Taariikhdii Kowaad Chapter 4 SOM Bible Verse Images

Taariikhdii Kowaad 4 Bible Verse Pictures. Choose from a large collection of inspirational, motivational and encouraging Bible verses with pictures of nature. Download and share Taariikhdii Kowaad 4 inspirational Bible verse images. Bible verse pictures were created based on verses from the Somali Bible (SOM). The Holy Bible in the Somali language of Somalia, Adan Jim'ale Version.

Copyright © 1979, 2008 Society for International Ministries -- Kenya
Language: Somali
Translation by: SIM International

Somali, Kitaablka Quduuska Ah - This translation, published by the SIM, was published in 2008. If you are interested in obtaining a printed copy, please contact the SIM at PO Box 72983, Nairobi, Kenya. This translation text is made available to you under the terms of the Creative Commons License: Attribution-Noncommercial-No Derivative Works. (http://creativecommons.org/licenses/by-nc-nd/3.0/) In addition, you have permission to port the text to different file formats, as long as you do not change any of the text or punctuation of the Bible.

You may share, copy, distribute, transmit, and extract portions or quotations from this work, provided that you include the above copyright information:

  • You must give Attribution to the work.
  • You do not sell this work for a profit.
  • You do not make any derivative works that change any of the actual words or punctuation of the Scriptures.

Permissions beyond the scope of this license may be available if you contact SIM International with your request.

This translation is made available to you under the terms of the Creative Commons Attribution-Noncommercial-No Derivatives license 4.0. You may share and redistribute this Bible translation or extracts from it in any format, provided that:

  • You include the above copyright and source information.
  • You do not sell this work for a profit.
  • You do not change any of the words or punctuation of the Scriptures

Credits: In addition, we would like to give very special thanks to eBible.org for making Holy Bible in the Somali language available in MySQL format.


Taariikhdii Kowaad 4:1 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Wiilashii Yahuudahna waxay ahaayeen Feres, iyo Xesroon, iyo Karmii, iyo Xuur, iyo Shoobaal.

Taariikhdii Kowaad 4:2 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Oo Re'aayaah oo ahaa ina Shoobaalna wuxuu dhalay Yaaxad, Yaaxadna wuxuu dhalay Axuumay iyo Lahad. Kuwanu waa qolooyinkii reer Sorcaah.

Taariikhdii Kowaad 4:3 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Oo kuwanuna waxay ahaayeen wiilashii uu dhalay Ceetaam aabbihiis, oo waa Yesreceel, iyo Yishmaa, iyo Yidbaash, oo walaashood magaceedana waxaa la odhan jiray Haselelfoonii,

Taariikhdii Kowaad 4:4 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
iyo Fenuu'eel oo ahaa Gedoor aabbihiis, iyo Ceser oo ahaa Xuushaah aabbihiis. Kuwanu waa wiilashii Xuur, kaasoo ahaa curadkii Efraataah, oo ahaa Beytlaxam aabbihiis.

Taariikhdii Kowaad 4:5 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Oo Ashxuur oo ahaa Teqooca aabbihiisna wuxuu qabay laba naagood, oo waxay ahaayeen Xelaah iyo Nacaraah.

Taariikhdii Kowaad 4:6 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Oo Nacaraah waxay isagii u dhashay Axuusaam, iyo Heefer, iyo Teemnii, iyo Haa'axashtaarii. Intaasu waxay ahaayeen Nacaraah wiilasheedii.

Taariikhdii Kowaad 4:7 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Xelaah wiilasheediina waxay ahaayeen Sered, iyo Isehaar, iyo Etnaan.

Taariikhdii Kowaad 4:8 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Haqoosna wuxuu dhalay Caanuub, iyo Sobeebaah, iyo qolooyinka reer Axarxeel oo ahaa ina Haaruum.

Taariikhdii Kowaad 4:9 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Yacbeesna wuu ka ciso badnaa walaalihiis oo dhan, oo hooyadiis ayaa isagii ku magacawday Yacbees, oo waxay tidhi, Maxaa yeelay, isaga waxaan ku dhalay tiiraanyo.

