Boqorradii Labaad 15:12 SOM Desktop Background Pictures

Christian Desktop Wallpapers with inspirational Bible quotes on beautiful images and backgrounds. Download Boqorradii Labaad 15:12 SOM computer desktop wallpapers with Bible verses and share with your friends and family on any social media platform. Bible verse pictures were created based on verses from the Somali Bible (SOM). The Holy Bible in the Somali language of Somalia, Adan Jim'ale Version.

Copyright © 1979, 2008 Society for International Ministries -- Kenya
Language: Somali
Translation by: SIM International

Somali, Kitaablka Quduuska Ah - This translation, published by the SIM, was published in 2008. If you are interested in obtaining a printed copy, please contact the SIM at PO Box 72983, Nairobi, Kenya. This translation text is made available to you under the terms of the Creative Commons License: Attribution-Noncommercial-No Derivative Works. (http://creativecommons.org/licenses/by-nc-nd/3.0/) In addition, you have permission to port the text to different file formats, as long as you do not change any of the text or punctuation of the Bible.

You may share, copy, distribute, transmit, and extract portions or quotations from this work, provided that you include the above copyright information:

  • You must give Attribution to the work.
  • You do not sell this work for a profit.
  • You do not make any derivative works that change any of the actual words or punctuation of the Scriptures.

Permissions beyond the scope of this license may be available if you contact SIM International with your request.

This translation is made available to you under the terms of the Creative Commons Attribution-Noncommercial-No Derivatives license 4.0. You may share and redistribute this Bible translation or extracts from it in any format, provided that:

  • You include the above copyright and source information.
  • You do not sell this work for a profit.
  • You do not change any of the words or punctuation of the Scriptures

Credits: In addition, we would like to give very special thanks to eBible.org for making Holy Bible in the Somali language available in MySQL format.

Boqorradii Labaad 15:12 SOM Desktop Wallpaper - Kanu wuxuu ahaa eraygii Rabbigu kula hadlay - Desktop Bible Verse Wallpaper

Boqorradii Labaad 15:12 SOM

Kanu wuxuu ahaa eraygii Rabbigu kula hadlay Yeehuu, ee uu ku yidhi, Farcankaaga qarniga afraad ah ayaa ku fadhiisan doona carshiga dalka Israa'iil. Oo saasay noqotay.

View New Tab


Social Share Icons

Share on Tumblr
Share on Pinterest
Share on LinkedIn
Share on WhatsApp

Boqorradii Labaad 15:12 SOM desktop wallpapers are generated using nature scenery backgrounds and scenic photos.

Boqorradii Labaad 15:12 Bible Cross References

This cross-reference page section has been added with the hope of bringing in-depth meaning and understanding to the Scriptures. The cross references below can help identify similarities between Bible passages. The verses below have been identified in our system as verses related to Boqorradii Labaad 15:12 SOM. Please click on any image below to navigate to that specific Bible verse page.

Boqorradii Labaad 10:30 SOM Bible Verse Image
Boqorradii Labaad 10:30 (SOM) »
Markaasaa Rabbigu wuxuu Yeehuu ku yidhi, Si wanaagsan baad u yeeshay wax hortayda ku toosan, oo reerkii Axaabna waad ku samaysay wax alla wixii qalbigayga ku jiray oo dhan, haddaba sidaas daraaddeed farcankaaga qarniga afraad ah ayaa ku fadhiisan doona carshiga dalka Israa'iil.

Falimaha Rasuullada 1:16 SOM Bible Verse Image
Falimaha Rasuullada 1:16 (SOM) »
Walaalayaalow, waxaa waajib ahaa in Qorniinku noqdo, kaas oo Ruuxa Quduuska ahu waagii hore afka Daa'uud kaga hadlay waxa ku saabsan Yuudas oo ahaa kii waday kuwii qabtay Ciise.

Yooxanaa 10:35 SOM Bible Verse Image
Yooxanaa 10:35 (SOM) »
Hadduu Ilaah kuwii ereygiisu u yimid ku sheegay ilaahyo (oo Qorniinkana lama jebin karo),

Yooxanaa 19:36 SOM Bible Verse Image
Yooxanaa 19:36 (SOM) »
Waayo, waxyaalahaas waxay u dhaceen inuu ahaado Qorniinka leh, Lafihiisa midna la jebin maayo.

Yooxanaa 19:24 SOM Bible Verse Image
Yooxanaa 19:24 (SOM) »
Sidaa daraaddeed waxay isku yidhaahdeen, Yeynan kala jeexin, laakiin aan u saami ridanno kii heli doona, inuu noqdo Qorniinka oo leh, Iyagu waxay qaybsadeen dharkaygii. Khamiiskaygiina way u saami riteen. Haddaba waxyaalahaas askartii baa samaysay.

Markos 13:31 SOM Bible Verse Image
Markos 13:31 (SOM) »
Cirka iyo dhulku waa idlaan doonaan, laakiinse hadalladaydu ma idlaan doonaan.

Sekaryaah 1:6 SOM Bible Verse Image
Sekaryaah 1:6 (SOM) »
Laakiinse erayadaydii iyo qaynuunnadaydii aan nebiyadii addoommadayda ahaa ku soo amray, sow ma gaadhin awowayaashiin? Oo iyana intay soo noqdeen ayay yidhaahdeen, Rabbiga ciidammadu siduu ku fikiray inuu nagu sameeyo, siday jidadkayagu ahaayeen, iyo siday falimahayagu ahaayeen ayuu nagu sameeyey.

