Miikaah 5:8 SOM Bible Verse Picture Image

Inspirational bible verses with beautiful images and backgrounds. Download Miikaah 5:8 SOM Bible verse images and share with your friends and family on social media. Bible verse pictures were created based on verses from the Somali Bible (SOM). The Holy Bible in the Somali language of Somalia, Adan Jim'ale Version.

Copyright © 1979, 2008 Society for International Ministries -- Kenya
Language: Somali
Translation by: SIM International

Somali, Kitaablka Quduuska Ah - This translation, published by the SIM, was published in 2008. If you are interested in obtaining a printed copy, please contact the SIM at PO Box 72983, Nairobi, Kenya. This translation text is made available to you under the terms of the Creative Commons License: Attribution-Noncommercial-No Derivative Works. (http://creativecommons.org/licenses/by-nc-nd/3.0/) In addition, you have permission to port the text to different file formats, as long as you do not change any of the text or punctuation of the Bible.

You may share, copy, distribute, transmit, and extract portions or quotations from this work, provided that you include the above copyright information:

  • You must give Attribution to the work.
  • You do not sell this work for a profit.
  • You do not make any derivative works that change any of the actual words or punctuation of the Scriptures.

Permissions beyond the scope of this license may be available if you contact SIM International with your request.

This translation is made available to you under the terms of the Creative Commons Attribution-Noncommercial-No Derivatives license 4.0. You may share and redistribute this Bible translation or extracts from it in any format, provided that:

  • You include the above copyright and source information.
  • You do not sell this work for a profit.
  • You do not change any of the words or punctuation of the Scriptures

Credits: In addition, we would like to give very special thanks to eBible.org for making Holy Bible in the Somali language available in MySQL format.

Miikaah 5:8 SOM - Oo kuwa reer Yacquub ka hadhayna waxay quruumaha - Bible Verse Picture

Miikaah 5:8 SOM

Oo kuwa reer Yacquub ka hadhayna waxay quruumaha dhexdooda iyo dadyow badan dhexbadhtankooda joogi doonaan sidii libaax ku dhex jira xayawaanka kaynta, iyo sidii aaran libaax oo ku dhex jira ido foof ah, kaasoo markuu dhex maraaba ku tunta oo kala jeexjeexda, oo weliba aan la arag mid ka samatabbixiya.

View New Tab


Social Share Icons

Share on Tumblr
Share on Pinterest
Share on LinkedIn
Share on WhatsApp

Miikaah 5:8 SOM Bible verse pictures with quotes are generated using nature backgrounds and scenic photos.

Previous Verse
« Miikaah 5:7 (SOM)

Additional Bible Verse Images

Picture 02 - Miikaah 5:8 SOM - Oo kuwa reer Yacquub ka hadhayna waxay quruumaha - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 03 - Miikaah 5:8 SOM - Oo kuwa reer Yacquub ka hadhayna waxay quruumaha - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 04 - Miikaah 5:8 SOM - Oo kuwa reer Yacquub ka hadhayna waxay quruumaha - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 05 - Miikaah 5:8 SOM - Oo kuwa reer Yacquub ka hadhayna waxay quruumaha - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 06 - Miikaah 5:8 SOM - Oo kuwa reer Yacquub ka hadhayna waxay quruumaha - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 07 - Miikaah 5:8 SOM - Oo kuwa reer Yacquub ka hadhayna waxay quruumaha - Bible Verse Picture
View New Tab

Miikaah 5:8 Bible Cross References

This cross-reference page section has been added with the hope of bringing in-depth meaning and understanding to the Scriptures. The cross references below can help identify similarities between Bible passages. The verses below have been identified in our system as verses related to Miikaah 5:8 SOM. Please click on any image below to navigate to that specific Bible verse page.

Sekaryaah 10:5 SOM Bible Verse Image
Sekaryaah 10:5 (SOM) »
Oo iyana waxay ahaan doonaan sida rag xoog badan oo dagaal gala oo cadowgooda kula tunta dhoobada jidadka dhex taal. Wayna diriri doonaan, maxaa yeelay, Rabbiga ayaa iyaga la jira. Oo kuwa fardaha ku joogaana way isku qasmi doonaan.

