Taariikhdii Kowaad 23:4 SOM Desktop Background Pictures

Christian Desktop Wallpapers with inspirational Bible quotes on beautiful images and backgrounds. Download Taariikhdii Kowaad 23:4 SOM computer desktop wallpapers with Bible verses and share with your friends and family on any social media platform. Bible verse pictures were created based on verses from the Somali Bible (SOM). The Holy Bible in the Somali language of Somalia, Adan Jim'ale Version.

Copyright © 1979, 2008 Society for International Ministries -- Kenya
Language: Somali
Translation by: SIM International

Somali, Kitaablka Quduuska Ah - This translation, published by the SIM, was published in 2008. If you are interested in obtaining a printed copy, please contact the SIM at PO Box 72983, Nairobi, Kenya. This translation text is made available to you under the terms of the Creative Commons License: Attribution-Noncommercial-No Derivative Works. (http://creativecommons.org/licenses/by-nc-nd/3.0/) In addition, you have permission to port the text to different file formats, as long as you do not change any of the text or punctuation of the Bible.

You may share, copy, distribute, transmit, and extract portions or quotations from this work, provided that you include the above copyright information:

  • You must give Attribution to the work.
  • You do not sell this work for a profit.
  • You do not make any derivative works that change any of the actual words or punctuation of the Scriptures.

Permissions beyond the scope of this license may be available if you contact SIM International with your request.

This translation is made available to you under the terms of the Creative Commons Attribution-Noncommercial-No Derivatives license 4.0. You may share and redistribute this Bible translation or extracts from it in any format, provided that:

  • You include the above copyright and source information.
  • You do not sell this work for a profit.
  • You do not change any of the words or punctuation of the Scriptures

Credits: In addition, we would like to give very special thanks to eBible.org for making Holy Bible in the Somali language available in MySQL format.

Taariikhdii Kowaad 23:4 SOM Desktop Wallpaper - Oo kuwaas afar iyo labaatan kun oo ka mid ahu - Desktop Bible Verse Wallpaper

Taariikhdii Kowaad 23:4 SOM

Oo kuwaas afar iyo labaatan kun oo ka mid ahu waxay ahaayeen kuwo ilaaliya hawsha guriga Rabbiga, oo lix kunna waxay ahaayeen saraakiil iyo xaakinno,

View New Tab


Social Share Icons

Share on Tumblr
Share on Pinterest
Share on LinkedIn
Share on WhatsApp

Taariikhdii Kowaad 23:4 SOM desktop wallpapers are generated using nature scenery backgrounds and scenic photos.

Taariikhdii Kowaad 23:4 Bible Cross References

This cross-reference page section has been added with the hope of bringing in-depth meaning and understanding to the Scriptures. The cross references below can help identify similarities between Bible passages. The verses below have been identified in our system as verses related to Taariikhdii Kowaad 23:4 SOM. Please click on any image below to navigate to that specific Bible verse page.

Taariikhdii Labaad 19:8 SOM Bible Verse Image
Taariikhdii Labaad 19:8 (SOM) »
Oo markay Yeruusaalem ku noqdeen ayaa Yehooshaafaad weliba Yeruusaalemna fadhiisiyey kuwii reer Laawi iyo wadaaddadii iyo madaxdii reeraha dadka Israa'iil inay sameeyaan Rabbiga garsooriddiisa iyo inay kuwii murma u garsooraan.

Sharciga Kunoqoshadiisa 16:18 SOM Bible Verse Image
Sharciga Kunoqoshadiisa 16:18 (SOM) »
Oo dalka Rabbiga Ilaahiinna ahu uu idin siinayo irdihiinna oo dhan siday qabiilooyinkiinnu yihiin u samee xaakinno iyo saraakiil, oo iyana dadka ha ugu garsooreen garsoor xaq ah.

Malaakii 2:7 SOM Bible Verse Image
Malaakii 2:7 (SOM) »
Waayo, bushimaha wadaadka waxaa waajib ku ah inay aqoonta dhawraan, oo waxaa ku habboon in sharciga afkiisa laga doono, waayo, isagu waa wargeeyihii Rabbiga ciidammada.

Nexemyaah 11:22 SOM Bible Verse Image
Nexemyaah 11:22 (SOM) »
Oo kuwii reer Laawi oo Yeruusaalem joogayna waxaa madax u ahaa Cusii oo ahaa ina Baanii, ina Xashabyaah, ina Matanyaah, ina Miikaa, oo ka mid ahaa reer Aasaaf oo ahaa kuwii gabayaaga ahaa, oo u talin jiray hawsha guriga Ilaah.

Nexemyaah 11:9 SOM Bible Verse Image
Nexemyaah 11:9 (SOM) »
Oo waxaa madax u ahaa Yoo'eel oo ahaa ina Sikrii; oo Yahuudah oo ahaa ina Hasenu'aahna wuxuu ahaa kan labaad oo magaalada u taliya.

Cesraa 3:8 SOM Bible Verse Image
Cesraa 3:8 (SOM) »
Haddaba markay yimaadeen guriga Ilaah oo Yeruusaalem ku yaal sannaddii labaad bisheedii labaad ayay Serubaabel oo ahaa ina Salaatii'eel, iyo Yeeshuuca oo ahaa ina Yoosaadaaq, shuqulkii bilaabeen, iyaga iyo intii kale oo ahayd wadaaddadii walaalahood ahaa, iyo kuwii reer Laawi, iyo kulli intii maxaabiista ka soo baxday oo Yeruusaalem timid, oo kuwii reer Laawi intii labaatan sannadood jirtay ama ka sii weyn ayay u doorteen inay shuqulkii guriga Rabbiga u sarreeyaan.

