Taariikhdii Kowaad Chapter 9 SOM Bible Verse Images

Taariikhdii Kowaad 9 Bible Verse Pictures. Choose from a large collection of inspirational, motivational and encouraging Bible verses with pictures of nature. Download and share Taariikhdii Kowaad 9 inspirational Bible verse images. Bible verse pictures were created based on verses from the Somali Bible (SOM). The Holy Bible in the Somali language of Somalia, Adan Jim'ale Version.

Copyright © 1979, 2008 Society for International Ministries -- Kenya
Language: Somali
Translation by: SIM International

Somali, Kitaablka Quduuska Ah - This translation, published by the SIM, was published in 2008. If you are interested in obtaining a printed copy, please contact the SIM at PO Box 72983, Nairobi, Kenya. This translation text is made available to you under the terms of the Creative Commons License: Attribution-Noncommercial-No Derivative Works. (http://creativecommons.org/licenses/by-nc-nd/3.0/) In addition, you have permission to port the text to different file formats, as long as you do not change any of the text or punctuation of the Bible.

You may share, copy, distribute, transmit, and extract portions or quotations from this work, provided that you include the above copyright information:

  • You must give Attribution to the work.
  • You do not sell this work for a profit.
  • You do not make any derivative works that change any of the actual words or punctuation of the Scriptures.

Permissions beyond the scope of this license may be available if you contact SIM International with your request.

This translation is made available to you under the terms of the Creative Commons Attribution-Noncommercial-No Derivatives license 4.0. You may share and redistribute this Bible translation or extracts from it in any format, provided that:

  • You include the above copyright and source information.
  • You do not sell this work for a profit.
  • You do not change any of the words or punctuation of the Scriptures

Credits: In addition, we would like to give very special thanks to eBible.org for making Holy Bible in the Somali language available in MySQL format.


Taariikhdii Kowaad 9:1 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Sidaasaa reer binu Israa'iil oo dhan loogu abtiriyey, oo bal eeg, iyagu waxay ku qoran yihiin kitaabkii boqorrada reer binu Israa'iil. Oo dadkii Yahuudahna xadgudubkoodii aawadiis ayaa maxaabiis ahaan loogu kaxaystay Baabuloon.

Taariikhdii Kowaad 9:2 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Haddaba kuwii ugu horreeyey oo degay dalkii ay hantiyeen iyo magaalooyinkoodii waxay ahaayeen reer binu Israa'iil, wadaaddadii, iyo kuwii reer Laawi, iyo reer Netiiniim.

Taariikhdii Kowaad 9:3 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Oo Yeruusaalem waxaa ka degganaa reer Yahuudah, iyo reer Benyaamiin, iyo reer Efrayim, iyo reer Manaseh:

Taariikhdii Kowaad 9:4 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Cuutay oo ahaa ina Cammiihuud, ina Coomrii, ina Imrii, ina Baanii oo ahaa reer Feres oo ahaa wiilkii Yahuudah.

Taariikhdii Kowaad 9:5 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Oo reer Shiilohna waxaa ka degganaa Casaayaah oo ahaa curadkii iyo wiilashiisii.

Taariikhdii Kowaad 9:6 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Reer Seraxna waxaa ka joogay Yecuu'eel iyo walaalahood, oo waxay ahaayeen lix boqol iyo sagaashan.

Taariikhdii Kowaad 9:7 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Oo reer Benyaamiinna waxaa ka joogay Sallu oo ahaa ina Meshullaam, ina Hoodawyaah, ina Hasenu'aah,

Taariikhdii Kowaad 9:8 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
iyo Yibneyaah oo ahaa ina Yeroxaam, iyo Eelaah oo ahaa ina Cusii, ina Mikrii, iyo Meshullaam oo ahaa ina Shefatyaah, ina Recuu'eel, ina Yibniyaah,

Taariikhdii Kowaad 9:9 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
iyo walaalahood oo ahaa sidii dhalashadoodu ahayd, oo waxayna ahaayeen sagaal boqol iyo lix iyo konton. Oo nimankaas oo dhammu waxay ahaayeen madaxdii reerahooda siday kala reer u ahaayeen.

