Boqorradii Labaad 15:5 SOM Desktop Background Pictures

Christian Desktop Wallpapers with inspirational Bible quotes on beautiful images and backgrounds. Download Boqorradii Labaad 15:5 SOM computer desktop wallpapers with Bible verses and share with your friends and family on any social media platform. Bible verse pictures were created based on verses from the Somali Bible (SOM). The Holy Bible in the Somali language of Somalia, Adan Jim'ale Version.

Copyright © 1979, 2008 Society for International Ministries -- Kenya
Language: Somali
Translation by: SIM International

Somali, Kitaablka Quduuska Ah - This translation, published by the SIM, was published in 2008. If you are interested in obtaining a printed copy, please contact the SIM at PO Box 72983, Nairobi, Kenya. This translation text is made available to you under the terms of the Creative Commons License: Attribution-Noncommercial-No Derivative Works. (http://creativecommons.org/licenses/by-nc-nd/3.0/) In addition, you have permission to port the text to different file formats, as long as you do not change any of the text or punctuation of the Bible.

You may share, copy, distribute, transmit, and extract portions or quotations from this work, provided that you include the above copyright information:

  • You must give Attribution to the work.
  • You do not sell this work for a profit.
  • You do not make any derivative works that change any of the actual words or punctuation of the Scriptures.

Permissions beyond the scope of this license may be available if you contact SIM International with your request.

This translation is made available to you under the terms of the Creative Commons Attribution-Noncommercial-No Derivatives license 4.0. You may share and redistribute this Bible translation or extracts from it in any format, provided that:

  • You include the above copyright and source information.
  • You do not sell this work for a profit.
  • You do not change any of the words or punctuation of the Scriptures

Credits: In addition, we would like to give very special thanks to eBible.org for making Holy Bible in the Somali language available in MySQL format.

Boqorradii Labaad 15:5 SOM Desktop Wallpaper - Oo boqorkiina Rabbigaa wax ku dhuftay, haddaba - Desktop Bible Verse Wallpaper

Boqorradii Labaad 15:5 SOM

Oo boqorkiina Rabbigaa wax ku dhuftay, haddaba tan iyo maalintii uu dhintay wuxuu ahaa barasle, oo guri gaar ah buu degay. Oo Yootam oo ahaa ina boqor ayaa reerka u talin jiray, isagoo dadkii dalka degganaa u gar qaybinaya.

View New Tab


Social Share Icons

Share on Tumblr
Share on Pinterest
Share on LinkedIn
Share on WhatsApp

Boqorradii Labaad 15:5 SOM desktop wallpapers are generated using nature scenery backgrounds and scenic photos.

Boqorradii Labaad 15:5 Bible Cross References

This cross-reference page section has been added with the hope of bringing in-depth meaning and understanding to the Scriptures. The cross references below can help identify similarities between Bible passages. The verses below have been identified in our system as verses related to Boqorradii Labaad 15:5 SOM. Please click on any image below to navigate to that specific Bible verse page.

Laawiyiintii 13:46 SOM Bible Verse Image
Laawiyiintii 13:46 (SOM) »
Oo in alla intuu cudurkaas qabo oo dhan isagu waa inuu nijaasaysnaadaa, waayo, isagu waa nijaasaysan yahay, oo waa inuu keligiis meel ku hoydaa, oo hoygiisuna waa inuu ahaadaa xerada dibaddeeda.

Tirintii 12:14 SOM Bible Verse Image
Tirintii 12:14 (SOM) »
Oo Rabbigu wuxuu Muuse ku yidhi, Haddii aabbeheed wejiga kaga candhuufo sow ma ay ceebowdeen intii toddoba maalmood ah? Haddaba xerada ha laga saaro intii toddoba maalmood ah, oo markaas dabadeedna ha la soo celiyo.

Ayuub 34:19 SOM Bible Verse Image
Ayuub 34:19 (SOM) »
Haddaba ma saasaad ku odhan lahayd kan aan amiirrada u eexan, Ama aan taajirka uga roonayn kan miskiinka ah? Waayo, iyagu dhammaantood waa shuqulkii gacmihiisu sameeyeen.

Taariikhdii Labaad 26:16 SOM Bible Verse Image
Taariikhdii Labaad 26:16 (SOM) »
Laakiinse markuu xoogaystay ayuu isla weynaaday ilaa uu halligmay, oo wuxuu ku xadgudbay Rabbiga Ilaahiisa ah, waayo, macbudkii Rabbiga ayuu u galay inuu foox ku shido girgirihii fooxa.

Boqorradii Labaad 7:3 SOM Bible Verse Image
Boqorradii Labaad 7:3 (SOM) »
Haddaba iridda magaalada laga soo galo waxaa joogay afar nin oo baras qabay; oo iyana midba kii kaluu ku yidhi, War maxaynu halkan u fadhinnaa ilaa aynu ka dhimanno?

Boqorradii Labaad 5:27 SOM Bible Verse Image
Boqorradii Labaad 5:27 (SOM) »
Haddaba waxaa adiga iyo farcankaagaba idinku dhegi doona weligiin Nacamaan baraskiisii. Oo wuxuu hortiisii ka tegey isagoo baras qaba oo u cad sida baraf cad oo kale.

Boqorradii Kowaad 3:28 SOM Bible Verse Image
Boqorradii Kowaad 3:28 (SOM) »
Oo dadkii dalka Israa'iil oo dhammuna way wada maqleen xukunkii boqorku wax ku xukumay, wayna ka baqeen boqorkii; maxaa yeelay, waxay arkeen in xigmaddii Ilaah ku jirto si uu wax u xukumo.

