Ishacyaah 60:14 SOM Bible Verse Picture Image

Inspirational bible verses with beautiful images and backgrounds. Download Ishacyaah 60:14 SOM Bible verse images and share with your friends and family on social media. Bible verse pictures were created based on verses from the Somali Bible (SOM). The Holy Bible in the Somali language of Somalia, Adan Jim'ale Version.

Copyright © 1979, 2008 Society for International Ministries -- Kenya
Language: Somali
Translation by: SIM International

Somali, Kitaablka Quduuska Ah - This translation, published by the SIM, was published in 2008. If you are interested in obtaining a printed copy, please contact the SIM at PO Box 72983, Nairobi, Kenya. This translation text is made available to you under the terms of the Creative Commons License: Attribution-Noncommercial-No Derivative Works. (http://creativecommons.org/licenses/by-nc-nd/3.0/) In addition, you have permission to port the text to different file formats, as long as you do not change any of the text or punctuation of the Bible.

You may share, copy, distribute, transmit, and extract portions or quotations from this work, provided that you include the above copyright information:

  • You must give Attribution to the work.
  • You do not sell this work for a profit.
  • You do not make any derivative works that change any of the actual words or punctuation of the Scriptures.

Permissions beyond the scope of this license may be available if you contact SIM International with your request.

This translation is made available to you under the terms of the Creative Commons Attribution-Noncommercial-No Derivatives license 4.0. You may share and redistribute this Bible translation or extracts from it in any format, provided that:

  • You include the above copyright and source information.
  • You do not sell this work for a profit.
  • You do not change any of the words or punctuation of the Scriptures

Credits: In addition, we would like to give very special thanks to eBible.org for making Holy Bible in the Somali language available in MySQL format.

Ishacyaah 60:14 SOM - Oo kuwii ku dhibi jiray wiilashooda ayaa kuu iman - Bible Verse Picture

Ishacyaah 60:14 SOM

Oo kuwii ku dhibi jiray wiilashooda ayaa kuu iman doona iyagoo ku hor foororsanaya, kuwii ku quudhsan jiray oo dhammuna cagahaaga hortooday ku wada sujuudi doonaan, oo waxay kugu magacaabi doonaan, Magaaladii Rabbiga, oo ah Siyoontii Kan Quduuska ah ee reer binu Israa'iil.

View New Tab


Social Share Icons

Share on Tumblr
Share on Pinterest
Share on LinkedIn
Share on WhatsApp

Ishacyaah 60:14 SOM Bible verse pictures with quotes are generated using nature backgrounds and scenic photos.

Additional Bible Verse Images

Picture 02 - Ishacyaah 60:14 SOM - Oo kuwii ku dhibi jiray wiilashooda ayaa kuu iman - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 03 - Ishacyaah 60:14 SOM - Oo kuwii ku dhibi jiray wiilashooda ayaa kuu iman - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 04 - Ishacyaah 60:14 SOM - Oo kuwii ku dhibi jiray wiilashooda ayaa kuu iman - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 05 - Ishacyaah 60:14 SOM - Oo kuwii ku dhibi jiray wiilashooda ayaa kuu iman - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 06 - Ishacyaah 60:14 SOM - Oo kuwii ku dhibi jiray wiilashooda ayaa kuu iman - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 07 - Ishacyaah 60:14 SOM - Oo kuwii ku dhibi jiray wiilashooda ayaa kuu iman - Bible Verse Picture
View New Tab

Ishacyaah 60:14 Bible Cross References

This cross-reference page section has been added with the hope of bringing in-depth meaning and understanding to the Scriptures. The cross references below can help identify similarities between Bible passages. The verses below have been identified in our system as verses related to Ishacyaah 60:14 SOM. Please click on any image below to navigate to that specific Bible verse page.

Muujintii 3:9 SOM Bible Verse Image
Muujintii 3:9 (SOM) »
Bal eeg, kuwa isku sheega Yuhuud oo aan ahayn ee beenta sheegaya waxaan ka keeni doonaa sunagogga Shayddaanka, oo bal eeg, iyaga waxaan ka dhigi doonaa inay yimaadaan oo ay cagahaaga hortooda ku sujuudaan oo ay ogaadaan inaan anigu ku jeclahay.

