Falimaha Rasuullada 8:32 SOM Bible Verse Picture Image

Inspirational bible verses with beautiful images and backgrounds. Download Falimaha Rasuullada 8:32 SOM Bible verse images and share with your friends and family on social media. Bible verse pictures were created based on verses from the Somali Bible (SOM). The Holy Bible in the Somali language of Somalia, Adan Jim'ale Version.

Copyright © 1979, 2008 Society for International Ministries -- Kenya
Language: Somali
Translation by: SIM International

Somali, Kitaablka Quduuska Ah - This translation, published by the SIM, was published in 2008. If you are interested in obtaining a printed copy, please contact the SIM at PO Box 72983, Nairobi, Kenya. This translation text is made available to you under the terms of the Creative Commons License: Attribution-Noncommercial-No Derivative Works. (http://creativecommons.org/licenses/by-nc-nd/3.0/) In addition, you have permission to port the text to different file formats, as long as you do not change any of the text or punctuation of the Bible.

You may share, copy, distribute, transmit, and extract portions or quotations from this work, provided that you include the above copyright information:

  • You must give Attribution to the work.
  • You do not sell this work for a profit.
  • You do not make any derivative works that change any of the actual words or punctuation of the Scriptures.

Permissions beyond the scope of this license may be available if you contact SIM International with your request.

This translation is made available to you under the terms of the Creative Commons Attribution-Noncommercial-No Derivatives license 4.0. You may share and redistribute this Bible translation or extracts from it in any format, provided that:

  • You include the above copyright and source information.
  • You do not sell this work for a profit.
  • You do not change any of the words or punctuation of the Scriptures

Credits: In addition, we would like to give very special thanks to eBible.org for making Holy Bible in the Somali language available in MySQL format.

Falimaha Rasuullada 8:32 SOM - Haddaba meeshuu Qorniinka ka akhriyeyey waa tan, - Bible Verse Picture

Falimaha Rasuullada 8:32 SOM

Haddaba meeshuu Qorniinka ka akhriyeyey waa tan, Isaga sidii wan la qalayo baa loo kaxeeyey; Oo sidii lax ku aamusan ninka dhogorta ka xiira hortiisa, Isagu afkiisa ma uu furo;

View New Tab


Social Share Icons

Share on Tumblr
Share on Pinterest
Share on LinkedIn
Share on WhatsApp

Falimaha Rasuullada 8:32 SOM Bible verse pictures with quotes are generated using nature backgrounds and scenic photos.

Additional Bible Verse Images

Picture 02 - Falimaha Rasuullada 8:32 SOM - Haddaba meeshuu Qorniinka ka akhriyeyey waa tan, - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 03 - Falimaha Rasuullada 8:32 SOM - Haddaba meeshuu Qorniinka ka akhriyeyey waa tan, - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 04 - Falimaha Rasuullada 8:32 SOM - Haddaba meeshuu Qorniinka ka akhriyeyey waa tan, - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 05 - Falimaha Rasuullada 8:32 SOM - Haddaba meeshuu Qorniinka ka akhriyeyey waa tan, - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 06 - Falimaha Rasuullada 8:32 SOM - Haddaba meeshuu Qorniinka ka akhriyeyey waa tan, - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 07 - Falimaha Rasuullada 8:32 SOM - Haddaba meeshuu Qorniinka ka akhriyeyey waa tan, - Bible Verse Picture
View New Tab

Falimaha Rasuullada 8:32 Bible Cross References

This cross-reference page section has been added with the hope of bringing in-depth meaning and understanding to the Scriptures. The cross references below can help identify similarities between Bible passages. The verses below have been identified in our system as verses related to Falimaha Rasuullada 8:32 SOM. Please click on any image below to navigate to that specific Bible verse page.

Ishacyaah 53:7 SOM Bible Verse Image
Ishacyaah 53:7 (SOM) »
Isaga waa la dulmay, waana la dhibay, laakiinse innaba afkiisii ma uu kala qaadin. Isaga sidii wan la qalayo baa loo kexeeyey, oo sidii lax ku aamusan kuwa dhogorta ka xiira hortooda, isagu afkiisa ma uu furin.

1 Butros 2:21 SOM Bible Verse Image
1 Butros 2:21 (SOM) »
Waayo, taasu waa wixii laydiinku yeedhay, maxaa yeelay, Masiix baa idiin xanuunsaday, oo wuxuu idinkaga tegey masaal inaad tallaabooyinkiisa raacdaan.

Yeremyaah 51:40 SOM Bible Verse Image
Yeremyaah 51:40 (SOM) »
Oo waxaan iyaga u soo kaxayn doonaa sida baraar la gowracayo iyo sida wanan iyo orgiyo oo kale.

Yeremyaah 11:19 SOM Bible Verse Image
Yeremyaah 11:19 (SOM) »
Laakiinse anigu waxaan la mid ahaa neef baraar ah oo loo soo kexeeyo in la gowraco, oo mana aan ogayn inay shirqool ii hindiseen, oo ay yidhaahdeen, Geedka iyo midhihiisaba aynu wada baabbi'inno, oo aynu isaga ka gooyno dalka kuwa nool, si aan magiciisa mar dambe loo soo xusuusan.

Rooma 8:36 SOM Bible Verse Image
Rooma 8:36 (SOM) »
Sida qoran, Adiga daraaddaa ayaa lanoo laayaa maalinta oo dhan, Waxaa lanoo tiriyey sida ido la qalayo.

