Xaakinnada 20:13 SOM Bible Verse Picture Image

Inspirational bible verses with beautiful images and backgrounds. Download Xaakinnada 20:13 SOM Bible verse images and share with your friends and family on social media. Bible verse pictures were created based on verses from the Somali Bible (SOM). The Holy Bible in the Somali language of Somalia, Adan Jim'ale Version.

Copyright © 1979, 2008 Society for International Ministries -- Kenya
Language: Somali
Translation by: SIM International

Somali, Kitaablka Quduuska Ah - This translation, published by the SIM, was published in 2008. If you are interested in obtaining a printed copy, please contact the SIM at PO Box 72983, Nairobi, Kenya. This translation text is made available to you under the terms of the Creative Commons License: Attribution-Noncommercial-No Derivative Works. (http://creativecommons.org/licenses/by-nc-nd/3.0/) In addition, you have permission to port the text to different file formats, as long as you do not change any of the text or punctuation of the Bible.

You may share, copy, distribute, transmit, and extract portions or quotations from this work, provided that you include the above copyright information:

  • You must give Attribution to the work.
  • You do not sell this work for a profit.
  • You do not make any derivative works that change any of the actual words or punctuation of the Scriptures.

Permissions beyond the scope of this license may be available if you contact SIM International with your request.

This translation is made available to you under the terms of the Creative Commons Attribution-Noncommercial-No Derivatives license 4.0. You may share and redistribute this Bible translation or extracts from it in any format, provided that:

  • You include the above copyright and source information.
  • You do not sell this work for a profit.
  • You do not change any of the words or punctuation of the Scriptures

Credits: In addition, we would like to give very special thanks to eBible.org for making Holy Bible in the Somali language available in MySQL format.

Xaakinnada 20:13 SOM - Haddaba sidaas daraaddeed nimanka xunxun ee - Bible Verse Picture

Xaakinnada 20:13 SOM

Haddaba sidaas daraaddeed nimanka xunxun ee Gibecaah jooga noo soo bixiya, aannu dilnee, oo aannu reer binu Israa'iil sharka ka dhex fogaynee. Laakiinse reer Benyaamiin ma ay doonaynin inay dhegaystaan codkii reer binu Israa'iil oo walaalahood ahaa.

View New Tab


Social Share Icons

Share on Tumblr
Share on Pinterest
Share on LinkedIn
Share on WhatsApp

Xaakinnada 20:13 SOM Bible verse pictures with quotes are generated using nature backgrounds and scenic photos.

Additional Bible Verse Images

Picture 02 - Xaakinnada 20:13 SOM - Haddaba sidaas daraaddeed nimanka xunxun ee - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 03 - Xaakinnada 20:13 SOM - Haddaba sidaas daraaddeed nimanka xunxun ee - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 04 - Xaakinnada 20:13 SOM - Haddaba sidaas daraaddeed nimanka xunxun ee - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 05 - Xaakinnada 20:13 SOM - Haddaba sidaas daraaddeed nimanka xunxun ee - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 06 - Xaakinnada 20:13 SOM - Haddaba sidaas daraaddeed nimanka xunxun ee - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 07 - Xaakinnada 20:13 SOM - Haddaba sidaas daraaddeed nimanka xunxun ee - Bible Verse Picture
View New Tab

Xaakinnada 20:13 Bible Cross References

This cross-reference page section has been added with the hope of bringing in-depth meaning and understanding to the Scriptures. The cross references below can help identify similarities between Bible passages. The verses below have been identified in our system as verses related to Xaakinnada 20:13 SOM. Please click on any image below to navigate to that specific Bible verse page.

Sharciga Kunoqoshadiisa 17:12 SOM Bible Verse Image
Sharciga Kunoqoshadiisa 17:12 (SOM) »
Oo ninkii kibra oo diidaa inuu maqlo wadaadka Rabbiga Ilaahiinna ah hortiisa u taagan inuu u adeego, amase xaakinka, ninkaas waa in la dilaa, oo sharka waa inaad reer binu Israa'iil ka saartaan.

