Laawiyiintii 3:5 SOM Bible Verse Picture Image

Inspirational bible verses with beautiful images and backgrounds. Download Laawiyiintii 3:5 SOM Bible verse images and share with your friends and family on social media. Bible verse pictures were created based on verses from the Somali Bible (SOM). The Holy Bible in the Somali language of Somalia, Adan Jim'ale Version.

Copyright © 1979, 2008 Society for International Ministries -- Kenya
Language: Somali
Translation by: SIM International

Somali, Kitaablka Quduuska Ah - This translation, published by the SIM, was published in 2008. If you are interested in obtaining a printed copy, please contact the SIM at PO Box 72983, Nairobi, Kenya. This translation text is made available to you under the terms of the Creative Commons License: Attribution-Noncommercial-No Derivative Works. (http://creativecommons.org/licenses/by-nc-nd/3.0/) In addition, you have permission to port the text to different file formats, as long as you do not change any of the text or punctuation of the Bible.

You may share, copy, distribute, transmit, and extract portions or quotations from this work, provided that you include the above copyright information:

  • You must give Attribution to the work.
  • You do not sell this work for a profit.
  • You do not make any derivative works that change any of the actual words or punctuation of the Scriptures.

Permissions beyond the scope of this license may be available if you contact SIM International with your request.

This translation is made available to you under the terms of the Creative Commons Attribution-Noncommercial-No Derivatives license 4.0. You may share and redistribute this Bible translation or extracts from it in any format, provided that:

  • You include the above copyright and source information.
  • You do not sell this work for a profit.
  • You do not change any of the words or punctuation of the Scriptures

Credits: In addition, we would like to give very special thanks to eBible.org for making Holy Bible in the Somali language available in MySQL format.

Laawiyiintii 3:5 SOM - Oo wiilasha Haaruun waa inay ku dul gubaan meesha - Bible Verse Picture

Laawiyiintii 3:5 SOM

Oo wiilasha Haaruun waa inay ku dul gubaan meesha allabariga iyo qurbaanka la gubayo oo kor saaran qoryaha dabka, waayo, taasu waa qurbaan dab lagu sameeyo oo Rabbiga caraf udgoon u ah.

View New Tab


Social Share Icons

Share on Tumblr
Share on Pinterest
Share on LinkedIn
Share on WhatsApp

Laawiyiintii 3:5 SOM Bible verse pictures with quotes are generated using nature backgrounds and scenic photos.

Additional Bible Verse Images

Picture 02 - Laawiyiintii 3:5 SOM - Oo wiilasha Haaruun waa inay ku dul gubaan meesha - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 03 - Laawiyiintii 3:5 SOM - Oo wiilasha Haaruun waa inay ku dul gubaan meesha - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 04 - Laawiyiintii 3:5 SOM - Oo wiilasha Haaruun waa inay ku dul gubaan meesha - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 05 - Laawiyiintii 3:5 SOM - Oo wiilasha Haaruun waa inay ku dul gubaan meesha - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 06 - Laawiyiintii 3:5 SOM - Oo wiilasha Haaruun waa inay ku dul gubaan meesha - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 07 - Laawiyiintii 3:5 SOM - Oo wiilasha Haaruun waa inay ku dul gubaan meesha - Bible Verse Picture
View New Tab

Laawiyiintii 3:5 Bible Cross References

This cross-reference page section has been added with the hope of bringing in-depth meaning and understanding to the Scriptures. The cross references below can help identify similarities between Bible passages. The verses below have been identified in our system as verses related to Laawiyiintii 3:5 SOM. Please click on any image below to navigate to that specific Bible verse page.

Laawiyiintii 6:12 SOM Bible Verse Image
Laawiyiintii 6:12 (SOM) »
Oo dabka meesha allabarigana waa in had iyo goor la sii ololiyaa oo waa inuusan marna demin; oo wadaadku waa inuu subax kasta qoryo saaraa, oo uu qurbaanka la gubona ku dul hagaajiyaa, oo xaydha qurbaanka nabaadiinadana waa inuu ku dul gubaa.

Baxniintii 29:13 SOM Bible Verse Image
Baxniintii 29:13 (SOM) »
Oo waxaad qaaddaa xaydha gudaha ku jirta oo dhan, iyo xuubka beerka ku dul yaal, iyo labada kelyood, iyo xaydha dushooda ku taal, oo meesha allabariga ku dul gub.