Sabuurradii 44:11 SOM Bible Verse Image
Sabuurradii 44:11 (SOM) »
Waxaad naga dhigtay sidii ido la qalayo, Oo waxaad nagu kala firdhisay quruumaha dhexdooda.

Sabuurradii 39:2 SOM Bible Verse Image
Sabuurradii 39:2 (SOM) »
Waan carrab beelay oo shib baan iska idhi, oo waan ka aamusay xataa wixii wanaagsanaa, Tiiraanyadaydiina waa kacday.

Sabuurradii 39:9 SOM Bible Verse Image
Sabuurradii 39:9 (SOM) »
Anigu waan carrab la'aa, oo afkaygana ma aan kala qaadin, Maxaa yeelay, sidaasaad yeeshay.

Yooxanaa 1:29 SOM Bible Verse Image
Yooxanaa 1:29 (SOM) »
Maalintii labaad Yooxanaa wuxuu arkay Ciise oo ku soo socda, oo wuxuu yidhi, Bal eega Wanka Ilaah ee dembiga dunida qaadaya.

Yeremyaah 12:3 SOM Bible Verse Image
Yeremyaah 12:3 (SOM) »
Laakiinse, Rabbiyow, adigu waad i taqaan, waanad i aragtaa, oo qalbigaygana xaggaagaad u tijaabisaa. Iyaga u soo bixi sida ido la gowracayo, oo u diyaari maalinta gowracidda.

Matayos 26:62 SOM Bible Verse Image
Matayos 26:62 (SOM) »
Markaasaa wadaadkii sare istaagay oo ku yidhi, Miyaanad waxba ka jawaabayn? Kuwanu waxay kugu marag furayaan waa maxay?

1 Butros 1:19 SOM Bible Verse Image
1 Butros 1:19 (SOM) »
laakiinse waxaa laydinku soo furtay dhiiggii qaaliga ahaa oo Masiix oo ah sidii wan yar oo aan wax ceeb ah iyo iin toona lahayn.

Available Bible Translations

American Standard Version
Acts 8:32 (ASV) »
King James Version
Acts 8:32 (KJV) »
GOD’S WORD® (GW)
Acts 8:32 (GW) »
World English Bible
Acts 8:32 (WEB) »
Louis Segond 1910
Actes 8:32 (LSG) »
इंडियन रिवाइज्ड वर्जन - हिंदी
प्रेरितों के काम 8:32 (HINIRV) »
ਭਾਰਤੀ ਸੋਧਿਆ ਹੋਇਆ ਸੰਸਕਰਣ - ਪੰਜਾਬੀ
ਰਸੂਲਾਂ ਦੇ ਕਰਤੱਬ 8:32 (PANIRV) »
ভারতীয় সংশোধিত সংস্করণ - বাংলা
पশিষ্যচরিত 8:32 (BENIRV) »
இந்தியன் ரீவைஸ்டு வேர்ஷன் - தமிழ்
அப்போஸ்தலருடைய நடபடிகள் 8:32 (TAMIRV) »
इंडियन रिवाइज्ड वर्जन - मराठी
प्रेषितांचीं कृत्यें 8:32 (MARIRV) »
ఇండియన్ రేవిజ్డ్ వెర్షన్ - తెలుగు
అపొస్తలుల కార్యములు 8:32 (TELIRV) »
ઇન્ડિયન રિવાયઝ્ડ વર્ઝન - ગુજરાતી
પ્રેરિતોનાં ક્રત્યો 8:32 (GUJIRV) »
ಭಾರತೀಯ ಪರಿಷ್ಕೃತ ಆವೃತ್ತಿ - ಕನ್ನಡ
ಅಪೊಸ್ತಲರ ಕೃತ್ಯಗಳು 8:32 (KANIRV) »
الكتاب المقدس باللغة العربية، فان دايك
أَعْمَالُ ٱلرُّسُلِ 8:32 (AVD) »
תנ ך עברי מודרני
מעשי השליחים 8:32 (HEB) »
Bíblia Sagrada Português
Atos 8:32 (BSL) »
Reina Valera Antigua
Hechos 8:32 (RVA) »
La Sacra Bibbia
Atti 8:32 (RIV) »
圣 经 简体中文和合本
使 徒 行 传 8:32 (CUVS) »
聖 經 繁體中文和合本
使 徒 行 傳 8:32 (CUVT) »
Библия на русском
Деяния 8:32 (RUSV) »
Українська Біблія
Дії 8:32 (UKR) »
Szent Biblia - Magyar
Apostolok 8:32 (KAR) »
Българска Библия
Деяния 8:32 (BULG) »
De Heilige Schrift
Handelingen 8:32 (NLD) »

SOM Bible Book Selection List

View full list of SOM Bible Books and Chapters

Popular Bible Verses by Topic

Searching for the most powerful Bible verses? We offer beautiful, inspirational Bible verse pictures and images by topic. Choose from popular Bible verse topics. Select any popular Bible topic below or you can view the complete list: Bible Verse Pictures by Topic

Abundance Blessed Comfort Courage Enemies Eternal Life Fear God Grace Heart Help Hope Jesus Joy Life Light Longsuffering Love Patience Peace Power Purpose Redeemer Salvation Sanctification Strength Temptation Trust Unrighteousness Word

View All Bible Topics »