Taariikhdii Kowaad Chapter 2 SOM Bible Verse Images

Taariikhdii Kowaad 2 Bible Verse Pictures. Choose from a large collection of inspirational, motivational and encouraging Bible verses with pictures of nature. Download and share Taariikhdii Kowaad 2 inspirational Bible verse images. Bible verse pictures were created based on verses from the Somali Bible (SOM). The Holy Bible in the Somali language of Somalia, Adan Jim'ale Version.

Copyright © 1979, 2008 Society for International Ministries -- Kenya
Language: Somali
Translation by: SIM International

Somali, Kitaablka Quduuska Ah - This translation, published by the SIM, was published in 2008. If you are interested in obtaining a printed copy, please contact the SIM at PO Box 72983, Nairobi, Kenya. This translation text is made available to you under the terms of the Creative Commons License: Attribution-Noncommercial-No Derivative Works. (http://creativecommons.org/licenses/by-nc-nd/3.0/) In addition, you have permission to port the text to different file formats, as long as you do not change any of the text or punctuation of the Bible.

You may share, copy, distribute, transmit, and extract portions or quotations from this work, provided that you include the above copyright information:

  • You must give Attribution to the work.
  • You do not sell this work for a profit.
  • You do not make any derivative works that change any of the actual words or punctuation of the Scriptures.

Permissions beyond the scope of this license may be available if you contact SIM International with your request.

This translation is made available to you under the terms of the Creative Commons Attribution-Noncommercial-No Derivatives license 4.0. You may share and redistribute this Bible translation or extracts from it in any format, provided that:

  • You include the above copyright and source information.
  • You do not sell this work for a profit.
  • You do not change any of the words or punctuation of the Scriptures

Credits: In addition, we would like to give very special thanks to eBible.org for making Holy Bible in the Somali language available in MySQL format.


Taariikhdii Kowaad 2:1 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Kuwanu waa Israa'iil wiilashiisii, oo waxay ahaayeen Ruubeen, iyo Simecoon, iyo Laawi, iyo Yahuudah, iyo Isaakaar, iyo Sebulun,

Taariikhdii Kowaad 2:2 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
iyo Daan, iyo Yuusuf, iyo Benyaamiin, iyo Naftaali, iyo Gaad, iyo Aasheer.

Taariikhdii Kowaad 2:3 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Wiilashii Yahuudahna waxay ahaayeen Ceer, iyo Oonaan, iyo Sheelaah, oo saddexdaas waxaa isaga u dhashay Batshuuca oo reer Kancaan ahayd. Oo Ceer oo ahaa curadkii Yahuudah wuxuu ahaa mid Rabbiga hortiisa shar ku ah, oo isna Rabbigu wuu dilay.

Taariikhdii Kowaad 2:4 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Oo Taamaar oo uu soddog u ahaa ayaa isaga u dhashay Feres iyo Serax. Wiilashii Yahuudah oo dhammuna waxay ahaayeen shan.

Taariikhdii Kowaad 2:5 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Wiilashii Feresna waxay ahaayeen Xesroon, iyo Xaamuul.

Taariikhdii Kowaad 2:6 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Wiilashii Seraxna waxay ahaayeen Simrii, iyo Eetaan, iyo Heemaan, iyo Kalkol, iyo Daarac, oo dhammaantoodna waxay ahaayeen shan.

Taariikhdii Kowaad 2:7 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Ina Karmiina wuxuu ahaa Caakaar oo ahaa kii reer binu Israa'iil dhibay, oo ku xadgudbay alaabtii la xaaraameeyey.

Taariikhdii Kowaad 2:9 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Oo weliba Xesroon wiilashiisii u dhashay waxay ahaayeen Yeraxme'eel, iyo Raam, iyo Keluubay.

Taariikhdii Kowaad 2:10 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Oo Raam wuxuu dhalay Cammiinaadaab, Cammiinaadaabna wuxuu dhalay Naxshoon, oo reer Yahuudah amiir u ahaan jiray.

