Ishacyaah 1:26 SOM Bible Verse Picture Image

Inspirational bible verses with beautiful images and backgrounds. Download Ishacyaah 1:26 SOM Bible verse images and share with your friends and family on social media. Bible verse pictures were created based on verses from the Somali Bible (SOM). The Holy Bible in the Somali language of Somalia, Adan Jim'ale Version.

Copyright © 1979, 2008 Society for International Ministries -- Kenya
Language: Somali
Translation by: SIM International

Somali, Kitaablka Quduuska Ah - This translation, published by the SIM, was published in 2008. If you are interested in obtaining a printed copy, please contact the SIM at PO Box 72983, Nairobi, Kenya. This translation text is made available to you under the terms of the Creative Commons License: Attribution-Noncommercial-No Derivative Works. (http://creativecommons.org/licenses/by-nc-nd/3.0/) In addition, you have permission to port the text to different file formats, as long as you do not change any of the text or punctuation of the Bible.

You may share, copy, distribute, transmit, and extract portions or quotations from this work, provided that you include the above copyright information:

  • You must give Attribution to the work.
  • You do not sell this work for a profit.
  • You do not make any derivative works that change any of the actual words or punctuation of the Scriptures.

Permissions beyond the scope of this license may be available if you contact SIM International with your request.

This translation is made available to you under the terms of the Creative Commons Attribution-Noncommercial-No Derivatives license 4.0. You may share and redistribute this Bible translation or extracts from it in any format, provided that:

  • You include the above copyright and source information.
  • You do not sell this work for a profit.
  • You do not change any of the words or punctuation of the Scriptures

Credits: In addition, we would like to give very special thanks to eBible.org for making Holy Bible in the Somali language available in MySQL format.

Ishacyaah 1:26 SOM - Oo waxaan kuu soo celin doonaa xaakinnadaadii - Bible Verse Picture

Ishacyaah 1:26 SOM

Oo waxaan kuu soo celin doonaa xaakinnadaadii sidii markii hore oo kale, oo lataliyayaashaadana waxaan ka dhigi doonaa sidii bilowgii oo kale, oo dabadeedna waxaa laguugu yeedhi doonaa Magaalada xaqnimada, iyo magaalada aaminka ah.

View New Tab


Social Share Icons

X
Tumblr
Pinterest
LinkedIn
WhatsApp
Threads

Ishacyaah 1:26 SOM Bible verse pictures with quotes are generated using nature backgrounds and scenic photos.

Additional Bible Verse Images

Picture 02 - Ishacyaah 1:26 SOM - Oo waxaan kuu soo celin doonaa xaakinnadaadii - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 03 - Ishacyaah 1:26 SOM - Oo waxaan kuu soo celin doonaa xaakinnadaadii - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 04 - Ishacyaah 1:26 SOM - Oo waxaan kuu soo celin doonaa xaakinnadaadii - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 05 - Ishacyaah 1:26 SOM - Oo waxaan kuu soo celin doonaa xaakinnadaadii - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 06 - Ishacyaah 1:26 SOM - Oo waxaan kuu soo celin doonaa xaakinnadaadii - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 07 - Ishacyaah 1:26 SOM - Oo waxaan kuu soo celin doonaa xaakinnadaadii - Bible Verse Picture
View New Tab

Ishacyaah 1:26 Bible Cross References

This cross-reference page section has been added with the hope of bringing in-depth meaning and understanding to the Scriptures. The cross references below can help identify similarities between Bible passages. The verses below have been identified in our system as verses related to Ishacyaah 1:26 SOM. Please click on any image below to navigate to that specific Bible verse page.

Yeremyaah 33:7 SOM Bible Verse Image
Yeremyaah 33:7 (SOM) »
Oo maxaabiistii dadka Yahuudah, iyo maxaabiistii dadka Israa'iilba waan soo celin doonaa, oo iyagaan u dhisi doonaa sidii markii hore oo kale.

