Taariikhdii Kowaad Chapter 7 SOM Bible Verse Images

Taariikhdii Kowaad 7 Bible Verse Pictures. Choose from a large collection of inspirational, motivational and encouraging Bible verses with pictures of nature. Download and share Taariikhdii Kowaad 7 inspirational Bible verse images. Bible verse pictures were created based on verses from the Somali Bible (SOM). The Holy Bible in the Somali language of Somalia, Adan Jim'ale Version.

Copyright © 1979, 2008 Society for International Ministries -- Kenya
Language: Somali
Translation by: SIM International

Somali, Kitaablka Quduuska Ah - This translation, published by the SIM, was published in 2008. If you are interested in obtaining a printed copy, please contact the SIM at PO Box 72983, Nairobi, Kenya. This translation text is made available to you under the terms of the Creative Commons License: Attribution-Noncommercial-No Derivative Works. (http://creativecommons.org/licenses/by-nc-nd/3.0/) In addition, you have permission to port the text to different file formats, as long as you do not change any of the text or punctuation of the Bible.

You may share, copy, distribute, transmit, and extract portions or quotations from this work, provided that you include the above copyright information:

  • You must give Attribution to the work.
  • You do not sell this work for a profit.
  • You do not make any derivative works that change any of the actual words or punctuation of the Scriptures.

Permissions beyond the scope of this license may be available if you contact SIM International with your request.

This translation is made available to you under the terms of the Creative Commons Attribution-Noncommercial-No Derivatives license 4.0. You may share and redistribute this Bible translation or extracts from it in any format, provided that:

  • You include the above copyright and source information.
  • You do not sell this work for a profit.
  • You do not change any of the words or punctuation of the Scriptures

Credits: In addition, we would like to give very special thanks to eBible.org for making Holy Bible in the Somali language available in MySQL format.


Taariikhdii Kowaad 7:1 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Wiilashii Isaakaarna waxay ahaayeen Toolac, iyo Fuwaah, iyo Yaashuub, iyo Shimroon, afar bay ahaayeen.

Taariikhdii Kowaad 7:2 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Wiilashii Toolacna waxay ahaayeen Cusii, iyo Refaayaah, iyo Yerii'eel, iyo Yahmay, iyo Yibsaam, iyo Shemuu'eel, oo waxay ahaayeen madaxdii reerahoodii oo ahaa reer Toolac, oo qarnigoodiina rag xoog badan bay ku ahaayeen. Wakhtigii Daa'uud joogayna tiradoodu waxay ahayd laba iyo labaatan kun iyo lix boqol.

Taariikhdii Kowaad 7:3 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Farcankii Cusiina waxay ahaayeen Yisraxyaah, iyo wiilashii Yisraxyaah oo ahaa Miikaa'eel, iyo Cobadyaah, iyo Yoo'eel, iyo Yishiyaah, oo waxay isku ahaayeen shan, dhammaantoodna waxay ahaayeen rag madax ah.

Taariikhdii Kowaad 7:4 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Oo iyaga waxaa la jiray guutooyin ah ciidankii dagaalka sidii ay u kala dhasheen iyo sidii reerahoodu ahaayeen, waxayna ahaayeen lix iyo soddon kun oo nin, waayo, waxay lahaayeen naago iyo wiilal badan.

Taariikhdii Kowaad 7:5 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Oo walaalahoodii qolooyinka reer Isaakaar ku dhex jiray oo dhammu waxay ahaayeen rag xoog badan, oo kulligoodna abtiriskooda la tiriyey, oo waxayna ahaayeen toddoba iyo siddeetan kun oo qof.

Taariikhdii Kowaad 7:6 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Wiilashii Benyaamiinna waxay ahaayeen Belac, iyo Beker, iyo Yediica'eel, oo ahaa saddex.