Ishacyaah 49:23 SOM Bible Verse Image
Ishacyaah 49:23 (SOM) »
Oo boqorro waxay kuu noqon doonaan aabbayaal carruurtaada xannaaneeya, oo boqoradahoodu waxay kuu noqon doonaan hooyooyin carruurtaada nuujiya. Oo intay jaahooda dhulka saaraan ayay kuu sujuudi doonaan, oo waxay leefleefi doonaan ciidda cagahaaga. Markaasaad ogaan doontaa inaan anigu Rabbiga ahay, oo kuwii i sugaa marnaba ma ay ceeboobi doonaan.

Cibraaniyada 12:22 SOM Bible Verse Image
Cibraaniyada 12:22 (SOM) »
Laakiin idinku waxaad timaadeen Buur Siyoon iyo magaaladii Ilaaha nool oo ah Yeruusaalemtii jannada, oo waxaad u timaadeen guutooyin malaa'igo ah oo isu soo ururay,

Ishacyaah 14:1 SOM Bible Verse Image
Ishacyaah 14:1 (SOM) »
Waayo, Rabbigu reer Yacquub wuu u naxariisan doonaa, oo haddana reer binu Israa'iil ayuu dooran doonaa, dalkoodiina wuu fadhiisin doonaa, oo waxaa iyaga ku darman doona shisheeyayaal, wayna la degi doonaan reerka Yacquub.

Ishacyaah 45:14 SOM Bible Verse Image
Ishacyaah 45:14 (SOM) »
Rabbigu wuxuu leeyahay, Hawsha Masar, iyo baayacmushtariga Itoobiya, iyo reer Saabaa'iim oo ah dad sarajoog dheer idinkay idiin soo gudbi doonaan, oo kuwiinnay ahaan doonaan. Iyagu way idin daba socon doonaan, oo waxay idiin soo gudbi doonaan iyagoo silsiladaysan, oo way idiin sujuudi doonaan, wayna idin baryi doonaan, iyagoo leh, Sida xaqiiqada ah Ilaah dhexdiinnu jiraa, oo mid kalena ma jiro, oo isaga mooyaane Ilaah kale ma jiro.

Ishacyaah 62:12 SOM Bible Verse Image
Ishacyaah 62:12 (SOM) »
Waxaa loogu yeedhi doonaa, Dadka quduuska ah iyo Kuwa Rabbigu soo furtay, oo waxaa lagugu magacaabi doonaa, Tii la doondoonay, iyo Magaalo aan la dayrin.

Ishacyaah 1:26 SOM Bible Verse Image
Ishacyaah 1:26 (SOM) »
Oo waxaan kuu soo celin doonaa xaakinnadaadii sidii markii hore oo kale, oo lataliyayaashaadana waxaan ka dhigi doonaa sidii bilowgii oo kale, oo dabadeedna waxaa laguugu yeedhi doonaa Magaalada xaqnimada, iyo magaalada aaminka ah.

Yeremyaah 16:19 SOM Bible Verse Image
Yeremyaah 16:19 (SOM) »
Rabbiyow, xooggaygii, iyo qalcaddaydii, iyo magangalkaygii aan maalinta dhibaatada magangalow, quruumuhu way kaaga iman doonaan dhulka darafyadiisa ugu shisheeya, oo waxay odhan doonaan, Sida xaqiiqada ah awowayaashayo waxba ma dhaxlin been, iyo wax aan waxtar lahayn, iyo waxyaalo aan innaba faa'iido lahayn mooyaane.

Muujintii 14:1 SOM Bible Verse Image
Muujintii 14:1 (SOM) »
Oo bal eeg, waxaan arkay Wankii oo ku dul taagan Buur Siyoon, oo waxaa isaga la jiray boqol iyo afar iyo afartan kun oo qof, oo waxaa wejiga ugu qornaa isaga magiciisa iyo magaca aabbihiis.

