Taariikhdii Kowaad Chapter 6 SOM Bible Verse Images

Taariikhdii Kowaad 6 Bible Verse Pictures. Choose from a large collection of inspirational, motivational and encouraging Bible verses with pictures of nature. Download and share Taariikhdii Kowaad 6 inspirational Bible verse images. Bible verse pictures were created based on verses from the Somali Bible (SOM). The Holy Bible in the Somali language of Somalia, Adan Jim'ale Version.

Copyright © 1979, 2008 Society for International Ministries -- Kenya
Language: Somali
Translation by: SIM International

Somali, Kitaablka Quduuska Ah - This translation, published by the SIM, was published in 2008. If you are interested in obtaining a printed copy, please contact the SIM at PO Box 72983, Nairobi, Kenya. This translation text is made available to you under the terms of the Creative Commons License: Attribution-Noncommercial-No Derivative Works. (http://creativecommons.org/licenses/by-nc-nd/3.0/) In addition, you have permission to port the text to different file formats, as long as you do not change any of the text or punctuation of the Bible.

You may share, copy, distribute, transmit, and extract portions or quotations from this work, provided that you include the above copyright information:

  • You must give Attribution to the work.
  • You do not sell this work for a profit.
  • You do not make any derivative works that change any of the actual words or punctuation of the Scriptures.

Permissions beyond the scope of this license may be available if you contact SIM International with your request.

This translation is made available to you under the terms of the Creative Commons Attribution-Noncommercial-No Derivatives license 4.0. You may share and redistribute this Bible translation or extracts from it in any format, provided that:

  • You include the above copyright and source information.
  • You do not sell this work for a profit.
  • You do not change any of the words or punctuation of the Scriptures

Credits: In addition, we would like to give very special thanks to eBible.org for making Holy Bible in the Somali language available in MySQL format.


Taariikhdii Kowaad 6:1 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Wiilashii Laawina waxay ahaayeen Gershoon, iyo Qohaad, iyo Meraarii.

Taariikhdii Kowaad 6:2 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Wiilashii Qohaadna waxay ahaayeen Camraam, iyo Isehaar, iyo Xebroon, iyo Cusii'eel.

Taariikhdii Kowaad 6:3 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Ilmaha Camraamna waxay ahaayeen Haaruun, iyo Muuse, iyo Maryan. Wiilashii Haaruunna waxay ahaayeen Naadaab, iyo Abiihuu, iyo Elecaasaar, iyo Iitaamaar.

Taariikhdii Kowaad 6:4 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Elecaasaar wuxuu dhalay Fiinexaas, Fiinexaasna wuxuu dhalay Abiishuuca,

Taariikhdii Kowaad 6:5 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Abiishuucana wuxuu dhalay Buqii, Buqiina wuxuu dhalay Cusii,

Taariikhdii Kowaad 6:6 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Cusiina wuxuu dhalay Seraxyaah, Seraxyaahna wuxuu dhalay Meraayood,

Taariikhdii Kowaad 6:7 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Meraayoodna wuxuu dhalay Amaryaah, Amaryaahna wuxuu dhalay Axiituub,

Taariikhdii Kowaad 6:8 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Axiituubna wuxuu dhalay Saadooq, Saadooqna wuxuu dhalay Axiimacas,

Taariikhdii Kowaad 6:9 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Axiimacasna wuxuu dhalay Casaryaah, Casaryaahna wuxuu dhalay Yooxaanaan,

Taariikhdii Kowaad 6:10 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Yooxaanaanna wuxuu dhalay Casaryaah, (isagu wuxuu ahaa kii hawsha wadaadnimada ka qaban jiray gurigii Sulaymaan Yeruusaalem ka dhisay, )

Taariikhdii Kowaad 6:11 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Casaryaahna wuxuu dhalay Amaryaah, Amaryaahna wuxuu dhalay Axiituub,

Taariikhdii Kowaad 6:12 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Axiituubna wuxuu dhalay Saadooq, Saadooqna wuxuu dhalay Shalluum,

Taariikhdii Kowaad 6:13 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Shalluumna wuxuu dhalay Xilqiyaah, Xilqiyaahna wuxuu dhalay Casaryaah,

Taariikhdii Kowaad 6:14 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Casaryaahna wuxuu dhalay Seraayaah, Seraayaahna wuxuu dhalay Yehoosaadaaq,

Taariikhdii Kowaad 6:15 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Yehoosaadaaqna maxaabiis ahaan buu tegey waagii Rabbigu dadkii Yahuudah iyo Yeruusaalem uu gacantii Nebukadnesar ku kaxeeyey.

