Sekaryaah Chapter 9 Verse 15 SOM
Sekaryaah 9:15 SOM Bible Verse Picture Image
Inspirational bible verses with beautiful images and backgrounds. Download Sekaryaah 9:15 SOM Bible verse images and share with your friends and family on social media. Bible verse pictures were created based on verses from the Somali Bible (SOM). The Holy Bible in the Somali language of Somalia, Adan Jim'ale Version.
Copyright © 1979, 2008 Society for International Ministries -- Kenya
Language: Somali
Translation by: SIM International
Somali, Kitaablka Quduuska Ah - This translation, published by the SIM, was published in 2008. If you are interested in obtaining a printed copy, please contact the SIM at PO Box 72983, Nairobi, Kenya. This translation text is made available to you under the terms of the Creative Commons License: Attribution-Noncommercial-No Derivative Works. (http://creativecommons.org/licenses/by-nc-nd/3.0/) In addition, you have permission to port the text to different file formats, as long as you do not change any of the text or punctuation of the Bible.
You may share, copy, distribute, transmit, and extract portions or quotations from this work, provided that you include the above copyright information:
- You must give Attribution to the work.
- You do not sell this work for a profit.
- You do not make any derivative works that change any of the actual words or punctuation of the Scriptures.
Permissions beyond the scope of this license may be available if you contact SIM International with your request.
This translation is made available to you under the terms of the Creative Commons Attribution-Noncommercial-No Derivatives license 4.0. You may share and redistribute this Bible translation or extracts from it in any format, provided that:
- You include the above copyright and source information.
- You do not sell this work for a profit.
- You do not change any of the words or punctuation of the Scriptures
Credits: In addition, we would like to give very special thanks to eBible.org for making Holy Bible in the Somali language available in MySQL format.
Sekaryaah 9:15 SOM
Rabbiga ciidammada ayaa daafici doona iyaga, oo way baabbi'in doonaan, oo waxay ku tuman doonaan dhagaxyada wadhafka, oo khamri bay cabbi doonaan oo waxay u qaylin doonaan sida iyagoo sakhraansan, oo waxay u buuxsami doonaan sida maddiibado, iyo sida rukummada meesha allabariga.
View New TabSocial Share Icons
Sekaryaah 9:15 SOM Bible verse pictures with quotes are generated using nature backgrounds and scenic photos.
Sekaryaah 9:15 Bible Cross References
This cross-reference page section has been added with the hope of bringing in-depth meaning and understanding to the Scriptures. The cross references below can help identify similarities between Bible passages. The verses below have been identified in our system as verses related to Sekaryaah 9:15 SOM. Please click on any image below to navigate to that specific Bible verse page.

Sekaryaah 12:6 (SOM) »
Wakhtigaas taliyayaasha dalka Yahuudah waxaan ka dhigi doonaa sida girgire dab ah oo qoryo ku dhex jira, iyo sida qori ololaya oo xidhmooyin hadhuudh ah ku dhex jira, oo iyana waxay wada baabbi'in doonaan dadyowga iyaga ku wareegsan oo dhan, kuwa midigta ka xiga iyo kuwa bidixda ka xigaba, oo reer Yeruusaalemna mar kalay degganaan doonaan meeshooda, taasoo ah Yeruusaalem qudheeda.

Sekaryaah 10:7 (SOM) »
Oo kuwa reer Efrayimna waxay noqon doonaan sida nin xoog badan, oo qalbigooduna wuxuu u rayrayn doonaa sidii iyagoo khamri ka wabxay, oo carruurtooduna way arki doonaan, oo way rayrayn doonaan, oo qalbigooduna waa ku farxi doonaa Rabbiga.

Baxniintii 27:2 (SOM) »
Oo afarteeda rukun waxaad u yeeshaa afar gees; oo geesaheedu waa inay isku waslad la ahaadaan; oo waa inaad naxaas ku dahaadhaa.

Sekaryaah 10:5 (SOM) »
Oo iyana waxay ahaan doonaan sida rag xoog badan oo dagaal gala oo cadowgooda kula tunta dhoobada jidadka dhex taal. Wayna diriri doonaan, maxaa yeelay, Rabbiga ayaa iyaga la jira. Oo kuwa fardaha ku joogaana way isku qasmi doonaan.

Laawiyiintii 4:25 (SOM) »
Oo wadaadku waa inuu dhiigga qaarkiis ku qaadaa fartiisa oo uu mariyaa geesaha meesha allabariga qurbaanka la gubo, oo dhiiggana waa inuu ku ag shubaa salka meesha allabariga qurbaanka la gubo.

