Ishacyaah 30:22 SOM Bible Verse Picture Image

Inspirational bible verses with beautiful images and backgrounds. Download Ishacyaah 30:22 SOM Bible verse images and share with your friends and family on social media. Bible verse pictures were created based on verses from the Somali Bible (SOM). The Holy Bible in the Somali language of Somalia, Adan Jim'ale Version.

Copyright © 1979, 2008 Society for International Ministries -- Kenya
Language: Somali
Translation by: SIM International

Somali, Kitaablka Quduuska Ah - This translation, published by the SIM, was published in 2008. If you are interested in obtaining a printed copy, please contact the SIM at PO Box 72983, Nairobi, Kenya. This translation text is made available to you under the terms of the Creative Commons License: Attribution-Noncommercial-No Derivative Works. (http://creativecommons.org/licenses/by-nc-nd/3.0/) In addition, you have permission to port the text to different file formats, as long as you do not change any of the text or punctuation of the Bible.

You may share, copy, distribute, transmit, and extract portions or quotations from this work, provided that you include the above copyright information:

  • You must give Attribution to the work.
  • You do not sell this work for a profit.
  • You do not make any derivative works that change any of the actual words or punctuation of the Scriptures.

Permissions beyond the scope of this license may be available if you contact SIM International with your request.

This translation is made available to you under the terms of the Creative Commons Attribution-Noncommercial-No Derivatives license 4.0. You may share and redistribute this Bible translation or extracts from it in any format, provided that:

  • You include the above copyright and source information.
  • You do not sell this work for a profit.
  • You do not change any of the words or punctuation of the Scriptures

Credits: In addition, we would like to give very special thanks to eBible.org for making Holy Bible in the Somali language available in MySQL format.

Ishacyaah 30:22 SOM - Oo weliba waxaad nijaasayn doontaan sanamyadiinna - Bible Verse Picture

Ishacyaah 30:22 SOM

Oo weliba waxaad nijaasayn doontaan sanamyadiinna la qoray oo lacagta lagu dahaadhay, iyo sanamyadiinna la shubay oo dahabka lagu dahaadhay, oo waxaad iyagu u xoori doontaan sida wax wasakhaysan, oo waxaad ku odhan doontaan, Ordoo iska baxa!

View New Tab


Social Share Icons

Share on Tumblr
Share on Pinterest
Share on LinkedIn
Share on WhatsApp

Ishacyaah 30:22 SOM Bible verse pictures with quotes are generated using nature backgrounds and scenic photos.

Additional Bible Verse Images

Picture 02 - Ishacyaah 30:22 SOM - Oo weliba waxaad nijaasayn doontaan sanamyadiinna - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 03 - Ishacyaah 30:22 SOM - Oo weliba waxaad nijaasayn doontaan sanamyadiinna - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 04 - Ishacyaah 30:22 SOM - Oo weliba waxaad nijaasayn doontaan sanamyadiinna - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 05 - Ishacyaah 30:22 SOM - Oo weliba waxaad nijaasayn doontaan sanamyadiinna - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 06 - Ishacyaah 30:22 SOM - Oo weliba waxaad nijaasayn doontaan sanamyadiinna - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 07 - Ishacyaah 30:22 SOM - Oo weliba waxaad nijaasayn doontaan sanamyadiinna - Bible Verse Picture
View New Tab

Ishacyaah 30:22 Bible Cross References

This cross-reference page section has been added with the hope of bringing in-depth meaning and understanding to the Scriptures. The cross references below can help identify similarities between Bible passages. The verses below have been identified in our system as verses related to Ishacyaah 30:22 SOM. Please click on any image below to navigate to that specific Bible verse page.

Xaakinnada 17:3 SOM Bible Verse Image
Xaakinnada 17:3 (SOM) »
Oo kun iyo boqolkii xabbadood oo lacagta ahaa ayuu u soo celiyey hooyadiis, markaasay hooyadiis tidhi, Sida runta ah waxaan lacagta u soocay Rabbiga, oo gacantaydaan ka bixiyey wiilkayga aawadiis in laga sameeyo sanam xardhan iyo sanam la shubay; taas aawadeed adigaan kuu soo celin doonaa.