Taariikhdii Kowaad 6:16 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Wiilashii Laawina waxay ahaayeen Gershoom, iyo Qohaad, iyo Meraarii.

Taariikhdii Kowaad 6:17 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Kuwanuna waa magacyadii wiilashii Gershoom, Libnii iyo Shimcii.

Taariikhdii Kowaad 6:18 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Wiilashii Qohaadna waxay ahaayeen Camraam, iyo Isehaar, iyo Xebroon, iyo Cusii'eel.

Taariikhdii Kowaad 6:19 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Wiilashii Meraariina waxay ahaayeen Maxlii iyo Mushii. Oo intaasu waa qolooyinkii reer Laawi iyo sidii ay reerahoodu ahaayeen.

Taariikhdii Kowaad 6:20 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Gershoom waxaa ka soo farcamay wiilkiisii Libnii oo dhalay Yaaxad, oo isna dhalay Simmaah,

Taariikhdii Kowaad 6:21 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
oo isna dhalay Yoo'aax, oo isna dhalay Iddo, oo isna dhalay Serax, oo isna dhalay Ye'ateray.

Taariikhdii Kowaad 6:22 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Qohaadna waxaa ka soo farcamay wiilkiisii Cammiinaadaab, oo dhalay Qorax, oo isna dhalay Asiir,

Taariikhdii Kowaad 6:23 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
oo isna dhalay Elqaanaah, oo isna dhalay Ebiyaasaaf, oo isna dhalay Asiir,

Taariikhdii Kowaad 6:24 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
oo isna dhalay Taxad, oo isna dhalay Uurii'eel, oo isna dhalay Cusiyaah, oo isna dhalay Shaa'uul.

Taariikhdii Kowaad 6:25 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Wiilashii Elqaanaahna waxay ahaayeen Camaasay iyo Axiimood.

Taariikhdii Kowaad 6:26 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Oo xagga Elqaanaahna waxaa ka soo farcamay Soofay, oo dhalay Nahad,

Taariikhdii Kowaad 6:27 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
oo isna dhalay Elii'aab, oo isna dhalay Yeroxaam, oo isna dhalay Elqaanaah.

Taariikhdii Kowaad 6:28 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Wiilashii Samuu'eelna waxay ahaayeen curadkiisii oo ahaa Yoo'eel, iyo kii labaad oo ahaa Abiiyaah.

Taariikhdii Kowaad 6:29 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Farcankii Meraariina wuxuu ahaa Maxlii, oo dhalay Libnii, oo isna dhalay Shimcii, oo isna dhalay Cuusaah,

Taariikhdii Kowaad 6:30 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
oo isna dhalay Shimcaa, oo isna dhalay Xaggiyaah, oo isna dhalay Casaayaah.

Taariikhdii Kowaad 6:31 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Kuwanuna waa kuwii Daa'uud u sarraysiiyey hawshii gabayga oo gurigii Rabbiga ku dhex jirtay markii sanduuqii axdiga meeshaas la dhigay dabadeed.

Taariikhdii Kowaad 6:32 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Oo iyagu taambuugga teendhadii shirka horteeda ayay gabay kaga adeegi jireen, ilaa Sulaymaan uu Yeruusaalem ka dhex dhisay gurigii Rabbiga, oo iyana hawshooda waxay u qaban jireen siday u kala horhorreeyeen.