Taariikhdii Kowaad 4:10 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Oo Yacbeesna wuxuu baryay Ilaahii reer binu Israa'iil, oo ku yidhi, Waxaan jeclaan lahaa inaad i barakaysid, oo aad soohdintayda ii ballaadhisid, iyo in gacantaadu ila jirto, oo aad sharka iga dhawrtid, si aanan u tiiraanyoon! Oo Ilaahna wuu siiyey wixii uu weyddiistay.

Taariikhdii Kowaad 4:11 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Keluub oo ahaa Shuuxah walaalkiisna wuxuu dhalay Mexiir, oo ahaa Eshtoon aabbihiis.

Taariikhdii Kowaad 4:12 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Eshtoonna wuxuu dhalay Beytraafaa, iyo Faasee'ax, iyo Texinnaah oo ahaa Ciirnaaxaash aabbihiis. Oo kuwanu waa nimankii Reekaah.

Taariikhdii Kowaad 4:13 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Wiilashii Qenasna waxay ahaayeen, Cotnii'eel, iyo Seraayaah, oo Cotnii'eelna wuxuu dhalay Xatad.

Taariikhdii Kowaad 4:14 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Mecoonotayna wuxuu dhalay Cofraah, oo Seraayaahna wuxuu dhalay Yoo'aab oo ahaa Geharashiim aabbihiis, waayo, iyagu waxay ahaayeen rag saaniciin ah.

Taariikhdii Kowaad 4:15 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Kaaleeb ina Yefunneh wiilashiisiina waxay ahaayeen Iiruu, iyo Eelaah, iyo Nacam, ina Eelaahna wuxuu ahaa Qenas.

Taariikhdii Kowaad 4:16 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Wiilashii Yehaleleelna waxay ahaayeen Siif iyo Siifaah, iyo Tiiryaa, iyo Asareel.

Taariikhdii Kowaad 4:17 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Ilmaha Cesraahna waxay ahaayeen Yeter, iyo Mered, iyo Ceefer, iyo Yaaloon, oo iyana waxay dhashay Maryan, iyo Shammay, iyo Yishbax oo ahaa Eshtemooca aabbihiis.

Taariikhdii Kowaad 4:18 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Naagtiisii Yahuudiyadda ahaydna waxay dhashay Yered oo ahaa Gedoor aabbihiis, iyo Xeber oo ahaa Sookoo aabbihiis, iyo Yequutii'eel oo ahaa Saanoo'ax aabbihiis. Oo kuwanuna waa wiilashii Bityaah oo ahayd ina Fircoon oo uu Mered guursaday.

Taariikhdii Kowaad 4:19 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Oo Hoodiyaah naagtiisii oo ahayd Naxam walaashiis wiilasheediina waxay ahaayeen Qeciilaah kii reer Garmii aabbihiis, iyo Eshtemooca oo ahaa reer Macakaad.

Taariikhdii Kowaad 4:20 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Wiilashii Shiimoonna waxay ahaayeen Cammoon, iyo Rinnaah, iyo Benxaanaan, iyo Tiiloon. Wiilashii Yishciina waxay ahaayeen Sooxeed iyo Bensooxeed.

Taariikhdii Kowaad 4:21 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Sheelaah ina Yahuudah wiilashiisiina waxay ahaayeen Ceer oo ahaa Leekaah aabbihiis, iyo Lacadaah oo ahaa Maareeshaah aabbihiis, iyo qolooyinka reerka kuwa dhar wanaagsan samayn jiray oo ka soo farcamay reer Ashbeeca,

Taariikhdii Kowaad 4:22 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
iyo Yooqiim, iyo dadka reer Kosebaa, iyo Yoo'aash, iyo Saaraaf oo u talin jiray Moo'aab, iyo Yaashubilexem. Oo taariikhduna waa wax aad u gaboobay.