Xaakinnada 19:22 SOM Bible Verse Image
Xaakinnada 19:22 (SOM) »
Oo intay farxayeen waxaa yimid raggii magaalada oo niman xunxun ah, oo intay guriga hareereeyeen ayay albaabkii garaaceen, markaasay la hadleen odaygii guriga lahaa, oo ku yidhaahdeen, Noo soo bixi ninkii gurigaaga soo galay, aannu u tagnee.

Sharciga Kunoqoshadiisa 13:13 SOM Bible Verse Image
Sharciga Kunoqoshadiisa 13:13 (SOM) »
iyadoo la leeyahay, Dad waxmatarayaal ah baa dhexdiinna ka baxay oo waxay jiiteen dadkii magaaladooda degganaa, iyagoo leh, Ina keena oo aynu u adeegno ilaahyo kale, kuwaasoo aydaan aqoon,

Sharciga Kunoqoshadiisa 24:7 SOM Bible Verse Image
Sharciga Kunoqoshadiisa 24:7 (SOM) »
Haddii nin la helo isagoo mid ka mid ah walaalihiisa reer binu Israa'iil intuu xaday uu ugu macaamiloodo sidii addoon oo kale, amase uu isaga iibiyo, markaas tuuggaas waa in la dilaa, oo sidaas waa inaad sharka dhexdiinna uga saartaan.

Boqorradii Kowaad 21:13 SOM Bible Verse Image
Boqorradii Kowaad 21:13 (SOM) »
Oo waxaa yimid oo hortiisa fadhiistay laba nin oo waxmatarayaal ah, markaasaa waxmatarayaashii Naabood ku marag fureen dadka hortiisii, oo waxay yidhaahdeen, Naabood wuxuu caayay Ilaah iyo boqorkaba. Markaasay isagii magaaladii ka saareen, oo waxay la dhaceen dhagaxyo, wuuna dhintay.

Taariikhdii Labaad 25:20 SOM Bible Verse Image
Taariikhdii Labaad 25:20 (SOM) »
Laakiinse Amasyaah taas wuu maqli waayay, maxaa yeelay, waxay ka timid xagga Ilaah inuu iyaga cadowgooda gacanta u geliyo, waayo, iyagu waxay doonteen ilaahyadii reer Edom.

Taariikhdii Labaad 25:16 SOM Bible Verse Image
Taariikhdii Labaad 25:16 (SOM) »
Oo intuu isaga la hadlayay, ayaa boqorkii ku yidhi, War ma annagaa boqorka lataliyihiisii kaa dhignay? Bes, bal maxaadse u doonaysaa in lagu garaaco? Markaasaa nebigii iska daayay oo wuxuu yidhi, Waxaan ogahay in Ilaah ku talo jiro inuu ku halligo, maxaa yeelay, waxan baad samaysay, oo taladaydiina ma aadan maqlin.

Taariikhdii Labaad 13:7 SOM Bible Verse Image
Taariikhdii Labaad 13:7 (SOM) »
Oo waxaa isagii u soo shiray rag xunxun oo waxmatarayaal ah, wayna xoogaysteen iyagoo ka gees ah Rexabcaam oo ahaa ina Sulaymaan, oo taasuna waxay ahayd intii Rexabcaam uu dhallintayaraa oo uu qalbigiisu nuglaa, oo uusan iyaga hor joogsan karin.

Maahmaahyadii 29:1 SOM Bible Verse Image
Maahmaahyadii 29:1 (SOM) »
Kii inta wax badan la canaanto ka madax adkaadaa, Dhaqso buu u jabi doonaa, dawona ma leh.

Wacdiyahii 11:10 SOM Bible Verse Image
Wacdiyahii 11:10 (SOM) »
Haddaba sidaa daraaddeed qalbigaaga murugta ka durki, oo jidhkaagana xumaanta ka fogee, waayo, carruurnimada iyo dhallinyaranimaduba waa wax aan waxba tarayn.

