Maahmaahyadii Chapter 16 SOM Bible Verse Images

Maahmaahyadii 16 Bible Verse Pictures. Choose from a large collection of inspirational, motivational and encouraging Bible verses with pictures of nature. Download and share Maahmaahyadii 16 inspirational Bible verse images. Bible verse pictures were created based on verses from the Somali Bible (SOM). The Holy Bible in the Somali language of Somalia, Adan Jim'ale Version.

Copyright © 1979, 2008 Society for International Ministries -- Kenya
Language: Somali
Translation by: SIM International

Somali, Kitaablka Quduuska Ah - This translation, published by the SIM, was published in 2008. If you are interested in obtaining a printed copy, please contact the SIM at PO Box 72983, Nairobi, Kenya. This translation text is made available to you under the terms of the Creative Commons License: Attribution-Noncommercial-No Derivative Works. (http://creativecommons.org/licenses/by-nc-nd/3.0/) In addition, you have permission to port the text to different file formats, as long as you do not change any of the text or punctuation of the Bible.

You may share, copy, distribute, transmit, and extract portions or quotations from this work, provided that you include the above copyright information:

  • You must give Attribution to the work.
  • You do not sell this work for a profit.
  • You do not make any derivative works that change any of the actual words or punctuation of the Scriptures.

Permissions beyond the scope of this license may be available if you contact SIM International with your request.

This translation is made available to you under the terms of the Creative Commons Attribution-Noncommercial-No Derivatives license 4.0. You may share and redistribute this Bible translation or extracts from it in any format, provided that:

  • You include the above copyright and source information.
  • You do not sell this work for a profit.
  • You do not change any of the words or punctuation of the Scriptures

Credits: In addition, we would like to give very special thanks to eBible.org for making Holy Bible in the Somali language available in MySQL format.


Maahmaahyadii 16:1 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Qalbiga qasdiyadiisa dadkaa leh, Laakiinse carrabka jawaabtiisu xagga Rabbigay ka timaadaa.

Maahmaahyadii 16:2 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Nin jidadkiisa oo dhammu waa la nadiifsan yihiin isaga, Laakiinse Rabbigu ruuxyaduu miisaamaa.

Maahmaahyadii 16:3 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Shuqulladaada Rabbiga ku aamin, Oo fikirradaaduna way taagnaan doonaan.

Maahmaahyadii 16:4 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Rabbigu wax kastuu isu abuuray, Haah, oo xataa ka sharka leh wuxuu u abuuray maalinta sharkaa.

Maahmaahyadii 16:5 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Ku alla kii qalbiga ka kibirsanu Rabbiga waa u karaahiyo, Waxaan aad idiin ku xaqiijinayaa inaan isagu taqsiir la'aan doonayn.

Maahmaahyadii 16:6 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Waxaa dembiga lagu kafaaraggudaa naxariis iyo run, Oo dadkuna waxay sharka kaga fogaadaan Rabbiga ka cabsashadiisa.

Maahmaahyadii 16:7 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Markii Rabbigu ku farxo nin jidadkiis, Wuxuu nabad dhex dhigaa isaga iyo xataa cadaawayaashiisa.

Maahmaahyadii 16:8 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Wax yar oo xaqnimo la jirto Ayaa ka wanaagsan wax badan oo kordha oo xaqdarro la jirto.

Maahmaahyadii 16:9 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Nin walba qalbigiisaa jidkiisa u fiirsada, Laakiinse Rabbigaa tallaabooyinkiisa toosiya.

Maahmaahyadii 16:10 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Xukunka Rabbigu wuxuu ku jiraa bushimaha boqorka, Afkiisuna kuma xadgudbo garsooridda.

Maahmaahyadii 16:11 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Miisaankii iyo kafadihii xaq ah Rabbigaa leh, Dhagaxyada miisaanka oo kiishka ku jira oo dhammuna waa shuqulkiisa.

Maahmaahyadii 16:12 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Waa u karaahiyo boqorrada inay xumaan falaan. Waayo, carshigu xaqnimuu ku dhismaa.

Maahmaahyadii 16:13 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Boqorradu bushimaha xaqa ah way ku farxaan, Oo kii si qumman u hadlana way jecel yihiin.

Maahmaahyadii 16:14 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Boqor cadhadiisu waa sida warqaadayaal geeriyeed, Laakiinse nin caqli leh ayaa qaboojin doona.

Maahmaahyadii 16:15 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Nuurka wejiga boqorka nolol baa ku jirta, Oo raallinimadiisuna waa sida daruurta roobka dambe.

Maahmaahyadii 16:16 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
In xigmad la helaa intee bay ka sii wanaagsan tahay in dahab la helo! In waxgarasho la helaana waa laga doortaa in lacag la helo.

Maahmaahyadii 16:17 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Kuwa qumman jidkoodu waa inay sharka ka leexdaan, Kii jidkiisa dhawraa naftiisuu ilaaliyaa.

Maahmaahyadii 16:18 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Kibirku wuxuu hor socdaa baabba', Oo madaxweynaanuna waxay hor socotaa dhicid.

Maahmaahyadii 16:19 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
In kuwa kibirsan booli lala qaybsado Waxaa ka sii wanaagsan in kuwa hooseeya laysla sii hoosaysiiyo.