Taariikhdii Kowaad 9:10 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Oo wadaaddadiina waxaa ka joogay Yedacyaah, iyo Yehooyaariib, iyo Yaakiin,

Taariikhdii Kowaad 9:11 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
iyo Casaryaah oo ahaa ina Xilqiyaah, ina Meshullaam, ina Saadooq, ina Meraayood, ina Axiituub oo ahaa taliyihii guriga Ilaah,

Taariikhdii Kowaad 9:12 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
iyo Cadaayaah oo ahaa ina Yeroxaam, ina Fashxuur, ina Malkiiyaah, iyo Macsay oo ahaa ina Cadii'eel, ina Yaxseraah, ina Meshullaam, ina Meshilleemiid, ina Immeer,

Taariikhdii Kowaad 9:13 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
iyo walaalahood oo ahaa madaxdii reerahooda, oo tiradooduna ahayd kun iyo toddoba boqol iyo lixdan, oo waxayna ahaayeen rag aad karti ugu leh shuqulka adeegidda guriga Ilaah.

Taariikhdii Kowaad 9:14 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Oo reer Laawina waxaa ka joogay Shemacyaah oo ahaa ina Xashuub, ina Casriiqaam, ina Xashabyaah oo ahaa reer Meraarii,

Taariikhdii Kowaad 9:15 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
iyo Baqbaqar, iyo Xeresh, iyo Gaalaal, iyo Matanyaah oo ahaa ina Miikaa, ina Sikrii, ina Aasaaf,

Taariikhdii Kowaad 9:16 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
iyo Cobadyaah oo ahaa ina Shemacyaah, ina Gaalaal, ina Yeduutuun, iyo Berekyaah oo ahaa ina Aasaa, ina Elqaanaah, kaasoo degganaan jiray tuulooyinkii reer Netofaah.

Taariikhdii Kowaad 9:17 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Oo iridjoogayaashiina waxaa ka joogay Shalluum, iyo Caquub, iyo Talmon, iyo Axiiman, iyo walaalahood, oo waxaa iyaga madax u ahaa Shalluum,

Taariikhdii Kowaad 9:18 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
oo ilaa maantadan la joogo boqorka iriddiisa xaggeeda bari joogi jiray, oo iyagu waxay iridjoogayaal u ahaayeen xeradii reer Laawi.

Taariikhdii Kowaad 9:19 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Oo Shalluum ina Qore oo ahaa ina Ebiyaasaaf, ina Qorax, iyo walaalihiis oo ahaa reer Qorax, waxay u talin jireen shuqulkii adeegidda, oo waxay ahaayeen waardiyayaashii irdaha taambuugga, oo awowayaashoodna waxay u talin jireen xeradii Rabbiga, oo waxay ahaayeen waardiyayaashii iridda.

Taariikhdii Kowaad 9:20 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Oo waagii hore waxaa iyaga madax u ahaan jiray Fiinexaas oo ahaa ina Elecaasaar, oo Rabbiguna isaga wuu la jiri jiray.

Taariikhdii Kowaad 9:21 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Oo Sekaryaah ina Meshelemyaahna wuxuu ahaan jiray iridjoogihii iridda teendhadii shirka.

Taariikhdii Kowaad 9:22 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Oo kulligood intaas loo doortay inay iridjoogayaal ahaadaan waxay dhammaantood ahaayeen laba boqol iyo laba iyo toban. Oo kuwaas abtiriskooda waxaa lagu tiriyey tuulooyinkoodii, kuwaasoo Daa'uud iyo Samuu'eel oo ahaa waxarkihii ay u doorteen shuqulkoodii lagu aaminay.

Taariikhdii Kowaad 9:23 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Haddaba iyaga iyo carruurtooduba waxay u sarrayn jireen irdaha guriga Rabbiga, kaasoo ahaa gurigii taambuugga iyagoo waardiyayaal ah.