1 Butros 2:5 SOM Bible Verse Image
1 Butros 2:5 (SOM) »
Idinkuna sida dhagaxyo noolnool ayaa waxaa laydinka dhisayaa guri ruux ah inaad ahaataan wadaaddo quduus ah si aad xagga ruuxa uga bixisaan allabariyo uu Ilaah ku aqbalo Ciise Masiix.

Yexesqeel 44:7 SOM Bible Verse Image
Yexesqeel 44:7 (SOM) »
waayo, meeshayda quduuska ah waxaad soo geliseen shisheeyayaal aan qalbiga ka gudnayn, oo aan jidhka ka gudnaynba inay soo galaan, oo ay nijaaseeyaan xataa daartayda markaad bixinaysaan cuntadayda ah baruurta iyo dhiigga, oo axdigaygii baad ku jebiseen waxyaalihiinnii karaahiyada ahaa oo dhan.

Yexesqeel 44:15 SOM Bible Verse Image
Yexesqeel 44:15 (SOM) »
Laakiinse Sayidka Rabbiga ahu wuxuu leeyahay, Wadaaddadii reer Laawi oo ah farcankii Saadooq oo adeegiddii meeshayda quduuska ah xajiyey markay reer binu Israa'iil iga baadiyoobeen, iyagu way ii soo dhowaan doonaan inay ii adeegaan aawadeed, oo hortayday u soo istaagi doonaan inay baruurta iyo dhiigga ii soo bixiyaan.

Taariikhdii Labaad 35:14 SOM Bible Verse Image
Taariikhdii Labaad 35:14 (SOM) »
Oo dabadeedna wax bay u diyaariyeen nafsaddoodii iyo wadaaddadii, maxaa yeelay, wadaaddadii reer Haaruun waxay ilaa habeenkii bixinayeen qurbaannada la gubo iyo baruurtaba, sidaas daraaddeed kuwii reer Laawi wax bay u diyaariyeen nafsaddoodii iyo wadaaddadii reer Haaruunba.

Boqorradii Kowaad 8:64 SOM Bible Verse Image
Boqorradii Kowaad 8:64 (SOM) »
Oo isla maalintaasuu boqorku quduus ka dhigay barxaddii ka horraysay guriga Rabbiga dhexdeeda, waayo, halkaas wuxuu ku bixiyey qurbaanka la gubo, iyo qurbaanka hadhuudhka, iyo baruurtii qurbaannada nabaadiinada; maxaa yeelay, meeshii allabariga oo naxaasta ahayd ee Rabbiga hor tiil way ku yarayd oo ma wada qaadin qurbaanka la gubo iyo qurbaanka hadhuudhka iyo baruurtii qurbaannada nabaadiinada.

Samuu'eel Kowaad 2:15 SOM Bible Verse Image
Samuu'eel Kowaad 2:15 (SOM) »
Oo weliba intaan baruurta la gubin ayaa midiidinkii wadaadku iman jiray, oo wuxuu ku odhan jiray ninkii alla baryayay, Hilib wadaadka loo dubo keen, waayo, isagu kaa dooni maayo hilib karsan, mid ceedhin ah mooyaane.

Baxniintii 29:38 SOM Bible Verse Image
Baxniintii 29:38 (SOM) »
Haddaba waxanu waa wixii aad meesha allabariga ku dul bixin lahayd; maalin walba had iyo goor waa inaad laba wan oo sannad jira ku bixisaa.

Laawiyiintii 7:29 SOM Bible Verse Image
Laawiyiintii 7:29 (SOM) »
Reer binu Israa'iil la hadal oo waxaad ku tidhaahdaa, Kii Rabbiga u bixiyaa allabarigiisa qurbaannada nabaadiinada ah waa inuu Rabbiga qurbaankiisa uga keenaa allabariga qurbaannadiisa nabaadiinada ah.