Taariikhdii Kowaad 6:33 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Oo intanu waa kuwii adeegi jiray iyo wiilashoodii. Kuwii ka mid ahaa reer Qohaad waxay ahaayeen Heemaan oo gabayaa ahaa, ina Yoo'eel, ina Samuu'eel,

Taariikhdii Kowaad 6:34 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
ina Elqaanaah, ina Yeroxaam, ina Elii'eel, ina Too'ax,

Taariikhdii Kowaad 6:35 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
ina Suuf, ina Elqaanaah, ina Maxad, ina Camaasay,

Taariikhdii Kowaad 6:36 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
ina Elqaanaah, ina Yoo'eel, ina Casaryaah, ina Sefanyaah,

Taariikhdii Kowaad 6:37 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
ina Taxad, ina Asiir, ina Ebiyaasaaf, ina Qorax,

Taariikhdii Kowaad 6:38 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
ina Isehaar, ina Qohaad, ina Laawi, ina Israa'iil.

Taariikhdii Kowaad 6:39 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Walaalkiis Aasaaf oo gacantiisii midig istaagi jiray wuxuu ahaa Aasaaf ina Berekyaah, ina Shimcaa,

Taariikhdii Kowaad 6:40 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
ina Miikaa'eel, ina Bacaseeyaah, ina Malkiiyaah,

Taariikhdii Kowaad 6:44 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Oo iyaga gacantooda midigtana waxaa istaagi jiray walaalahood oo ahaa reer Meraarii, Eetaan oo ahaa ina Qiishii, ina Cabdii, ina Malluug,

Taariikhdii Kowaad 6:45 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
ina Xashabyaah, ina Amasyaah, ina Xilqiyaah,

Taariikhdii Kowaad 6:47 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
ina Maxlii, ina Mushii, ina Meraarii, ina Laawi.

Taariikhdii Kowaad 6:48 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Oo walaalahood oo ahaa reer Laawina waxaa loo doortay inay ka adeegaan taambuuggii guriga Ilaah oo dhan.

Taariikhdii Kowaad 6:49 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Laakiinse Haaruun iyo wiilashiisu waxay meesha allabariga la gubo iyo girgiraha fooxa wax ugu bixin jireen shuqulkii meesha ugu quduuska ah oo dhan iyo inay reer binu Israa'iil kafaaraggud ugu sameeyaan, sidii dhammaan addoonkii Ilaah ee Muuse ahaa amray.

Taariikhdii Kowaad 6:50 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Oo kuwanuna waa farcankii Haaruun, wiilkiisii Elecaasaar, oo dhalay Fiinexaas, oo isna dhalay Abiishuuca,

Taariikhdii Kowaad 6:51 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
oo isna dhalay Buqii, oo isna dhalay Cusii, oo isna dhalay Seraxyaah,

Taariikhdii Kowaad 6:52 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
oo isna dhalay Meraayood, oo isna dhalay Amaryaah, oo isna dhalay Axiituub,

Taariikhdii Kowaad 6:53 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
oo isna dhalay Saadooq, oo isna dhalay Axiimacas.

Taariikhdii Kowaad 6:54 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Haddaba kuwanu waa meelahoodii ay degi jireen iyo sidii degmooyinkoodu ahaayeen kuwaasoo ku dhex yiil soohdimahooda. Reer Haaruun oo ah qolooyinka reer Qohaad, oo saamiga kowaad lahaa,

Taariikhdii Kowaad 6:55 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
waxaa la siiyey Xebroon oo ku dhex tiil dalka reer Yahuudah, iyo agagaarkeedii ku wareegsanaa oo dhanba.

Taariikhdii Kowaad 6:56 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Laakiinse magaalada beeraheedii iyo tuulooyinkeediiba waxaa la siiyey Kaaleeb oo ahaa ina Yefunneh.

Taariikhdii Kowaad 6:57 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Reer Haaruunna waxaa la siiyey magaalooyinkii magangalka oo ah Xebroon, iyo Libnaah iyo weliba agagaarkeed, iyo Yatiir, iyo Eshtemooca iyo agagaarkeedii,

Taariikhdii Kowaad 6:58 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
iyo Xiileen iyo agagaarkeedii, iyo Debiir iyo agagaarkeedii,

Taariikhdii Kowaad 6:59 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
iyo Caashaan iyo agagaarkeedii, iyo Beytshemesh iyo agagaarkeedii.

