Taariikhdii Kowaad Chapter 8 SOM Bible Verse Images

Taariikhdii Kowaad 8 Bible Verse Pictures. Choose from a large collection of inspirational, motivational and encouraging Bible verses with pictures of nature. Download and share Taariikhdii Kowaad 8 inspirational Bible verse images. Bible verse pictures were created based on verses from the Somali Bible (SOM). The Holy Bible in the Somali language of Somalia, Adan Jim'ale Version.

Copyright © 1979, 2008 Society for International Ministries -- Kenya
Language: Somali
Translation by: SIM International

Somali, Kitaablka Quduuska Ah - This translation, published by the SIM, was published in 2008. If you are interested in obtaining a printed copy, please contact the SIM at PO Box 72983, Nairobi, Kenya. This translation text is made available to you under the terms of the Creative Commons License: Attribution-Noncommercial-No Derivative Works. (http://creativecommons.org/licenses/by-nc-nd/3.0/) In addition, you have permission to port the text to different file formats, as long as you do not change any of the text or punctuation of the Bible.

You may share, copy, distribute, transmit, and extract portions or quotations from this work, provided that you include the above copyright information:

  • You must give Attribution to the work.
  • You do not sell this work for a profit.
  • You do not make any derivative works that change any of the actual words or punctuation of the Scriptures.

Permissions beyond the scope of this license may be available if you contact SIM International with your request.

This translation is made available to you under the terms of the Creative Commons Attribution-Noncommercial-No Derivatives license 4.0. You may share and redistribute this Bible translation or extracts from it in any format, provided that:

  • You include the above copyright and source information.
  • You do not sell this work for a profit.
  • You do not change any of the words or punctuation of the Scriptures

Credits: In addition, we would like to give very special thanks to eBible.org for making Holy Bible in the Somali language available in MySQL format.


Taariikhdii Kowaad 8:1 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Oo Benyaamiinna wuxuu dhalay Belac oo ahaa curadkiisii, iyo Ashbeel oo ahaa kii labaad, iyo Axrax oo ahaa kii saddexaad,

Taariikhdii Kowaad 8:2 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
iyo Nooxaah oo ahaa kii afraad, iyo Rafaa oo ahaa kii shanaad.

Taariikhdii Kowaad 8:3 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Oo Belacna wiilal buu lahaa, oo waxay ahaayeen Addaar, iyo Geeraa, iyo Abiihuud,

Taariikhdii Kowaad 8:4 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
iyo Abiishuuca, iyo Nacaman, iyo Axoo'ax,

Taariikhdii Kowaad 8:5 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
iyo Geeraa, iyo Shefuufaan, iyo Xuuraam.

Taariikhdii Kowaad 8:6 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Kuwanuna waa wiilashii Eehuud, oo waxay ahaayeen madaxdii reerahooda oo ahaa dadkii Gebac degganaa, oo iyaga maxaabiis ahaan waa loogu kaxaystay Maanahad.

Taariikhdii Kowaad 8:7 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Oo weliba wuxuu maxaabiis ahaan u kaxaystay Nacaman, iyo Axiiyaah, iyo Geeraa, oo wuxuu dhalay Cuusaah iyo Axiixud.

Taariikhdii Kowaad 8:8 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Oo Shaxarayimna wuxuu carruur ku dhalay dalkii Moo'aab markuu iska diray naagihiisii ahaa Xushiim iyo Bacaraa dabadeed.

Taariikhdii Kowaad 8:9 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Oo naagtiisii Xodeshna wuxuu ka dhalay Yoobaab, iyo Sibyaa, iyo Meeshaa, iyo Malkaam,

Taariikhdii Kowaad 8:10 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
iyo Yecuus, iyo Shaakyaah, iyo Mirmaah. Intaasu waa wiilashiisii oo waxay ahaayeen madaxdii reerahooda.

Taariikhdii Kowaad 8:11 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Oo Xushiimna wuxuu ka dhalay Abiituub iyo Elfacal.