Ishacyaah 31:7 SOM Bible Verse Image
Ishacyaah 31:7 (SOM) »
Waayo, maalintaas nin kastaaba wuxuu iska xoori doonaa sanamyadiisii lacagta ahaa iyo sanamyadiisii dahabka ahaa oo ay gacmihiinnu dembi idiinku sameeyeen.

Ishacyaah 46:6 SOM Bible Verse Image
Ishacyaah 46:6 (SOM) »
Kuwa dahab kolayga ka soo qubaa, oo lacagna kafadaha ku miisaamaa waxay soo kiraystaan dahabtume, oo isna wax ilaah ah buu ka dhigaa, markaasay u sujuudaan oo caabudaan.

Sekaryaah 13:2 SOM Bible Verse Image
Sekaryaah 13:2 (SOM) »
Rabbiga ciidammadu wuxuu leeyahay, Waxay wakhtigaas noqon doontaa inaan dalka dhexdiisa ka wada baabbi'iyo magacyada sanamyada, oo mar dambena iyaga lama soo xusuusan doono, oo weliba waxaan ka dhigi doonaa inay nebiyada beenta ah iyo ruuxa wasakhda ahuba dalka ka dhex baxaan.

Hoosheeca 14:8 SOM Bible Verse Image
Hoosheeca 14:8 (SOM) »
Reer Efrayim waxay odhan doonaan, Bal maxaa mar dambe annaga iyo sanamyo noo dhexeeya? Anna waan u jawaabay oo waan fiirin doonaa. Waxaan ahay sida geed beroosh ah oo qoyan, midhihiinna xaggaygaa laga helaa.

Yexesqeel 36:31 SOM Bible Verse Image
Yexesqeel 36:31 (SOM) »
Oo markaasaad jidadkiinnii xunxumaa iyo falimihiinnii aan wanaagsanayn soo xusuusan doontaan, oo xumaatooyinkiinna iyo waxyaalihiinna karaahiyada ah aawadood ayaad iskaraahsan doontaan.

Ishacyaah 17:7 SOM Bible Verse Image
Ishacyaah 17:7 (SOM) »
Oo maalintaas nin baa wuxuu fiirin doonaa Abuurihiisii, oo indhihiisuna waxay u jeedsan doonaan Kan Quduuska ah oo reer binu Israa'iil.

Baxniintii 32:2 SOM Bible Verse Image
Baxniintii 32:2 (SOM) »
Markaasaa Haaruun wuxuu iyagii ku yidhi, Soo bixiya hilqadaha dahabka ah oo dhegaha ugu jira naagihiinna, iyo wiilashiinna, iyo gabdhihiinna, oo ii keena.

Ishacyaah 2:20 SOM Bible Verse Image
Ishacyaah 2:20 (SOM) »
Oo maalintaas dadku sanamyadooda lacagta ah iyo sanamyadooda dahabka ah oo ay u samaysteen inay caabudaan waxay u tuuri doonaan jiirarka iyo fiidmeeraha,

Ishacyaah 27:9 SOM Bible Verse Image
Ishacyaah 27:9 (SOM) »
Haddaba sidaas daraaddeed xumaanta reer Yacquub tanaa lagu kafaaraggudi doonaa, oo tanuna waa midhihii qaadidda dembigiisa oo dhan, markuu dhagaxyada meesha allabariga oo dhan ka wada dhigo sida dhagaxyada nuuradda ah oo la burburiyo oo kale, si aanay geedaha Asheeraah iyo sanamyada qorraxduna mar dambe u soo kicin.

Baroorashadii Yeremyaah 1:17 SOM Bible Verse Image
Baroorashadii Yeremyaah 1:17 (SOM) »
Siyoon gacmahay hoorsataa, mase jiro mid u qalbi qaboojiya. Rabbigu wuxuu amray in kuwa dadka Yacquub ku wareegsan ay cadaawayaashooda noqdaan. Yeruusaalemna waxay dhexdooda ku tahay sida wax wasakh ah.