Laawiyiintii 4:35 SOM Bible Verse Image
Laawiyiintii 4:35 (SOM) »
Oo xaydhiisa oo dhanna waa inuu ka bixiyaa sidii xaydhii laga qaado wanka yara oo ahaa allabarigii qurbaannada nabaadiinada ah, oo wadaadku waa inuu ku dul gubaa meesha allabariga, sidii qurbaannadii Rabbiga dabka loogu sameeyo, oo wadaadku waa inuu kafaaraggud u sameeyaa dembigiisii uu dembaabay, oo isna waa la cafiyi doonaa.

Laawiyiintii 4:31 SOM Bible Verse Image
Laawiyiintii 4:31 (SOM) »
Oo xaydhiisa oo dhanna waa in laga bixiyaa sidii xaydha looga bixiyo allabarigii qurbaannada nabaadiinada ah, oo wadaadku waa inuu meesha allabariga ku dul gubaa, si ay Rabbiga ugu ahaato caraf udgoon; oo wadaadku waa inuu isaga kafaaraggud u sameeyaa, oo isna waa la cafiyi doonaa.

Available Bible Translations

American Standard Version
Leviticus 3:5 (ASV) »
King James Version
Leviticus 3:5 (KJV) »
GOD’S WORD® (GW)
Leviticus 3:5 (GW) »
World English Bible
Leviticus 3:5 (WEB) »
Louis Segond 1910
Lévitique 3:5 (LSG) »
इंडियन रिवाइज्ड वर्जन - हिंदी
लैव्यव्यवस्था 3:5 (HINIRV) »
ਭਾਰਤੀ ਸੋਧਿਆ ਹੋਇਆ ਸੰਸਕਰਣ - ਪੰਜਾਬੀ
ਅਹਬਾਰ 3:5 (PANIRV) »
ভারতীয় সংশোধিত সংস্করণ - বাংলা
লেবীয়া 3:5 (BENIRV) »
இந்தியன் ரீவைஸ்டு வேர்ஷன் - தமிழ்
லேவியராகமம் 3:5 (TAMIRV) »
इंडियन रिवाइज्ड वर्जन - मराठी
लेवीय 3:5 (MARIRV) »
ఇండియన్ రేవిజ్డ్ వెర్షన్ - తెలుగు
లేవీకాండం 3:5 (TELIRV) »
ઇન્ડિયન રિવાયઝ્ડ વર્ઝન - ગુજરાતી
લેવીય 3:5 (GUJIRV) »
ಭಾರತೀಯ ಪರಿಷ್ಕೃತ ಆವೃತ್ತಿ - ಕನ್ನಡ
ಯಾಜಕಕಾಂಡ 3:5 (KANIRV) »
الكتاب المقدس باللغة العربية، فان دايك
اَللَّاوِيِّينَ 3:5 (AVD) »
תנ ך עברי מודרני
ויקרא 3:5 (HEB) »
Bíblia Sagrada Português
Levítico 3:5 (BSL) »
Kinh Thánh: Tiếng Việt
Lê-vi 3:5 (VIE) »
Reina Valera Antigua
Levítico 3:5 (RVA) »
La Sacra Bibbia
Levitico 3:5 (RIV) »
圣 经 简体中文和合本
利 未 记 3:5 (CUVS) »
聖 經 繁體中文和合本
利 未 記 3:5 (CUVT) »
Bibla e Shenjtë
Levitiku 3:5 (ALB) »
Svenska Bibeln 1917
3 Mosebok 3:5 (SV1917) »
Библия на русском
Левит 3:5 (RUSV) »
Українська Біблія
Левит 3:5 (UKR) »
Szent Biblia - Magyar
3 Mózes 3:5 (KAR) »
Българска Библия
Левит 3:5 (BULG) »
聖書 日本語
レビ記 3:5 (JPN) »
De Heilige Schrift
Leviticus 3:5 (NLD) »

SOM Bible Book Selection List

View full list of SOM Bible Books and Chapters

Popular Bible Verses by Topic

Searching for the most powerful Bible verses? We offer beautiful, inspirational Bible verse pictures and images by topic. Choose from popular Bible verse topics. Select any popular Bible topic below or you can view the complete list: Bible Verse Pictures by Topic

Abundance Blessed Comfort Courage Enemies Eternal Life Fear God Grace Heart Help Hope Jesus Joy Life Light Longsuffering Love Patience Peace Power Purpose Redeemer Salvation Sanctification Strength Temptation Trust Unrighteousness Word

View All Bible Topics »