Taariikhdii Kowaad Chapter 1 SOM Bible Verse Images

Taariikhdii Kowaad 1 Bible Verse Pictures. Choose from a large collection of inspirational, motivational and encouraging Bible verses with pictures of nature. Download and share Taariikhdii Kowaad 1 inspirational Bible verse images. Bible verse pictures were created based on verses from the Somali Bible (SOM). The Holy Bible in the Somali language of Somalia, Adan Jim'ale Version.

Copyright © 1979, 2008 Society for International Ministries -- Kenya
Language: Somali
Translation by: SIM International

Somali, Kitaablka Quduuska Ah - This translation, published by the SIM, was published in 2008. If you are interested in obtaining a printed copy, please contact the SIM at PO Box 72983, Nairobi, Kenya. This translation text is made available to you under the terms of the Creative Commons License: Attribution-Noncommercial-No Derivative Works. (http://creativecommons.org/licenses/by-nc-nd/3.0/) In addition, you have permission to port the text to different file formats, as long as you do not change any of the text or punctuation of the Bible.

You may share, copy, distribute, transmit, and extract portions or quotations from this work, provided that you include the above copyright information:

  • You must give Attribution to the work.
  • You do not sell this work for a profit.
  • You do not make any derivative works that change any of the actual words or punctuation of the Scriptures.

Permissions beyond the scope of this license may be available if you contact SIM International with your request.

This translation is made available to you under the terms of the Creative Commons Attribution-Noncommercial-No Derivatives license 4.0. You may share and redistribute this Bible translation or extracts from it in any format, provided that:

  • You include the above copyright and source information.
  • You do not sell this work for a profit.
  • You do not change any of the words or punctuation of the Scriptures

Credits: In addition, we would like to give very special thanks to eBible.org for making Holy Bible in the Somali language available in MySQL format.


Taariikhdii Kowaad 1:5 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Wiilashii Yaafed waxay ahaayeen Gomer, iyo Maajuuj, iyo Maaday, iyo Yaawaan, iyo Tubal, iyo Mesheg, iyo Tiiraas.

Taariikhdii Kowaad 1:6 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Wiilashii Gomerna waxay ahaayeen Ashkenas, iyo Diifad, iyo Togarmaah.

Taariikhdii Kowaad 1:7 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Wiilashii Yaawaanna waxay ahaayeen Eliishaah, iyo Tarshiish, iyo Kitiim, iyo Rodaaniim.

Taariikhdii Kowaad 1:8 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Wiilashii Xaamna waxay ahaayeen Kuush, iyo Misrayim, iyo Fuud iyo Kancaan.

Taariikhdii Kowaad 1:9 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Wiilashii Kuushna waxay ahaayeen Sebaa, iyo Xawiilaah, iyo Sabtaa, iyo Racmaah, iyo Sabteka. Wiilashii Racmaahna waxay ahaayeen Shebaa iyo Dedaan.

Taariikhdii Kowaad 1:10 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Kuushna wuxuu dhalay Nimrod, wuxuuna noqday mid dhulka xoog weyn ku leh.

Taariikhdii Kowaad 1:11 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Misrayimna wuxuu dhalay Luudiim, iyo Canaamiim, iyo Lehaabiim, iyo Naftuxiim,

Taariikhdii Kowaad 1:12 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
iyo Fatrusiim, iyo Kasluxiim oo ay reer Falastiin ka soo farcamay, iyo Kaftoriim.

Taariikhdii Kowaad 1:13 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Kancaanna wuxuu dhalay Siidoon oo curadkiisii ahaa, iyo Xeed,

Taariikhdii Kowaad 1:14 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
iyo reer Yebuus, iyo reer Amor, iyo reer Girgaash,

Taariikhdii Kowaad 1:15 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
iyo reer Xiwi, iyo reer Carqi, iyo reer Siini,

Taariikhdii Kowaad 1:16 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
iyo reer Arwaad, iyo reer Semaar, iyo reer Xamaad.

Taariikhdii Kowaad 1:17 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Wiilashii Sheemna waxay ahaayeen Ceelaam, iyo Ashuur, iyo Arfaksad, iyo Luud, iyo Araam, iyo Cuus, iyo Xuul, iyo Geter, iyo Mesheg.

Taariikhdii Kowaad 1:18 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Oo Arfaksad wuxuu dhalay Sheelaah, Sheelaahna wuxuu dhalay Ceeber.

Taariikhdii Kowaad 1:19 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Oo Ceeberna waxaa u dhashay laba wiil, mid magiciisu wuxuu ahaa Feleg, waayo, waagiisii ayaa dhulku qaybsamay, magaca walaalkiisna wuxuu ahaa Yoqtaan.