Taariikhdii Labaad 31:1 SOM Bible Verse Image
Taariikhdii Labaad 31:1 (SOM) »
Haddaba markii waxyaalahaasu wada dhammaadeen ayaa reer binu Israa'iilkii joogay oo dhammu tegey magaalooyinkii dalka Yahuudah, oo waxay burburiyeen tiirarkii, geedihii Asheeraahna way jareen, oo meelihii sarsare iyo meelihii allabarigaba way ka dundumiyeen kulli dalkii reer Yahuudah iyo reer Benyaamiin iyo reer Efrayim iyo xataa kii reer Manasehba, ilaa ay wada baabbi'iyeen dhammaantood. Markaasaa reer binu Israa'iil oo dhammu wada noqdeen oo nin kastaaba wuxuu ku laabtay hantidiisii, waxayna galeen magaalooyinkoodii.

Available Bible Translations

American Standard Version
Isaiah 30:22 (ASV) »
King James Version
Isaiah 30:22 (KJV) »
GOD’S WORD® (GW)
Isaiah 30:22 (GW) »
World English Bible
Isaiah 30:22 (WEB) »
Louis Segond 1910
Ésaïe 30:22 (LSG) »
इंडियन रिवाइज्ड वर्जन - हिंदी
यशायाह 30:22 (HINIRV) »
ਭਾਰਤੀ ਸੋਧਿਆ ਹੋਇਆ ਸੰਸਕਰਣ - ਪੰਜਾਬੀ
ਯਸਾਯਾਹ 30:22 (PANIRV) »
ভারতীয় সংশোধিত সংস্করণ - বাংলা
যিচয়া 30:22 (BENIRV) »
இந்தியன் ரீவைஸ்டு வேர்ஷன் - தமிழ்
ஏசாயா 30:22 (TAMIRV) »
इंडियन रिवाइज्ड वर्जन - मराठी
यशया 30:22 (MARIRV) »
ఇండియన్ రేవిజ్డ్ వెర్షన్ - తెలుగు
యెషయా 30:22 (TELIRV) »
ઇન્ડિયન રિવાયઝ્ડ વર્ઝન - ગુજરાતી
યશાયા 30:22 (GUJIRV) »
ಭಾರತೀಯ ಪರಿಷ್ಕೃತ ಆವೃತ್ತಿ - ಕನ್ನಡ
ಯೆಶಾಯನು 30:22 (KANIRV) »
الكتاب المقدس باللغة العربية، فان دايك
إِشَعْيَاءَ 30:22 (AVD) »
תנ ך עברי מודרני
ישעיה 30:22 (HEB) »
Bíblia Sagrada Português
Isaías 30:22 (BSL) »
Kinh Thánh: Tiếng Việt
I-sai-a 30:22 (VIE) »
Reina Valera Antigua
Isaías 30:22 (RVA) »
La Sacra Bibbia
Isaia 30:22 (RIV) »
圣 经 简体中文和合本
以 赛 亚 书 30:22 (CUVS) »
聖 經 繁體中文和合本
以 賽 亞 書 30:22 (CUVT) »
Bibla e Shenjtë
Isaia 30:22 (ALB) »
Svenska Bibeln 1917
Jesaja 30:22 (SV1917) »
Библия на русском
Исаия 30:22 (RUSV) »
Українська Біблія
Ісая 30:22 (UKR) »
Szent Biblia - Magyar
Ézsaiás 30:22 (KAR) »
Българска Библия
Исая 30:22 (BULG) »
De Heilige Schrift
Jesaja 30:22 (NLD) »

SOM Bible Book Selection List

View full list of SOM Bible Books and Chapters

Popular Bible Verses by Topic

Searching for the most powerful Bible verses? We offer beautiful, inspirational Bible verse pictures and images by topic. Choose from popular Bible verse topics. Select any popular Bible topic below or you can view the complete list: Bible Verse Pictures by Topic

Abundance Blessed Comfort Courage Enemies Eternal Life Fear God Grace Heart Help Hope Jesus Joy Life Light Longsuffering Love Patience Peace Power Purpose Redeemer Salvation Sanctification Strength Temptation Trust Unrighteousness Word

View All Bible Topics »