Maahmaahyadii Chapter 29 SOM Bible Verse Images

Maahmaahyadii 29 Bible Verse Pictures. Choose from a large collection of inspirational, motivational and encouraging Bible verses with pictures of nature. Download and share Maahmaahyadii 29 inspirational Bible verse images. Bible verse pictures were created based on verses from the Somali Bible (SOM). The Holy Bible in the Somali language of Somalia, Adan Jim'ale Version.

Copyright © 1979, 2008 Society for International Ministries -- Kenya
Language: Somali
Translation by: SIM International

Somali, Kitaablka Quduuska Ah - This translation, published by the SIM, was published in 2008. If you are interested in obtaining a printed copy, please contact the SIM at PO Box 72983, Nairobi, Kenya. This translation text is made available to you under the terms of the Creative Commons License: Attribution-Noncommercial-No Derivative Works. (http://creativecommons.org/licenses/by-nc-nd/3.0/) In addition, you have permission to port the text to different file formats, as long as you do not change any of the text or punctuation of the Bible.

You may share, copy, distribute, transmit, and extract portions or quotations from this work, provided that you include the above copyright information:

  • You must give Attribution to the work.
  • You do not sell this work for a profit.
  • You do not make any derivative works that change any of the actual words or punctuation of the Scriptures.

Permissions beyond the scope of this license may be available if you contact SIM International with your request.

This translation is made available to you under the terms of the Creative Commons Attribution-Noncommercial-No Derivatives license 4.0. You may share and redistribute this Bible translation or extracts from it in any format, provided that:

  • You include the above copyright and source information.
  • You do not sell this work for a profit.
  • You do not change any of the words or punctuation of the Scriptures

Credits: In addition, we would like to give very special thanks to eBible.org for making Holy Bible in the Somali language available in MySQL format.


Maahmaahyadii 29:1 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Kii inta wax badan la canaanto ka madax adkaadaa, Dhaqso buu u jabi doonaa, dawona ma leh.

Maahmaahyadii 29:2 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Markii kuwa xaqa ahu amarka haystaan, dadku wuu reyreeyaa, Laakiinse markii kuwa sharka lahu xukunka wataan, dadku wuu taahaa.

Maahmaahyadii 29:3 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Kii xigmad jecelu aabbihiisuu ka farxiyaa, Laakiinse kii dhillooyin raacaa maalkiisuu khasaariyaa.

Maahmaahyadii 29:4 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Boqorku gar buu dalka ku dhisaa, Laakiinse kii laaluush jecelu wuu dumiyaa.

Maahmaahyadii 29:5 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Ninkii deriskiisa faaniyaa Shabag dabin ah ayuu cagihiisa hor dhigaa.

Maahmaahyadii 29:6 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Ninkii shar ah xadgudubkiisa waxaa ku jira dabin, Laakiinse kii xaq ahu waa iska heesaa oo reyreeyaa.

Maahmaahyadii 29:7 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Kii xaq ahu wuxuu ka war hayaa dacwadda masaakiinta, Laakiinse kii shar ahu ma yaqaan aqoontaas.

Maahmaahyadii 29:8 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Kuwa wax quudhsadaa magaalay dab qabadsiiyaan, Laakiinse kuwa caqliga lahu cadhay qabowjiyaan.

Maahmaahyadii 29:9 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Haddii nin caqli leh nin nacas ah la doodo, Nasasho ma jirto hadduu cadhoodo iyo hadduu qosloba.

Maahmaahyadii 29:10 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Dhiigyocabyadu kii kaamil ah way neceb yihiin, Laakiinse kuwa qumman waxay doondoonaan inay naftiisa badbaadshaan.

Maahmaahyadii 29:11 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Nacasku cadhadiisa oo dhan buu soo saaraa, Laakiinse kii caqli lahu dib buu u ceshadaa, wuuna aamusnaadaa.

Maahmaahyadii 29:12 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Haddii taliye been dhegaysto, Midiidinyadiisa oo dhammu waa wada shar miidhan.

Maahmaahyadii 29:13 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Miskiinka iyo khaayinku way wada kulmaan, Oo labadoodaba Rabbigu indhahooduu iftiimiyaa.

Maahmaahyadii 29:14 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Boqorkii daacadnimo masaakiinta ugu xukuma, Carshigiisu wuu dhisnaan doonaa weligiisba.

Maahmaahyadii 29:15 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Usha iyo canaantu caqli bay keenaan, Laakiinse ilmihii layska daayaa ceeb buu hooyadiis u soo jiidaa.

Maahmaahyadii 29:16 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Markii kuwa sharka lahu bataan, xadgudub baa sii kordha, Laakiinse kuwa xaqa ah ayaa dhiciddooda arki doona.