Hoosheeca 10:9 SOM Bible Verse Image
Hoosheeca 10:9 (SOM) »
Dadka Israa'iilow, tan iyo wakhtigii Gibecaah waad dembaabayseen. Halkaasay istaagaan si aan dagaalkii lala dagaallamay carruurta dembigu Gibecaah u gaadhin.

Hoosheeca 9:9 SOM Bible Verse Image
Hoosheeca 9:9 (SOM) »
Iyagu aad bay isu kharribeen sidii wakhtigii Gibecaah. Isagaa soo xusuusan doona xumaantooda oo wuxuu soo ciqaabi doonaa dembiyadooda.

Available Bible Translations

American Standard Version
Judges 20:13 (ASV) »
King James Version
Judges 20:13 (KJV) »
GOD’S WORD® (GW)
Judges 20:13 (GW) »
World English Bible
Judges 20:13 (WEB) »
Louis Segond 1910
Juges 20:13 (LSG) »
इंडियन रिवाइज्ड वर्जन - हिंदी
न्यायियों 20:13 (HINIRV) »
ਭਾਰਤੀ ਸੋਧਿਆ ਹੋਇਆ ਸੰਸਕਰਣ - ਪੰਜਾਬੀ
ਕਜ਼ਾૃ 20:13 (PANIRV) »
ভারতীয় সংশোধিত সংস্করণ - বাংলা
বিচাৰকর্তাবিলাক 20:13 (BENIRV) »
இந்தியன் ரீவைஸ்டு வேர்ஷன் - தமிழ்
நியாயாதிபதிகள் 20:13 (TAMIRV) »
इंडियन रिवाइज्ड वर्जन - मराठी
शास्ते 20:13 (MARIRV) »
ఇండియన్ రేవిజ్డ్ వెర్షన్ - తెలుగు
న్యాయాధిపతులు 20:13 (TELIRV) »
ઇન્ડિયન રિવાયઝ્ડ વર્ઝન - ગુજરાતી
ન્યાયાધીશો 20:13 (GUJIRV) »
ಭಾರತೀಯ ಪರಿಷ್ಕೃತ ಆವೃತ್ತಿ - ಕನ್ನಡ
ನ್ಯಾಯಸ್ಥಾಪಕರು 20:13 (KANIRV) »
الكتاب المقدس باللغة العربية، فان دايك
اَلْقُضَاة 20:13 (AVD) »
תנ ך עברי מודרני
שפטים 20:13 (HEB) »
Bíblia Sagrada Português
Juízes 20:13 (BSL) »
Kinh Thánh: Tiếng Việt
Các Thủ Lãnh 20:13 (VIE) »
Reina Valera Antigua
Jueces 20:13 (RVA) »
圣 经 简体中文和合本
士 师 记 20:13 (CUVS) »
聖 經 繁體中文和合本
士 師 記 20:13 (CUVT) »
Библия на русском
Книга Судей 20:13 (RUSV) »
Українська Біблія
Книга Суддів 20:13 (UKR) »
Szent Biblia - Magyar
Bírák 20:13 (KAR) »
Българска Библия
Съдии 20:13 (BULG) »
De Heilige Schrift
Richtere 20:13 (NLD) »

SOM Bible Book Selection List

View full list of SOM Bible Books and Chapters

Popular Bible Verses by Topic

Searching for the most powerful Bible verses? We offer beautiful, inspirational Bible verse pictures and images by topic. Choose from popular Bible verse topics. Select any popular Bible topic below or you can view the complete list: Bible Verse Pictures by Topic

Abundance Blessed Comfort Courage Enemies Eternal Life Fear God Grace Heart Help Hope Jesus Joy Life Light Longsuffering Love Patience Peace Power Purpose Redeemer Salvation Sanctification Strength Temptation Trust Unrighteousness Word

View All Bible Topics »