Sekaryaah 8:3 SOM Bible Verse Image
Sekaryaah 8:3 (SOM) »
Rabbigu wuxuu leeyahay, Siyoon baan ku soo noqday, oo waxaan degganaan doonaa Yeruusaalem dhexdeeda, oo Yeruusaalem waxaa lagu odhan doonaa Magaaladii runta, oo buurta Rabbiga ciidammadana waxaa lagu odhan doonaa Buurta quduuska ah.

Ishacyaah 62:1 SOM Bible Verse Image
Ishacyaah 62:1 (SOM) »
Jeeray xaqnimadeedu sida nuur u soo dhalaasho, oo ay badbaadadeeduna sida laambad baxaysa u soo dhalaasho, anigu Siyoon daraaddeed aamusi maayo, oo innaba Yeruusaalem daraaddeed nasan maayo.

Muujintii 21:27 SOM Bible Verse Image
Muujintii 21:27 (SOM) »
oo gudaheedana sinaba uma ay geli doonaan wax nijaas ah amase kii sameeya karaahiyo iyo been; laakiinse waxaa keliyahoo geli doona kuwa ku qoran kitaabka nolosha ee Wanka.

Yeremyaah 33:11 SOM Bible Verse Image
Yeremyaah 33:11 (SOM) »
codka farxadda, iyo codka rayraynta, iyo codka arooska, iyo codka aroosadda, iyo codka kuwa leh, Rabbiga ciidammada u mahadnaqa, waayo, Rabbigu waa wanaagsan yahay, oo naxariistiisuna weligeedba way waartaa, iyo kuwa guriga Rabbiga allabaryo mahadnaqid ah keena. Waayo, maxaabiista dalka waan soo celin doonaa sidii markii hore oo kale, ayaa Rabbigu leeyahay.

Yeremyaah 33:15 SOM Bible Verse Image
Yeremyaah 33:15 (SOM) »
Wakhtigaas iyo waagaasba waxaan Daa'uud u soo bixin doonaa biqil xaq ah, oo isna wuxuu dalka ku dhex samayn doonaa caddaalad iyo xaqnimo.

Ishacyaah 32:1 SOM Bible Verse Image
Ishacyaah 32:1 (SOM) »
Bal eega, boqor baa xaqnimo ku talin doona, oo amiirrona caddaalad bay wax ku xukumi doonaan.

Ishacyaah 33:5 SOM Bible Verse Image
Ishacyaah 33:5 (SOM) »
Rabbigu wuu sarreeyaa, waayo, meel saruu joogaa, oo wuxuu Siyoon ka buuxiyey caddaalad iyo xaqnimo.

Ishacyaah 60:21 SOM Bible Verse Image
Ishacyaah 60:21 (SOM) »
Oo weliba dadkaaga oo dhammuna waxay ahaan doonaan kuwa xaqa ah, oo weligoodba dalkay dhaxli doonaan, iyagoo ah laantii beeriddayda, iyo shuqulkii gacmahayga inaan ammaanmo aawadeed.

Ishacyaah 60:17 SOM Bible Verse Image
Ishacyaah 60:17 (SOM) »
Meeshii naxaasta dahab baan ka keeni doonaa, meeshii birtana lacag baan ka keeni doonaa, meeshii qorigana naxaas baan ka keeni doonaa, oo meeshii dhagaxantana bir baan ka keeni doonaa, oo saraakiishaadana waxaan ka dhigi doonaa kuwa nabdeed, oo kuwa kuu taliyana waxaan ka dhigi doonaa kuwa xaqa ah.

Ishacyaah 60:14 SOM Bible Verse Image
Ishacyaah 60:14 (SOM) »
Oo kuwii ku dhibi jiray wiilashooda ayaa kuu iman doona iyagoo ku hor foororsanaya, kuwii ku quudhsan jiray oo dhammuna cagahaaga hortooday ku wada sujuudi doonaan, oo waxay kugu magacaabi doonaan, Magaaladii Rabbiga, oo ah Siyoontii Kan Quduuska ah ee reer binu Israa'iil.