Taariikhdii Kowaad 8:12 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Wiilashii Elfacalna waxay ahaayeen Ceeber iyo Mishcaam iyo Shemed oo ahaa kii dhisay Oonoo iyo Lod iyo magaalooyinkooda oo dhan,

Taariikhdii Kowaad 8:13 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
iyo Beriicaah, iyo Shemac, oo ahaa madaxdii reeraha dadkii Ayaaloon degganaa oo ahaa kuwii eryay dadkii Gad degganaa,

Taariikhdii Kowaad 8:14 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
iyo Axiyoo, iyo Shaashaq, iyo Yereemood,

Taariikhdii Kowaad 8:16 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
iyo Miikaa'eel, iyo Yishfaah, iyo Yooxaa, oo ahaa wiilashii Beriicaah,

Taariikhdii Kowaad 8:17 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
iyo Sebadyaah, iyo Meshullaam, iyo Xisqii, iyo Xeber,

Taariikhdii Kowaad 8:18 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
iyo Yishmeray, iyo Isliyaah, iyo Yoobaab, oo ahaa wiilashii Elfacal,

Taariikhdii Kowaad 8:20 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
iyo Eliiceenay, iyo Silletay, iyo Elii'eel,

Taariikhdii Kowaad 8:21 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
iyo Cadaayaah, iyo Beraayaah, iyo Shimraad, oo wada ahaa wiilashii Shimcii,

Taariikhdii Kowaad 8:24 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
iyo Xananyaah, iyo Ceelaam, iyo Cantotiyaah,

Taariikhdii Kowaad 8:25 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
iyo Yifdeyaah, iyo Fenuu'eel, oo wada ahaa wiilashii Shaashaq,

Taariikhdii Kowaad 8:26 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
iyo Shamsheray, iyo Shexaryaah, iyo Catalyaah,

Taariikhdii Kowaad 8:27 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
iyo Yacareshyaah, iyo Eliiyaah, iyo Sikrii, oo wada ahaa wiilashii Yeroxaam.

Taariikhdii Kowaad 8:28 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Oo kuwaasu qarniyadoodii oo dhan waxay ahaayeen madaxdii reerahooda, oo waxay degganaayeen Yeruusaalem.

Taariikhdii Kowaad 8:29 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Oo Gibecoonna waxaa degganaa Gibecoon aabbihiis Yecii'eel, oo naagtiisa magaceedana waxaa la odhan jiray Macakaah,

Taariikhdii Kowaad 8:30 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
iyo curadkiisii Cabdoon ahaa, iyo Suur, iyo Qiish, iyo Bacal,

Taariikhdii Kowaad 8:31 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
iyo Naadaab, iyo Gedoor, iyo Axiyoo, iyo Seker.

Taariikhdii Kowaad 8:32 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Miqloodna wuxuu dhalay Shime'aah. Iyana walaalahood ayay la degganaayeen Yeruusaalem meel walaalahood ka soo hor jeedda.

Taariikhdii Kowaad 8:33 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Neerna wuxuu dhalay Qiish, Qiishna wuxuu dhalay Saa'uul, Saa'uulna wuxuu dhalay Yoonaataan, iyo Melkiishuuca, iyo Abiinaadaab, iyo Eshbacal.

Taariikhdii Kowaad 8:34 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Wiilkii Yoonaataanna wuxuu ahaa Meriibacal, Meriibacalna wuxuu dhalay Miikaah.

Taariikhdii Kowaad 8:35 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Wiilashii Miikaahna waxay ahaayeen Fiitoon, iyo Meleg, iyo Tareeca, iyo Aaxaas.

Taariikhdii Kowaad 8:36 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Aaxaasna wuxuu dhalay Yehoocaddaah, Yehoocaddaahna wuxuu dhalay Calemed, iyo Casmaawed, iyo Simrii, Simriina wuxuu dhalay Moosaa.

Taariikhdii Kowaad 8:37 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Moosaana wuxuu dhalay Bincaa, oo wiilkiisiina wuxuu ahaa Rafaah, oo dhalay Elecaasaah, oo isna dhalay Aaseel.