Maahmaahyadii 29:17 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Wiilkaaga edbi, oo isna wuu ku nasin doonaa, Haah, naftaada wuu ka farxin doonaa.

Maahmaahyadii 29:18 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Markii aan muujinu jirin dadku waa halligmaa, Laakiinse kii sharciga dhawraa waa barakaysan yahay.

Maahmaahyadii 29:19 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Addoon hadal kuma edeb yeesho, Waayo, in kastoo uu garanayo ka jawaabi maayo.

Maahmaahyadii 29:20 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Ma aragtay nin hadalkiisa ku degdega? Kaas waxaa ka rajo roon nacas.

Maahmaahyadii 29:21 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Kii addoonkiisa si wanaagsan u soo koriya tan iyo yaraantiisa, Ugu dambaysta wiil buu u noqon doonaa.

Maahmaahyadii 29:22 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Ninkii xanaaq badanu muran buu kiciyaa. Ninkii cadho kululuna xadgudub buu badsadaa.

Maahmaahyadii 29:23 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Nin kibirkiisu hoos buu u dejin doonaa, Laakiinse kii is-hoosaysiiyaa sharaf buu heli doonaa.

Maahmaahyadii 29:24 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Ku alla kii tuug la shirkoobaa naftiisuu nacaa, Habaarkuu maqlaa, laakiinse waxba kama sheego.

Maahmaahyadii 29:25 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Dadka ka cabsashadiisu wax bay dabtaa, Laakiinse kii Rabbiga isku halleeyaa wuu nabad geli doonaa.

Maahmaahyadii 29:26 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Kuwo badan baa taliyaha raallinimo ka doona, Laakiinse dadka garsooriddiisu waxay ka timaadaa xagga Rabbiga.

Maahmaahyadii 29:27 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Ninkii xaqdaranu waa u karaahiyo kuwa xaqa ah, Oo kii jidka ku qummanuna waa u karaahiyo kii shar ah.

Available Bible Translations

American Standard Version
Proverbs 29 (ASV) »
King James Version
Proverbs 29 (KJV) »
GOD’S WORD® (GW)
Proverbs 29 (GW) »
World English Bible
Proverbs 29 (WEB) »
Louis Segond 1910
Proverbes 29 (LSG) »
इंडियन रिवाइज्ड वर्जन - हिंदी
नीतिवचन 29 (HINIRV) »
ਭਾਰਤੀ ਸੋਧਿਆ ਹੋਇਆ ਸੰਸਕਰਣ - ਪੰਜਾਬੀ
ਕਹਾਉਤਾਂ 29 (PANIRV) »
ভারতীয় সংশোধিত সংস্করণ - বাংলা
হিতোপদেশ 29 (BENIRV) »
இந்தியன் ரீவைஸ்டு வேர்ஷன் - தமிழ்
நீதிமொழிகள் 29 (TAMIRV) »
इंडियन रिवाइज्ड वर्जन - मराठी
नीतिसूत्रे 29 (MARIRV) »
ఇండియన్ రేవిజ్డ్ వెర్షన్ - తెలుగు
సామెత 29 (TELIRV) »
ઇન્ડિયન રિવાયઝ્ડ વર્ઝન - ગુજરાતી
નીતિવચનો 29 (GUJIRV) »
ಭಾರತೀಯ ಪರಿಷ್ಕೃತ ಆವೃತ್ತಿ - ಕನ್ನಡ
ಜ್ಞಾನೋಕ್ತಿಗಳು 29 (KANIRV) »
الكتاب المقدس باللغة العربية، فان دايك
أَمْثَالٌ 29 (AVD) »
תנ ך עברי מודרני
משלי 29 (HEB) »
Bíblia Sagrada Português
Provérbios 29 (BSL) »
Kinh Thánh: Tiếng Việt
Châm Ngôn 29 (VIE) »
Reina Valera Antigua
Proverbios 29 (RVA) »
La Sacra Bibbia
Proverbi 29 (RIV) »
圣 经 简体中文和合本
箴 言 29 (CUVS) »
聖 經 繁體中文和合本
箴 言 29 (CUVT) »
Библия на русском
Притчи 29 (RUSV) »
Українська Біблія
Екклезіяст 29 (UKR) »
Szent Biblia - Magyar
Példabeszédek 29 (KAR) »
Българска Библия
Притчи 29 (BULG) »
聖書 日本語
箴言 29 (JPN) »
De Heilige Schrift
Spreuken 29 (NLD) »

Maahmaahyadii (SOM) Chapter Selection

SOM Book Selection List

View full list of SOM Bible Books and Chapters