Maahmaahyadii 16:20 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Kii hadalka dhegaystaa wax wanaagsan buu heli doonaa, Oo ku alla kii Rabbiga aaminaana waa barakaysan yahay.

Maahmaahyadii 16:21 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Kii qalbigiisu caqli leeyahay waxaa loogu yeedhi doonaa mid miyir leh, Oo bushimaha macaankooduna waxbarashuu kordhiyaa.

Maahmaahyadii 16:22 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Waxgarashadu waa u il nololeed kii haysta, Laakiinse edbinta nacasyadu waa nacasnimo.

Maahmaahyadii 16:23 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Kii caqli leh qalbigiisu afkiisuu wax baraa, Oo waxbarashuu bushimihiisa u kordhiyaa.

Maahmaahyadii 16:24 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Hadalkii wacanu waa sida awlallo shinniyeed oo kale, Nafta wuu u macaan yahay, oo lafahana waa u caafimaad.

Maahmaahyadii 16:25 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Waxaa jirta waddo dadka la qumman, Laakiinse dhammaadkeedu waa jidadkii dhimashada.

Maahmaahyadii 16:26 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Kii hawshooda gaajadiisuu u hawshoodaa, Waayo, afkiisaa qasba isaga.

Maahmaahyadii 16:27 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Ninkii waxmatare ahu xumaan buu qodqodaa, Oo bushimihiisana waxaa ku jira dab wax gubaya.

Maahmaahyadii 16:28 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Ninkii qalloocanu muran buu beeraa, Oo kii xan badanuna wuxuu kala kaxeeyaa saaxiibbo.

Maahmaahyadii 16:29 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Ninka wax dulmaa deriskiisuu sasabtaa, Oo wuxuu u kaxeeyaa jid aan wanaagsanayn.

Maahmaahyadii 16:30 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Kii indhaha isugu qabta inuu wax qalloocan hindiso, Oo bushimihiisa qaniinaa, shar buu soo wadaa.

Maahmaahyadii 16:31 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Madaxa cirro lahu waa taaj sharfeed Haddii laga helo jidka xaqnimada.

Maahmaahyadii 16:32 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Kii cadhada u gaabiyaa waa ka wanaagsan yahay kii xoog badan, Oo kii ruuxiisa xukumaana waa ka wanaagsan yahay kii magaalo qabsada.

Maahmaahyadii 16:33 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Saamiga waxaa lagu tuuraa dhabta, Laakiinse go'aankiisa oo dhan Rabbigaa leh.

Available Bible Translations

American Standard Version
Proverbs 16 (ASV) »
King James Version
Proverbs 16 (KJV) »
GOD’S WORD® (GW)
Proverbs 16 (GW) »
World English Bible
Proverbs 16 (WEB) »
Louis Segond 1910
Proverbes 16 (LSG) »
इंडियन रिवाइज्ड वर्जन - हिंदी
नीतिवचन 16 (HINIRV) »
ਭਾਰਤੀ ਸੋਧਿਆ ਹੋਇਆ ਸੰਸਕਰਣ - ਪੰਜਾਬੀ
ਕਹਾਉਤਾਂ 16 (PANIRV) »
ভারতীয় সংশোধিত সংস্করণ - বাংলা
হিতোপদেশ 16 (BENIRV) »
இந்தியன் ரீவைஸ்டு வேர்ஷன் - தமிழ்
நீதிமொழிகள் 16 (TAMIRV) »
इंडियन रिवाइज्ड वर्जन - मराठी
नीतिसूत्रे 16 (MARIRV) »
ఇండియన్ రేవిజ్డ్ వెర్షన్ - తెలుగు
సామెత 16 (TELIRV) »
ઇન્ડિયન રિવાયઝ્ડ વર્ઝન - ગુજરાતી
નીતિવચનો 16 (GUJIRV) »
ಭಾರತೀಯ ಪರಿಷ್ಕೃತ ಆವೃತ್ತಿ - ಕನ್ನಡ
ಜ್ಞಾನೋಕ್ತಿಗಳು 16 (KANIRV) »
الكتاب المقدس باللغة العربية، فان دايك
أَمْثَالٌ 16 (AVD) »
תנ ך עברי מודרני
משלי 16 (HEB) »
Bíblia Sagrada Português
Provérbios 16 (BSL) »
Kinh Thánh: Tiếng Việt
Châm Ngôn 16 (VIE) »
Reina Valera Antigua
Proverbios 16 (RVA) »
La Sacra Bibbia
Proverbi 16 (RIV) »
圣 经 简体中文和合本
箴 言 16 (CUVS) »
聖 經 繁體中文和合本
箴 言 16 (CUVT) »
Библия на русском
Притчи 16 (RUSV) »
Українська Біблія
Екклезіяст 16 (UKR) »
Szent Biblia - Magyar
Példabeszédek 16 (KAR) »
Българска Библия
Притчи 16 (BULG) »
聖書 日本語
箴言 16 (JPN) »
De Heilige Schrift
Spreuken 16 (NLD) »

Maahmaahyadii (SOM) Chapter Selection

SOM Book Selection List

View full list of SOM Bible Books and Chapters