Taariikhdii Kowaad 1:20 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Yoqtaanna wuxuu dhalay Almoodaad, iyo Shelef, iyo Xasarmaawed, iyo Yerah,

Taariikhdii Kowaad 1:22 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
iyo Ceebaal, iyo Abiimaa'el, iyo Shebaa,

Taariikhdii Kowaad 1:23 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
iyo Oofir, iyo Xawiilaah, iyo Yoobaab. Kuwaasu kulli waxay ahaayeen wiilashii Yoqtaan.

Taariikhdii Kowaad 1:28 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Wiilashii Ibraahimna waxay ahaayeen Isxaaq iyo Ismaaciil.

Taariikhdii Kowaad 1:29 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Oo intanu waa qarniyadoodii, Ismaaciil curadkiisii wuxuu ahaa, Nebayod, dabadeedna wuxuu dhalay Qedaar, iyo Adbe'el, iyo Mibsam,

Taariikhdii Kowaad 1:31 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
iyo Hadad, iyo Teemaa, iyo Yetuur, iyo Naafiish, iyo Qedemah. Kuwanu waa wiilashii Ismaaciil.

Taariikhdii Kowaad 1:32 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Oo kuwanuna waa wiilashii Qetuurah, taas oo ahayd Ibraahim naagtiisii addoonta ahayd. Iyadu waxay dhashay Simraan, iyo Yoqshaan, iyo Medaan, iyo Midyaan, iyo Yishbaaq, iyo Shuu'ah. Yoqshaan wiilashiisiina waxay ahaayeen Shebaa iyo Dedaan.

Taariikhdii Kowaad 1:33 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Wiilashii Midyaanna waxay ahaayeen Ceefah, iyo Ceefer, iyo Xanoog, iyo Abiidac, iyo Eldacah. Kuwanu waxay wada ahaayeen Qetuurah wiilasheedii.

Taariikhdii Kowaad 1:34 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Ibraahimna wuxuu dhalay Isxaaq. Wiilashii Isxaaqna waxay ahaayeen Ceesaw iyo Israa'iil.

Taariikhdii Kowaad 1:35 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Wiilashii Ceesawna waxay ahaayeen Eliifas, iyo Recuu'eel, iyo Yecuush, iyo Yaclaam, iyo Qorax.

Taariikhdii Kowaad 1:36 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Wiilashii Eliifasna waxay ahaayeen Teemaan, iyo Oomaar, iyo Sefii, iyo Gactaam, iyo Qenas, iyo Timnac, iyo Camaaleq.

Taariikhdii Kowaad 1:37 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Wiilashii Recuu'eelna waxay ahaayeen Nahad, iyo Serax, iyo Shammah, iyo Misaah.

Taariikhdii Kowaad 1:38 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Wiilashii Seciirna waxay ahaayeen Lootaan, iyo Shoobaal, iyo Sibecoon, iyo Canah, iyo Dishon, iyo Eeser, iyo Diishaan.

Taariikhdii Kowaad 1:39 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Wiilashii Lootaanna waxay ahaayeen Xori iyo Hoomaam, oo Timnacna waxay ahayd Lootaan walaashiis.

Taariikhdii Kowaad 1:40 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Wiilashii Shoobaalna waxay ahaayeen Calyaan, iyo Maanahad, iyo Ceebaal, iyo Shefii, iyo Oonaam. Wiilashii Sibecoonna waxay ahaayeen Ayah, iyo Canah.

Taariikhdii Kowaad 1:41 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Wiilashii Canahna waxay ahaayeen Dishon. Wiilashii Dishonna waxay ahaayeen Xamraan, iyo Eshbaan, iyo Yitraan, iyo Keraan.

Taariikhdii Kowaad 1:42 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Wiilashii Eeserna waxay ahaayeen Bilhaan, iyo Sacwaan, iyo Yacaqaan. Wiilashii Diishaanna waxay ahaayeen Cuus iyo Araan.

Taariikhdii Kowaad 1:43 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Haddaba kuwanu waa boqorradii u talin jiray dalka reer Edom, intaan boqorna u talin reer binu Israa'iil, Belac ina Becoor, oo magaaladiisana magaceeda waxaa la odhan jiray Dinhaabah.

Taariikhdii Kowaad 1:44 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Markaasaa Belac dhintay oo waxaa meeshiisii boqor ka noqday Yoobaab ina Serax oo reer Bosraah ahaa.

Taariikhdii Kowaad 1:45 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Markaasaa Yoobaab dhintay, oo waxaa meeshiisii boqor ka noqday Xushaam oo ka yimid dalka reer Teemaan.