Boqorradii Kowaad 3:9 SOM Bible Verse Image
Boqorradii Kowaad 3:9 (SOM) »
Sidaas daraaddeed anoo addoonkaaga ah i sii qalbi wax garanaya oo aan dadkaaga ku xukumo, si aan ku kala garto xumaanta iyo samaanta, waayo, bal yaa kara inuu dadkaagan badan xukumo?

Samuu'eel Labaad 8:15 SOM Bible Verse Image
Samuu'eel Labaad 8:15 (SOM) »
Oo Daa'uudna reer binu Israa'iil oo dhan buu u taliyey; oo Daa'uud wuxuu dadkiisii oo dhan ugu gar qaybshay xukun iyo caddaalad.

Samuu'eel Labaad 3:29 SOM Bible Verse Image
Samuu'eel Labaad 3:29 (SOM) »
Yoo'aab madaxiisa ha saarnaado, iyo reerka aabbihiis, oo reer Yoo'aabna yaan laga waayin mid cudur dheecaan leh qaba, iyo mid baras qaba, iyo mid ul ku tukubaya, iyo mid seef lagu dilo, ama mid cunto la'.

Samuu'eel Labaad 15:2 SOM Bible Verse Image
Samuu'eel Labaad 15:2 (SOM) »
Markaasaa Absaaloom aroortii kacay, oo ag istaagay jidkii iridda, oo markuu nin dacwo qaba boqorka xukun ugu imanayo ayuu Absaaloom u yeedhi jiray, oo wuxuu ku odhan jiray, Magaaladee baad ka timid? Oo isna wuxuu odhan jiray, Anoo addoonkaaga ah waxaan ka mid ahay qabiilooyinka reer binu Israa'iil midkood.

Sharciga Kunoqoshadiisa 24:8 SOM Bible Verse Image
Sharciga Kunoqoshadiisa 24:8 (SOM) »
Xagga cudurka baraska ah waa inaad isjirtaan, oo waa inaad dhawrtaan oo yeeshaan wax alla wixii wadaaddada reer Laawi ay idin baraan oo dhan, oo sidaan iyaga ugu amray, idinku waa inaad saas u dhawrtaan oo u yeeshaan.

Available Bible Translations

American Standard Version
2 Kings 15:5 (ASV) »
King James Version
2 Kings 15:5 (KJV) »
GOD’S WORD® (GW)
2 Kings 15:5 (GW) »
World English Bible
2 Kings 15:5 (WEB) »
Louis Segond 1910
2 Rois 15:5 (LSG) »
इंडियन रिवाइज्ड वर्जन - हिंदी
2 राजाओं 15:5 (HINIRV) »
ਭਾਰਤੀ ਸੋਧਿਆ ਹੋਇਆ ਸੰਸਕਰਣ - ਪੰਜਾਬੀ
2 ਰਾਜਿਆਂ 15:5 (PANIRV) »
ভারতীয় সংশোধিত সংস্করণ - বাংলা
2 ৰাজাৱলি 15:5 (BENIRV) »
இந்தியன் ரீவைஸ்டு வேர்ஷன் - தமிழ்
2 இராஜாக்கள் 15:5 (TAMIRV) »
इंडियन रिवाइज्ड वर्जन - मराठी
2 राजे 15:5 (MARIRV) »
ఇండియన్ రేవిజ్డ్ వెర్షన్ - తెలుగు
2 రాజులు 15:5 (TELIRV) »
ઇન્ડિયન રિવાયઝ્ડ વર્ઝન - ગુજરાતી
2 રાજાઓ 15:5 (GUJIRV) »
ಭಾರತೀಯ ಪರಿಷ್ಕೃತ ಆವೃತ್ತಿ - ಕನ್ನಡ
2 ಅರಸುಗಳು 15:5 (KANIRV) »
الكتاب المقدس باللغة العربية، فان دايك
اَلْمُلُوكِ ٱلثَّانِي 15:5 (AVD) »
תנ ך עברי מודרני
מלכים ב 15:5 (HEB) »
Bíblia Sagrada Português
2 Reis 15:5 (BSL) »
Kinh Thánh: Tiếng Việt
2 Các Vua 15:5 (VIE) »
Reina Valera Antigua
2 Reyes 15:5 (RVA) »
La Sacra Bibbia
2 Re 15:5 (RIV) »
圣 经 简体中文和合本
列 王 记 下 15:5 (CUVS) »
聖 經 繁體中文和合本
列 王 紀 下 15:5 (CUVT) »
Библия на русском
4 Царств 15:5 (RUSV) »
Українська Біблія
2 царів 15:5 (UKR) »
Szent Biblia - Magyar
2 Királyok 15:5 (KAR) »
Българска Библия
4 Царе 15:5 (BULG) »
De Heilige Schrift
2 Koningen 15:5 (NLD) »

SOM Bible Book Selection List

View full list of SOM Bible Books and Chapters

Popular Bible Verses by Topic

Searching for the most powerful Bible verses? We offer beautiful, inspirational Bible verse pictures and images by topic. Choose from popular Bible verse topics. Select any popular Bible topic below or you can view the complete list: Bible Verse Pictures by Topic

Abundance Blessed Comfort Courage Enemies Eternal Life Fear God Grace Heart Help Hope Jesus Joy Life Light Longsuffering Love Patience Peace Power Purpose Redeemer Salvation Sanctification Strength Temptation Trust Unrighteousness Word

View All Bible Topics »