Taariikhdii Kowaad 7:7 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Wiilashii Belacna waxay ahaayeen Esboon, iyo Cusii, iyo Cusii'eel, iyo Yeriimood, iyo Ciirii, oo ahaa shan, oo reerahoodana madax bay u ahaayeen, rag xoog badan bayna ahaayeen, oo abtiriskoodana waa la tiriyey, oo waxay ahaayeen laba iyo labaatan kun iyo afar iyo soddon nin.

Taariikhdii Kowaad 7:8 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Wiilashii Bekerna waxay ahaayeen Semiiraah, iyo Yoo'aash, iyo Eliiceser, iyo Eliyooceenay, iyo Comrii, iyo Yereemood, iyo Abiiyaah, iyo Canaatood, iyo Calemed. Oo intaas oo dhammu waxay wada ahaayeen wiilashii Beker.

Taariikhdii Kowaad 7:9 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Oo iyaga sidii abtiriskoodii ahaa waa loo tiriyey iyo sidii ay u kala dhasheen, oo waxay ahaayeen madaxdii reerahooda oo ah rag xoog badan, tiradooduna waxay ahayd labaatan kun iyo laba boqol.

Taariikhdii Kowaad 7:10 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Farcankii Yediica'eelna waxay ahaayeen Bilhaan, iyo wiilashii Bilhaan oo ahaa Yecuush iyo Benyaamiin, iyo Eehuud, iyo Kenacanaah, iyo Seetaan, iyo Tarshiish, iyo Axiishaxar.

Taariikhdii Kowaad 7:11 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Oo intaas oo dhammu waxay ahaayeen farcankii Yediica'eel sidii ay ahaayeen madaxdii reerahoodu, rag xoog badan bayna ahaayeen, oo intoodii dagaal aawadiis ciidanka u geli kartay waxay ahaayeen toddoba iyo toban kun iyo laba boqol,

Taariikhdii Kowaad 7:12 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
iyo weliba Shufiim iyo Xufiim oo ahaa wiilashii Ciir, iyo Xushiim oo ahaa ina Axeer.

Taariikhdii Kowaad 7:13 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Wiilashii Naftaalina waxay ahaayeen Yaxsii'eel, iyo Guunii, iyo Yeser, iyo Shalluum, oo intaasu waxay ahaayeen wiilashii Bilhah.

Taariikhdii Kowaad 7:14 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Wiilashii Manasehna waxay ahaayeen Casrii'eel, oo ay naagtiisii dhashay: (oo naagtiisii addoonta ahaydna waxay u dhashay Maakiir oo ahaa Gilecaad aabbihiis,

Taariikhdii Kowaad 7:15 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Maakiirna wuxuu guursaday walaashii Xufiim iyo Shufiim, oo magaceedana waxaa la odhan jiray Macakaah, ) oo wiilkii labaad magiciisana waxaa la odhan jiray Selaafexaad, oo Selaafexaadna wuxuu lahaa gabdho.

Taariikhdii Kowaad 7:16 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Oo Macakaah oo ahayd Maakiir naagtiisiina waxay dhashay wiil, oo magiciisiina waxay u bixisay Feresh, oo walaalkiis magiciisana waxaa la odhan jiray Shereesh, wiilashiisiina waxay ahaayeen Uulaam iyo Raaqem.

Taariikhdii Kowaad 7:17 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Ina Uulaamna wuxuu ahaa Bedaan. Kuwaasu waxay ahaayeen wiilashii Gilecaad oo ahaa ina Maakiir, oo ka sii ahaa ina Manaseh.

Taariikhdii Kowaad 7:18 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Oo walaashiis Hammolekedna waxay dhashay Iishood, iyo Abiiceser, iyo Maxlaah.

Taariikhdii Kowaad 7:19 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Wiilashii Shemiidaacna waxay ahaayeen Axyaan, iyo Shekem, iyo Liqxii, iyo Aniicaam.