Taariikhdii Kowaad 6:60 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Oo dalkii qabiilka reer Benyaamiinna waxaa laga siiyey Gebac iyo agagaarkeedii, iyo Calemed iyo agagaarkeedii, iyo Canaatood iyo agagaarkeedii. Oo kulli magaalooyinkoodii oo qolooyinkooda oo dhan ku dhex yiil waxay ahaayeen saddex iyo toban magaalo.

Taariikhdii Kowaad 6:61 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Oo reer Qohaad intiisii hadhayna waxaa saami loo siiyey toban magaalo oo ay ka dhex heleen reerka qabiilka iyo qabiilka badhkiisii, kaasoo ah qabiilkii reer Manaseh badhkiis.

Taariikhdii Kowaad 6:62 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Oo reer Gershoomna sidii ay reerahoodu ahaayeen ayay saddex iyo toban magaalo uga heleen qabiilka reer Isaakaar, iyo qabiilka reer Aasheer, iyo qabiilka reer Naftaali, iyo qabiilka reer Manaseh oo Baashaan dhex deggan.

Taariikhdii Kowaad 6:63 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Oo reer Meraarii waxaa saami loogu siiyey siday reerahoodu ahaayeen laba iyo toban magaalo oo ay ka dhex heleen qabiilka reer Ruubeen, iyo qabiilka reer Gaad, iyo qabiilka reer Sebulun.

Taariikhdii Kowaad 6:64 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Oo reer binu Israa'iilna waxay reer Laawi siiyeen magaalooyinkii iyo agagaarkoodii oo dhan.

Taariikhdii Kowaad 6:65 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Oo saami ahaan ayay magaalooyinkan la magacaabay uga siiyeen qabiilka reer Yahuudah, iyo qabiilka reer Simecoon, iyo qabiilka reer Benyaamiin.

Taariikhdii Kowaad 6:66 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Reerihii Qohaad qaarkoodna waxay magaalooyin ku lahaayeen meelo soohdintooda ah oo ay ka heleen qabiilka reer Efrayim.

Taariikhdii Kowaad 6:67 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Oo iyaga waxaa la siiyey magaalooyinkii magangalka, oo waxayna ahaayeen Shekem oo ku dhex tiil dalka buuraha leh oo reer Efrayim iyo agagaarkeedii, iyo weliba Geser iyo agagaarkeedii,

Taariikhdii Kowaad 6:68 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
iyo Yoqmecaam iyo agagaarkeedii, iyo Beytxooroon iyo agagaarkeedii,

Taariikhdii Kowaad 6:69 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
iyo Ayaaloon iyo agagaarkeedii, iyo Gad Rimmoon iyo agagaarkeedii.

Taariikhdii Kowaad 6:70 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Oo qabiilkii reer Manaseh badhkiisna waxaa laga dhex siiyey Caaneer iyo agagaarkeedii, iyo Bilcaam iyo agagaarkeedii, reer Qohaad intooda hadhay aawadood.

Taariikhdii Kowaad 6:71 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Oo reer Gershoomna waxaa qabiilka reer Manaseh badhkiisii laga siiyey Goolaan oo Baashaan ku taal iyo agagaarkeedii, iyo Cashtarod iyo agagaarkeedii.

Taariikhdii Kowaad 6:72 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Oo qabiilka reer Isaakaarna waxaa laga siiyey Qedesh iyo agagaarkeedii, iyo Daaberad iyo agagaarkeedii,

Taariikhdii Kowaad 6:73 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
iyo Raamod iyo agagaarkeedii, iyo Caaneem iyo agagaarkeedii.

Taariikhdii Kowaad 6:74 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Oo qabiilkii reer Aasheerna waxaa laga siiyey Maashaal iyo agagaarkeedii, iyo Cabdoon iyo agagaarkeedii,

Taariikhdii Kowaad 6:75 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
iyo Xuuqoq iyo agagaarkeedii, iyo Rexob iyo agagaarkeedii.

Taariikhdii Kowaad 6:76 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Oo qabiilkii reer Naftaalina waxaa laga siiyey Qedesh oo Galili ku taal iyo agagaarkeedii, iyo Xammoon iyo agagaarkeedii, iyo Qiryaatayim iyo agagaarkeedii.

