Yeremyaah 50:14 SOM Bible Verse Picture Image

Inspirational bible verses with beautiful images and backgrounds. Download Yeremyaah 50:14 SOM Bible verse images and share with your friends and family on social media. Bible verse pictures were created based on verses from the Somali Bible (SOM). The Holy Bible in the Somali language of Somalia, Adan Jim'ale Version.

Copyright © 1979, 2008 Society for International Ministries -- Kenya
Language: Somali
Translation by: SIM International

Somali, Kitaablka Quduuska Ah - This translation, published by the SIM, was published in 2008. If you are interested in obtaining a printed copy, please contact the SIM at PO Box 72983, Nairobi, Kenya. This translation text is made available to you under the terms of the Creative Commons License: Attribution-Noncommercial-No Derivative Works. (http://creativecommons.org/licenses/by-nc-nd/3.0/) In addition, you have permission to port the text to different file formats, as long as you do not change any of the text or punctuation of the Bible.

You may share, copy, distribute, transmit, and extract portions or quotations from this work, provided that you include the above copyright information:

  • You must give Attribution to the work.
  • You do not sell this work for a profit.
  • You do not make any derivative works that change any of the actual words or punctuation of the Scriptures.

Permissions beyond the scope of this license may be available if you contact SIM International with your request.

This translation is made available to you under the terms of the Creative Commons Attribution-Noncommercial-No Derivatives license 4.0. You may share and redistribute this Bible translation or extracts from it in any format, provided that:

  • You include the above copyright and source information.
  • You do not sell this work for a profit.
  • You do not change any of the words or punctuation of the Scriptures

Credits: In addition, we would like to give very special thanks to eBible.org for making Holy Bible in the Somali language available in MySQL format.

Yeremyaah 50:14 SOM - Kuwiinna qaansada xoota oo dhammow, Baabuloon - Bible Verse Picture

Yeremyaah 50:14 SOM

Kuwiinna qaansada xoota oo dhammow, Baabuloon hareereheeda dagaal isugu diyaariya. Iyada fallaadhihiinna ku gana, oo fallaadhna ha ka ceshanina, waayo, Rabbigay ku dembaabtay.

View New Tab


Social Share Icons

Share on Tumblr
Share on Pinterest
Share on LinkedIn
Share on WhatsApp

Yeremyaah 50:14 SOM Bible verse pictures with quotes are generated using nature backgrounds and scenic photos.

Additional Bible Verse Images

Picture 02 - Yeremyaah 50:14 SOM - Kuwiinna qaansada xoota oo dhammow, Baabuloon - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 03 - Yeremyaah 50:14 SOM - Kuwiinna qaansada xoota oo dhammow, Baabuloon - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 04 - Yeremyaah 50:14 SOM - Kuwiinna qaansada xoota oo dhammow, Baabuloon - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 05 - Yeremyaah 50:14 SOM - Kuwiinna qaansada xoota oo dhammow, Baabuloon - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 06 - Yeremyaah 50:14 SOM - Kuwiinna qaansada xoota oo dhammow, Baabuloon - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 07 - Yeremyaah 50:14 SOM - Kuwiinna qaansada xoota oo dhammow, Baabuloon - Bible Verse Picture
View New Tab

Yeremyaah 50:14 Bible Cross References

This cross-reference page section has been added with the hope of bringing in-depth meaning and understanding to the Scriptures. The cross references below can help identify similarities between Bible passages. The verses below have been identified in our system as verses related to Yeremyaah 50:14 SOM. Please click on any image below to navigate to that specific Bible verse page.

Yeremyaah 50:29 SOM Bible Verse Image
Yeremyaah 50:29 (SOM) »
Waxaad Baabuloon ugu yeedhaan qaansoley badan, kuwiinna qaansada xoota oo dhammow. Hareereheeda ka dega, oo yaan innaba waxba ka baxsan. U abaalmariya sidii shuqulkeedu ahaa, oo wixii ay samayn jirtay oo dhan ku sameeya, waayo, waxay ku kibirtay Rabbiga ah Kan Quduuska ah ee reer binu Israa'iil.