Taariikhdii Kowaad 26:29 SOM Bible Verse Image
Taariikhdii Kowaad 26:29 (SOM) »
Oo Kenanyaah iyo wiilashiisii oo ahaa reer Isehaarna waxay saraakiil iyo xaakinno u ahaayeen hawlaha dibadda oo reer binu Israa'iil.

Taariikhdii Kowaad 23:28 SOM Bible Verse Image
Taariikhdii Kowaad 23:28 (SOM) »
Waayo, shuqulkoodu wuxuu ahaa inay reer Haaruun amarkooda ku adeegaan oo ay qabtaan hawshii guriga Rabbiga, iyo inay ka adeegaan barxadaha iyo qowladaha, iyo inay daahiriyaan waxyaalaha quduuska ah oo dhan, kaasu wuxuu ahaa shuqulka hawsha guriga Rabbiga.

Taariikhdii Kowaad 26:20 SOM Bible Verse Image
Taariikhdii Kowaad 26:20 (SOM) »
Oo mid ka mid ahaa reer Laawi oo Axiiyaah ahaana wuxuu u talin jiray khasnadihii guriga Ilaah, iyo khasnadihii ay alaabta quduuska ahu tiil.

Taariikhdii Kowaad 9:28 SOM Bible Verse Image
Taariikhdii Kowaad 9:28 (SOM) »
Oo iyaga qaarkoodna waxay u talin jireen weelasha lagu adeego, waayo, weelasha tiraa lagu soo gelin jiray, oo tiraa lagu bixin jiray.

Taariikhdii Kowaad 6:48 SOM Bible Verse Image
Taariikhdii Kowaad 6:48 (SOM) »
Oo walaalahood oo ahaa reer Laawina waxaa loo doortay inay ka adeegaan taambuuggii guriga Ilaah oo dhan.

Sharciga Kunoqoshadiisa 17:8 SOM Bible Verse Image
Sharciga Kunoqoshadiisa 17:8 (SOM) »
Oo haddii dhexdiinna ka kaco xaal garsoorid ah oo idinku adag oo ku saabsan dhiig, ama gar, ama dhaawac, oo xaalalkaas irdihiinna gudahooda lagaga murmo, kolkaas waa inaad kacdaan oo tagtaan meesha Rabbiga Ilaahiinna ahu dooranayo.

Available Bible Translations

American Standard Version
1 Chronicles 23:4 (ASV) »
King James Version
1 Chronicles 23:4 (KJV) »
GOD’S WORD® (GW)
1 Chronicles 23:4 (GW) »
World English Bible
1 Chronicles 23:4 (WEB) »
इंडियन रिवाइज्ड वर्जन - हिंदी
1 इतिहास 23:4 (HINIRV) »
ਭਾਰਤੀ ਸੋਧਿਆ ਹੋਇਆ ਸੰਸਕਰਣ - ਪੰਜਾਬੀ
1 ਇਤਿਹਾਸ 23:4 (PANIRV) »
ভারতীয় সংশোধিত সংস্করণ - বাংলা
1 বংশাৱলি 23:4 (BENIRV) »
இந்தியன் ரீவைஸ்டு வேர்ஷன் - தமிழ்
1 நாளாகமம் 23:4 (TAMIRV) »
इंडियन रिवाइज्ड वर्जन - मराठी
1 इतिहास 23:4 (MARIRV) »
ఇండియన్ రేవిజ్డ్ వెర్షన్ - తెలుగు
1 దినవృత్తాంతాలు 23:4 (TELIRV) »
ઇન્ડિયન રિવાયઝ્ડ વર્ઝન - ગુજરાતી
1 કાળવૃતાંત 23:4 (GUJIRV) »
ಭಾರತೀಯ ಪರಿಷ್ಕೃತ ಆವೃತ್ತಿ - ಕನ್ನಡ
1 ಪೂರ್ವಕಾಲವೃತ್ತಾಂತ 23:4 (KANIRV) »
الكتاب المقدس باللغة العربية، فان دايك
١ أخبار 23:4 (AVD) »
תנ ך עברי מודרני
דברי הימים א 23:4 (HEB) »
Bíblia Sagrada Português
1 Crônicas 23:4 (BSL) »
Kinh Thánh: Tiếng Việt
1 Sử Ký 23:4 (VIE) »
Reina Valera Antigua
1 Crónicas 23:4 (RVA) »
圣 经 简体中文和合本
历 代 志 上 23:4 (CUVS) »
聖 經 繁體中文和合本
歷 代 志 上 23:4 (CUVT) »
Библия на русском
1 Паралипоменон 23:4 (RUSV) »
Українська Біблія
1 хроніки 23:4 (UKR) »
Szent Biblia - Magyar
1 Krónika 23:4 (KAR) »
Българска Библия
1 Летописи 23:4 (BULG) »
De Heilige Schrift
1 Kronieken 23:4 (NLD) »

SOM Bible Book Selection List

View full list of SOM Bible Books and Chapters

Popular Bible Verses by Topic

Searching for the most powerful Bible verses? We offer beautiful, inspirational Bible verse pictures and images by topic. Choose from popular Bible verse topics. Select any popular Bible topic below or you can view the complete list: Bible Verse Pictures by Topic

Abundance Blessed Comfort Courage Enemies Eternal Life Fear God Grace Heart Help Hope Jesus Joy Life Light Longsuffering Love Patience Peace Power Purpose Redeemer Salvation Sanctification Strength Temptation Trust Unrighteousness Word

View All Bible Topics »