Taariikhdii Kowaad 2:11 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Oo Naxshoon wuxuu dhalay Salmaa, Salmaana wuxuu dhalay Bocas,

Taariikhdii Kowaad 2:12 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Bocasna wuxuu dhalay Coobeed, Coobeedna wuxuu dhalay Yesay,

Taariikhdii Kowaad 2:13 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Yesayna wuxuu dhalay curadkiisii oo ahaa Elii'aab, iyo Abiinaadaab oo ahaa wiilkiisii labaad, iyo Shimcaa oo ahaa wiilkiisii saddexaad,

Taariikhdii Kowaad 2:14 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
iyo Netaneel oo ahaa kii afraad, iyo Radday oo ahaa kii shanaad,

Taariikhdii Kowaad 2:15 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
iyo Osem oo ahaa kii lixaad, iyo Daa'uud oo ahaa kii toddobaad,

Taariikhdii Kowaad 2:16 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
oo walaalahoodii gabdhaha ahaana waxay ahaayeen Seruuyaah iyo Abiigayil, oo Seruuyaah wiilasheediina waxay ahaayeen saddex, Abishay iyo Yoo'aab iyo Casaaheel.

Taariikhdii Kowaad 2:17 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Abiigayilna waxay dhashay Camaasaa, oo Camaasaa aabbihiisna wuxuu ahaa Yeter oo reer Ismaaciil ahaa.

Taariikhdii Kowaad 2:18 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Kaaleeb ina Xesroonna wuxuu carruur ka dhalay naagtiisii Casuubaah, iyo Yeriicood, oo kuwanuna waxay ahaayeen wiilasheedii, waana Yeesher, iyo Shoobaab, iyo Ardoon.

Taariikhdii Kowaad 2:19 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Oo Casuubaahna way dhimatay, oo Kaaleeb wuxuu guursaday Efraad, oo iyana isagay u dhashay Xuur.

Taariikhdii Kowaad 2:20 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Xuurna wuxuu dhalay Uurii, Uuriina wuxuu dhalay Besaleel.

Taariikhdii Kowaad 2:21 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Oo taas dabadeedna Xesroon wuxuu u tegey inantii Maakiir oo ahaa Gilecaad aabbihiis, oo taas wuxuu guursaday isagoo lixdan sannadood jira, oo waxayna isaga u dhashay Seguub.

Taariikhdii Kowaad 2:22 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Seguubna wuxuu dhalay Yaa'iir, oo dalka reer Gilecaad ku lahaa saddex iyo labaatan magaalo.

Taariikhdii Kowaad 2:23 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Oo Geshuur iyo Araam ayaa waxay qaateen magaalooyinkii reer Yaa'iir, iyo Qenaad, iyo tuulooyinkeedii, waxayna wada ahaayeen lixdan magaalo. Oo kulli intaasu waxay wada ahaayeen wiilashii Maakiir oo ahaa Gilecaad aabbihiis.

Taariikhdii Kowaad 2:24 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Oo Xesroon markuu Kaaleeb Efraataah ku dhintay dabadeed ayaa Abiiyaah oo ahayd Xesroon naagtiisii waxay isagii u dhashay Ashxuur oo ahaa Teqooca aabbihiis.

Taariikhdii Kowaad 2:25 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Oo Yeraxme'eel oo ahaa curadkii Xesroon wiilashiisiina waxay ahaayeen Raam oo curadkiisii ahaa, iyo Buunaah, iyo Oren, iyo Osem, iyo Axiiyaah.

Taariikhdii Kowaad 2:26 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Oo Yeraxme'eelna wuxuu qabay naag kale, oo magaceeda la odhan jiray Cataaraah, oo iyana waxay ahayd Oonaam hooyadiis.

Taariikhdii Kowaad 2:27 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Oo Raam oo ahaa curadkii Yeraxme'eel wiilashiisii waxay ahaayeen Macas, iyo Yaamiin, iyo Ceeqer.

Taariikhdii Kowaad 2:28 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Wiilashii Oonaamna waxay ahaayeen Shammay, iyo Yaadaac, wiilashii Shammayna waxay ahaayeen Naadaab iyo Abiishuur.

Taariikhdii Kowaad 2:29 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Oo naagtii Abiishuur magaceedana waxaa la odhan jiray Abiixayil, iyana waxay isagii u dhashay Axbaan iyo Mooliid.

Taariikhdii Kowaad 2:30 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Wiilashii Naadaabna waxay ahaayeen Seled, iyo Afayim, laakiinse Seled wiilalla'aan buu ku dhintay.