Yeremyaah 50:9 SOM Bible Verse Image
Yeremyaah 50:9 (SOM) »
Waayo, bal ogaada, waxaan kicin doonaa oo aan Baabuloon ku soo dayn doonaa quruumo waaweyn oo is-urursaday oo xagga dalka woqooyi ka yimid, oo dagaal bay isugu soo diyaarin doonaan oo halkaasaa laga qaadi doonaa. Oo fallaadhahoodu waxay noqon doonaan sida fallaadhaha kan dagaalka aqoonta u leh oo aan middoodna waxtarla'aan ku soo noqonayn.

Xabaquuq 2:17 SOM Bible Verse Image
Xabaquuq 2:17 (SOM) »
Waayo, waxaa ku dabooli doona dulmigii Lubnaan lagu sameeyey, iyo halligaaddii ku dhacday xayawaankii iyaga ka cabsiiyey, taasuna waa dhiiggii dadka daraaddiis, iyo dulmigii lagu sameeyey dalka iyo magaalada iyo inta dhex deggan oo dhanba.

Xabaquuq 2:8 SOM Bible Verse Image
Xabaquuq 2:8 (SOM) »
Quruumo badan baad dhacday, haddaba sidaas daraaddeed dadyowga intooda hadhay oo dhammu aday ku dhici doonaan, taasuna waa dhiiggii dadka daraaddiis, iyo dulmigii lagu sameeyey dalka iyo magaalada iyo inta dhex deggan oo dhanba.

Yeremyaah 50:7 SOM Bible Verse Image
Yeremyaah 50:7 (SOM) »
Ku alla kii iyaga helayba wuu cunay, oo cadaawayaashoodiina waxay yidhaahdeen, Annagu dembi kuma lihin, maxaa yeelay, iyagu waxay ku dembaabeen Rabbiga ah rugtii caddaaladda, kaasoo ah Rabbigii ahaa rajadii awowayaashood.

Yeremyaah 50:42 SOM Bible Verse Image
Yeremyaah 50:42 (SOM) »
Oo waxay sitaan qaansooyin iyo warmo, oo waa calool adag yihiin, oo innaba naxariis ma leh. Codkoodana waxaa la moodaa sida bad guuxaysa oo kale, oo farday fuulaan. Baabuloonay, mid kastaaba wuxuu kuugu soo safan yahay sida nin dagaal diyaar u ah oo kale.

Yeremyaah 51:11 SOM Bible Verse Image
Yeremyaah 51:11 (SOM) »
Fallaadhaha afaysta, oo gaashaammada qaada, waayo, Rabbigu wuxuu sara kiciyey ruuxii boqorradii reer Maaday, waayo, qasdigiisu waa inuu Baabuloon baabbi'iyo, maxaa yeelay, taasu waa aarsashadii Rabbiga, taasoo ah aarsashadii macbudkiisa.

Yeremyaah 49:35 SOM Bible Verse Image
Yeremyaah 49:35 (SOM) »
Rabbiga ciidammadu wuxuu leeyahay, Bal ogaada, Anigu waxaan kala jebin doonaa qaansada reer Ceelaam, taasoo ah waxa xooggooda u weyn.

Yeremyaah 50:11 SOM Bible Verse Image
Yeremyaah 50:11 (SOM) »
Kuwiinna dhaxalkayga dhacayow, in kastoo aad faraxdaan oo aad rayraysaan, iyo in kastoo aad u cayishaan sida qaalin lo'aad oo daaqsin fiican dhex joogta, amase aad danantaan sida fardo xoog badan oo kale,

Samuu'eel Kowaad 17:20 SOM Bible Verse Image
Samuu'eel Kowaad 17:20 (SOM) »
Markaasaa Daa'uud aroor hore kacay, oo wuxuu idihii kaga tegey mid dhawra; dabadeedna intuu tegey ayuu qaaday wixii Yesay ku amray. Markaasuu yimid meeshii gaadhifardoodku tubnaa, intii ciidankii goobta dagaalka u baxayay ay dirirta u qaylinayeen.