Taariikhdii Kowaad 7:20 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Farcankii Efrayimna waxay ahaayeen Shuutelax oo dhalay Bered, oo isna dhalay Taxad, oo isna dhalay Elcaadaah, oo isna dhalay Taxad,

Taariikhdii Kowaad 7:21 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
oo isna dhalay Saabaad, oo isna dhalay Shuutelax, iyo weliba Ceser, iyo Elcaad oo ay dileen dadkii reer Gad oo dalka ku dhashay, maxaa yeelay, iyagu waxay u soo degeen inay xoolahooda dhacaan.

Taariikhdii Kowaad 7:22 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Oo aabbahood Efrayimna maalmo badan ayuu aawadood u barooranayay, laakiinse waxaa isaga u yimid walaalihiis inay tacsiyeeyaan.

Taariikhdii Kowaad 7:23 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Oo isna markaasuu naagtiisii u tegey, kolkaasay uuraysatay oo waxay dhashay wiil. Markaasuu magiciisii u bixiyey Beriicaah, maxaa yeelay, belaayaa reerkiisii ku dhacday.

Taariikhdii Kowaad 7:24 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Oo gabadhiisana waxaa la odhan jiray She'eraah, oo iyadu waxay dhistay Beytxooroon tan hoose iyo tan sareba, iyo weliba Useen She'eraah.

Taariikhdii Kowaad 7:25 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Oo wuxuu dhalay Refax, oo isna dhalay Reshef, iyo wiilkiisii Telax, oo isna dhalay Tahan,

Taariikhdii Kowaad 7:26 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
oo isna dhalay Lacdaan, oo isna dhalay Cammiihuud, oo isna dhalay Eliishaamaa,

Taariikhdii Kowaad 7:27 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
oo isna dhalay Nuun, oo isna dhalay Yashuuca.

Taariikhdii Kowaad 7:28 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Oo hantidoodii iyo hoygoodiiba waxay ahaayeen Beytel iyo magaalooyinkeeda, iyo xagga bari Nacaraan, iyo xagga galbeed Geser, iyo magaalooyinkeeda, iyo weliba Shekem iyo magaalooyinkeedii, iyo Casaah iyo magaalooyinkeedii,

Taariikhdii Kowaad 7:29 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
iyo xagga reer Manasehna Beytshe'aan iyo magaalooyinkeedii, iyo Tacanaag iyo magaalooyinkeedii, iyo Megiddoo iyo magaalooyinkeedii, iyo Door iyo magaalooyinkeedii. Magaalooyinkaas waxaa degganaa reer Yuusuf ina Israa'iil.

Taariikhdii Kowaad 7:30 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Ilma Aasheerna waxay ahaayeen Yimnaah, iyo Yishwaah, iyo Yishwii, iyo Beriicaah, iyo Serax oo ahayd walaashood.

Taariikhdii Kowaad 7:31 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Wiilashii Beriicaahna waxay ahaayeen Xeber, iyo Malkii'eel oo ahaa Birsaawid aabbihiis.

Taariikhdii Kowaad 7:32 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Oo Xeber wuxuu dhalay Yafleed, iyo Shomeer, iyo Xootaam, iyo walaashood Shuucaa.

Taariikhdii Kowaad 7:33 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Wiilashii Yafleedna waxay ahaayeen Faasag, iyo Bimhaal, iyo Cashwaad. Intaasu waa ilma Yafleed.

Taariikhdii Kowaad 7:34 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Wiilashii Shemerna waxay ahaayeen Axii, iyo Raahgaah, iyo Yehubbaah, iyo Araam.

Taariikhdii Kowaad 7:35 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Oo walaalkiisii Xeelem wiilashiisiina waxay ahaayeen Soofax, iyo Yimnaac, iyo Sheelesh iyo Caamaal.