Taariikhdii Kowaad 2:31 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Ina Afayimna wuxuu ahaa Yishcii. Ina Yishciina wuxuu ahaa Sheeshaan. Ina Sheeshaanna wuxuu ahaa Axlay.

Taariikhdii Kowaad 2:32 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Shammay walaalkiisii oo Yaadaac ahaa wiilashiisiina waxay ahaayeen Yeter, iyo Yoonaataan, Yeterna wiilalla'aan buu ku dhintay.

Taariikhdii Kowaad 2:33 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Wiilashii Yoonaataanna waxay ahaayeen Feled, iyo Saasaa. Kuwaasu waxay wada ahaayeen wiilashii Yeraxme'eel.

Taariikhdii Kowaad 2:34 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Haddaba Sheeshaan wiilal ma lahayn, gabdho mooyaane. Oo Sheeshaan wuxuu lahaa addoon Masri ah, oo magiciisana waxaa la odhan jiray Yarxaac.

Taariikhdii Kowaad 2:35 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Markaasaa Sheeshaan gabadhiisii u guuriyey addoonkiisii Yarxaac la odhan jiray, oo iyana waxay isagii u dhashay Catay.

Taariikhdii Kowaad 2:36 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Catayna wuxuu dhalay Naataan, Naataanna wuxuu dhalay Saabaad,

Taariikhdii Kowaad 2:37 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Saabaadna wuxuu dhalay Eflaal, Eflaalna wuxuu dhalay Coobeed,

Taariikhdii Kowaad 2:38 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Coobeedna wuxuu dhalay Yeehuu, Yeehuuna wuxuu dhalay Casaryaah,

Taariikhdii Kowaad 2:39 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Casaryaahna wuxuu dhalay Xeles, Xelesna wuxuu dhalay Elecaasaah,

Taariikhdii Kowaad 2:40 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Elecaasaahna wuxuu dhalay Sismay, Sismayna wuxuu dhalay Shalluum,

Taariikhdii Kowaad 2:41 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Shalluumna wuxuu dhalay Yeqamyaah, Yeqamyaahna wuxuu dhalay Eliishaamaac.

Taariikhdii Kowaad 2:42 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Yeraxme'eel walaalkiis Kaaleeb wiilashiisiina waxay ahaayeen curadkiisii Meeshaac, oo Siif aabbihiis ahaa, iyo wiilashii Maareeshaah oo ahaa Xebroon aabbihiis.

Taariikhdii Kowaad 2:43 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Wiilashii Xebroonna waxay ahaayeen Qorax, iyo Tafuu'ax, iyo Reqem, iyo Shemac.

Taariikhdii Kowaad 2:44 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Shemacna wuxuu dhalay Raxam, oo ahaa Yorqecaam aabbihiis, Reqemna wuxuu dhalay Shammay.

Taariikhdii Kowaad 2:45 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Shammay wiilkiisiina wuxuu ahaa Maacoon, Maacoonna wuxuu ahaa Beytsuur aabbihiis.

Taariikhdii Kowaad 2:46 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Ceefah oo ahayd Kaaleeb naagtiisii addoonta ahaydna waxay dhashay Xaaraan, iyo Moosaa, iyo Gaasees, oo Xaaraanna wuxuu dhalay Gaasees.

Taariikhdii Kowaad 2:47 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Wiilashii Yaahdayna waxay ahaayeen Regem, iyo Yootam, iyo Geeshaan, iyo Feled, iyo Ceefah, iyo Shacaf.

Taariikhdii Kowaad 2:48 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Macakaah oo ahayd Kaaleeb naagtiisii addoonta ahaydna waxay dhashay Sheber iyo Tirxanaah.

Taariikhdii Kowaad 2:49 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Oo waxay kaloo dhashay Shacaf oo ahaa Madmannaah aabbihiis, iyo Shewaa oo ahaa Makbeenaa aabbihiis, iyo Gibecaa aabbihiis, oo Kaaleeb gabadhiisana waxaa la odhan jiray Caksaah.

Taariikhdii Kowaad 2:50 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Oo kuwanu waxay wada ahaayeen ilmaha Kaaleeb, kaasoo ahaa ina Xuur, oo ahaa curadkii Efraataah, iyo Shoobaal oo ahaa Qiryad Yecaariim aabbihiis,

Taariikhdii Kowaad 2:51 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
iyo Salmaa oo ahaa Beytlaxam aabbihiis, iyo Xaareef oo ahaa Beytgaadeer aabbihiis.