Taariikhdii Kowaad 8:38 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Aaseelna wuxuu lahaa lix wiil, oo magacyadoodiina waa kuwan: Casriiqaam, iyo Bokeruu, iyo Ismaaciil, iyo Shecaryaah, iyo Cobadyaah, iyo Xaanaan. Oo kulli intaas oo dhammu waxay ahaayeen wiilashii Aaseel.

Taariikhdii Kowaad 8:39 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Ceesheq oo ahaa walaalkiis wiilashiisiina waa kuwan, Uulaam oo curadkiisii ahaa, iyo Yecuush oo ahaa kii labaad, iyo Eliifeled oo ahaa kii saddexaad.

Taariikhdii Kowaad 8:40 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Wiilashii Uulaamna waxay ahaayeen rag xoog badan, iyo qaansoley, oo waxay lahaayeen wiilal badan iyo wiilal ay wiilashoodu sii dhaleen, oo isku ah boqol iyo konton nin. Oo intaas oo dhammuna waxay ka yimaadeen wiilashii Benyaamiin.

Available Bible Translations

American Standard Version
1 Chronicles 8 (ASV) »
King James Version
1 Chronicles 8 (KJV) »
GOD’S WORD® (GW)
1 Chronicles 8 (GW) »
World English Bible
1 Chronicles 8 (WEB) »
Louis Segond 1910
1 Chroniques 8 (LSG) »
इंडियन रिवाइज्ड वर्जन - हिंदी
1 इतिहास 8 (HINIRV) »
ਭਾਰਤੀ ਸੋਧਿਆ ਹੋਇਆ ਸੰਸਕਰਣ - ਪੰਜਾਬੀ
1 ਇਤਿਹਾਸ 8 (PANIRV) »
ভারতীয় সংশোধিত সংস্করণ - বাংলা
1 বংশাৱলি 8 (BENIRV) »
இந்தியன் ரீவைஸ்டு வேர்ஷன் - தமிழ்
1 நாளாகமம் 8 (TAMIRV) »
इंडियन रिवाइज्ड वर्जन - मराठी
1 इतिहास 8 (MARIRV) »
ఇండియన్ రేవిజ్డ్ వెర్షన్ - తెలుగు
1 దినవృత్తాంతాలు 8 (TELIRV) »
ઇન્ડિયન રિવાયઝ્ડ વર્ઝન - ગુજરાતી
1 કાળવૃતાંત 8 (GUJIRV) »
ಭಾರತೀಯ ಪರಿಷ್ಕೃತ ಆವೃತ್ತಿ - ಕನ್ನಡ
1 ಪೂರ್ವಕಾಲವೃತ್ತಾಂತ 8 (KANIRV) »
الكتاب المقدس باللغة العربية، فان دايك
١ أخبار 8 (AVD) »
תנ ך עברי מודרני
דברי הימים א 8 (HEB) »
Bíblia Sagrada Português
1 Crônicas 8 (BSL) »
Kinh Thánh: Tiếng Việt
1 Sử Ký 8 (VIE) »
Reina Valera Antigua
1 Crónicas 8 (RVA) »
La Sacra Bibbia
1 Cronache 8 (RIV) »
圣 经 简体中文和合本
历 代 志 上 8 (CUVS) »
聖 經 繁體中文和合本
歷 代 志 上 8 (CUVT) »
Bibla e Shenjtë
1 Kronikave 8 (ALB) »
Библия на русском
1 Паралипоменон 8 (RUSV) »
Українська Біблія
1 хроніки 8 (UKR) »
Szent Biblia - Magyar
1 Krónika 8 (KAR) »
Българска Библия
1 Летописи 8 (BULG) »
聖書 日本語
歴代志上 8 (JPN) »
De Heilige Schrift
1 Kronieken 8 (NLD) »

Taariikhdii Kowaad (SOM) Chapter Selection

SOM Book Selection List

View full list of SOM Bible Books and Chapters