Muujintii 3:12 SOM Bible Verse Image
Muujintii 3:12 (SOM) »
Kii guulaysta waxaan ka dhigi doonaa tiir ku jira macbudka Ilaahayga, halkaasna mar dambe kama bixi doono, oo waxaan dushiisa ku qori doonaa magaca Ilaahayga, iyo magaca magaalada Ilaahayga, taas oo ah Yeruusaalemta cusub, oo samada iyo xagga Ilaahayga ka soo degaysa, iyo xataa magacayga cusub.

Sabuurradii 87:3 SOM Bible Verse Image
Sabuurradii 87:3 (SOM) »
Magaalada Ilaahay, Waxyaalo ammaan badan ayaa lagaa sheegaa. (Selaah)

Available Bible Translations

American Standard Version
Isaiah 60:14 (ASV) »
King James Version
Isaiah 60:14 (KJV) »
GOD’S WORD® (GW)
Isaiah 60:14 (GW) »
World English Bible
Isaiah 60:14 (WEB) »
Louis Segond 1910
Ésaïe 60:14 (LSG) »
इंडियन रिवाइज्ड वर्जन - हिंदी
यशायाह 60:14 (HINIRV) »
ਭਾਰਤੀ ਸੋਧਿਆ ਹੋਇਆ ਸੰਸਕਰਣ - ਪੰਜਾਬੀ
ਯਸਾਯਾਹ 60:14 (PANIRV) »
ভারতীয় সংশোধিত সংস্করণ - বাংলা
যিচয়া 60:14 (BENIRV) »
இந்தியன் ரீவைஸ்டு வேர்ஷன் - தமிழ்
ஏசாயா 60:14 (TAMIRV) »
इंडियन रिवाइज्ड वर्जन - मराठी
यशया 60:14 (MARIRV) »
ఇండియన్ రేవిజ్డ్ వెర్షన్ - తెలుగు
యెషయా 60:14 (TELIRV) »
ઇન્ડિયન રિવાયઝ્ડ વર્ઝન - ગુજરાતી
યશાયા 60:14 (GUJIRV) »
ಭಾರತೀಯ ಪರಿಷ್ಕೃತ ಆವೃತ್ತಿ - ಕನ್ನಡ
ಯೆಶಾಯನು 60:14 (KANIRV) »
الكتاب المقدس باللغة العربية، فان دايك
إِشَعْيَاءَ 60:14 (AVD) »
תנ ך עברי מודרני
ישעיה 60:14 (HEB) »
Bíblia Sagrada Português
Isaías 60:14 (BSL) »
Kinh Thánh: Tiếng Việt
I-sai-a 60:14 (VIE) »
Reina Valera Antigua
Isaías 60:14 (RVA) »
La Sacra Bibbia
Isaia 60:14 (RIV) »
圣 经 简体中文和合本
以 赛 亚 书 60:14 (CUVS) »
聖 經 繁體中文和合本
以 賽 亞 書 60:14 (CUVT) »
Bibla e Shenjtë
Isaia 60:14 (ALB) »
Svenska Bibeln 1917
Jesaja 60:14 (SV1917) »
Библия на русском
Исаия 60:14 (RUSV) »
Українська Біблія
Ісая 60:14 (UKR) »
Szent Biblia - Magyar
Ézsaiás 60:14 (KAR) »
Българска Библия
Исая 60:14 (BULG) »
De Heilige Schrift
Jesaja 60:14 (NLD) »

SOM Bible Book Selection List

View full list of SOM Bible Books and Chapters

Popular Bible Verses by Topic

Searching for the most powerful Bible verses? We offer beautiful, inspirational Bible verse pictures and images by topic. Choose from popular Bible verse topics. Select any popular Bible topic below or you can view the complete list: Bible Verse Pictures by Topic

Abundance Blessed Comfort Courage Enemies Eternal Life Fear God Grace Heart Help Hope Jesus Joy Life Light Longsuffering Love Patience Peace Power Purpose Redeemer Salvation Sanctification Strength Temptation Trust Unrighteousness Word

View All Bible Topics »