Taariikhdii Kowaad 7:36 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Wiilashii Soofaxna waxay ahaayeen Suu'ax, iyo Xarnefer, iyo Shuucaal, iyo Beerii, iyo Yimraah,

Taariikhdii Kowaad 7:37 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
iyo Beser, iyo Xood, iyo Shammaa, iyo Shilshaah, iyo Yitraan, iyo Be'eeraa.

Taariikhdii Kowaad 7:38 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Wiilashii Yeterna waxay ahaayeen Yefunneh, iyo Fisfaah, iyo Araa.

Taariikhdii Kowaad 7:39 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Wiilashii Cullaana waxay ahaayeen Aarax, iyo Xannii'eel, iyo Risyaa.

Taariikhdii Kowaad 7:40 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Oo kulli intaas oo dhammuna waxay wada ahaayeen ilma Aasheer oo ah madaxdii reerahooda, oo waxay ahaayeen rag xoog badan oo la doortay, oo weliba waxay ahaayeen madaxdii amiirrada. Oo tiradoodii abtiriska loogu tiriyey hawsha dagaalka waxay ahayd lix iyo labaatan kun oo nin.

Available Bible Translations

American Standard Version
1 Chronicles 7 (ASV) »
King James Version
1 Chronicles 7 (KJV) »
GOD’S WORD® (GW)
1 Chronicles 7 (GW) »
World English Bible
1 Chronicles 7 (WEB) »
Louis Segond 1910
1 Chroniques 7 (LSG) »
इंडियन रिवाइज्ड वर्जन - हिंदी
1 इतिहास 7 (HINIRV) »
ਭਾਰਤੀ ਸੋਧਿਆ ਹੋਇਆ ਸੰਸਕਰਣ - ਪੰਜਾਬੀ
1 ਇਤਿਹਾਸ 7 (PANIRV) »
ভারতীয় সংশোধিত সংস্করণ - বাংলা
1 বংশাৱলি 7 (BENIRV) »
இந்தியன் ரீவைஸ்டு வேர்ஷன் - தமிழ்
1 நாளாகமம் 7 (TAMIRV) »
इंडियन रिवाइज्ड वर्जन - मराठी
1 इतिहास 7 (MARIRV) »
ఇండియన్ రేవిజ్డ్ వెర్షన్ - తెలుగు
1 దినవృత్తాంతాలు 7 (TELIRV) »
ઇન્ડિયન રિવાયઝ્ડ વર્ઝન - ગુજરાતી
1 કાળવૃતાંત 7 (GUJIRV) »
ಭಾರತೀಯ ಪರಿಷ್ಕೃತ ಆವೃತ್ತಿ - ಕನ್ನಡ
1 ಪೂರ್ವಕಾಲವೃತ್ತಾಂತ 7 (KANIRV) »
الكتاب المقدس باللغة العربية، فان دايك
١ أخبار 7 (AVD) »
תנ ך עברי מודרני
דברי הימים א 7 (HEB) »
Bíblia Sagrada Português
1 Crônicas 7 (BSL) »
Kinh Thánh: Tiếng Việt
1 Sử Ký 7 (VIE) »
Reina Valera Antigua
1 Crónicas 7 (RVA) »
La Sacra Bibbia
1 Cronache 7 (RIV) »
圣 经 简体中文和合本
历 代 志 上 7 (CUVS) »
聖 經 繁體中文和合本
歷 代 志 上 7 (CUVT) »
Bibla e Shenjtë
1 Kronikave 7 (ALB) »
Библия на русском
1 Паралипоменон 7 (RUSV) »
Українська Біблія
1 хроніки 7 (UKR) »
Szent Biblia - Magyar
1 Krónika 7 (KAR) »
Българска Библия
1 Летописи 7 (BULG) »
聖書 日本語
歴代志上 7 (JPN) »
De Heilige Schrift
1 Kronieken 7 (NLD) »

Taariikhdii Kowaad (SOM) Chapter Selection

SOM Book Selection List

View full list of SOM Bible Books and Chapters