Sabuurradii 50:22 SOM Bible Verse Image
Sabuurradii 50:22 (SOM) »
Kuwiinna Ilaah illoobayow, bal waxan ka fiirsada, Waaba intaasoo aan cadcad idiin jeexjeexaaye, oo aad wax idin samatabbixiya weydaane,

Miikaah 4:13 SOM Bible Verse Image
Miikaah 4:13 (SOM) »
Magaalada Siyoonay, sara joogso, oo wax tun, waayo, geeskaaga waxaan ka dhigi doonaa bir, oo qoobabkaagana waxaan ka dhigi doonaa naxaas, oo adna dadyow badan baad burburin doontaa oo faa'iidadooda waxaad gooni u sooci doontaa Rabbiga, oo maalkoodana waxaad gooni u sooci doontaa Sayidka adduunka oo dhan.

Ishacyaah 41:15 SOM Bible Verse Image
Ishacyaah 41:15 (SOM) »
Bal eega, waxaan idinka dhigi doonaa alaab cusub oo af badan oo ilka leh oo wax lagu tumo, oo waxaad tumi doontaan buuraha, waanad daqiijin doontaan, oo kurahana waxaad ka dhigi doontaa sida buunshe oo kale.

Hoosheeca 5:14 SOM Bible Verse Image
Hoosheeca 5:14 (SOM) »
Waayo, waxaan reer Efrayim ku noqon doonaa sidii aar libaax oo kale, oo dadka Yahuudahna waxaan ku noqon doonaa sidii aaran libaax oo kale. Anigu qudhayda ayaa jeexjeexan doona oo bixi doona, waan la tegi doonaa, oo mid iga samatabbixiyaana ma jiri doono.

2 Korintos 2:15 SOM Bible Verse Image
2 Korintos 2:15 (SOM) »
Waayo, waxaynu Ilaah u nahay udgoonka Masiix xagga kuwa badbaadaya iyo kuwa lumayaba;

Falimaha Rasuullada 18:6 SOM Bible Verse Image
Falimaha Rasuullada 18:6 (SOM) »
Oo markay is hor taageen oo caytameen, isagu dharkiisuu hurgufay oo ku yidhi iyagii, Dhiiggiinnu madaxiinna ha dul ahaado; anigu nadiif baan ahay, hadda ka dib waxaan u tegi doonaa dadka aan Yuhuudda ahayn.

Matayos 10:14 SOM Bible Verse Image
Matayos 10:14 (SOM) »
Oo ku alla kii aan idin soo dhowayn, oo aan hadalladiinna maqlin, goortaad gurigaas ama magaaladaas ka baxaysaan, siigada cagihiinna ka dhabaandhaba.

Sekaryaah 9:15 SOM Bible Verse Image
Sekaryaah 9:15 (SOM) »
Rabbiga ciidammada ayaa daafici doona iyaga, oo way baabbi'in doonaan, oo waxay ku tuman doonaan dhagaxyada wadhafka, oo khamri bay cabbi doonaan oo waxay u qaylin doonaan sida iyagoo sakhraansan, oo waxay u buuxsami doonaan sida maddiibado, iyo sida rukummada meesha allabariga.

Sekaryaah 12:3 SOM Bible Verse Image
Sekaryaah 12:3 (SOM) »
Oo waxay wakhtigaas ahaan doontaa inaan Yeruusaalem dhagax culaab badan uga dhigo dadyowga oo dhan, oo intii isku culaabaysa oo dhammuna aad bay u dhaawacmi doonaan, oo quruumaha dhulka oo dhammuna iyaday isu soo urursan doonaan inay la dagaallamaan.

Bilowgii 49:9 SOM Bible Verse Image
Bilowgii 49:9 (SOM) »
Yahuudah waa libaax dhashiis. Wiilkaygiiyow, wixii aad ugaadhsatay waad ka tagtay. Wuu kadaloobsaday, oo wuxuu u jiifsaday sida aar, Iyo sida gool, haddaba yaa kicin doona?