Taariikhdii Kowaad 9:24 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Oo afarta dhinacba waxaa joogay iridjoogayaashii xagga bari, iyo xagga galbeed, iyo xagga woqooyi, iyo xagga koonfureedba.

Taariikhdii Kowaad 9:25 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Oo walaalahoodii tuulooyinkooda joogayna had iyo goor toddobadii maalmoodba way u iman jireen inay iyaga la joogaan,

Taariikhdii Kowaad 9:26 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
waayo, afarta iridjooge oo sare oo ahaa reer Laawi waxay ku jireen jagooyin joogto ah, oo waxay u talin jireen qolalka, iyo khasnadihii guriga Ilaah.

Taariikhdii Kowaad 9:27 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Oo iyagu waxay u hoyan jireen guriga Ilaah hareerihiisa, maxaa yeelay, ilaalinta gurigu iyagay saarnayd, oo waxaa iyaga joogto u ahaa inay subax kasta furaan.

Taariikhdii Kowaad 9:28 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Oo iyaga qaarkoodna waxay u talin jireen weelasha lagu adeego, waayo, weelasha tiraa lagu soo gelin jiray, oo tiraa lagu bixin jiray.

Taariikhdii Kowaad 9:29 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Oo iyaga qaarkood kalena waxaa loo doortay inay u taliyaan alaabta guriga iyo weelasha meesha quduuska ah oo dhan, iyo burka, iyo khamriga, iyo saliidda, iyo fooxa, iyo uunsiga.

Taariikhdii Kowaad 9:30 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Oo wiilashii wadaaddada qaarkoodna waxay hagaajin jireen cadarkii uunsiga lahaa.

Taariikhdii Kowaad 9:31 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Oo Matityaah oo ka mid ahaa reer Laawi, oo ahaa curadkii Shalluum oo ahaa reer Qorax shuqulkiisii joogtada ahaa wuxuu ahaa inuu ilaaliyo waxyaalaha digsiyada lagu dubo.

Taariikhdii Kowaad 9:32 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Oo walaalahood qaarkood oo reer Qohaad ahaana waxay u talin jireen kibistii tusniinta, si ay sabti kasta u diyaariyaan.

Taariikhdii Kowaad 9:33 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Oo kuwanuna waa nimankii gabayaaga ahaa oo ahaa madaxdii qolooyinka reer Laawi, oo waxay joogi jireen qolalka oo hawl kalena ma ay hayn, waayo, iyagu habeen iyo maalinba waxay qabanayeen shuqulkoodii.

Taariikhdii Kowaad 9:34 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Kuwaasu waxay ahaayeen madaxdii qolooyinka reer Laawi, oo qarniyadoodii oo dhan waxay ahaayeen rag madax ah, oo waxay degganaan jireen Yeruusaalem.

Taariikhdii Kowaad 9:35 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Oo Gibecoonna waxaa degganaa Gibecoon aabbihiis oo la odhan jiray Yecii'eel, oo naagtiisa magaceedana waxaa la odhan jiray Macakaah,

Taariikhdii Kowaad 9:36 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
iyo curadkiisii Cabdoon ahaa, iyo Suur, iyo Qiish, iyo Bacal, iyo Neer, iyo Naadaab,

Taariikhdii Kowaad 9:37 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
iyo Gedoor, iyo Axiyoo, iyo Sekaryaah, iyo Miqlood.

Taariikhdii Kowaad 9:38 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Miqloodna wuxuu dhalay Shime'aam. Iyana walaalahood ayay la degganaayeen Yeruusaalem meel walaalahood ka soo hor jeedda.

Taariikhdii Kowaad 9:39 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Neerna wuxuu dhalay Qiish, Qiishna wuxuu dhalay Saa'uul, Saa'uulna wuxuu dhalay Yoonaataan, iyo Malkiishuuca, iyo Abiinaadaab, iyo Eshbacal.