Taariikhdii Kowaad 2:52 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Shoobaal oo ahaa Qiryad Yecaariim aabbihiisna wuxuu lahaa wiilal, Haaro'eh iyo reer Menuxood badhkiis.

Taariikhdii Kowaad 2:53 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Oo reer Qiryad Yecaariim qolooyinkoodiina waxay ahaayeen reer Yeter, iyo reer Fuutii, iyo reer Shumaatii, iyo reer Mishraacii, oo kuwaas waxaa ka soo farcamay reer Sorcaah, iyo reer Eshtaa'ool.

Taariikhdii Kowaad 2:54 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Wiilashii Salmaana waxay ahaayeen Beytlaxam, iyo reer Netofaah, iyo Cataarood Beytyoo'aab, iyo reer Maanahad badhkiis, iyo reer Sorcii.

Taariikhdii Kowaad 2:55 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Oo karraaniyadii Yacbees degganaa qolooyinkoodiina waxay ahaayeen reer Tircaatii, iyo reer Shimcaatiim, iyo reer Suukaatiim. Intaasu waa reer Qeynkii ka soo farcamay Xammad oo ahaa reer Reekaab aabbahood.

Available Bible Translations

American Standard Version
1 Chronicles 2 (ASV) »
King James Version
1 Chronicles 2 (KJV) »
GOD’S WORD® (GW)
1 Chronicles 2 (GW) »
World English Bible
1 Chronicles 2 (WEB) »
Louis Segond 1910
1 Chroniques 2 (LSG) »
इंडियन रिवाइज्ड वर्जन - हिंदी
1 इतिहास 2 (HINIRV) »
ਭਾਰਤੀ ਸੋਧਿਆ ਹੋਇਆ ਸੰਸਕਰਣ - ਪੰਜਾਬੀ
1 ਇਤਿਹਾਸ 2 (PANIRV) »
ভারতীয় সংশোধিত সংস্করণ - বাংলা
1 বংশাৱলি 2 (BENIRV) »
இந்தியன் ரீவைஸ்டு வேர்ஷன் - தமிழ்
1 நாளாகமம் 2 (TAMIRV) »
इंडियन रिवाइज्ड वर्जन - मराठी
1 इतिहास 2 (MARIRV) »
ఇండియన్ రేవిజ్డ్ వెర్షన్ - తెలుగు
1 దినవృత్తాంతాలు 2 (TELIRV) »
ઇન્ડિયન રિવાયઝ્ડ વર્ઝન - ગુજરાતી
1 કાળવૃતાંત 2 (GUJIRV) »
ಭಾರತೀಯ ಪರಿಷ್ಕೃತ ಆವೃತ್ತಿ - ಕನ್ನಡ
1 ಪೂರ್ವಕಾಲವೃತ್ತಾಂತ 2 (KANIRV) »
الكتاب المقدس باللغة العربية، فان دايك
١ أخبار 2 (AVD) »
תנ ך עברי מודרני
דברי הימים א 2 (HEB) »
Bíblia Sagrada Português
1 Crônicas 2 (BSL) »
Kinh Thánh: Tiếng Việt
1 Sử Ký 2 (VIE) »
Reina Valera Antigua
1 Crónicas 2 (RVA) »
La Sacra Bibbia
1 Cronache 2 (RIV) »
圣 经 简体中文和合本
历 代 志 上 2 (CUVS) »
聖 經 繁體中文和合本
歷 代 志 上 2 (CUVT) »
Bibla e Shenjtë
1 Kronikave 2 (ALB) »
Библия на русском
1 Паралипоменон 2 (RUSV) »
Українська Біблія
1 хроніки 2 (UKR) »
Szent Biblia - Magyar
1 Krónika 2 (KAR) »
Българска Библия
1 Летописи 2 (BULG) »
聖書 日本語
歴代志上 2 (JPN) »
De Heilige Schrift
1 Kronieken 2 (NLD) »

Taariikhdii Kowaad (SOM) Chapter Selection

SOM Book Selection List

View full list of SOM Bible Books and Chapters