Yeremyaah 26:6 SOM Bible Verse Picture Image

Inspirational bible verses with beautiful images and backgrounds. Download Yeremyaah 26:6 SOM Bible verse images and share with your friends and family on social media. Bible verse pictures were created based on verses from the Somali Bible (SOM). The Holy Bible in the Somali language of Somalia, Adan Jim'ale Version.

Copyright © 1979, 2008 Society for International Ministries -- Kenya
Language: Somali
Translation by: SIM International

Somali, Kitaablka Quduuska Ah - This translation, published by the SIM, was published in 2008. If you are interested in obtaining a printed copy, please contact the SIM at PO Box 72983, Nairobi, Kenya. This translation text is made available to you under the terms of the Creative Commons License: Attribution-Noncommercial-No Derivative Works. (http://creativecommons.org/licenses/by-nc-nd/3.0/) In addition, you have permission to port the text to different file formats, as long as you do not change any of the text or punctuation of the Bible.

You may share, copy, distribute, transmit, and extract portions or quotations from this work, provided that you include the above copyright information:

  • You must give Attribution to the work.
  • You do not sell this work for a profit.
  • You do not make any derivative works that change any of the actual words or punctuation of the Scriptures.

Permissions beyond the scope of this license may be available if you contact SIM International with your request.

This translation is made available to you under the terms of the Creative Commons Attribution-Noncommercial-No Derivatives license 4.0. You may share and redistribute this Bible translation or extracts from it in any format, provided that:

  • You include the above copyright and source information.
  • You do not sell this work for a profit.
  • You do not change any of the words or punctuation of the Scriptures

Credits: In addition, we would like to give very special thanks to eBible.org for making Holy Bible in the Somali language available in MySQL format.

Yeremyaah 26:6 SOM - markaas gurigan waxaan ka dhigi doonaa sida - Bible Verse Picture

Yeremyaah 26:6 SOM

markaas gurigan waxaan ka dhigi doonaa sida Shiiloh oo kale, oo magaaladanna quruumaha dunida oo dhan ayaan habaar uga dhigi doonaa.

View New Tab


Social Share Icons

Share on Tumblr
Share on Pinterest
Share on LinkedIn
Share on WhatsApp

Yeremyaah 26:6 SOM Bible verse pictures with quotes are generated using nature backgrounds and scenic photos.

Additional Bible Verse Images

Picture 02 - Yeremyaah 26:6 SOM - markaas gurigan waxaan ka dhigi doonaa sida - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 03 - Yeremyaah 26:6 SOM - markaas gurigan waxaan ka dhigi doonaa sida - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 04 - Yeremyaah 26:6 SOM - markaas gurigan waxaan ka dhigi doonaa sida - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 05 - Yeremyaah 26:6 SOM - markaas gurigan waxaan ka dhigi doonaa sida - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 06 - Yeremyaah 26:6 SOM - markaas gurigan waxaan ka dhigi doonaa sida - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 07 - Yeremyaah 26:6 SOM - markaas gurigan waxaan ka dhigi doonaa sida - Bible Verse Picture
View New Tab

Yeremyaah 26:6 Bible Cross References

This cross-reference page section has been added with the hope of bringing in-depth meaning and understanding to the Scriptures. The cross references below can help identify similarities between Bible passages. The verses below have been identified in our system as verses related to Yeremyaah 26:6 SOM. Please click on any image below to navigate to that specific Bible verse page.

Yeremyaah 24:9 SOM Bible Verse Image
Yeremyaah 24:9 (SOM) »
Oo waxaan ka dhigi doonaa inay boqortooyooyinka dunida oo dhan hor iyo dib ku dhex rogrogmadaan, oo meelaha aan iyaga u kaxayn doono oo dhanba waxay ku noqon doonaan cay iyo maahmaah iyo halqabsi iyo habaar.