Taariikhdii Kowaad 1:46 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Markaasaa Xushaam dhintay, oo waxaa meeshiisii boqor ka noqday Hadad ina Bedad, kaasoo Midyaan ku dilay beertii Moo'aab dhexdeeda, oo magaaladiisa magaceedana waxaa la odhan jiray Cawiid.

Taariikhdii Kowaad 1:47 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Markaasaa Hadad dhintay, oo waxaa meeshiisii boqor ka noqday Samlah oo ahaa reer Masreqah.

Taariikhdii Kowaad 1:48 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Markaasaa Samlah dhintay, oo waxaa meeshiisii boqor ka noqday Shaa'uul oo ka yimid Rexobod oo Webiga ku ag tiil.

Taariikhdii Kowaad 1:49 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Markaasaa Shaa'uul dhintay, oo waxaa meeshiisii boqor ka noqday Bacal Xaanaan ina Caqboor.

Taariikhdii Kowaad 1:50 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Markaasaa Bacal Xaanaan dhintay, oo waxaa meeshiisii boqor ka noqday Hadad, oo isna magaaladiisu waxay ahayd Faacuu, oo naagtiisa magaceedana waxaa la odhan jiray Meheetabeel oo ay dhashay Matreed, iyana waxay ahayd ina Meesaahaab.

Taariikhdii Kowaad 1:51 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Hadadna wuu dhintay. Oo ugaasyadii reer Edomna waxay ahaayeen ugaas Timnac, iyo ugaas Calwah, iyo ugaas Yeteed,

Taariikhdii Kowaad 1:52 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
iyo ugaas Aaholiibaamah, iyo ugaas Eelaah, iyo ugaas Fiinon,

Taariikhdii Kowaad 1:53 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
iyo ugaas Qenas, iyo ugaas Teemaan, iyo ugaas Mibsaar,

Taariikhdii Kowaad 1:54 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
iyo ugaas Magdii'eel, iyo ugaas Ciiraam. Intaasu waa ugaasyadii reer Edom.

Available Bible Translations

American Standard Version
1 Chronicles 1 (ASV) »
King James Version
1 Chronicles 1 (KJV) »
GOD’S WORD® (GW)
1 Chronicles 1 (GW) »
World English Bible
1 Chronicles 1 (WEB) »
Louis Segond 1910
1 Chroniques 1 (LSG) »
इंडियन रिवाइज्ड वर्जन - हिंदी
1 इतिहास 1 (HINIRV) »
ਭਾਰਤੀ ਸੋਧਿਆ ਹੋਇਆ ਸੰਸਕਰਣ - ਪੰਜਾਬੀ
1 ਇਤਿਹਾਸ 1 (PANIRV) »
ভারতীয় সংশোধিত সংস্করণ - বাংলা
1 বংশাৱলি 1 (BENIRV) »
இந்தியன் ரீவைஸ்டு வேர்ஷன் - தமிழ்
1 நாளாகமம் 1 (TAMIRV) »
इंडियन रिवाइज्ड वर्जन - मराठी
1 इतिहास 1 (MARIRV) »
ఇండియన్ రేవిజ్డ్ వెర్షన్ - తెలుగు
1 దినవృత్తాంతాలు 1 (TELIRV) »
ઇન્ડિયન રિવાયઝ્ડ વર્ઝન - ગુજરાતી
1 કાળવૃતાંત 1 (GUJIRV) »
ಭಾರತೀಯ ಪರಿಷ್ಕೃತ ಆವೃತ್ತಿ - ಕನ್ನಡ
1 ಪೂರ್ವಕಾಲವೃತ್ತಾಂತ 1 (KANIRV) »
الكتاب المقدس باللغة العربية، فان دايك
١ أخبار 1 (AVD) »
תנ ך עברי מודרני
דברי הימים א 1 (HEB) »
Bíblia Sagrada Português
1 Crônicas 1 (BSL) »
Kinh Thánh: Tiếng Việt
1 Sử Ký 1 (VIE) »
Reina Valera Antigua
1 Crónicas 1 (RVA) »
La Sacra Bibbia
1 Cronache 1 (RIV) »
圣 经 简体中文和合本
历 代 志 上 1 (CUVS) »
聖 經 繁體中文和合本
歷 代 志 上 1 (CUVT) »
Bibla e Shenjtë
1 Kronikave 1 (ALB) »
Библия на русском
1 Паралипоменон 1 (RUSV) »
Українська Біблія
1 хроніки 1 (UKR) »
Szent Biblia - Magyar
1 Krónika 1 (KAR) »
Българска Библия
1 Летописи 1 (BULG) »
聖書 日本語
歴代志上 1 (JPN) »
De Heilige Schrift
1 Kronieken 1 (NLD) »

Taariikhdii Kowaad (SOM) Chapter Selection

SOM Book Selection List

View full list of SOM Bible Books and Chapters