Taariikhdii Kowaad 6:77 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Oo reer Laawi intoodii hadhay oo ahayd reer Meraarii waxaa qabiilka reer Sebulun laga siiyey Rimmoonoo iyo agagaarkeedii, iyo Taaboor iyo agagaarkeedii.

Taariikhdii Kowaad 6:78 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Oo Webi Urdun shishadiisa oo ah Yerixoo agteeda oo ah Webi Urdun xaggiisa bari waxaa qabiilka reer Ruubeenna laga siiyey Beser oo cidlada ku taal iyo agagaarkeedii, iyo Yahsaah iyo agagaarkeedii,

Taariikhdii Kowaad 6:79 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
iyo Qedemood iyo agagaarkeedii, iyo Mefacad iyo agagaarkeedii.

Taariikhdii Kowaad 6:80 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Oo qabiilka reer Gaadna waxaa laga siiyey Raamod oo Gilecaad ku taal iyo agagaarkeedii, iyo Maxanayim iyo agagaarkeedii,

Taariikhdii Kowaad 6:81 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
iyo Xeshboon iyo agagaarkeedii, iyo Yacser iyo agagaarkeedii.

Available Bible Translations

American Standard Version
1 Chronicles 6 (ASV) »
King James Version
1 Chronicles 6 (KJV) »
GOD’S WORD® (GW)
1 Chronicles 6 (GW) »
World English Bible
1 Chronicles 6 (WEB) »
Louis Segond 1910
1 Chroniques 6 (LSG) »
इंडियन रिवाइज्ड वर्जन - हिंदी
1 इतिहास 6 (HINIRV) »
ਭਾਰਤੀ ਸੋਧਿਆ ਹੋਇਆ ਸੰਸਕਰਣ - ਪੰਜਾਬੀ
1 ਇਤਿਹਾਸ 6 (PANIRV) »
ভারতীয় সংশোধিত সংস্করণ - বাংলা
1 বংশাৱলি 6 (BENIRV) »
இந்தியன் ரீவைஸ்டு வேர்ஷன் - தமிழ்
1 நாளாகமம் 6 (TAMIRV) »
इंडियन रिवाइज्ड वर्जन - मराठी
1 इतिहास 6 (MARIRV) »
ఇండియన్ రేవిజ్డ్ వెర్షన్ - తెలుగు
1 దినవృత్తాంతాలు 6 (TELIRV) »
ઇન્ડિયન રિવાયઝ્ડ વર્ઝન - ગુજરાતી
1 કાળવૃતાંત 6 (GUJIRV) »
ಭಾರತೀಯ ಪರಿಷ್ಕೃತ ಆವೃತ್ತಿ - ಕನ್ನಡ
1 ಪೂರ್ವಕಾಲವೃತ್ತಾಂತ 6 (KANIRV) »
الكتاب المقدس باللغة العربية، فان دايك
١ أخبار 6 (AVD) »
תנ ך עברי מודרני
דברי הימים א 6 (HEB) »
Bíblia Sagrada Português
1 Crônicas 6 (BSL) »
Kinh Thánh: Tiếng Việt
1 Sử Ký 6 (VIE) »
Reina Valera Antigua
1 Crónicas 6 (RVA) »
La Sacra Bibbia
1 Cronache 6 (RIV) »
圣 经 简体中文和合本
历 代 志 上 6 (CUVS) »
聖 經 繁體中文和合本
歷 代 志 上 6 (CUVT) »
Bibla e Shenjtë
1 Kronikave 6 (ALB) »
Библия на русском
1 Паралипоменон 6 (RUSV) »
Українська Біблія
1 хроніки 6 (UKR) »
Szent Biblia - Magyar
1 Krónika 6 (KAR) »
Българска Библия
1 Летописи 6 (BULG) »
聖書 日本語
歴代志上 6 (JPN) »
De Heilige Schrift
1 Kronieken 6 (NLD) »

Taariikhdii Kowaad (SOM) Chapter Selection

SOM Book Selection List

View full list of SOM Bible Books and Chapters