Boqorradii Labaad 22:19 SOM Bible Verse Image
Boqorradii Labaad 22:19 (SOM) »
Qalbigaagu wuu jilicsanaa oo Rabbiga hortiisa ayaad isku hoosaysiisay markaad maqashay wixii aan kaga hadlay meeshan iyo dadka degganba, iyo inay iyagu noqon doonaan cidla iyo inkaar, oo waad igu hor ooyday, dharkaagiina waad jeexjeexday, oo sidaas daraaddeed waan ku maqlay, ayaa Rabbigu leeyahay.

Yeremyaah 25:18 SOM Bible Verse Image
Yeremyaah 25:18 (SOM) »
Yeruusaalem, iyo magaalooyinka dalka Yahuudah, iyo boqorradooda, iyo amiirradooda, si aan iyaga uga dhigo cidla, iyo wax laga yaabo oo lagu foodhyo, iyo inkaar, siday maantaba tahay,

Ishacyaah 65:15 SOM Bible Verse Image
Ishacyaah 65:15 (SOM) »
Oo magiciinna ayaad kuwayga aan doortay ugu dayn doontaan, inuu habaar lagu dhaarto u noqdo, oo Sayidka Rabbiga ah ayaa idin layn doona, oo addoommadiisana magac kaluu u bixin doonaa.

Sabuurradii 78:60 SOM Bible Verse Image
Sabuurradii 78:60 (SOM) »
Sidaas daraaddeed taambuuggii Shiiloh wuu dayriyey, Kaasoo ah teendhadii uu dadka dhex dhigay,

Samuu'eel Kowaad 4:10 SOM Bible Verse Image
Samuu'eel Kowaad 4:10 (SOM) »
Markaasay reer Falastiin dirireen, reer binu Israa'iilna waa la jebiyey, oo midkood waliba wuxuu ku cararay teendhadiisii. Oo maalintaas waxaa la laayay dad aad u badan; waayo, reer binu Israa'iil waxaa ka le'day soddon kun oo nin oo lug ah.

Samuu'eel Kowaad 4:19 SOM Bible Verse Image
Samuu'eel Kowaad 4:19 (SOM) »
Oo gabadhii uu soddogga u ahaa ee Fiinexaas qabay, uur bay lahayd oo fool bay ku dhowayd; oo markay maqashay warkii ahaa in sanduuqii Ilaah la qaatay, oo ay soddoggeed iyo ninkeediiba dhinteen ayay foororsatay oo umushay; waayo, haddiiba fool baa qabatay.

Yeremyaah 7:12 SOM Bible Verse Image
Yeremyaah 7:12 (SOM) »
Laakiinse haatan bal taga meeshaydii Shiiloh ku oolli jirtay, oo aan markii ugu horraysay magacayga dejiyey, oo bal soo arka wixii aan ugu sameeyey xumaantii dadkayga reer binu Israa'iil aawadeed.

Daanyeel 9:11 SOM Bible Verse Image
Daanyeel 9:11 (SOM) »
Haah, reer binu Israa'iil oo dhammu sharcigaagii way ku xadgudbeen, oo xataa way ka baydheen, si aanay u addeecin codkaaga, sidaas daraaddeed ayaa cadhada lanoogu riday, iyo weliba dhaarta ku qoran sharciga Muuse, oo ahaa addoonkii Ilaah; waayo, waannu kugu dembaabnay.

Yeremyaah 42:18 SOM Bible Verse Image
Yeremyaah 42:18 (SOM) »
Waayo, Rabbiga ciidammada oo ah Ilaaha reer binu Israa'iil wuxuu leeyahay, Sidii xanaaqaygii iyo cadhadaydii ay kuwii Yeruusaalem degganaa ugu dheceen oo kale ayaa cadhadaydu idiinku dhici doonta markaad dalka Masar gashaan, oo weliba waxaad wada noqon doontaan wax aad loo karho, iyo wax laga yaabo, iyo inkaar, iyo cay, oo meeshanna mar dambe ma aad arki doontaan innaba.

Yeremyaah 44:8 SOM Bible Verse Image
Yeremyaah 44:8 (SOM) »
Waxaad igaga cadhaysiisaan shuqullada gacmihiinna idinkoo ilaahyo kale foox ugu shidaya dalka Masar oo aad u tagteen inaad degtaan, si laydiin wada baabbi'iyo oo aad quruumaha dunida oo dhan ugu dhex ahaataan inkaar iyo cay.