Taariikhdii Kowaad 9:40 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Wiilkii Yoonaataanna wuxuu ahaa Meriibacal, Meriibacalna wuxuu dhalay Miikaah.

Taariikhdii Kowaad 9:41 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Wiilashii Miikaahna waxay ahaayeen Fiitoon, iyo Meleg, iyo Taxreeca iyo Aaxaas.

Taariikhdii Kowaad 9:42 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Aaxaasna wuxuu dhalay Yacraah, Yacraahna wuxuu dhalay Calemed, iyo Casmaawed, iyo Simrii, Simriina wuxuu dhalay Moosaa.

Taariikhdii Kowaad 9:43 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Moosaana wuxuu dhalay Bincaa, oo wiilkiisiina wuxuu ahaa Refaayaah, oo dhalay Elecaasaah, oo isna dhalay Aaseel,

Taariikhdii Kowaad 9:44 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Aaseelna wuxuu lahaa lix wiil, oo magacyadoodiina waa kuwan: Casriiqaam, iyo Bokeruu, iyo Ismaaciil, iyo Shecaryaah, iyo Cobadyaah, iyo Xaanaan. Intaasu waxay ahaayeen wiilashii Aaseel.

Available Bible Translations

American Standard Version
1 Chronicles 9 (ASV) »
King James Version
1 Chronicles 9 (KJV) »
GOD’S WORD® (GW)
1 Chronicles 9 (GW) »
World English Bible
1 Chronicles 9 (WEB) »
Louis Segond 1910
1 Chroniques 9 (LSG) »
इंडियन रिवाइज्ड वर्जन - हिंदी
1 इतिहास 9 (HINIRV) »
ਭਾਰਤੀ ਸੋਧਿਆ ਹੋਇਆ ਸੰਸਕਰਣ - ਪੰਜਾਬੀ
1 ਇਤਿਹਾਸ 9 (PANIRV) »
ভারতীয় সংশোধিত সংস্করণ - বাংলা
1 বংশাৱলি 9 (BENIRV) »
இந்தியன் ரீவைஸ்டு வேர்ஷன் - தமிழ்
1 நாளாகமம் 9 (TAMIRV) »
इंडियन रिवाइज्ड वर्जन - मराठी
1 इतिहास 9 (MARIRV) »
ఇండియన్ రేవిజ్డ్ వెర్షన్ - తెలుగు
1 దినవృత్తాంతాలు 9 (TELIRV) »
ઇન્ડિયન રિવાયઝ્ડ વર્ઝન - ગુજરાતી
1 કાળવૃતાંત 9 (GUJIRV) »
ಭಾರತೀಯ ಪರಿಷ್ಕೃತ ಆವೃತ್ತಿ - ಕನ್ನಡ
1 ಪೂರ್ವಕಾಲವೃತ್ತಾಂತ 9 (KANIRV) »
الكتاب المقدس باللغة العربية، فان دايك
١ أخبار 9 (AVD) »
תנ ך עברי מודרני
דברי הימים א 9 (HEB) »
Bíblia Sagrada Português
1 Crônicas 9 (BSL) »
Kinh Thánh: Tiếng Việt
1 Sử Ký 9 (VIE) »
Reina Valera Antigua
1 Crónicas 9 (RVA) »
La Sacra Bibbia
1 Cronache 9 (RIV) »
圣 经 简体中文和合本
历 代 志 上 9 (CUVS) »
聖 經 繁體中文和合本
歷 代 志 上 9 (CUVT) »
Bibla e Shenjtë
1 Kronikave 9 (ALB) »
Библия на русском
1 Паралипоменон 9 (RUSV) »
Українська Біблія
1 хроніки 9 (UKR) »
Szent Biblia - Magyar
1 Krónika 9 (KAR) »
Българска Библия
1 Летописи 9 (BULG) »
聖書 日本語
歴代志上 9 (JPN) »
De Heilige Schrift
1 Kronieken 9 (NLD) »

Taariikhdii Kowaad (SOM) Chapter Selection

SOM Book Selection List

View full list of SOM Bible Books and Chapters