Taariikhdii Kowaad 4:23 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Oo kuwanuna waxay ahaayeen dheryodhoobyadii, oo waxay degganaan jireen Netaa'iim iyo Gedeeraah, oo halkaas ayay la degganaan jireen boqorka si ay shuqulkiisa u sameeyaan.

Taariikhdii Kowaad 4:24 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Wiilashii Simecoonna waxay ahaayeen Nemuu'eel, iyo Yaamiin, iyo Yaariib, iyo Serax, iyo Shaa'uul

Taariikhdii Kowaad 4:25 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
oo dhalay Shalluum, oo isna dhalay Mibsam, oo isna dhalay Mishmaac.

Taariikhdii Kowaad 4:26 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Mishmaac farcankiisuna wuxuu ahaa Xamuu'eel oo dhalay Sakuur, oo isna dhalay Shimcii.

Taariikhdii Kowaad 4:27 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Shimciina wuxuu lahaa lix iyo toban wiil iyo lix gabdhood, laakiinse walaalihiis carruur badan ma ay lahayn, oo qoladooda oo dhammuna uma ay tarmin, sida reer Yahuudah oo kale.

Taariikhdii Kowaad 4:28 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Oo iyagu waxay degganaayeen Bi'ir Shebac, iyo Molaadaah, iyo Xasar Shuucaal,

Taariikhdii Kowaad 4:30 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
iyo Betuu'eel, iyo Xormaah, iyo Siiqlag,

Taariikhdii Kowaad 4:31 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
iyo Beytmarkabood, iyo Xasar Suusiim, iyo Beytbirii, iyo Shacarayim. Intaasu waxay ahaayeen magaalooyinkoodii ay degganaayeen tan iyo waagii Daa'uud boqortooyada haystay.

Taariikhdii Kowaad 4:32 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Oo tuulooyinkoodiina waxay ahaayeen Ceetaam, iyo Cayn, iyo Rimmon, iyo Token, iyo Caashaan, oo waxay ahaayeen shan magaalo,

Taariikhdii Kowaad 4:33 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
iyo kulli tuulooyinkoodii ku wareegsanaa isla magaalooyinkaas ilaa tan iyo Bacal. Kuwaasu waxay ahaayeen rugahoodii ay degganaayeen, oo iyagu abtirisna way leeyihiin.

Taariikhdii Kowaad 4:34 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Oo Meshoobaab, iyo Yamleeg, iyo Yooshaah oo ahaa ina Amasyaah,

Taariikhdii Kowaad 4:35 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
iyo Yoo'eel, iyo Yeehuu oo ahaa ina Yooshibyaah ina Seraayaah, ina Casii'eel,

Taariikhdii Kowaad 4:36 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
iyo Eliyooceenay, iyo Yacaqobaah, iyo Yeshooxaayaah, iyo Casaayaah, iyo Cadii'eel, iyo Yesiimi'eel, iyo Benaayaah,

Taariikhdii Kowaad 4:37 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
iyo Siisaa oo ahaa ina Shifcii ina Alloon oo ahaa reer Yedacyaah oo ka ahaa reer Shimrii oo ka sii ahaa reer Shemacyaah,

Taariikhdii Kowaad 4:38 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
intaas magacyadooda la sheegay waxay ahaayeen amiirradii qolooyinkooda, oo reerahooduna aad bay si weyn ugu kordheen.

Taariikhdii Kowaad 4:39 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Oo waxay tageen meesha Gedoor laga galo iyo xataa tan iyo dooxadii dhankeeda bari si ay idahooda daaq ugu doondoonaan.

Taariikhdii Kowaad 4:40 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Oo waxay halkaas ka heleen daaq cosob ah oo wanaagsan, oo dhulkuna wuu ballaadhnaa, wuxuuna ahaa dal xasilloon oo nabdoon, waayo, kuwii halkaas waagii hore degganaan jiray waxay ahaayeen reer Xaam.