Yeremyaah 44:22 SOM Bible Verse Image
Yeremyaah 44:22 (SOM) »
Markaasuu Rabbigu u sii adkaysan kari waayay, waana sharka falimihiinna iyo karaahiyada aad samayseen aawadood, oo sidaas daraaddeed dalkiinnii wuxuu u noqday cidla, iyo wax laga yaabo, iyo inkaar, oo ciduna ma deggana siday maantadan tahay.

Available Bible Translations

American Standard Version
Jeremiah 26:6 (ASV) »
King James Version
Jeremiah 26:6 (KJV) »
GOD’S WORD® (GW)
Jeremiah 26:6 (GW) »
World English Bible
Jeremiah 26:6 (WEB) »
Louis Segond 1910
Jérémie 26:6 (LSG) »
इंडियन रिवाइज्ड वर्जन - हिंदी
यिर्मयाह 26:6 (HINIRV) »
ਭਾਰਤੀ ਸੋਧਿਆ ਹੋਇਆ ਸੰਸਕਰਣ - ਪੰਜਾਬੀ
ਯਿਰਮਿਯਾਹ 26:6 (PANIRV) »
ভারতীয় সংশোধিত সংস্করণ - বাংলা
যিৰিমিয়া 26:6 (BENIRV) »
இந்தியன் ரீவைஸ்டு வேர்ஷன் - தமிழ்
எரேமியா 26:6 (TAMIRV) »
इंडियन रिवाइज्ड वर्जन - मराठी
यिर्मया 26:6 (MARIRV) »
ఇండియన్ రేవిజ్డ్ వెర్షన్ - తెలుగు
యిర్మీయా 26:6 (TELIRV) »
ઇન્ડિયન રિવાયઝ્ડ વર્ઝન - ગુજરાતી
યર્મિયા 26:6 (GUJIRV) »
ಭಾರತೀಯ ಪರಿಷ್ಕೃತ ಆವೃತ್ತಿ - ಕನ್ನಡ
ಯೆರೆಮೀಯನು 26:6 (KANIRV) »
الكتاب المقدس باللغة العربية، فان دايك
إِرْمِيَا 26:6 (AVD) »
תנ ך עברי מודרני
ירמיה 26:6 (HEB) »
Bíblia Sagrada Português
Jeremias 26:6 (BSL) »
Kinh Thánh: Tiếng Việt
Giê-rê-mi-a 26:6 (VIE) »
Reina Valera Antigua
Jeremías 26:6 (RVA) »
La Sacra Bibbia
Geremia 26:6 (RIV) »
圣 经 简体中文和合本
耶 利 米 书 26:6 (CUVS) »
聖 經 繁體中文和合本
耶 利 米 書 26:6 (CUVT) »
Bibla e Shenjtë
Jeremia 26:6 (ALB) »
Svenska Bibeln 1917
Jeremia 26:6 (SV1917) »
Библия на русском
Иеремия 26:6 (RUSV) »
Українська Біблія
Єремія 26:6 (UKR) »
Szent Biblia - Magyar
Jeremiás 26:6 (KAR) »
Българска Библия
Еремия 26:6 (BULG) »
De Heilige Schrift
Jeremia 26:6 (NLD) »

SOM Bible Book Selection List

View full list of SOM Bible Books and Chapters

Popular Bible Verses by Topic

Searching for the most powerful Bible verses? We offer beautiful, inspirational Bible verse pictures and images by topic. Choose from popular Bible verse topics. Select any popular Bible topic below or you can view the complete list: Bible Verse Pictures by Topic

Abundance Blessed Comfort Courage Enemies Eternal Life Fear God Grace Heart Help Hope Jesus Joy Life Light Longsuffering Love Patience Peace Power Purpose Redeemer Salvation Sanctification Strength Temptation Trust Unrighteousness Word

View All Bible Topics »