Yeremyaah 51:27 SOM Bible Verse Image
Yeremyaah 51:27 (SOM) »
Dalka calan ka dhex taaga, oo quruumahana buunka ka dhex yeedhiya, oo quruumaha u soo wada diyaariya, inay iyada ku kacaan, oo waxaad u wada yeedhaan boqortooyooyinka Araarad, iyo Minnii, iyo Ashkenas inay ku kacaan, oo sirkaal iyada col ku ah doorta, oo fardahana ugu sii daaya sida koronkorro baas oo kale.

Yeremyaah 46:9 SOM Bible Verse Image
Yeremyaah 46:9 (SOM) »
Fardahow, kaca, oo gaadhifardoodyadow, yaaca. Ragga xoogga badanuna ha bexeen, kuwaasoo ah reer Kuush iyo kuwa reer Fuud oo gaashaanka gacanta ku haya, iyo kuwa reer Luud oo qaansada xoodi yaqaan.

Available Bible Translations

American Standard Version
Jeremiah 50:14 (ASV) »
King James Version
Jeremiah 50:14 (KJV) »
GOD’S WORD® (GW)
Jeremiah 50:14 (GW) »
World English Bible
Jeremiah 50:14 (WEB) »
Louis Segond 1910
Jérémie 50:14 (LSG) »
इंडियन रिवाइज्ड वर्जन - हिंदी
यिर्मयाह 50:14 (HINIRV) »
ਭਾਰਤੀ ਸੋਧਿਆ ਹੋਇਆ ਸੰਸਕਰਣ - ਪੰਜਾਬੀ
ਯਿਰਮਿਯਾਹ 50:14 (PANIRV) »
ভারতীয় সংশোধিত সংস্করণ - বাংলা
যিৰিমিয়া 50:14 (BENIRV) »
இந்தியன் ரீவைஸ்டு வேர்ஷன் - தமிழ்
எரேமியா 50:14 (TAMIRV) »
इंडियन रिवाइज्ड वर्जन - मराठी
यिर्मया 50:14 (MARIRV) »
ఇండియన్ రేవిజ్డ్ వెర్షన్ - తెలుగు
యిర్మీయా 50:14 (TELIRV) »
ઇન્ડિયન રિવાયઝ્ડ વર્ઝન - ગુજરાતી
યર્મિયા 50:14 (GUJIRV) »
ಭಾರತೀಯ ಪರಿಷ್ಕೃತ ಆವೃತ್ತಿ - ಕನ್ನಡ
ಯೆರೆಮೀಯನು 50:14 (KANIRV) »
الكتاب المقدس باللغة العربية، فان دايك
إِرْمِيَا 50:14 (AVD) »
תנ ך עברי מודרני
ירמיה 50:14 (HEB) »
Bíblia Sagrada Português
Jeremias 50:14 (BSL) »
Kinh Thánh: Tiếng Việt
Giê-rê-mi-a 50:14 (VIE) »
Reina Valera Antigua
Jeremías 50:14 (RVA) »
圣 经 简体中文和合本
耶 利 米 书 50:14 (CUVS) »
聖 經 繁體中文和合本
耶 利 米 書 50:14 (CUVT) »
Bibla e Shenjtë
Jeremia 50:14 (ALB) »
Svenska Bibeln 1917
Jeremia 50:14 (SV1917) »
Библия на русском
Иеремия 50:14 (RUSV) »
Українська Біблія
Єремія 50:14 (UKR) »
Szent Biblia - Magyar
Jeremiás 50:14 (KAR) »
Българска Библия
Еремия 50:14 (BULG) »
De Heilige Schrift
Jeremia 50:14 (NLD) »

SOM Bible Book Selection List

View full list of SOM Bible Books and Chapters

Popular Bible Verses by Topic

Searching for the most powerful Bible verses? We offer beautiful, inspirational Bible verse pictures and images by topic. Choose from popular Bible verse topics. Select any popular Bible topic below or you can view the complete list: Bible Verse Pictures by Topic

Abundance Blessed Comfort Courage Enemies Eternal Life Fear God Grace Heart Help Hope Jesus Joy Life Light Longsuffering Love Patience Peace Power Purpose Redeemer Salvation Sanctification Strength Temptation Trust Unrighteousness Word

View All Bible Topics »