Taariikhdii Kowaad 4:41 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Oo kuwan magacyadooda la qoray waxay dalka soo galeen waagii boqorkii reer Yahuudah, oo Xisqiyaah ahaa, oo waxay dumiyeen teendhooyinkoodii oo laayeen reer Mecuuniimkii halkaas laga helay, dhammaantoodna way wada baabbi'iyeen, ilaa maantadan la joogo, oo meeshoodii bay degeen, maxaa yeelay, meeshaasu waxay lahayd daaq ay idahoodu daaqaan.

Taariikhdii Kowaad 4:42 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Oo iyaga qaarkood oo ahaa reer Simecoon oo tiradoodu ahayd shan boqol oo nin waxay tageen Buur Seciir, oo waxaa saraakiil u ahaa Felatyaah, iyo Necaryaah, iyo Refaayaah, iyo Cusii'eel oo wada ahaa wiilashii Yishcii.

Taariikhdii Kowaad 4:43 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Oo waxay soo laayeen kuwii reer Camaaleq ka hadhay oo baxsaday, oo halkaasay deggan yihiin ilaa maantadan la joogo.

Available Bible Translations

American Standard Version
1 Chronicles 4 (ASV) »
King James Version
1 Chronicles 4 (KJV) »
GOD’S WORD® (GW)
1 Chronicles 4 (GW) »
World English Bible
1 Chronicles 4 (WEB) »
Louis Segond 1910
1 Chroniques 4 (LSG) »
इंडियन रिवाइज्ड वर्जन - हिंदी
1 इतिहास 4 (HINIRV) »
ਭਾਰਤੀ ਸੋਧਿਆ ਹੋਇਆ ਸੰਸਕਰਣ - ਪੰਜਾਬੀ
1 ਇਤਿਹਾਸ 4 (PANIRV) »
ভারতীয় সংশোধিত সংস্করণ - বাংলা
1 বংশাৱলি 4 (BENIRV) »
இந்தியன் ரீவைஸ்டு வேர்ஷன் - தமிழ்
1 நாளாகமம் 4 (TAMIRV) »
इंडियन रिवाइज्ड वर्जन - मराठी
1 इतिहास 4 (MARIRV) »
ఇండియన్ రేవిజ్డ్ వెర్షన్ - తెలుగు
1 దినవృత్తాంతాలు 4 (TELIRV) »
ઇન્ડિયન રિવાયઝ્ડ વર્ઝન - ગુજરાતી
1 કાળવૃતાંત 4 (GUJIRV) »
ಭಾರತೀಯ ಪರಿಷ್ಕೃತ ಆವೃತ್ತಿ - ಕನ್ನಡ
1 ಪೂರ್ವಕಾಲವೃತ್ತಾಂತ 4 (KANIRV) »
الكتاب المقدس باللغة العربية، فان دايك
١ أخبار 4 (AVD) »
תנ ך עברי מודרני
דברי הימים א 4 (HEB) »
Bíblia Sagrada Português
1 Crônicas 4 (BSL) »
Kinh Thánh: Tiếng Việt
1 Sử Ký 4 (VIE) »
Reina Valera Antigua
1 Crónicas 4 (RVA) »
La Sacra Bibbia
1 Cronache 4 (RIV) »
圣 经 简体中文和合本
历 代 志 上 4 (CUVS) »
聖 經 繁體中文和合本
歷 代 志 上 4 (CUVT) »
Bibla e Shenjtë
1 Kronikave 4 (ALB) »
Библия на русском
1 Паралипоменон 4 (RUSV) »
Українська Біблія
1 хроніки 4 (UKR) »
Szent Biblia - Magyar
1 Krónika 4 (KAR) »
Българска Библия
1 Летописи 4 (BULG) »
聖書 日本語
歴代志上 4 (JPN) »
De Heilige Schrift
1 Kronieken 4 (NLD) »

Taariikhdii Kowaad (SOM) Chapter Selection

SOM Book Selection List

View full list of SOM Bible Books and Chapters