Boqorradii Labaad 14:29 SOM Bible Verse Image
Boqorradii Labaad 14:29 (SOM) »
Markaasaa Yaaraabcaam dhintay oo la seexday awowayaashiis kuwaasoo ahaa boqorradii dalka Israa'iil, oo waxaa meeshiisii boqor ka noqday wiilkiisii Sekaryaah.

Boqorradii Labaad 13:10 SOM Bible Verse Image
Boqorradii Labaad 13:10 (SOM) »
Yoo'aash oo ahaa boqorkii dalka Yahuudah sannaddiisii toddoba iyo soddonaad ayaa Yehoo'aash ina Yehoo'aaxaas dalka Israa'iil Samaariya boqor ugu noqday, wuxuuna boqor ahaa lix iyo toban sannadood.

Boqorradii Labaad 9:25 SOM Bible Verse Image
Boqorradii Labaad 9:25 (SOM) »
Kolkaasaa Yeehuu wuxuu ku yidhi Bidqar oo sirkaalkiisii ahaa, Isaga kor u qaad oo ku dhex tuur beerta Naabood kii reer Yesreceel; waayo, bal xusuuso sidii Rabbigu isaga hadalkan culus uga sheegay markaynu aniga iyo adiguba innagoo fardo fuushan aabbihiis Axaab daba soconnay;

Boqorradii Labaad 13:13 SOM Bible Verse Image
Boqorradii Labaad 13:13 (SOM) »
Markaasaa Yoo'aash dhintay oo la seexday awowayaashiis, oo carshigiisiina waxaa ku fadhiistay Yaaraabcaam; Yoo'aashna waxaa Samaariya lagula aasay boqorradii dalka Israa'iil.

Boqorradii Labaad 9:36 SOM Bible Verse Image
Boqorradii Labaad 9:36 (SOM) »
Sidaas daraaddeed way soo noqdeen, oo isagii bay u soo sheegeen. Wuxuuna yidhi, Kanu waa eraygii Rabbigu kaga hadlay addoonkiisii Eliiyaah kii reer Tishbii isagoo leh, Beerta Yesreceel dhexdeeda ayaa eeydu ku cuni doonaan Yesebeel hilibkeeda.

Available Bible Translations

American Standard Version
2 Kings 15:12 (ASV) »
King James Version
2 Kings 15:12 (KJV) »
GOD’S WORD® (GW)
2 Kings 15:12 (GW) »
World English Bible
2 Kings 15:12 (WEB) »
Louis Segond 1910
2 Rois 15:12 (LSG) »
इंडियन रिवाइज्ड वर्जन - हिंदी
2 राजाओं 15:12 (HINIRV) »
ਭਾਰਤੀ ਸੋਧਿਆ ਹੋਇਆ ਸੰਸਕਰਣ - ਪੰਜਾਬੀ
2 ਰਾਜਿਆਂ 15:12 (PANIRV) »
ভারতীয় সংশোধিত সংস্করণ - বাংলা
2 ৰাজাৱলি 15:12 (BENIRV) »
இந்தியன் ரீவைஸ்டு வேர்ஷன் - தமிழ்
2 இராஜாக்கள் 15:12 (TAMIRV) »
इंडियन रिवाइज्ड वर्जन - मराठी
2 राजे 15:12 (MARIRV) »
ఇండియన్ రేవిజ్డ్ వెర్షన్ - తెలుగు
2 రాజులు 15:12 (TELIRV) »
ઇન્ડિયન રિવાયઝ્ડ વર્ઝન - ગુજરાતી
2 રાજાઓ 15:12 (GUJIRV) »
ಭಾರತೀಯ ಪರಿಷ್ಕೃತ ಆವೃತ್ತಿ - ಕನ್ನಡ
2 ಅರಸುಗಳು 15:12 (KANIRV) »
الكتاب المقدس باللغة العربية، فان دايك
اَلْمُلُوكِ ٱلثَّانِي 15:12 (AVD) »
תנ ך עברי מודרני
מלכים ב 15:12 (HEB) »
Bíblia Sagrada Português
2 Reis 15:12 (BSL) »
Kinh Thánh: Tiếng Việt
2 Các Vua 15:12 (VIE) »
Reina Valera Antigua
2 Reyes 15:12 (RVA) »
La Sacra Bibbia
2 Re 15:12 (RIV) »
圣 经 简体中文和合本
列 王 记 下 15:12 (CUVS) »
聖 經 繁體中文和合本
列 王 紀 下 15:12 (CUVT) »
Библия на русском
4 Царств 15:12 (RUSV) »
Українська Біблія
2 царів 15:12 (UKR) »
Szent Biblia - Magyar
2 Királyok 15:12 (KAR) »
Българска Библия
4 Царе 15:12 (BULG) »
De Heilige Schrift
2 Koningen 15:12 (NLD) »

SOM Bible Book Selection List

View full list of SOM Bible Books and Chapters

Popular Bible Verses by Topic

Searching for the most powerful Bible verses? We offer beautiful, inspirational Bible verse pictures and images by topic. Choose from popular Bible verse topics. Select any popular Bible topic below or you can view the complete list: Bible Verse Pictures by Topic

Abundance Blessed Comfort Courage Enemies Eternal Life Fear God Grace Heart Help Hope Jesus Joy Life Light Longsuffering Love Patience Peace Power Purpose Redeemer Salvation Sanctification Strength Temptation Trust Unrighteousness Word

View All Bible Topics »