Ishacyaah 1:21 SOM Bible Verse Image
Ishacyaah 1:21 (SOM) »
Magaaladii aaminka ahayd oo caddaaladdu ka buuxday, sidee bay dhillo u noqotay! Waxaa ku jiri jirtay xaqnimo, haatanse waxaa jooga gacankudhiiglayaal!

Available Bible Translations

American Standard Version
Isaiah 1:26 (ASV) »
King James Version
Isaiah 1:26 (KJV) »
GOD’S WORD® (GW)
Isaiah 1:26 (GW) »
World English Bible
Isaiah 1:26 (WEB) »
Louis Segond 1910
Ésaïe 1:26 (LSG) »
इंडियन रिवाइज्ड वर्जन - हिंदी
यशायाह 1:26 (HINIRV) »
ਭਾਰਤੀ ਸੋਧਿਆ ਹੋਇਆ ਸੰਸਕਰਣ - ਪੰਜਾਬੀ
ਯਸਾਯਾਹ 1:26 (PANIRV) »
ভারতীয় সংশোধিত সংস্করণ - বাংলা
যিচয়া 1:26 (BENIRV) »
இந்தியன் ரீவைஸ்டு வேர்ஷன் - தமிழ்
ஏசாயா 1:26 (TAMIRV) »
इंडियन रिवाइज्ड वर्जन - मराठी
यशया 1:26 (MARIRV) »
ఇండియన్ రేవిజ్డ్ వెర్షన్ - తెలుగు
యెషయా 1:26 (TELIRV) »
ઇન્ડિયન રિવાયઝ્ડ વર્ઝન - ગુજરાતી
યશાયા 1:26 (GUJIRV) »
ಭಾರತೀಯ ಪರಿಷ್ಕೃತ ಆವೃತ್ತಿ - ಕನ್ನಡ
ಯೆಶಾಯನು 1:26 (KANIRV) »
الكتاب المقدس باللغة العربية، فان دايك
إِشَعْيَاءَ 1:26 (AVD) »
תנ ך עברי מודרני
ישעיה 1:26 (HEB) »
Kinh Thánh: Tiếng Việt
I-sai-a 1:26 (VIE) »
Reina Valera Antigua
Isaías 1:26 (RVA) »
La Sacra Bibbia
Isaia 1:26 (RIV) »
圣 经 简体中文和合本
以 赛 亚 书 1:26 (CUVS) »
聖 經 繁體中文和合本
以 賽 亞 書 1:26 (CUVT) »
Bibla e Shenjtë
Isaia 1:26 (ALB) »
Svenska Bibeln 1917
Jesaja 1:26 (SV1917) »
Библия на русском
Исаия 1:26 (RUSV) »
Українська Біблія
Ісая 1:26 (UKR) »
Szent Biblia - Magyar
Ézsaiás 1:26 (KAR) »
Българска Библия
Исая 1:26 (BULG) »
De Heilige Schrift
Jesaja 1:26 (NLD) »
Dansk Bibel 1871
Esajas 1:26 (DA1871) »

SOM Bible Book Selection List

View full list of SOM Bible Books and Chapters

Popular Bible Verses by Topic

Searching for the most powerful Bible verses? We offer beautiful, inspirational Bible verse pictures and images by topic. Choose from popular Bible verse topics. Select any popular Bible topic below or you can view the complete list: Bible Verse Pictures by Topic

Abundance Blessed Comfort Courage Enemies Eternal Life Fear God Grace Heart Help Hope Jesus Joy Life Light Longsuffering Love Patience Peace Power Purpose Redeemer Salvation Sanctification Strength Temptation Trust Unrighteousness Word

View All Bible Topics »