Cobadyaah 1:18 SOM Bible Verse Image
Cobadyaah 1:18 (SOM) »
Reer Yacquub dab buu ahaan doonaa, oo reer Yuusufna olol buu ahaan doonaa, reer Ceesawna bal jajab ah buu ahaan doonaa. Dhexdooday ku gubi doonaan oo iyagana way laasan doonaan, oo reer Ceesawna innaba waxba kama hadhi doonaan, waayo, Rabbigu sidaasuu ku hadlay.

Available Bible Translations

American Standard Version
Micah 5:8 (ASV) »
King James Version
Micah 5:8 (KJV) »
GOD’S WORD® (GW)
Micah 5:8 (GW) »
World English Bible
Micah 5:8 (WEB) »
Louis Segond 1910
Michée 5:8 (LSG) »
Luther Bibel 1912
Micha 5:8 (LUTH1912) »
इंडियन रिवाइज्ड वर्जन - हिंदी
मीका 5:8 (HINIRV) »
ਭਾਰਤੀ ਸੋਧਿਆ ਹੋਇਆ ਸੰਸਕਰਣ - ਪੰਜਾਬੀ
ਮੀਕਾਹ 5:8 (PANIRV) »
ভারতীয় সংশোধিত সংস্করণ - বাংলা
মীখা 5:8 (BENIRV) »
இந்தியன் ரீவைஸ்டு வேர்ஷன் - தமிழ்
மீகா 5:8 (TAMIRV) »
इंडियन रिवाइज्ड वर्जन - मराठी
मीखा 5:8 (MARIRV) »
ఇండియన్ రేవిజ్డ్ వెర్షన్ - తెలుగు
మీకా 5:8 (TELIRV) »
ઇન્ડિયન રિવાયઝ્ડ વર્ઝન - ગુજરાતી
મીખાહ 5:8 (GUJIRV) »
ಭಾರತೀಯ ಪರಿಷ್ಕೃತ ಆವೃತ್ತಿ - ಕನ್ನಡ
ಮೀಕನು 5:8 (KANIRV) »
الكتاب المقدس باللغة العربية، فان دايك
مِيخَا 5:8 (AVD) »
תנ ך עברי מודרני
מיכה 5:8 (HEB) »
Bíblia Sagrada Português
Miquéias 5:8 (BSL) »
Kinh Thánh: Tiếng Việt
Mi-ca 5:8 (VIE) »
Reina Valera Antigua
Miqueas 5:8 (RVA) »
La Sacra Bibbia
Michea 5:8 (RIV) »
圣 经 简体中文和合本
弥 迦 书 5:8 (CUVS) »
聖 經 繁體中文和合本
彌 迦 書 5:8 (CUVT) »
Bibla e Shenjtë
Mikea 5:8 (ALB) »
Svenska Bibeln 1917
Mika 5:8 (SV1917) »
Библия на русском
Михей 5:8 (RUSV) »
Українська Біблія
Михей 5:8 (UKR) »
Szent Biblia - Magyar
Mikeás 5:8 (KAR) »
Българска Библия
Михей 5:8 (BULG) »
聖書 日本語
ミカ書 5:8 (JPN) »
Det Norsk Bibel
Mika 5:8 (NORSK) »
Biblia Takatifu
Mika 5:8 (SWHULB) »
De Heilige Schrift
Micha 5:8 (NLD) »
Dansk Bibel 1871
Mikas 5:8 (DA1871) »

SOM Bible Book Selection List

View full list of SOM Bible Books and Chapters

Popular Bible Verses by Topic

Searching for the most powerful Bible verses? We offer beautiful, inspirational Bible verse pictures and images by topic. Choose from popular Bible verse topics. Select any popular Bible topic below or you can view the complete list: Bible Verse Pictures by Topic

Abundance Blessed Comfort Courage Enemies Eternal Life Fear God Grace Heart Help Hope Jesus Joy Life Light Longsuffering Love Patience Peace Power Purpose Redeemer Salvation Sanctification Strength Temptation Trust Unrighteousness Word

View All Bible Topics »