Sabuurradii 78:65 (SOM) »
Markaasaa Sayidku wuxuu u kacay sidii mid hurdo ka toosay, Sidii nin xoog badan oo la qaylinaya khamri daraaddiis.

Laawiyiintii 4:18 (SOM) »
Oo isagu waa inuu dhiigga qaarkiis mariyaa geesaha meesha allabariga oo Rabbiga hortiisa taal oo teendhada shirka ku dhex taal, oo dibiga dhiiggiisa oo dhanna waa inuu ku ag shubaa salka meesha allabariga ee qurbaanka la gubo, taasoo iridda teendhada shirka taal.

Sekaryaah 12:8 (SOM) »
Wakhtigaas Rabbigu wuxuu daafici doonaa dadka Yeruusaalem deggan, oo kii iyaga ugu tabaryaru wakhtigaas wuxuu ahaan doonaa sida Daa'uud oo kale, oo reer Daa'uudna wuxuu noqon doonaa sida Ilaah oo kale, iyo sida malaa'igtii Rabbiga oo iyaga hor socota.

Muujintii 19:13 (SOM) »
Oo isna wuxuu qabay dhar dhiig lagu rusheeyey, magiciisana waxaa la odhan jiray ereyga Ilaah.

Ishacyaah 37:35 (SOM) »
Waayo, anigu magaaladan waxaan u daafici doonaa oo u badbaadin doonaa aniga daraadday iyo addoonkaygii Daa'uud daraaddiis.

Ishacyaah 55:1 (SOM) »
Hoy, kuwiinna oomman oo dhammow, xagga biyaha kaalaya, xataa kii aan lacag haysanow, kaalaya, wax iibsada, oo wax cuna, kaalaya oo khamri iyo caano lacagla'aan iyo iibla'aan ku qaata.

Miikaah 5:8 (SOM) »
Oo kuwa reer Yacquub ka hadhayna waxay quruumaha dhexdooda iyo dadyow badan dhexbadhtankooda joogi doonaan sidii libaax ku dhex jira xayawaanka kaynta, iyo sidii aaran libaax oo ku dhex jira ido foof ah, kaasoo markuu dhex maraaba ku tunta oo kala jeexjeexda, oo weliba aan la arag mid ka samatabbixiya.
Available Bible Translations
Zechariah 9:15 (ASV) »
Zechariah 9:15 (KJV) »
Zechariah 9:15 (GW) »
Zechariah 9:15 (BSB) »
Zechariah 9:15 (WEB) »
Zacharie 9:15 (LSG) »
Sacharja 9:15 (LUTH1912) »
जकर्याह 9:15 (HINIRV) »
ਜ਼ਕਰਯਾਹ 9:15 (PANIRV) »
জখৰিয়া 9:15 (BENIRV) »
சகரியா 9:15 (TAMIRV) »
जखऱ्या 9:15 (MARIRV) »
జెకర్యా 9:15 (TELIRV) »
ઝખાર્યા 9:15 (GUJIRV) »
ಜೆಕರ್ಯನು 9:15 (KANIRV) »
زَكَريَّا 9:15 (AVD) »
זכריה 9:15 (HEB) »
Xê-ca-ri-a 9:15 (VIE) »
Zacarías 9:15 (RVA) »
Zaccaria 9:15 (RIV) »
撒 迦 利 亚 书 9:15 (CUVS) »
撒 迦 利 亞 9:15 (CUVT) »
Zakaria 9:15 (ALB) »
Sakaria 9:15 (SV1917) »
Захария 9:15 (RUSV) »
Захарія 9:15 (UKR) »
Zakariás 9:15 (KAR) »
Захария 9:15 (BULG) »
ゼカリヤ書 9:15 (JPN) »
Sakarja 9:15 (NORSK) »
Zekaria 9:15 (SWHULB) »
Zachariasza 9:15 (POLUBG) »
Zacharia 9:15 (NLD) »
Zakarias 9:15 (DA1871) »
SOM Bible Book Selection List
Popular Bible Verses by Topic
Searching for the most powerful Bible verses? We offer beautiful, inspirational Bible verse pictures and images by topic. Choose from popular Bible verse topics. Select any popular Bible topic below or you can view the complete list: Bible Verse Pictures by Topic
Abundance Blessed Comfort Courage Enemies Eternal Life Fear God Grace Heart Help Hope Jesus Joy Life Light Longsuffering Love Patience Peace Power Purpose Redeemer Salvation Sanctification Strength Temptation Trust Unrighteousness WordView All Bible Topics »






