 28:19 SOM Bible Verse Image
Taariikhdii Labaad 28:19 (SOM) »
Rabbigu wuxuu dadka Yahuudah hoos ugu dejiyey boqorkii dalka Israa'iil oo Aaxaas ahaa daraaddiis, maxaa yeelay, si xun buu dalka Yahuudah ugu dhex macaamilooday, oo Rabbigana aad buu ugu xadgudbay.

Taariikhdii Labaad 33:11 SOM Bible Verse Image
Taariikhdii Labaad 33:11 (SOM) »
Sidaas daraaddeed Rabbigu wuxuu ku diray saraakiishii ciidanka oo boqorkii Ashuur, oo waxay la tageen Manaseh isagoo silsilado iyo bircago ku xidhan yihiin, kolkaasay Baabuloon u kaxaysteen.

Taariikhdii Labaad 36:6 SOM Bible Verse Image
Taariikhdii Labaad 36:6 (SOM) »
Oo waxaa isagii ku soo kacay Nebukadnesar oo ahaa boqorkii Baabuloon, silsilado buuna ku xidhay oo Baabuloon u kaxaystay.

Taariikhdii Labaad 10:16 SOM Bible Verse Image
Taariikhdii Labaad 10:16 (SOM) »
Oo dadkii Israa'iil oo dhammuna markay arkeen inaan boqorku dhegaysan ayaa dadkii waxay boqorkii ugu jawaabeen oo ku yidhaahdeen, Bal maxaan qayb ku leennahay Daa'uud? Dhaxalna kuma lihin ina Yesay. Haddaba dadkii Israa'iilow, nin kastow, teendhadaadii tag. Oo Daa'uudow, bal eeg, reerkaagii waa kuu kaas. Markaasay dadkii Israa'iil oo dhammu teendhooyinkoodii tageen.

Taariikhdii Labaad 32:1 SOM Bible Verse Image
Taariikhdii Labaad 32:1 (SOM) »
Oo waxyaalahaas iyo aaminnimadaas dabadood waxaa yimid oo dalka Yahuudah soo galay Seenxeeriib oo ahaa boqorkii Ashuur; magaalooyinkii deyrka lahaana ayuu weeraray, wuuna ku talo jiray inuu iyaga qaato.

Boqorradii Labaad 18:1 SOM Bible Verse Image
Boqorradii Labaad 18:1 (SOM) »
Haddaba Hoosheeca ina Eelaah oo ahaa boqorkii dalka Israa'iil sannaddiisii saddexaad ayaa Xisqiyaah ina Aaxaas dalka Yahuudah boqor ka noqday.

Boqorradii Kowaad 12:16 SOM Bible Verse Image
Boqorradii Kowaad 12:16 (SOM) »
Oo dadkii Israa'iil oo dhammuna markay arkeen inaan boqorku dhegaysan ayaa dadkii waxay boqorkii ugu jawaabeen oo ku yidhaahdeen, Bal maxaan qayb ku leennahay Daa'uud? Dhaxalna kuma lihin ina Yesay. Haddaba dadkii Israa'iilow, teendhooyinkiinnii taga. Oo Daa'uudow, bal eeg, reerkaagii waa kuu kaas. Markaasay dadkii Israa'iil tageen teendhooyinkoodii.

Available Bible Translations

American Standard Version
Isaiah 7:17 (ASV) »
King James Version
Isaiah 7:17 (KJV) »
GOD’S WORD® (GW)
Isaiah 7:17 (GW) »
World English Bible
Isaiah 7:17 (WEB) »
Louis Segond 1910
Ésaïe 7:17 (LSG) »
इंडियन रिवाइज्ड वर्जन - हिंदी
यशायाह 7:17 (HINIRV) »
ਭਾਰਤੀ ਸੋਧਿਆ ਹੋਇਆ ਸੰਸਕਰਣ - ਪੰਜਾਬੀ
ਯਸਾਯਾਹ 7:17 (PANIRV) »
ভারতীয় সংশোধিত সংস্করণ - বাংলা
যিচয়া 7:17 (BENIRV) »
இந்தியன் ரீவைஸ்டு வேர்ஷன் - தமிழ்
ஏசாயா 7:17 (TAMIRV) »
इंडियन रिवाइज्ड वर्जन - मराठी
यशया 7:17 (MARIRV) »
ఇండియన్ రేవిజ్డ్ వెర్షన్ - తెలుగు
యెషయా 7:17 (TELIRV) »
ઇન્ડિયન રિવાયઝ્ડ વર્ઝન - ગુજરાતી
યશાયા 7:17 (GUJIRV) »
ಭಾರತೀಯ ಪರಿಷ್ಕೃತ ಆವೃತ್ತಿ - ಕನ್ನಡ
ಯೆಶಾಯನು 7:17 (KANIRV) »
الكتاب المقدس باللغة العربية، فان دايك
إِشَعْيَاءَ 7:17 (AVD) »
תנ ך עברי מודרני
ישעיה 7:17 (HEB) »
Bíblia Sagrada Português
Isaías 7:17 (BSL) »
Kinh Thánh: Tiếng Việt
I-sai-a 7:17 (VIE) »
Reina Valera Antigua
Isaías 7:17 (RVA) »
La Sacra Bibbia
Isaia 7:17 (RIV) »
圣 经 简体中文和合本
以 赛 亚 书 7:17 (CUVS) »
聖 經 繁體中文和合本
以 賽 亞 書 7:17 (CUVT) »
Bibla e Shenjtë
Isaia 7:17 (ALB) »
Svenska Bibeln 1917
Jesaja 7:17 (SV1917) »
Библия на русском
Исаия 7:17 (RUSV) »
Українська Біблія
Ісая 7:17 (UKR) »
Szent Biblia - Magyar
Ézsaiás 7:17 (KAR) »
Българска Библия
Исая 7:17 (BULG) »
De Heilige Schrift
Jesaja 7:17 (NLD) »
Dansk Bibel 1871
Esajas 7:17 (DA1871) »

SOM Bible Book Selection List

View full list of SOM Bible Books and Chapters

Popular Bible Verses by Topic

Searching for the most powerful Bible verses? We offer beautiful, inspirational Bible verse pictures and images by topic. Choose from popular Bible verse topics. Select any popular Bible topic below or you can view the complete list: Bible Verse Pictures by Topic

Abundance Blessed Comfort Courage Enemies Eternal Life Fear God Grace Heart Help Hope Jesus Joy Life Light Longsuffering Love Patience Peace Power Purpose Redeemer Salvation Sanctification Strength Temptation Trust Unrighteousness Word

View All Bible Topics »